Cambuulo iyo bun

Nomads
  • Content Count

    2,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cambuulo iyo bun

  1. adigana dhowr bilood ee nacnac aa wadaa sxb
  2. âbwaan widaay ka faa'ideyso intaa ka faa'ideysan karto waaye sheekadaneeti u never know with somalia mar xooga xasil ee tahay markoo kalenaa qaxar ii dagaal waa marka ninyahow so caro gediso aan ku dhihi lahaay waa inoo degmada hodan summer 2012
  3. is it the first time since u left the country?
  4. This week the first suicide bomb attack in the history occured in Galkacyo, baraxleey, alhamdulilah the attack failed but 2 people got killed AUN.
  5. galmudug iyo puntland khilaafkooda iney dhameeyaan muhiim waxey uu tahay amniga gaalkacyo they should unite and defend their people being killed by the terrorists
  6. u can find the complete list here http://www.duhur.com/mexeey-tahay-gundhiga-dilalka-shabaabku-ku-hayaan-dadka-wax-galka-u-ah-bulshada-soomaaliyeed-imiseyna-dileen-magacyadooda-akhriso/
  7. Peace worker ( nabad doon &sama fale) 1)Aabihii nabadda Maxamuud Cali Axmed (Elman), Magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, March 9, 1996. 4) Project Manager GTZ’s; Florence Cheriuyot, April 19, 2004. 5) Cabdulqaadir Yahye Ali Cibaar, Ololeeye nabada madaxna ka ahaa ururka Center for Research and Dialoge CRD, Gurigiisa oo ku yaala X/ Bula Hubey, Magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, July 11, 2005 . 6) U.N Worker; Mohamed Musse Guraage Kismayo, Gobalka Jubada Hoose, October 05, 2005. 7) High assistance kalkaaliye sare Cabdi Kheyr kismayo, Gobalka Jubadda Hoose novermber 05, 2005. 8) C/qaadir Ciise Farayare, Deegaanka Lugoshow, Degmada Jilib ee Gobolka J/dhexe April 11, 2006. 9) Madaxa hay’adda horumarinta iyo nabada ee Kasimayo Ciise Cabdi Ciise Muqdisho, Gobalka Banaadir, March 14, 2007. 11) Eng. Max’ed Xasan Kulmiye: Kulmiye oo ahaa madaxa ururka CRD waxa lagu diley Magaalada Beledweyne, Gobalka Hiiraan, June 22, 2008. 12) Madaxa UNDP ee Somalia, head of the Unite Nation Development Programme in Somalia, Osman Ali Ahmed, Salaada Cisho ka dib, X/ Buula Xuubey, Muqdisho, Gobalka Banaadir, July 10, 2008. 13) Madaxii tababarada ee hay’adda CARE International, Cumar Shariif degmada Marko ee xarunta Sh/Hoose, April 19, 2009. 14) Maxamed Maxamuud Qeyre Gudoomiye ku Xigeenkii hay’ada Daryeel Bulshada Guud (DBG), Muqdisho, Gobalka Banaadir, July 13, 2008. 15) Maxamed Mayow Maxamed, Maamulaha Ganacsiga, (Trade Manager) of HIJRA Somalia, Afgoye, Sh/Hoose, April 28, 2010.
  8. (culumaa’udiin) 1) Sheekh Axmed Muumin Haaruun khadiibkii Masjika abuu Hureyra, Muqdisho, Gobalka Banaadir, July 29, 2005. 2) Shiikh cali mu’adinkii masjidka xareed, March 05, 2007. 3) Sheekh Maxamed Sheekh Axmed oo la yaqaan “Kashka” deegaanka Buulo-xuubeey ee Degmada Wadajir,Talaado, March 11, 2008. 4) Macalin Dugsi Qur’aan Macalin Yusuf , Garoowe, Gobalka Nugaal January 5, 2010 5) DR Axmed Xaaji C/raxmaan ayaa kooxo hubeysani waxaa ay ku dileen masjid ku yaala magaalada boosaaso xili uu ka soo baxayay Saladii Subax 5-tii bishan 12 ee 2011 oo ah Wadaadkii ugu danbeeyay ee ay dilaan kooxadani isla markaana u muuqada in uu biloow u yahay dilalka Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee sida cad u radiyay ama uga hor yimid fikirka Qaladan ee diinta islaamka looga Been sheegayo.
