walaalkis

Nomads
  • Content Count

    650
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by walaalkis

  1. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;862195 wrote: LoL, I had a similar yet different reaction to this qoraal, too: I am afraid these guys Axmed Jaamac and Liibaan Cigaal are on the list of Barbaarta hit men. Too many Western media reports ka muuqdaan. I hope they have reliable personal security protection. They truly putting themself in target , let's hope next years article does not show Somali business man murdered
  2. oba hiloowlow;862072 wrote: bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac@sakiin He gets out with million dollars. He should be thankful that somalia doesn't have legit goverment. He would have been brought out to justice him and his friends, sharif and Gas. Where the million dollars for the poor ?
  3. For the first time somali politics is interesting. Is like watching rise for the white house without the white house and the all the media fuzz
  4. Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay, in magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiye Baarlamaan, isagoo u hambalyeeya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka. Shariif Xasan oo u ololeynayay in doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka inuu ku soo baxo Dr. Cali Khaliif Galeyr, si uu ugu tartamo doorashada Madaxweynaha, oo uu mushurax yahay, ayaa hamigiisa meesha ka baxay, maadaama ninka loo doortay Gudoomiye Baarlamaan ay isku beel ka soo wada jeedaan. Isagoo hadalkiisa ka muuqatay niyad la'aan ayuu sheegay in markii hore loo doori jiray Beelaha **** xilak Afhayeenka Baarlamaanka, haatana loo dooray sida uu yiri. Waxaa uu hamigiisa ahaa in la soo hormariyo doorashada Madaxweynaha, isku dayo badan uu ku damacsanaa ay daaqada ka baxeen, hase ahaatee waxaa uu sheegay in laga diiday dalabkaas, balse aanay haatan wax mushkilo ah laheyn. "Anaga hadaan **** nahay, awal waa naloo doori jiray Gudoomiye Baarlamaan, hadana waa naloo dooray, marka wax dhibaato ay leedahay ma lahan aad iyo aad u faraxsanahay"ayuu yiri Shariif Xasan oo la hadlay BBC-da markii ay dhamaatay doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka. Mar la weydiiyay su'aal aheyd inay dhaawaceyso rajadiisa musharaxnimo ee doorashada Madaxweynaha, maadaama nin ay isku heyb yihiin loo doortay Gudoomiye Baarlamaan, qaabka awood qeybsiga aanu dhigeyn in labo nin oo isku beel ah labo jago kala qaban karin ayuu xusay in aanay wax mushkilo ah laheyn. "Mushkilo ma lahan aniga markii hore gudoomiye uma tartameynin, hadii marka hore Madaxweynaha la soo hormariyo waa la diiday, marka awal sidaas ayay aheyd sida bahasha u dhigneyd, hadana wax mushkilad ah ma alahan, waxaan u mahad u celinayaa in dadka gartay in nin kale la tartamo waa u hambalyeynayaa"ayuu yiri Shariif Xasan oo intaa ku daray inuu ka fikiri doono musharaxnimadiisa Madaxweynaha oo hamigiisa daaqa ka baxday. Dadka odorasa siyaasada ayaa sheegaya in Shariif Xasan oo muddo sideed sano ka mid ahaa siyaasiyiintii galaan-galka badan ku laheyd Baarlamaanka, in tani ay tahay guuldaradiisa u horeysay, taasoo meesha ka saareysa rajooyinkiisa siyaasadeed ee uu in muddo ah sidii sil-silad oo kale isugu soo xirayay. the guy feels he was discriminated or something. Walee umaddaan they always find excuse for their failure . This was fair election. Voting instead of using guns
  5. Good thing they never found oil, lets look back few month go how all sudden oil became another problem. Few people wanted to enslave others because they got the power and the oil .
