Cambuulo iyo bun

Nomads
  • Content Count

    2,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cambuulo iyo bun

  1. 500 yrs ago helped by portugues, 34 years ago helped by sovjet/Cuba and now being helped by USA and the rest of the west,, anagana waa isku maqanahi ayaan daro badanaa
  2. seriously Xaaji xeyraan get a life 10 sano so socota xitaa pl ma gaari doontiin
  3. Maadeey widaaaaay cambuulada waa iska cunaaya laakin meeshaneti umadii commentgareeye adlee shabaab taageersan ama TFG ha raaco ama yuusan raacin dadkeeni meeshaan mowqif mideysan ay qabaan xataa saqiirka og shabaab waxee yihiin. ps.. Dhacdo.com aa qori wararka, waana dhexdhexaad runtey ka hadlaan
  4. Maadeey waakaas hee shabaab 24 saacadood kama so wareegin marka dhaheyse meesha shabaab joogan amni ee leedahey nabad waaye qafaal iyo dil aa dhacay aa la sheegi kawaran kuwii la ogeenin? Ninyaho waa fashilintay
  5. arakada Al Shabaab ayaa waxay weeraro dhuumaaleysi leh ay ku qaadeen guryo ay deggan yihiin dad rayid ah, iyadoo aanu waxba laga ogeyn sababta keentay in xilligaan ay Shabaabku weeraraan dad maati ah. Rag ka tirsan Xoogaga Shabaab ayaa waxay xalay u dhaceen guryo ku yaalla Degmada Ceel Dheer ee Gobolka Galgaduud, isla-markaana waxay kala soo baxeyn dad shacab ah, oo isugu jira odayaal iyo dhalinyaro. Dadkaan oo si weyn looga garanaayo Degmada Ceel Dheer, ahna Dadka Deegaanka ayaa waxay Xoogaga Shabaab dhigeen xabsi ku yaalla Degmada Ceel Dheer, oo ay iyagu maamulaan. Waxaa aad u adag in faah faahin balaaran laga hello baahida keentay in Xarakada Al Shabaab ay weeraro ku qaado raggaan, deetana ay afka u darto xabsi, laakiin tani ayaa waxay walaac ku beertay dadka ku dhaqan Degmada Ceel Dheer ee Gobolka Galgaduud. Qaar ka tirsan Dadka Deegaanka oo goor dhaw warbaahinta Magaaladda Muqdisho u waramay, iyagoo ka gaabsanaaya magacyadooda, ayaa waxay sheegeen in Shabaabku ay xireyn odayaal iyo dhalinyaro laga garanaayo Degmada Ceel Dheer. Odayaasha la-xiray ayaa waxaa ka mid ah Maxamed Cumar, oo ka mid ah odayaasha sida weyn leh looga garanaayo Degmada Ceel Dheere, lamana garanaayo ujeedada dhabta ah ee ka dambeysay xarigiisa. Si kastaba ha-ahaatee tani ayaa waxay qeyb ka tahay caburinta ay Shabaabku ku hayaan bulshada Somaliyeed, mana jirto cid si gaar ah ugala hadasha Xoogaga Shabaab dhibaatada ay ku hayaan bulshada.
  6. watch godane at 09.51 " frameborder="0" allowfullscreen>
  7. Xarakada Al Shabaab oo qorshayaal kala duwan u adeegsatay dilalka ay u geysaneyso bulshada Somaliyeed, ayaa waxay xalay Magaaladda Jowhar ay ku dishay wiil dhalinyaro ah. Xaruunta Unicef ee Magaaladda Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa waxay Xarakada Al Shabaab ay ku dishay ruux rayid ah, iyadoo aanu si sax ah loo-ogeyn ujeedadii ka dambeysay dilka ninkaasi. Meydka wiilkani dhalinyaro ah ayaa waxaa saakaydii hore la-soo dhigay meel aanu sidaasi uga durugsaneyn Cisbitaalka Gobolka, oo kaabiga ku haaya Xaruunta Unicef ee Magaaladda Jowhar. Goobta meydka la-soo dhigay ayaa waxaa isugu soo baxay dadweyne aad u fara-badan, iyadoo meydku