walaalkis

Nomads
  • Content Count

    650
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by walaalkis

  1. Chimera;811697 wrote: Somali Airlines Hangar - Mogadishu It's nice and clean . I wonder if it will be the same again
  2. Somalina;811701 wrote: Gone fishing , only in xamar. I can't wait to do,the same
  3. Alpha Blondy;810213 wrote: she's a bit fat but has a fairly decent face. Back in the old days , it was consider a beauty .
  4. Maaddeey Alshabab Umad la difaaco ma istaahilaan waqtiga intaa ilaah ku baryi laheed cafis, Alshabab waxaa u noqotey afyaheenka kooda in SOL. Dadkaan waa seef labood nin miskiin ah rooti sooxadey gacanta ka jari. Hadey yihiin dad qatar oo diinta ku fiican , umada wax baryi laheyeen.
  5. Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State ku wareejisay Idaacad taasi oo Wasaaraddu ugu talagashay in ay dhageystaan shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada uu maamulkaasi ka arimiyo. Munaasabad maanta xarunta Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya lagu qabtay ayaa Idaacadaasi lagu wareejiyey ayadoo munaasabadana ay kasoo qeybgaleen Wasiirka Warfaafinta,Boostada Iyo Isgaarsiinta,Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta Sarre iyo mas’uuliyiin ka socotay maamul goboleedka Khaatumo State oo uu horkacayey Madaxweynaha Maamulkaasi. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed Jahweyn oo ugu horeyn munaasbadda ka hadlay ayaa sheegay in talaabadani ay Wasaaraddu maamul goboleedka Khaatumo State ugu wareejineyso Idaacadda(FM) ay ka mid tahay waajibaadka shaqo ee Wasaaradda maadaama lagu gacan qabanayo mid ka mid ah maamullada dalka ka jira islamarkaana siyaasadda Dowladdu ay tahay in la gaarsiiyo dhageysiga Warbaahinta Qaranka. Wasiirka ayaa dhanka kale tilmaamay in Wasaaraddu qorsheyneyso iney xafiisyo ka furato dhammaanba deegaannada ay gacanta ku hayaan maamul goboleedyada dalka taasina ay qeyb ka tahay waajibaadka shaqo ee Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta. Sidoo kale Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo State Mudane C/nuur Cilmi Qaaje oo munaasabadda ka hadlay ayaa uga mahad celiyey Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Idaacadan ay ugu deeqeen waxaana uu tilmaamay in uu rajeynayo iney tani *****li doonto baahida warbaahineed ee shacabka Khaatumo State. Dhanka kale Mudane Xuseen Suleymaan (Dhegaweyne) Wasiirka Xiriirka Caalamiga ah iyo Jaaliyadaha maamulka Khaatumo oo isna Munaasabada ka hadlay ayaa tilmaamay in talaabadan ay ka turjumeyso sida Wasaaraddu ugu taagantahay *****lidda baahida shacabka ee dhanka Warbaahinta. Munaasabadda ayaa guud ahaanba kusoo idlaatay jawigii loogu talagalay balse Wasaaradda Warfaafinta ayaa sidan oo kale idaacado ugu deeqday maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayadoo dhammaan qorshaha idaacadaha lagu gudoonsiinayo Maamullada ay yihiin meel marinta Siyaasadda Dowladda ee lagu baahinayo dhageysiga Warbaahinta Qaranka. radiomuqdisho.net/wasaaradda-warfaafintaboostada-iyo-isgaarsiinta-oo-idaacad-ugu-deeqday-khaatumo-statesawirro/
  6. Agree with galmudug president, Shariif his out his mind sometimes. He goes to different regions and says something to start attention. Shariif has stop this madness. He could have said name abdulaahi yusuf airports in bosaso or garowe. his politics sometimes lacks intelligent thinking.
  7. sharif got fed up getting bombed in his luxury villa . Now his doing doing night patrol in the streets. I am surprised first leader ever to go night patrol in the last 21yrs. Whatever the reason behind his Night and day patrols his days are numbered and people will remember this. The look at the soldiers and the police , they look like they need to stop policing and start eating. These people look in bad shape , dying from starvation. http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-madaxweynaha-jamhuuriyadda-oo-xalay-kormeeray-inta-badan-saldhigyada-degmooyinka-gobolka-banaadir/
  8. nice seen, I don't mind eating there daily. It would probably cost me 50 dollars for whole month
  9. Nin-Yaaban;808244 wrote: Waxaa jiri jirtay maah maah dadka Kismaayo degen eey oron jireen....waxeey dhihi jireen "Quud aan jirin, qoryo uguro", Horta marka hore, hala helo SALIID, kadib waxaad doonto suubi. M couldn't agree more
  10. With all respect , there will be anything close to human intelligence and almighty Allah is the only who can make so. People sometimes think just because we came this far with computers and wireless devices we will ever reach that point and if we do so Such thing is materialistic and not being, everything it does is from software . This idea is from scifi movies like irobot
  11. Somaliyeey walee aduunka meel walba lugta kula jirtaan Iska dhiciya . Wadankii intaa ka soo cararney Ayana hada meelaha nalagu dhibi
