Cambuulo iyo bun

Nomads
  • Content Count

    2,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cambuulo iyo bun

  1. carafaat ninka inuu arkin aa uu maleyhaa
  2. loooooool hahaha gabarteeda cambuulo uu bixina markaas lol
  3. Aaliyyah;786952 wrote: loool cafis walaal. Something about your writing comes across a girl dunno. MY BAD!!!! hahahaha looool no worries maybe its my reer xamar dialect maybe to feminine for you reer waqooyi ppl lol just kidding
  4. Aaliyyah;786893 wrote: Cambuulo you and I are the same age how cool is that anyways my heart goes out to you sis that yur first memory is gun shot..how scary is that subhanalah really cool then and thanks .. Lol why do everyone in this forum think im a girl lol, does my name sound a bit feminine
  5. Haye Maadeey Alaska iyo Syberia ilaa Japan goormee la tagaaya we've been waiting for a while now
  6. my earliest memory was in 91 january, i think i was 4 yrs or something when me and my family fleed to balcad in the beginning of the civil war, i remember hearing gunshots and heavy artillery, scared the shit out me
  7. looooool MMA uu sheeg xariifka 100 dollar hadiis dirto waa lagu habaaraa cml
  8. heesteeda Mufasa caadi maahan, thanks Amaal wadani dhab
  9. Xaaji Xunjuf;786401 wrote: Guys general ali samatar was the defense Minister and the second in command after general Muhamamd siyad bare Moorgan iyo dadkanu waxay ahayeen askar amarka qadanayey yes they did their part laakin Ali samatar was the defense Minister of Somalia at that time and the vice president come on guys. Maxay yidhahan walanweyntu laxooxda sida ay u kal sareyaan ba loo kala qaada. aflagaadada jooji waxyahoo maraxa
  10. waraa carafaat nin aan ahay see camalka,,, howlwadaag aa degneen..
  11. lool carafaat is diyaari waaba is raaceenaa summer 2012 roadtrip aas laga dhacaa from raskambooni ilaa zeylac ee diyaar ma uu tahi
  12. hahaha sxb hadda dhow aan soomaliya ehelkey ila so hadleen waaxana weydiiyay dagaaladan la sheegaye dayniile iyo xerada asluubta aay yiraahdeen gaar ahan bangala iyo tiida lamadeena neh waa isla ognahay iney beled aheen meeshaas
  13. loool beledka xataa kuma dagaaloheysiin maxaa faanta duleedka aa weerar kaso qaadeysan naf la caari miiraan,
  14. lool safarkeega dhan shaki aaba gelisay.. Habeen wanaagsan abaay! inshallah waala sii tijaabihaa
  15. adi hanjabaada waa badati ma is tiri connection culus aa ku haaysataa villa somalia aan mooday mar aa timbaar ii saareesid ii maar aa nabadsugidda igu direysid ii mar aad goobo weerar ku qaadeesid ,adi in leeska ka ilaalsho waaye beh..
  16. waxaas ma jiraan Subway iyo Mcdonalds aa laga furi waaberi lol
  17. sheekada hadeeba meshaas gaarti waaba iska cunaa hadda kedib
  18. hahahahah LOL iga qalee nooh
  19. ani koleey meel lagu gado ma arag runtii.. timbaro na maxaa la dhahaa waligee maba maqlin
  20. Waah cambuulana waa cunaa kurbin neh ma kasaayi wax lagaa yeelaayo maahan,, hadaba waa lagu baraa ee mar danbe ha dhihin kurbin maxaa waaye.. lool@ mamnuuc aa dalka ka tahi.. Bahasha ee bunka ii saliida ku jirto aa la dhahaa kurbin