walaalkis

Nomads
  • Content Count

    650
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by walaalkis

  1. Somalis in abroad are part of the problem, mostly sit in coffee shops, Internet forums,paltalk and all they talk about is how one can over control The other. I have never come across two groups of Somalis discussing something that's not about trablism. They all rise funds to keep their militias strong. Being in the west has not changed anything about us, we are more fierceful and more destructive towards each other.
  2. these Somalis will be joke.
  3. For one instant TFg crooks fight over nothing and innocent haween dead and no one is responsible. This is madness . Almighty Allah will never give us peace . Where innocent life is lost continuously , ther will Never be light . So These crooks and politicians can sign agreements but never we will achieve peace. There has to be justice for the innocent people killed. Iskahorimaad ciidammo kawada tirsan DKMG ah ku dhexmaray Muqdisho iyo Gaadiid Miineysan oo lasoo bandhigay * Sabti, Feberaayo 18, 2012 (HOL) − Haweeney ayaa ku dhimatay laba qof oo kalena way ku dhaawacmeen iskahorimaad ciidammo kawada tirsan DKMG ah ku dhexmaray gallinkii dambe ee maanta xaafadda Taleex ee degmada Hodan. Iyadoo ciidamada nabadsugiddu ay soo bandhigeen laba gaari oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay. Ciidamada uu dagaalku dhexmaray ayaa waxay isku khilaafeen dad barakacayaal ah oo doonayay inay dagaan hotel Taleex, iyadoo halkaas uu ka dhacay dagaal lamana sheegin khasaare soo kala gaaray labadii ciidan ee uu dagaalku dhexmaray. Goobjoogayaal ayaa sheegay in ciidamadu ay isku adeegsadeen rasaasta fudud, iyadoo dadkii barakacayaasha ahaa ee doonayay inay halkaas dagaanna la kala eryay, waxaana ay noqonaysaa markii ugu horreysay oo ciidamaddda DKMG ah ay ku dagaalamaan khilaaf ka dhashay dad barakacyaal ah. Haweeneyda dhimatay ayaa la sheegay inay ka mid ahayd dadkii goobta horay u dagganaa, iyadoo labada qof ee dhaawacmayna ay ahaayeen shacab iyaguna ka mid ahaa dadka daggan halkaas. Dhanka kale, taliyaha ciidamada nabadsugidda DKMG ah, Khaliif Axmed Ereg ayaa wuxuu kusoo bandhigay isgoyska KM-4 laba gaari oo la sheegay inay ka buuxeen waxyaabaha qarxa iyo darawalladii waday. Taliyuhu wuxuu sheegay inay baaris ku hayeen labada gaari ayna ku guuleysteen inay qabtaan oo ay ka furaan waxyaabaha qarxa, waxaana labada darawal midkood oo saxaafadda la hadlay uu sheegay inuu gaariga kasoo kexeeyay Ceelasha biyaha balse uusan ogeyn waxyaabaha qarxa ee lagu qariyay. Gaadiidkan la qabtay ayaa waxay imaanayaa kaddib markii uu shalay gudaha CID-da ku qarxay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay iyo iyadoo Al-shabaab ay ku hanjabtay inay kordhin doonto qaraxyada ay ka geysanayso Muqdisho.
  4. What a surprise , looks like no one got hurt . I bet , not even one that read the whole agreement letters.
  5. NGONGE;790481 wrote: ^^ It were just a suggestion, saaxib. My actual solution for Somalia (or any Somali speaking people) has always been simple and falls along lines that the west would actually lap up with total glee. I am just not sure if I should share it in here for fear that I spoil my future chances should I choose (at any time in the future) to take the opportunity to form my own (yeah yeah ) political party. Ma kuu sheega? (lakin cidna ha o sheegin hada). I do agree with you that there should be some kind of control where the piracy mostly located rather than chasing them in the open see. Why would you want to start political party ? Somalis are not type of people you would want to engage with politics.
  6. Here comes the PL keyboard worriers..... Somali situation is infested with ignorant awkward people that will never let thier mind open for other opinions resolutions .