  6. Nice way to advertise your run down website. Looks like it was written by someone trying to instigate something.
  7. Nairobi (RBC) Saraakiil ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in mudo lixdan maalmood gudahood ay ku bilaabi doonaan qorshe shidaal looga baarayo meel qiyaastii 15,000 square km ka baxsan xeebta Lamu halkaasoo qiyaastii ku beegan 3900 Sq km xeebta magaalada Kismaayo ee gudaha Soomaaliya. Saraakiisha Kenyanka waxay sheegeen in qorshaha shidaal baarista uusan ahayn mid qarsoon isla markaana dawlada Kenya ay heysato sharciyo iyo heshiisyo u baneynaya inay shidaal ka baarato dhulka lagu muransan yahay [siday u yaqaanaan]. Waxaana baaritaanka shidaalka badda ee Kenya ay bilaabayso ay la kaashaneysaa shirkado ajnabi ah oo ay ka mid yihiin shirkadda Total ee Faransiiska laga leeyahay, Shirkada Statoil oo laga leeyahay Norway, Shirkada Petrobras oo laga leeyahay Brazil, Shirkadda Apache Corporation Barazil iyo shirkada Tullow Oil Plc oo laga leeyahay UK. [Akhri warbixin lagu daabacay bogga wararka stratiijiyada http://intelligencebriefs.com/?p=2251] Sida lagu daabacay wargeysyada wadanka Kenya, Kenya waxay dejisay inay shidaal ka baarto illaa 8-goobood oo afar ka mid ah ay ku yaalaan xeebta Lamu. Waxaana afartaasi ka mid ah illaa labo goobood oo ku teedsan xeebta magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Waxaa xusid mudan in Kenya ay dhulka ay shidaalka ka baareyso oo ay ku jirto xeebta Kismaayo u taqaano “dhul biyood lagu muransan yahay”. Illaa haddana DKMG ah ee xilkeedu dhamaaday kama hadlin boobka lagu hayo dhul biyoodka Soomaaliya, waxaana xiise leh in waqtiga ay arimahan Kenya ku dhawaaqday ay tahay xilli doorasho ay ka dhacayso Muqdisho oo dawladii dhacday maamulkeeda iyo musharixiinta cusuba ay ku jiraan loolan siyaasadeed. Sida wargeysyada qoreen waxaa qorshaha baarista shidaalka uu dabajoogaa duulaanka ciidamada Kenya isu diyaarinayaan inay ku galaan magaalada Kismaayo xilligaasoo ay suurtagal tahay in farsamayaqaanada shirkadaha ajnabiga ee hawsha baarista sameynaya la geeyo xeebaha gobolka Jubbada Hoose si ay u bilaabaan shidaal baarista degdega ee ay Kenya wado. Prof Maxamed Cumar Dalxa Waxaa beryihii u dambeeyay boobka Kenya ka qeyliyey xildhibaano uu ugu horeeyso Prof Maxamed Cumar Dalxa oo uga digay Kenya inay joojiso waxa uu ugu yeeray “qorshaha ka gaarsiinta” ee ay ku heyso xeebaha jamhuuriyada Soomaaliya. Heshiisyada ay dawlada Kenya ku doodeyso inay ogolaanayaan inay shidaal ka baarato dhulka ay u taqaano in lagu muransan yahay ayaa ku eg heshiis la sheegay in dawladii Cumar C/rashiid ee uu wasiirka kalluumeysiga ka ahaa C/raxmaan Ibbi u saxiixday Kenya kaasoo uu saxiixay C/raxmaan C/shakuur oo hadda ah musharax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya. Waxaase xusid mudan in baarlamaankii burburay ee Soomaaliya uu cod aqlabiyad ah ku buriyey heshiiskaasi walow waraaqihii saxiixnaa weli ay yaallaan wasaaradda arimaha dibadda Kenya. Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Musharixiinta oo aan rabin inay hadlaan Musharixiinta u tartamaya xilka madaxtinimada gaar ahaan kuwa ka soo dhex bacxay dawladii dhacday ee KMG ayaa iska ilaalinaya in Kenya ay qoonsato haddii ay ka horyimaadaan boobkan qaawan ee ay Kenya ku soo wado xeebaha dalka, si gaar ahna waxaaba loogu digay rag masuuliyiinta DKMG ka mid ah oo loo sheegay inay iska daayaan iska horkeenka ay wadaan. Ilo wareedyo ayaa Raxanreeb u sheegay in arimo badan oo maslaxada dalka ah ay lumi doonaan iyadoo maslaxada siyaasiga ee gaar ahaaneed la fiirinayo, taasina ay dadka iyo dalkaba u keeni doonto murugo qaran oo aan laga soo waaqsan doonin. RBC Radio If Somalis don't care about thier resources qof kale ayaa ka lacageysanaayo , and funny thing no,politician Talks about this serious problem .