  12. Samafal;807496 wrote: Ciidamada amaa iyagaa dhexdooda lagu jiraa intay meel kale wax ka raadinayaan. Dhibka ugu Badan wuxuu ka imaanayaa askartaan dharka kala duwan xiran. Umada magaladaas ka dhib sheeka naayey rag xirin Isku dhar ciidamada tfg . Shiek sharif he can't walk five minute away from his villa but his trying to prove appoint.
  13. Ilka-dahable;807365 wrote: islaan dariskayga ahayd somaliya baa waxay dhashay hal gabar waxay ugu yeeri jirta madhiino dadku markay ugu yeeraan madiino waxaa xanaaqi jirtay xaad isugu qasaysaan madhiino iyo madiino waa labo magac oo kale duwane make dhib maleh nuune haday gadaale ka ga dareen somali - land all goes the same I don't know ma kan wuxuu qorey miyaa ku qoslaa mise editing of original news. Walee sheekada waxey mareysaa sida tan.
  14. Alshabab before anything , they should take care of thier four wifes . Walaahi jihad ninkii Iska dhaadhiciyey he must be on serious drug .
  15. Waxaa shaqo ladhahaa ? Shaqo Maheen waxeey aheed kaliyah guriga ka bax. Besides umad wadankooda jooga iyo dad meel u dhalan jooga Iska mid mahan. Rent+car insurance +groceries+phone cable = one massive bidaar lol Good thing I plan to move before I get massive one
  16. Raggaana oil ka waashay . Be patient , of god intended there will be oil in Somalia we will witness it. We don't have to copy and paste every little articles that talk about oil in the net.
  17. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;807270 wrote: Waxaas waxaa ka daran hal bidaarle ma arkeysid.. Kuligood afro wada yihiin. Qurbahaan iyo bidaar maxaa kala heysto jaamacyaasha. Biyaha miyaa, deegaanka miyaa, ehel la'aanta ee cidlada la noolyahay miyaa, murugada badan miyaa, dagaalada dhamaadka lahayn miyaa. Back home yaabo shaqeysan jirey ? Everyone shaxaad iyo shaqo Iska tabcaan laga shaqeyaa. In abroad is constant stress, from family,school ,work and so on. Back home you sit back and play soccer and enjoy nice bariis . Here is only summer time we enjoy outside activities .
  18. Chimera;807166 wrote: I stumbled upon these Somalia albums of the 1980s, some very lovely images: http://www.dinola.it/album%20somalia%2080/index.htm http://www.dinola.it/album%20somalia%2082/index.html http://www.dinola.it/album%20somalia%2087/index.htm http://www.dinola.it/album%20somalia%2089/index.html Enjoy! Thanks for the nice pictures
  19. Abwaan;806882 wrote: FutuudLand, QabiilLand, CiddeennaLand iyo DugaagLand waxba isma dhaamaan! Right on
  20. Talaado, Maarso 20, 2012 (HOL) - Wararka ka immaanaya degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa sheegay in xoogagga Xarakada Al-Shabaab ay qabsadeen magaalada Dhuusamareed oo ay horay gacanta ugu hayeen ciidamada Ahlu Suna wal jamaaca. Wararku waxay intaa ku darayaan in dagaalku uu bilaawday abaarihii 4:30 AM (habeenimo), waqtiga salaadda subaxna ay Shabaab si buuxda ula wareegeen Al-shabaab magaalada Dhuusamareeb dagaal culus ka dib. Illaa iyo toddobo (7)*qofood oo labadii dhinac ee dagaalamayay ka mid ah ayaa la xaqiijieyey inay dagaalkan ku dhinteen. Ciidamada Ahlu Suna Waljamaaca ayaa la sheegayaa inay ku sugan yihiin*meel 10-km u jirta magaalada, waxayna dhaqdhaqaaq ciidan kawadaan dhammaan degmooyinka ay gacanta ku hayaan. Saraakiisha Ahlusunna Waljamaaca kama aysan hadlin qabsashada degmada Dhuusomareeb, halka ay ka sheegteen saraakiisha Al-shabaab inay xoogaggoodu si buuxda gacanta ugu hayaan ayna ku furteen dagaalka hubka iyo gaadiid dagaal. Waa markii labaad oo ay*Xarakada Al-Shabaab qabsadaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud tan iyo markii uu billowday sannadkan 2012. These Sufis can't fight
  21. This city does not look like under constant bombing .
  22. Mario B;806542 wrote: What was the name of the Cinema that was roofless in Mogadishu? I remember my dad taking me there as a kid in the 80's. I also remember flying to Hargeisa the next day. I can't remember the name of this one ,but there was movie theatre we used to go near kaasobalbalaare, Roofless and when it rains , you pretty much sit there until movie is done.
  23. You know the country is ground zero when the national theatre doesn't have roof or proper seats . This white man is probably thinking, they must be joking Overall let's give a round of applause to the men and women making a difference in our country god bless thier soul
  24. So the world gives habal land some recognization after few years down the road habal land breaks into tiny parts and everyone wants recognization for thier piece of land . The more of this story is there are people who don't to be part of it and want thier our own state goverment. This reminds me of 1980s
  25. All this happy birth day thing is over . But caraafat seems someone straight forward deserves a cake