  7. What do you expect ? Peace and loving in the ghetto ? Someone with business mind knows that starting business, you need a security. If you plan to open small shop in the ghetto would you be expecting peaceful customers ? I am sorry but world doesnt work that. You get shot and robbed. Somalis there need to be smart and move on .
  8. Maybe is shes starting a new fashion call half hijabi
  9. Maskiiinta ilaah ka Bad baadiyo labada dhinac, TFg thugs are no different from Alshabab .
  10. Yeah right, these guys will never let it happen. They will do whatever it takes to destroy hope for the people. They look like they better trained than the TFg militia. The question we should be asking is who is financing these group and why are they so successful at it . One might say thier days are numbered but I think these crazy wadaads will do serious damaged to the fake president and his pets. Corrupt leaders thirst for loot vs delusional ex moryaans Alshabab. This might take years , it won't stop me for being optimistic for peace in Somalia .
  11. I hope you plane doesn't get hit be Alshabab's ak49s Shirkadda Turkish Arlines oo billaabaysa duulimaadyo ay toddobaadkii laba jeer ku tagayso Magaalada Muqdisho * Arbaco, Feberaayo 15, 2012 (HOL) − Shirkadda diyaaradaha Turkiga ee Turkish Airlines ayaa billaabaysa duulimaadyo ay ku imaanayso Muqdisho todobaadkii laba jeer, waxaana duulimaadyadani ay billaabanayaan 06-March-2012, sida lagu yiri warsaxaafadeed maanta kasoo baxay shirkadda Turkish Airways. Diyaaradaha ayaa waxay kasoo duulayaan garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Ataturk International Airport oo ku yaalla magaalada Istanbuul, waxayna kasoo duulayaan maalmaha Talaalada iyo Khamiista, iyagoo Muqdisho ka laabanaya maalmaha Arbacada iyo Jimcaha. Warsaxaafadeed ay shirkaddu soo saartay ayaa lagu sheegay in duulimaadyadan ay noqonayaa kuwii ugu horreeyay oo Turkiga ay ka billaabaan Soomaaliya tan iyo markii ay billaabeen howlaha samofalka ah ee ay ku caawinayaan shacabka Soomaaliyeed bishii Ogoosto ee sannadkii hore. Shirkadda diyaaradaha Turkiga waxay sheegtay in Soomaaliya ay ka mid noqonayso 150 dal iyo 41 magaalo oo ay ku tagto duulimaadyo caalami ah toddobaad walba. Diyaaradaha Turkiga ayaa waxay ku dagaan 187 garoon diyaaradeed oo ku kala yaalla, Yurub, Aasiya, Afrika iyo Ameerika sida lagu sheegay warsaxaafadeedka. Iyadoo Turkiga ay horay u billaabay dayactirka garoonka diyaaradaha Muqdisho. Ma jiraan duulimaadyo caalami ah oo Soomaaliya yimaada, waxaana Turkish Airlines ay noqonaysaa diyaaraddii ugu horreysay ee billowda inay duulimaad caalami ah ku timaaddo Soomaaliya tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe sannadkii 1991-kii.
  12. Mr traveller , he travels more than he advocates peace. Just another qabqable in different suit to me.
  13. Showqi;789086 wrote: What do I think? ehm when I saw the picture one think came to my mind Bahalo , Xuux iyo wax laga cabsado. Alpha, did you take this picture? Couldn't say any better
  14. Recently there is increase of Somali keyboard warriors. Can we all just relax and the enjoy the moment. This new trend won't help us a bit. We post and make millions of replies and yet , we will never make our points heard enough.