  9. Dhaqaatiir Caafimaad (Medical Doctors) 1) Dr Maxammed Warsame Cali cudurada haweenka (gynecology) laga af-duubtey cisbitaalka hooyada iyo dhalaanka SOS ka dib meydkiisa la heley November 11, 1992. 2) Dr Mohammed Musa Sugule MSF Doctor, Kismaayo, Jubadda Hose, December 8, 1992,. 3) Valerie Place Nurse, kalkaaliso 23 jir ah inta u dhaxeysa Afogey,Gobalka Shabeelada Hoose iyo Muqidishu Gobalka Banaadir, February 20, 1993. 4) Graziella Fumagalli madax ka ah cisbitaal lagu daweeyo cudurka TB ee Marka, Shabelada Hoose,October 22, 1995. 5) Dr Ricardo Marques MSF- Portugal, Magaalada Beydhaba, Bay June 20, 1997. 6 )Dr Ayuub Sheekh Yarow caruurta (pediatrician doctor) degmada Balcad, Shabelada Dhexe, Septmebar 15, 1999. 7) Dr Daahir Sheekh Axmed Raajooyinka (radiology) Mount Sinai, degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, April 28, 2001. 8) Dr. Xuseen Muhammad Nur Indhaha (Optical Doctor), la dhashey, MP Shaatigaduud,Iridka cisbitaalka Mount Sinai ee magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir,july 4, 2003. 9) Dr Annalena Tonelli dhaqtar cudurada Tuberculosis TB-da, magaalada Boorama, Gobalka Awdal October 7, 2003. 10) Dr Cabdi Maxamed Aadan, Magaalada Kismaayo, Gobolka Jubadda Hoose, October 23, 2005. 11) Dr Maxamed Muuse Cali, International Medical Corps IMC, Degmada Ceelberde, Goboalka Bakool, June 27, 2007. 12)Dr C/llaahi Cali Xalane (Dr Cigaal), Magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, October 11, 2007. 13) Dr Victor Okumu, Qaliinka haweenka dhalaya (Obstetrics surgeon) (Qarax Gaari shaqaale MSF-Holland), Magaalada Kismaayo, Gobalka Jubada Hoose, January 28, 2008. 14) Dr Cumar Max’ed Shiikh Abuukar Indhaha, (Optical Doctor) isgooyska Debka axad,Muqdisho, Gobalka Banaadir March 23, 2008. 15)Dr Iid Shire Samatar (Surcad), Hotel Dalmar ee magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, March 25, 2008.
  10. Puntland and galmudug must take actions immediatly,, Duke abti waakula qabaa fikraddada ah ineey shabaab yihiin, waxaan hore ay uu dhacdi al shabaab aana ka danbeeyo wax cusub mana ah Muqdisho ay ka bilaabatay ujeedadana waa in la dilo wixii waxgarad ah long term startegy waa because dadka wax fahmaayo hadii la dilo its easier for shabaab to take controll, list ayaan idin so bandhigaaya dadkii ay al shabaab ku dileen muqdisho siyaasiin ha ahaadaan,dhaqatiir,odayaal etc. 1) Colonel Abdulahi Mohamed Warsame “Nero”, Deegaanka Lafoole, Gobalka Shabeelada Hoose. April 2003.(Waxaa dilay Al-Shabaab) 3) Captain Mohamed Adan, Dagmada Xamarweyne, Gobalka Banaadir, April 2003.(Waxaa dilay Al-Shabaab) 4) Colonel Mohamed Ismail “Gure” Muqdisho 14,March 2004.(Waxaa dilay Al-Shabaab) 5) Police Colonel Ismail Haji Osman. Gurigiisa, degmada Howl-wadaag, Gobolka Banaadir, Augoust 14, 2004 (Waxaa dilay Al-Shabaab) 6) General Mohamed Abdi Mohamed, degmada Shibis Gobalka Banaadir September 11, 2004.(Waxaa dilay Al-Shabaab) 7) Colonel Ahmed Ugaas “Foodey” Gobalka Banaadir,Octebor 2004. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 8)Colonel Mohamud Abdinur Adan “Bataar”, Degmada Howl-wadaag Gobalka Banaadir, October 26, 2004. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 9) Police General Yusuf Ahmed Sarinle, degmada, Howl-wadaag Gobalka Banaadir,January 23, 2005. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 10) Colonel Hersi Mohamud Omar ”Hersi Dhoore”, degmada Yaaqshiid Gobalka Banaadir, January 31, 2005. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 11) Police Officer Abdullahi Kahiye Ali, Afisyoone,Magaalada Gobalka Banaadir, March 07, 2005. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 12) Police Colonel Mohamed Said Mohamed, degmada Yaqshiid Gobalka Banaadir, may 21, 2005. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 13) Police Colonel Mohamed Osman Coon, Three Biano Gobalka Banaadir, July 31, 2005. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 14) Gaashaanle Sare Mohamed Mohamud Raage (Raage Coon), waxaa dilkiisa gaystey laba nin oo ku hubaysnaa bastoolado kana tirsanaa AL-Shabaab ,Xaafada Tubaweyne Degmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir, October 7, 2005. 15) Colonel Mohamed Hassan Mohamud “cadaawe” BL lagala dagey Wadada Tarabuunka Gobalka Banaadir, January 21, 2006. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 16) Marine Colonel Abuukar Mohamed Hussien (Abukar Dheere) Degmada Wardhigley Gobalka Banaadir, March 16, 2006. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 17) Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Rayidka gobalka Banaadir General Ahmed Jilicow Caddow isgoyska Afarta Jardiino ee Magaalada Muqdisho, October 5, 2007. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 18) Gaashaanle Ali Aadan Diiriye, degmada Xarfo ee Gobolka Mudug June 7, 2010. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 19) Sarkaal ka tirsanaa Ciidamadii nabadsugidda qaranka Somalia Gaashaale Sare Mohamed Mohamud Sheekh, degmada Huriwaa Gobalka Banaadir, May 30, 2007. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 20) Gaashaanle Sare Farah Abdulle Siyaad (Garam-Garam), Taliyihii hogaanka tababarada ciidamada DFKMG, meel ku dhow Isgoyska Bakaaraha magaalada Muqdisho December 31, 2007. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 21) General Abdi Kahiye (Harag Shabeel), Degmadda Xamar jajab, Gobalka Banaadir, February 25, 2008. .(Waxaa dilay Al-Shabaab) 22) Aadan Calasoow (Aadan Amxaar) masjidka iimaan degmada Waabari Gobalka Banadir,October 16, 2009. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)
  11. Hadii la helay gobonimada lixaadka leh hadii la helay laydh caafimaadiyo doog Waxaa lumay oo liicay oo la waayay waa nacabkii Bisheebaan ku ladnay, bisheen liibaanay? Bishee baan libtii haleelnay? 26ka juun ku ladnay 1jda luulyo liibaanay 26ka October libtii haleelnay dalka aad arkeeysan waa lo halgamay meshii 51 sano kahor aan joognay aad rabtiin inaa no celisiin, gumeysi cusub iyo aayo cusub,, i feel sorry for those naftooda uu hibeeyay dalkan, walahi im sorryy,,,,,,
  12. Ya nabiyyallah, safiyyallah ya Muhammad Ya waliyyallah, hafiyyallah ya Muhammad Ya bashirallah, nadhirallah ya Muhammad Ya habiballah, shafi'allah ya Muhammad Ya khayra khalqillah, ya rasulallah
  13. Garnaqsi;783832 wrote: LOL! Boring! Even if you weren't Somali you would want to be Somali? What can i say my friend i love being a Somali i could not even think about being something else
  14. Showqi saaxiib waa saa sheegtee ee see looga gudbaa waaye su'aasha
  15. That women lost 3 children kawarama subxanallah ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo dhibanaha,, anagana yurub aa joognaa caloosha buuxsaheena siyaasad iyo heer hebel aan ka hadlooyna inalilahi
  16. cajiib dhalinyarada saan hadee yihiin maxaa odayasha laga filahaaya
  17. i wonder why the people of SOL is ignoring this while fightin eachother about politices war dadkaan uu naxa
  18. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=UYDWAqOqVxg#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  19. shimee aan xamar booqahaaya oo aa xeebtii liido kuso dabaalahaaya kedib neh baar Fiat Qaxwo ku cabaayaa kedib neh uu sii gudbaaya beeraha afgooye ar yaa iga jawaawi karo!! ax ya allah maxaan uu xiise minikeega
  20. What a lovely singer eebe haku raxmado faynuusti fanka!