Cambuulo iyo bun

Nomads
  • Content Count

    2,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cambuulo iyo bun

  1. Maaddeey;766391 wrote: Carafaat, almost every night dagaal ayaa Xamar ka dhaca, qaraxyadana waa joogto, ku dar dhibaatada ay mar walba ciidamada TFG shacabka 'qaxootiga' u geystaan ee dilka & dhacu ka mid yahay. Cawaantan wax lagu amaano lama imane yeysan ku dambaajin!. lol abu mansuur aa meeshaaneti ka hadlooya mujaahidiinta aa la taageera maahino?
  2. the whole thread is malayacni because we dont know anything about the relationship between mahiga and the somali woman and its not good to politicize everything,
  3. malaaaaayacni aa isku haaysataan allaha idin caafiyo dhamaantiini
  4. Shaqaalaha xafiiska oo gaarayay 8 xubnood ayaa loo soo gudbiyay farriimo hanjabaad ah, kuwaasoo qaarkood loogu hanjabay in la gawraci doono hadii ay kasii shaqeeyaan Garoowe. Waxaana farriimahan oo xambaarsanaa erayo nacayb ku dheehanyahay lagu eedaynayay Keydmedia inay soo bandhigto waxyaabo ka dhan ah Maamulka Faroole iyo Sharif Sheikh Xassan. Keydmedia waxay markaas kadib go'aansatay in iyadoo fiirinaysa nabad galyada shaqaalaheeda ay xafiiskaas xirto, una soo wareejiso shaqaalihii halkaas ku sugnaa magaalada Gaalkacyo. Keydmedia.net waxaay u dooddaa bulshada dulman, haddana la aamusan dhibka siyaasigu u geysto. Siyaasiga Soomaaliyeed wuxuu rabaa in la oggolaado hab-dhaqanka uu ku adeegto oo salka ku haya burbur bulsho, gacansaar shisheeye iyo danaysi shakhsi. Siyaasi isk-sheegga Soomaaliyeed wuxuu ku doodada waxaan rabno aan bi’inno saxaafadduna yayna wax iga sheegin. Wuxun rabaa in uu xado magaca ummadda iyo hantida qaranka, haddana aan farta lagu fiiqin. Wuxuu rabaa inuu shirqool kasta oo dani ugu jirto uu maleego, saxaafadduna dhinaca kale ha u jeesato. Siyaasi kasta wuxuu jecel yahay in dantiisa mooyee uusan qaban danta bulshada, haddana u guuxo in la ammaano oo caleemo qoyan loo ruxo. Keydmedia cidna ma dhigaalsato, cidna shiishka ma saarto ee sida dhabta ah oo wax u jiraan bay tilmaantaa. Run-sheegiddu ceeb ma aha ee waxaa ceeb ah been-sheegid aan sal iyo raad toona lahayn. Waxaa nasiibdarro Ummadda Soomaaliyeed u ah in siyaasigoodu ku caanbaxo: Maleegid khiyaamo qaran, xatooyo magaca iyo hantida qaranka, been abuurid iyo asaraar cidlo ah. Dil, rac iyo marin-habaabin lagu danaysto, colaad taagan iyo nabad la’aan, iwm. Aragtida siyaasiga Soomaaliyeed waxay ku salaysan tahay 100-kiiba 98, “haddi taydu meel mariweydo cidba yay iga dambayn”. Wuxuu ku andacoodaa in saxaafaddu Qabiil riman tahay. Wuxuu ku dadaalaa in laga rumaysto in been laga sheegay. Wuxuu isu muujiyaa inuu ka fiyow yahay siyaasad kasta oo burbur bulsho iyo qarandumin la timid ama la timaadda. Wuxuu soo huwadaa shaal xariir ah isagoo weliba hoosta ku sita middiyo dhaadheer oo uu bulshada ku wiiqo…! Keydmedia waxay iska fogaynaysaa eedaymaha ay u soo jeediyaan kuwa xaqiiqada neceb ee doonaya inaan shacabku ogaan waxyaabaha lagu hagardaamaynayo, laguna duudsiinayo xaqiisa. Waxayna Keydmedia u taagantahay soo bandhigida runta, gaar ahaana waxyaabaha khatarta ku ah shacabka Soomaaliyeed qaranimadiisa, khayraadkiisa iyo xorriyadiisa. Waxayna handadaada loo gaystay Keydmedia qayb ka tahay tacadiyada uu maamulka Faroole ku hayo saxaafada Soomaalida ee ka hawlgasha deegaanada Puntland. Beensheeggu waa dhaqan siyaasi, saxaafadduna waa aalad xaqiiqadu ku saleysan, sidaas baana ku kala duwan nahay. - Keydmedia Keydmedia.net - Xafiiska Nairobi
  5. Mogadishu University Dayniile, Tropical Village. Bakara market.
  6. honestly i blame the PL admin mar ee la dagaalamayan SL waaye mug kalena dad xaafadeed ee gaalkacyo kula dagaalamayan mug kalenaa meel buralee ee ''terrorists'' kula dagalmayan hadana waxe uu fakahoya kuwa galmudug la dhaho macbuuuuudkeee meeqo cadow ay heeysayaan heer PL you need to change administration if you don't wee idin dhamaati!
  7. ninkaneti somalia abo maxaas ka wadaa galmudug buntland isku dirk aas wadaa ee jooji dambi aas wadaa igaar ii abtigiis aa isku diroosa ceebey tacaal
  8. Qeylodhaan waa wadaniiyinta sanadkaneeti!
  9. oo paragon aaba iga hormari mii sorrryy
  10. igaarta waa laga filahaaya waxano kaleeto muga sunnatimes yaas lala yaabin
  11. Zack duqa waxaas rabaa inaas ku sheego Kenya iyo Ethiopia wax ee is dhaman maleh lamadooda waa cadow marka inaas ka hertid aa fiicned tol tolka iyo waxan ye ku warerin, Azaniya meel ee gaari doonto aba iska jerin bo runta minaas laga hadlo, kuwaneeti butland la jiro hadana azaniya diidan ani neh waala yaabanahe.
  12. kkkkkk abaay abaay qarxiskana maxaas waaye
  13. ^^ Miskiin adlee uu kaadi iyakaas arki doona. kkk tan kaleetana miskiinow aniya igaar aas ahe ma kasti
  14. aniya waxaas la yaabanahe kuwaneetii Ethiopia ii kiinya minikooda kuso dhaweehayo raali neh ka eh, wadanka minii imaadane xaal ma la imahayan, waas kasii dare maahine xabad kordhin ma karaan, igaarta wareersan neh waas xogeesahayan
  15. is tellin the truth a crime,, waxaas wadiin is the same u are saying for example reer gedo ba leh kismaayo wich is: mareehan baa leh, azania=OGääden, so what i am sayin and what u r sayin is the same aint it
  16. Juboyinka waxa le Bantu,****, some parts of the **** family,arab somali,****,