  8. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;859961 wrote: Yaabanoow, haye, you were 'googling' 'somali criminals' yaah when you came across this? What else do you google horta? 'Somali rapists?' 'Somali+assault?' 'Somali+domestic violence?' 'Somali+gangs?' 'Somali+drugs?' Someone is learning criminology through crimes within thier community , I guess nin yaaban is one them
  9. The whole country is tragedy. This one is a obvious tragedy what about the once we never witness ? Where is the love ? In the west some people dedicate thier lives helping the poor.they have passion for it. There is no humanity in somalia , cruelty and selfishness is beyond
  10. Jacpher;859737 wrote: Can this fella speak on his mind when it comes to Kenyan troops crossing the border illegally and air bombing civilians. It's all politics sxb. Azania blockage by Meles has something to do with this reaction methinks. He will get thrown out from his safari house but he sure said good points for now .
  11. We no longer have great leaders like 1960 70s , they all calool ushaqeyste . Anyone can see no Kenyan or Ethiopian wants see united peaceful Somalia . They interfere with our politics and our affairs.Most Somalis are not national but love tribalism. Qabiil walee is worse than cancer or aids , at least someone with aids or serious cancer dies from it eventually, but qabiil is forever strong. This is why Somali people will never realize thier potential. We're sheeps surrounded by hungry lions and yet we are concentrating our differences. I feel sorry for Somalia the country , it's lovely land
  12. Mooge;859577 wrote: i never liked zenawi and his policies. but walaalkiis, you should stop reading politics because you don't understand how it works. lool. if you think what faroole says at ethiopian embassy in garoowe is anything but politiking then you should give up. quit today ninyoow. Nin gaal ah , who cares less of your reer habal or reer habal why would you consider him his part of your people . I can understand sending Tacsi to dead president but this is degrading yourself and you should be pointing the fact that your adeer is honestly out of the line. Tell him not to be so obvious next time . Walee Somali politicians love this dude meles , he drug them all to aided,to Abdulaahi Yusuf, to sharif, to all .
  13. Garowe (RBC) Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole, madaxweyne ku xigeenka C/samad Cali Shire iyo gudoomiyaha baarlamaanka maamul goboleedka C/rashiid Maxamed Xersi ayaa si wadajir ah maanta u tagay xarunta xafiis qunsuliyeedka Ethiopia ku leedahay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo ay ku saxiixeen buug loo furay tacsida Meles Senawi. Madaxweynaha maamulka Puntland oo kadib markii uu u tacsiiyey raysul wasaarihii dhintay ee Ethiopia ka hadlay ayaa sheegay in Senawi uu ahaa nin ka dhintay Afrika oo dhan, gaar ahaan Soomaalida. “Senawi kaliya Ethiopia kama dhiman, wuxuu ka dhintay guud ahaan dhucuubta Afrika iyo Soomaalida, anagana waa naga dhintay” ayuu yiri madaxweynaha Puntland. “Waan ka tacsiyeyneynaa geerida Senawi oo ahaa raysul wasaarihii Ethiopia” ayuu sii raaciyey Faroole. Walaaca Puntland Madaxweyne Faroole wuxuu baaq walaac ku jiro u diray raysul wasaare ku xigeenka Ethiopia ee hadda xukunka la wareegay inuu raaco tubtii uu jeexay Meles Senawi. “Waxaan ugu baaqeynaa raysul wasaare xigeenka hadda xafiiskii la wareegay iyo ragga kale ee la shaqeynaya inay raacaan dhibihii uu jeecay Senawi” ayuu codsaday Madaxweynaha Puntland. Siyaabo kala duwan ayaa looga hadlay geerida ku timid raysul wasaarihii Ethiopia Meles Senawi kaasoo dad badan oo Soomaali ah ay u arkaan nin halis ku ahaa qaranimada iyo midnimada Soomaaliya. RBC Radio Nothing new puppet Tacsi udiraayo his master . If sharif or farmaajo was dead , would he say samething I wonder.