uu weli dhex yaallo goobtii la-soo dhigay, isla-markaana majirto wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Shabaab. Dilka wiilkani oo loo-adeegsay rasaasta hubka fud fudud, ayaa waxaa muuqaneysa in rasaasta lagala dhacay dhinaca Killida midigta, isla-markaana dilkiisa ayaa waxaa siyaabooyin kala duwan u hadal-haaya dadka deegaanka. Ruuxaan ayay dadka reer Jowhar aqoonsan kari waayeen muuqaalkaasi, inkastoo aysan wax nabaro ah uga oolin dhinaca wejiga, waxaynu dadka isla dhex marayaan in uu ka yimid amaba laga keenay goobo ka baxsan Magaaladda Jowhar. Dilkaan inay ka dambeysay Xarakada Al Shabaab ayaa waxaa loo-aaneynayaa laba arrimood, iyadoo marka ugu horeyso ay Shabaabku ka taliyaan Magaaladda Jowhar iyo iyagoo aanu weli ka hadal dilka ruuxaani.
  8. ^^ TFG aniga ma taageersani kow dheh mana dhihin qalad ma sameeyaan, laakin adi maxkamad ee shabaab sameeyan aa tiri maahino aniya sawiro badan aa haaya oo muujinayo dad lagu gowracay goobihi shabaab ka talinayeen oo maxkamad so marin marka igaartaas qiil ha uu raadin
  9. Miskiinka looma ooyaanka xaqdarada loogu dilay ceelasha
  10. ^^ Maadeey abow nabadda aa sheegeysi saan miyaa neh??
  11. maadeey waa lagu sugooya adaa mug kasto yiraahda xaq ii baadil aa lisku haaysta, marka su'aalahaasi kor lagu qori inaa ka jawaabti aa laga sugooya, ka jawaabid lee maahine sii sax inaa igu jawaabtid waaye
  12. Somalina dhismahaas neh xafadee ku taal? jaalana maxee uu tahi dambi waaye beh inee caadaan ahaatee eheed meesha xamar cadey bilaash looma bixinee
  13. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;767414 wrote: See, Cambuulo, waligaa 'nice' ha noqon haddii kale saan kugu dhaceyso. Tii ganfuurka kuu taagto laba ganfuur u taag. Tii kuu dhoolacaddeyso, jees jees u fiiri. hahaha waa laga firiihihaa hada kedib
  14. ^^ we will see ciyaari waa gelin danbe, konfurian ku dil Soomaali baan ahay
  15. ^^ so what happens if they dont want to be a part of the so called somaliland, the land belongs to them too as u said
  16. lets ask liibaan,aaliyyah, a_khadar if they agree with u
  17. Saalax walahi i dont care about the so called somaliland as long as you leave the people from awdal and SSC alone,, goosta ee cirka ka dhaca baan idin iri!!
  18. Saalax;767387 wrote: Somaliland has made peace for the good of it longtime ago and they know what is best for them. Why hasn't your uncles made peace for over 20 years? slaughtering each other in Mogadishu, Galgadud, Mudug etc inviting Ethiopian tanks to kill tens of thousands and cleanse one another? shameless lot. First im not H-block, second meeshiina oo kali ku tihiin saa isu xasuuqdeen waala ogaay maxaas ka filee south oo soomali oo dhan degan tahi??
  19. Saalax;767379 wrote: Somaliland is not like the brainless visionless warlords from south Somalia. Why would they destroy something they worked for and built with their own hands. brainlesska warlordska from south waa ka daran tahiin beeen ma lisku sheega lool u remember dagaalkii habraha saa isu layseen cidii isuma layn marka bilaash baad wax isu mooda abaa