Sign in to follow this  
Tuujiye

The Show..

Recommended Posts

Kool_Kat   

T: gabar walaashaa baa kula socotay ee meeday?

A:yes my sister Ghanima is with me..

T:cuudu bilaah..magac foolxumaa bal lets call her out..

(Comes out Ghanima oo boonbolo wadato)

G:aaaaaaalooooooooo eveedhi wwwwwwaaaaaaaaaan!!ehehe!!

T:finka cuudu bilaah!!! war wenanbadnaa ruuxa!! naa heedhe ma carabka bee la dahay?

A: leave her alone as...le!! she is sick!

GH: Are you my father?? give me candy!!

Ghanima, you asked what's funny...The above is really really really funny (hold on while i do my kixs & kaxs)...Kix kix kix kix kix kix...Kax kax kax kax kax kax kax...Fiq fiq fiq fiq fiq...(And as Nephthys would say) Qaaaaaaaaaaaaaxaqaaaaaaaaaaaaax...

 

It is too bad you are taking this as an offense and not seeing the humour in it...It is ok though, I don't expect you or your likes to find it homorous...Maxaa idin wada gubooyo ma fahin ani...Xiin let it go, why can't y'all...Mise waxaa is dhohoysiin, minyarta uu dadka weydiistay isko soo sharaxa...Hus baa la idin yiri...Tuujiye doesn't need to learn anything, we and I mean WE enjoy reading his posts...And like I said before, if you don't like his posts I suggest the next you see TUUJIYE's reply DO NOT READ IT...Simple as that...No need in la ooy ooyo, we are all adults here...And this is just the NET, not the real world...I know it is really hard for some to diffirentiate the two...Marka intaad ooyinta joojisaan, go about your business...

 

Horta naghaan maxa is tuse? Naga daaya, naago weyn baa tihiine! Otherwise pick a date and location and si fiican isku garaca inta iska daashaan and post it on youtube. Suuro badana naaguhu... naga dhaafa

Lily, maxaaba balan la'isla dhigtaa intaan balantii lagaarin aaba la oynooyaayee...Qof ooynaayo see balan looladhiganaa...loooool...Isku dirleey... :D

 

UMU, kix kix kix@Tuujiye's respond to gogol...kix kix kix...

 

Xiin and I repeat it again is not upset not according to his responses

UMU, bal adiguba ka dhaadhacsii...Mise waxaan u maleenaa wiilka afSomaliyuu ku qoray marka mala fahmaayo... 'Say Walahi' group lee iga dheh...

 

NEPHTHSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSS, naa walaaleey, afkaagaa caano lagu qabay kumaba dhihi karo...Ee gacantaada kumaanm kumoo dollar lagu qabay...Well said, good luck inaa ka dhaadhacsiisid...

 

Layzie, where is Tuujiye, dadkaan hala shabiyee, saa ani dad ooynooyo ma shabinkariyee...

 

Nuune, kadaroo dibi dhal aan maqli jiray...Hayehee waan arkeenaa waxaa keentid...

 

Muxuu dhahay odaygii 'waa af salax ku dhajis'...Soca dheh...Hortiin nuur...

Share this post


Link to post
Share on other sites

KK when i browse somalinet, onething that really touches my heart n make me think again n reflect on life as a muslim is brother nuur's heart softening advices

 

For humor and qosol

 

it is Tuujiye's hilarious shows. Walaahi he is more than funny, am disappointed though that others find it insulting coz I would have loved if we all did but shan faroodba ma sina. we gain nothing by hurting others feelings so I suggest TUUJIYE apologize to ur fellow SOLERS naxariista kaa guurtay yaan ku dhihine.

 

Looking foreward to the nest guest.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

I agree with Ghanima, Tuujiye went bit far with his jokes and wasn't fair to the sister at all. I think being funny and out right offensive are two different things.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by umu zakaria:

KK when i browse somalinet, onething that really touches my heart n make me think again n reflect on life as a muslim is brother nuur's heart softening advices

Ehem, think you meant somalia online.

 

carry on. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

Tuujiska show-gaaga khatar waaye, keep it coming sxb. Looking forward to the next quest.

 

Ps. Caruurtan baradhada iyo kaluunka lagu soo koriyey ha ubixin...Suuro bila humor genaration ba la dhahaa.

 

Pss. As LLpp said if you don't like it, don't read it. Simple

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

The SHOW...

 

BREAKING NEWS!!!

 

wlc TO oUR SHOW!!! my name is Maskiin Macruuf Aqyaar aka MMA oona kusii magac gaaban (naa shut uub!)

Wara naga soo gaaray magaalooyinka hoose ee Genarl section ayaa waxee sheegayaan in dagaalo yar iyo mudaharaado qaab daran ka dhaceen.. wararkan waxee suu tuf tufayaan oo wili hadal ahaan usoo kuuseen in Gabdho gabasaaro qaab daran iyo timo dhamaad isku soo tidcay ee road block u dhigteen Aqyaar Tuujiye asagoo usoo socda Studiogeyna ee (Maxaa Iga galay)

Tuujiye oo hada ku sugan dukaan geeska General section topica labaad agteeda ayaan la yeelanay quick interview...