  15. Sugure Sh. M. Network)* *Weerar qasaaro badan gaystay ayaa Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland waxaa ku qaaday Maleeshiyaad taabacsan Ciidamo ka amar qaata Sheekh Max’ed Saciid Atam. * Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in waaberigii hore ee saakay Ciidamo daacad u ah Wadaadka lagu magacabo Sheekh Max’ed Saciid Atam ay weerar ku qaadeen Saldhig ku yaala deegaan lagu magacaabo Sugure oo qiyaastii 40-KM dhinaca Koofureed kaga beegan Magaaladaasi. * Maleeshiyaadka dagaalka ku qaaday Ciidamada Maamulka Puntland ayaa la sheegay* inay adeegsadeen hub cul culus oo qasaaro u gaystay Ciidamada Maamulkaasi sida ay Idaacadda Shabelle u xaqiijiyeen dadka deegaanka ah. * 17-askari oo ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Puntland ayaa la sheegay in lagu dilay weerarka oo ahaa mid gaadmo ah, waxaana lagu soo waramayaa in deegaanka ay gacanta ku dhigeen Ciidamada Sheekh Max’ed Saciid Atam oo dagaalo kala soo horjeeda Maamulkaasi. * Dagaalka ayaa sida la sheegay waxa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland ay shalay howlgallo ka sameyeen Magaaladaasi ay kusoo qabteen nin la sheegay in uu la dhashay Sheekh Max’ed Saciid Atam islamarkaana ay ku tilmameen in uu qeyb ka ahaa dagaalada ka dhacay deegaanka Galgala sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. * Xiriiro kala duwan oo aanu la sameynay Maamulka Puntland ayaa inoo suuro galin inaan qadka Taleefonka ku haleelno, waxaana saakay wararku ay sheegayaan in xaaladda ay tahay mid kacsan islamarkaana ay jirto cabsi soo wajahday dadka shacabka ah ee ku nool halkaasi.
  16. Addis Ababa Sh. M. Network) Midowga Afrika ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada AMISOM ay qabsadanayaan magaalada Afgooye oo ay gacanta ku hayaan Al Shabaab halkaasi oo Ururka uu sheegay in ay ku wajahan yihiin goordhow. Ku xigeenka taliyaha Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Africa Audace Nduwumunsi oo wareysi siinayey wakaalada wararka ee AFP ayaaa waxa uu sheegay in ciidamda AMISOM ay qorshenayaan weerar ay ku qaadaan Magaalada Afgooye oo 30-KM galbeed ka xigta Magaalada Caasimada ah Muqdisho. Mr Nduwumunsi ayaa sidoo kale xusay in weerarkaasi ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku qaadi doonaan Magaalada Afgooye ee Gobolka Sh/ Hoose halkaasi oo la rumeysan yahay in ay hooy u tahay boqolaal dad barakacayaal ah oo ka carararay dirirtii ka dhaceysay Magaalada Muqdisho. “Dagaalka Afgooye waxa uu ku bilaaban doonaa sida ugu dhaqsiyaha badan, waan bilaabi doonaa dagaalka Afgooye sida ugu dhaqsiyaha badan laakiin waxa ay ku xirnaan doontaa hadba sida ay xaaladu tahay” sidaasi waxaa sheegay Ku xigeenka taliyaha Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Africa Audace oo la hadlayay wakaalada wararka AFP. Laakiin Audace ma uusan bixin waqti cayiman oo uu weerarkaasi dhacayo hase ahaatee waxa uu wareesigiisa ku daray in ay ka fogaan doonaan qasaaro soo gaara dadka rayidka ah ee ku dhaqan deegaanada ay doonayaan in ay hada dulaanka ku qaadaan. Ku xigeenka taliyaha Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Africa ayaa dhanka kale sheegay in Burundi iyo Uganda ay diyaar u yihiin in ay ciidamo dheeraad ah usoo daabulaan Gudaha dalka Soomaaliya hadii loo ogolaado kordhinta ciidamada Midowga Africa ee AMISOM. Audace ayaa waxa uu timaamay in ciidamada Midowga Africa ay sidoo kale bartimaameedsanayaan Magaalada Dkada leh ee Kismaayo taas oo ay hada gacanta ku hayaan Xakada Al Shabaab. Afhayeenka Ciidamada Milatariga Kenya ayaa Sheegay in ciidamda Kenya ee soo galay Soomaliya bartamihii October ee Sanadkii hore ay daciifiyeen islamarkaana ay jaro badan meelihii uu dhaqaalaha ka soo gali jiray. dad maskiin ah waxna sameyn lee ku dhimin dagaladaan. aan aragno wixii kasoo baxo meeshan mogadisho maba kabixi karaan kuwaan isku sheegaayo nabada ilaaliyaasha
  17. Maaddeey;788245 wrote: waaba laba Dawladood! That's what am noticing, Meesha sheeko qosal kasocoto, waa gabar yar oo faceysaneyso walsheed kaween.