  14. What are you talking about , Ethiopia always has been under the christian world. It seems that you forgot when Somalia attacked Ethiopia , it wasnt about communist vs democracy but ethiopia's Christian friends came to thier aid fearing that a great iconic nation would be lost . You can say Ethiopia has been in wars but it's never been as bad Somalia and its never been colonized. Tigrey people won't let thier power go easily as truthfully speaking they did a good job with thier country. Naturally Ethiopias are not violent people and to be honestly speaking they love thier country
  15. Why people make Shiek sharif lsomeone who's sophisticated , we should be concern with Amisom and mahiga plans . Walee Somali intee Isku mashquul Santaahay ayaa dhulka laga dhaca.
  16. Conqueror;858852 wrote: Most likely "Federal States" will come to an end. One thing is certain , they american and european Christian alliance won't let thier dark ancient Christian nation Eat the dust like somalia . They probably will replace with much stronger healthier than meles.
  17. How Ethiopians see this ? Will they run into disaster ? Into a long civil war like Somalia ? I have not been to any Ethiopians forums but it would be interesting to see how they see the news. This is a big game changer for the region . But like it was said Ethiopia is peaceful nation they are civilized ,thy have a long history and plus Christian world won't allow it
  18. They looking fresh and excited , first day of going to school. Let's see they don't throw us out of the boat
  19. Abwaan;858551 wrote: Good luck tomhik with this big role and I hope in meeshaan wanaag ka yimaado. Waxani Soomaali bay ia dhexeeyaan, no need in midna gaar u naxo midna gaar u farxo. Soomaaliya weli hawl culus baa u dhiman which is proper reconciliation and forgeting about the qabiil maalayacni. Couldn't agree more
  20. A_Khadar;858531 wrote: Kan mooge la dhaho qabyaalad badan.. Do you have tell or know everyone's clan? Xanuun xun baa kugu jira.. It's seasonal for folks to cheerleader
  21. Abwaan;858465 wrote: Waa billaabatay. Whatever happened to walaalayaaloow I want a positive campaign ee Cabdiweli aan faaniyee yaan wax laga sheegin. It seems that everyone is doing what they do best , trash one and make the other look clean. Shiek Dalxiis maybe worse of Somali president ,but I don't see the reason behind this trashing . His no longer president . Maybe we take sec and see if another puppet comes alone
  22. Who knows maybe , Amisom was behind it. But everyone deserves second chance. If Somalis were people who put thier country first before acting out in thier differences , we would send elders, teachers,mothers and religious groups to Alshabab in order to bring back our circle .There is solution to every problem because at end of the day Alshabab are Somalis, they probably are bothers,cousins,fathers ,husbands and sons of someone you know Fighting and destruction will just lead to more dangerous routes.
  23. He looks like a man of his words . And his the leader chosen by the true leaders of Somalia, united nations of gaalo
  24. The first export in 20 years was made just a year ago, but Mozambique has grand ambitions to become the world's biggest coal exporter within a decade. And coal is not the only resource at the government's disposal. If the recent discoveries of natural gas are confirmed, Mozambique will rank*fourth in the world for natural gas reserves - behind Russia, Iran and Qatar. The government is planning to spend $50bn over the next decade to tap those reserves, and to create thousands of new jobs. So there is plenty of reason for optimism, but with the overall unemployment rate still at 27 per cent, many people are still waiting for evidence that the government can deliver Aljazeera. Is this due to the fact that this country is in 4th in world hotspots in natural gas. They discovered in the coast. Could Somalia Be hot spot as well for natural gas ?