 

M: Waraa bilaajo biiboo warka isii

T: Abaa war meeshaan mayaalaan ee waa la is hurgufooyaa oo wili la is warooyaan..

M: Yaa waaye bajaq yaashan laama xaaqimo iyo iskoobe kuugu soo qaatay?

T: maxaa ka kasaa aboo.. Ani bajaq urooni aan wiligee ahaa.. Waxaan u maleynaa Serenity mida ladhaho AKA Athena aa ii soo gurbisatay gurmad nooh..caalaashaan Don't show my recorded show on TV..

M: abaa waxaa too late waaye maku dhahdidoo..mar hore ee qaraxday oo hada Directorska iyo producerska ee u gudubtay shaqadaas..

T: maya kistoo aan rabaa in aan is jiid jiidno nooh.. never we might end up in aan iska tirtirno qoftaan once and for all...3 nothing for me AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA!!

M: Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaa.. Baaba bajaq yaasha mudaharaadka kugu wado ma jiraan

T: maya waraa.. adigo iyo feebaro yaa reynaayo? bax iska soom..Aaaaaaaaaaaaaaaaaaa

M: AAAAAA see you soon!!!

..................................................................................................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waa Asagii!!!!

 

Adoogiiiiiiiiiiiiiiin Banyaaaaaaaaaaaaaaaaa!!!!

 

Kaalay waxaan yaab waaye.. ar yaabka yaabkiis!!!! ina baqti lagde aa maanta la dhahay ma jirtid...Waraa anaa "Daadax" looool

 

Xiin kaalay gogol ani iyo adi maxaa ku sameyneenaa? waxaas afkaada ka ilaali..ani abigkee gogol markaan maqlay waxee anoo la joogo bajaqdoo reer mudug eh.. walaale gogol baan noo fidin ee bal sug kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Aboo saan u sugaaye oo u farax sanaa hadii arki leheed.. Gogosha waxaan u heeste in joodari (firaash) lasoo dhigaayo oo la is asturaaye..bajaq dirin ee lasoo carartay nacalaa fasaleetigeeda kutaale...Marka Adi gogol waxaan ka wadaa aan u maleynaa dirin hanaloo fitiyo loool

Diyaar aan u ahay.. laakiin sorry anaga gabdheheena oday kili ridaayo marabaan ee baas ee ka danbeeyaan looool calaashaan oday hal tiiro ku hartay aa tahay nooh..tiiro ka bacdi bajaqda yaa kolkoolinaayo qamaam yahoo? so no!! abadan maa la dhihi jiray...

 

..........Words on Screan U ooyaaye ciyaal.......

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiyee:

The show!!!!

Hosted By: ina Baqti Lagde

Produced By: Admin iyo Ciyaalka xaafada

 

T: wlc to our show everyone!!!!!!

Today we have a special person from SOL.. This girl is one of the biggest faces in SOL and I think we would all Agree to that..

Before I call out my Friend KOOL KAT, I would like to give a little back ground about her.

KK waa gabar aad iyo aad u da' yar laakiin meela kale iyo qeeba kale u waa weyn, waa gabar edab iyo rabsho isku darsatay, waa gabar saqajaanimo iyo sheeqnimo isku wadata, waa gabar hadaan iraahdo alaahu mustaciin caqli iyo dee wax kale isku daba wadata iyo more!!!!

Ka ma sii hadli karee bal aan u Yeero K,K

 

T: Please wlc my Friend KK

KK: Hi!!!! (walking like bajaq wiligeed kabo taako xiran)

T: Hello KK wlc!!

KK: Haa aboo ehehe! (jumps to T for a hug)

T: Naa naga tag weesada hana jibininee!!

KK: Alla!!

T: ma socodka baa ku dhibiya? mise waad suuxdaa? hanugu soo dhicin

KK: Alla waraa is daji qashin yahoo salaan lee iga aheedee

T: salaanta gaalada ma fiicna!

KK: waa yahay wadaadka hahahaha

T: ii waran? soo adigaa nuurayee yaa kuu nuurshay?

KK: yaa kalee!!! NINKEYGA!!! hahahahaha

T: wale in uu shaqo culus kaa qabtay farxadada bee ka muuqataa!!

KK: ahahahaha

T: Bal ii waran maxaa qabataa..soo adigaa luuq kaste taaganee?

KK: waraa aflagada jooji yaah bajaq yahoo!! I work and take care of my family

T: SOL ka waran iyo xaladeeda?

KK: Sol naago aan jirin baa ka buuxaan iyo niman foodlayaal ah!

T: Adigaba ma adaa jira soona kukan fooda dheer aad u qabtid shimbir laga naxshay!

KK: waraa in aa i ceysid maad ii keentay mise wax kale?

T: ka soco.. Bal maxaa cusub?