  18. What really makes me laugh is they go to other regions to make a new state within Somalia. Walaahi Somali politicians are the world most weirdest corrupt leaders in the world. How many states so far.... 8 ,9,10,12 ..... ?
  19. the problem started with her late husband b. brown, he took flower and turned into trash. She was beautiful back in the late 80s.
  20. facebook is threat to western nation's children and adult too. It's waste of time. They spend hours making virtual friends when they can actually participate real life activities.
  21. Buuhoodle Sh. M. Network) Saraakiisha ciidamada Maamulka Somaliland ayaa waxa ay sheegeen in ay duulaan ku yihiin magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer si ay gacanta ugu dhigaan magaaladaasi. Kornayl C/rashiid Dhunkaal Xirsi oo ka mid ah Saraakiisha Hogaaminaysa ciidamada Somaliland ee duulaanka ku ah degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer oo waraysi siiyay Shabelle ayaa waxa uu sheegay in degmadaasi ay u jiraan 7 KM islamarkaana ay ka dagan yihiin dhowr fariisin oo laga galo degmada. C/rashiid Dhunkaal Xirsi ayaa waxa uu sheegay in iyaga ay u socdaan Nabad galyo balse waxa uu sheegay in colaada Somaliland ay horinayaan dad ugu yeeray fidnawadayaal taasi oo uu ku eedeeyay in uu ka dambeeyo Siyaasiga caanka ah oo mar soo noqday Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Pro. Cali Khaliif Galayr. Kornaylka ayaa waxa uu xusay in haatan ay socdaan waan waan ku aadan sidii loo joojin lahaa colaada balse waxa uu hoosta ka xariiqay in hadii waan waantaasi ay ka socon weydo dhanka Buuhoodle in ujeedkooda uu yahay in gabi ahaan ay la wareegaan gacan ku haynta degmadaasi. C/rashiid Dhunkaal Xirsi oo hadalkiisa sii anba qaadayey ayaa waxa uu si kulul u weeraray Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole kaasi oo uu ku eedeeyay in uu hurinayo colaada ka taagan Buuhoodle, isagoo uga digay in uu faraha lasoo galo waxa uu ku sheegay qadiyadda Somaliland. Korneylka ayaa waxa uu intaasi ku daray in aysan jirin wax barakac ah oo ka taagan deegaanada hoostaga degmada Buuhoodl, isagoo sheegay in Somaliland aysan wax dhibaata ah u gaysan dadka xoola dhaqatada ah. Dhawaan ayey ahayd markii Madaxweynaha Puntland uu ku eedeeyay Maamulka Somaliland in dagaaladii ka dhacay Buudoole uu ku xasuuqay dad rayid ah oo aan waxba galabsan taasi oo uu sheegay in Maamulkiisa uusan indhaha ka qarsan doonin ugu baaqay in si deg deg ah ay uga baxaan ciidamada Maamulkaasi deegaanada ay kaga sugan yihiin halkaasi. Somaliland walee rag bey iska dhigayaan, more people will just die for none sense.
  22. Somalina;787834 wrote: ^no he is NOT. Check out the view. nice view ,if you on the roof keep an eye out of the bullets flying by . Naxar Nugaaleed;787876 wrote: Lol@ is he wearing underware, that was the style back in the day. In a few years some years some will comment on someone sagging and say is he taking his pants off, to each generation their own looks terrible grown asz man wearing very tight short in public , I guess back in the days somalis were okey with nudity in public heer magaalnimo dareedeed
  23. Is the guy wearing underwear ,?
  24. All we need is laser guided missile to be installed and we are on top This kind of sad