KK: Ohio baan ku maqnaa hahahaha it was beautiful

T: war Ohio ha ii faaninee wax kale ii sheeg

kk: walaahi was nice!!

T: war ileen balaayo naa kalay, ma foolxumada aad ka heshaa?

KK: waraa naag danbe hadaa i dhahdid boorsadaan aan wijiga kaaga dhufanaa walaahi faankuulo yahoo!!

T: Xoog badnidaa wa rati baad ku quraacataa!!

KK: waraa F off

T: naa adigana B off

KK: bye (gets up kicks the table and leaves)

T: war ileen balaayo xoog badnaa naagta ma ranboo baa ku haaya..anaga wax arki weynay...

 

T: thats all for our show..see you next time with our Guest

 

Northner!!!

 

Wareer Badanaa!!!

:D:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Horta let me begin by saying, SOL was down yesterday, anigana neeftaa igu dhaganeed...Maanta markaan fiirshay,still down, waan ooyn rabay, WTF!!!

 

Sheekha, caku cirid foolxumo badan...Xaad la qoslee...Horta odaygaan indha maraqaleh iga leexi...Wah...Hayehee, ma ooyaa anigaa...Waraa Tuujiye bajaqyohoow maxaa saas iigu caaynee, gogol anigana...Lacag leena xaal maris u aqaan ani...

 

 

Originally posted by Canjeex:

Ps. Caruurtan baradhada iyo kaluunka lagu soo koriyey ha ubixin...Suuro bila humor genaration ba la dhahaa.

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...Good one...

 

Tuujiye, wuu cabsooday, caano siiya, maankuu heesaa...Fulay raax weyn...Saas ma bajaqyaashaan uga baqee...War soodaa waxaa heysid, ha ooyaanee...Hadaa baqeysidna af cad u sheeg, waalagaa celinaa...lol...Aaway hee ani wili waan sugooyaa...

 

OK OK, how about we skip, you know who, and move on to Layzie...Layzie u dhamee on your show, just so 'some people' feel comfortable and don't feel you're taking sides...Hell ani isooo celi, caay aan raaxada isaga qaadno, lets see bo hadey wili sii ooyaan...War anaa ilaa balaayo aragnay...

 

UMU, haye adi wax maa ka qabtaa hadii lagu keeno Tuujiye's show...

 

PS, Tuujiye, sheekada wad dee maxaad la cabsatay...Mise MMA aa iska sasab is dhohoysaa...War bajaqaas wax kaa ma qaadaayo... :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

T: Please wlc my Friend KK

KK: Hi!!!! (walking like bajaq wiligeed kabo taako xiran)

 

T: ma socodka baa ku dhibiya? mise waad suuxdaa? hanugu soo dhicin

KK: Alla waraa is daji qashin yahoo salaan lee iga aheedee

 

 

T: ii waran? soo adigaa nuurayee yaa kuu nuurshay?

KK: yaa kalee!!! NINKEYGA!!! hahahahaha

T: wale in uu shaqo culus kaa qabtay farxadada bee ka muuqataa!!

KK: ahahahaha

T: Bal ii waran maxaa qabataa..soo adigaa luuq kaste taaganee?

KK: waraa aflagada jooji yaah bajaq yahoo!! I work and take care of my family

T: SOL ka waran iyo xaladeeda?

KK: Sol naago aan jirin baa ka buuxaan iyo niman foodlayaal ah!

T: Adigaba ma adaa jira soona kukan fooda dheer aad u qabtid shimbir laga naxshay!

KK: waraa in aa i ceysid maad ii keentay mise wax kale?

 

KK: waraa naag danbe hadaa i dhahdid boorsadaan aan wijiga kaaga dhufanaa walaahi faankuulo yahoo!!

T: Xoog badnidaa wa rati baad ku QURAACTAA!!

KK: waraa F off

T: naa adigana B off

KK: bye (gets up kicks the table and leaves)

KAX KAX KAX, I was reading it to my sister - I couldn't read it saan u qoslaayay darteed...KAX KAX KAAAAAAAAAAAXKAX KAX KAXKAAAAAAAAAAAX...

 

Markaasey waxey ku leeyihiin jooji showga...War waligoodbo...

Share this post


Link to post
Share on other sites

la ilaaha ila laahu, odoga dhammaa ee nuune ahaa ee aan usoo ergooday ciyaal shangaani ii ugu noqday. waxaan is lahaa Kool kat buu shaah noo kari dhihi doonnaa raggana dirin buu uu fidin doonnaa oo wa ka garbixi doonnaa. Qoor iyo xero ka daba gaallee!

 

Bas, khallaas waa iska cafinnaa Tuujiye. Waa nimaan cid looga dacwooda lahayn!

 

Tuujiyye, adeer qardhaas baan kuu jarayy in ilaahay ku toosiyyee f-building ka qaado!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Adi yaa ku dhahaybo markii horebo Nuune u ergoo...Adaabo ka daran oo reer shangaani war ka doonay...Kool_Kat shaah karis wey iloowday, may be laakiin dad aan ogahay aa soo karindoono...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this