Sign in to follow this  
Tuujiye

The Show..

Recommended Posts

Tuujiska adiga waxba ma wadaagtaan, ninkaas buule warboo ka yimid adna meel fog iyo buur dusheed baad ka timid marka in laguu ergooda laftigeeda gardarro ah saaxiib!

 

KK, haddaadan tuujiyye gartiisa shaah u karin-karin maxaad ku toorrantahay adeeer?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

XIINOOW, Habaryar, anigu dee shaah kariskii iloobay...Laa kiin iska daa, shaqaalo badan oo dhaga fudud aa SOL ka buuxo...Markey maqlaan XIIN, shaah kon buskut kon xalwo kon qaxwo kon bun kon cambuulo, ee soo dhigaayaan meesha... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Ok people, I had the opportunity to interview Tuujiye this afternoon shortly after he left the studio, here's how it went:

 

KK: Bajaqa hayeh warka keen?

T: Abaa adi horta bajaq ha'iigu wicin maku dhihinoo

KK: Yahooy i dhageyso, hadaa bajaq tahay ani bajaq lee kuugu wacaa

T: Adi iga qaleehee dad badan aa igu af baree noo, macalimada ga' iga siiso hee

KK: Fiiri horta, SOL maxaa waaye taa ka dhigtay?

T: War kuwoo bajaqyaasho aa meelan ka galo la'ahay, I think they saw me under the water nooh (gets excited)

KK: Ee adi maxaa ku sameysay hee gabdhaha

T: Ani meesha nac nac iyo baq baq lee kusoo qoraa bal iyaga what's fifteen for them hadaan dadka fun ka sameeyo. Gix Gix Gix (looks into the camera isagoo is qurxinaayo) Get it, maxaa uga shan iyo toban ah...heeeheheeeeheheee

KK: War bal daya ciridkiisa, dameer daalay lee iga dheh

T: Kuusha, hayeh ani maa hadana igu soo kala fireysay?

KK: Ee baabuur maa wataa, maxaan soo kala fireenaa...LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL

T: Adigana qosolka maalaa yacniga aan kuugu nacay, marax yehee

KK: Fiir adi marax nimadeyda laguuma dirsanaa, cunug yohoow aa moodo oday qamri ka dargay, war istooso, maxaa la liicliicoysaa

T: Heheheee, adi qosoleey aa is mooday yaah

KK: Fiiri ani ha ii qoslinee, ilkahaas aad u moodo bulukeet si qalad ah la'isku dulsaaray, maxaa waaye 'BREAKING NEWS'kaan aa wadid, iyo cunugaan MMA ladhoho aad moodo inuu subxaanyada qabo

T: Ee maya nooh adi, meesha ooyin iyo cabaad eela yimaadeen, marka waxaan is dhahaayay xoogaa banooniga u salax noo

KK: Ee MMA intuu ka soo galaa sheekada

T: War kaas waanku daneysanaayey lee nooh, in la'i ban gareeyo aan ka baqaa

KK: Mabaqday marka, ma labadii xiniinyood baa lagaa siibay? Wah thnx to Nephthys input)

T: Yareey fiiriyaah, adi maxaa xiniinyaheey ku tusay

KK: War ani ma arkinee, fulay baad igu noqotay noo, aaway wareysigii aa Serenity la yeelatay?

T: (gets up, opens his jacket and starts yelling) FIIRI BAJAQ YAHAY, YOU WANT SOME OF THIS (hits his chest with his hands)

KK: War isdaji, meesha dagaal mayaalee

T: (starts crying) maya I am just sick and tired of these women picking on me (wipes tears)

KK: Alla aboow raali ohoow (opens hands to give him a hug)

T: (steps back) Naa horta maxaa gaal gaal isaga dhigtaa, iga leexo marax yehee (leaves stage isagoo ilin iska tirtiraayo)

KK: War bax bajaq yohoow ooyinta badan...Waaxay wuxu, nin rag ohoo ooynaayo...Soco dheh isagaa marax ehee...

 

Hade waakaa, wiilkii waalaga xanaajiyay...I don't know qofka naga qosol siindoono... :D

 

BTW, it was Nephthys idea to do this interview...And me being the creative person I am, I did the interview... :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^ Ha i nabin. :D

 

KK:
Mabaqday marka, ma labadii xiniinyood baa lagaa siibay?
Wah thnx to Nephthys input)

T: Yareey fiiriyaah, adi maxaa xiniinyaheey ku tusay

KK: War ani ma arkinee, fulay baad igu noqotay noo, aaway wareysigii aa Serenity la yeelatay?

T: (gets up, opens his jacket and starts yelling) FIIRI BAJAQ YAHAY, YOU WANT SOME OF THIS (hits his chest with his hands)

KK: War isdaji, meesha dagaal mayaalee

T: (starts crying) maya I am just sick and tired of these women picking on me (wipes tears)

Qaaaxqqqxqaaxqaaaaaaaaax. Ahhh!!!! maxaa laga siibay? misana qaaaaaaaaaxqaaax, ma nooli, waa dhici rabaa, i qabdha :D . Beentaa maaha laakin, anaa soo arkay they were both on sale ie; a nickle! LOL. Tuujiye aka Cali ooyaayee. Gabar kasto waa kugu fadhiisanaa suu u dhahaaayay ala fine in asi lagu fadhiisanaayo waa iska ogaaaa.. :D .

 

KK wiilka si xunaa u gashay ma naxeesid , yaa ku yiri bal sheeg-sheeg. :D:D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xiinoow, sxb looolzz, odeygaan Tuujiska cayaal Liido waaye, haku qaldamin, gar iyo goynteeda maba uu garanayo iyo geed la fadhiistoo lagu shaaheeyoo, dacwadaadi waa taan ka jawaaboon iri hada kadib waan edit gareyn waxa uu Sheikh Tuujiska soo qoro smile.gif

 

mise waxaad dooneysaa inaan qawrac la fariisto cunaha oon boqnaha ka dabro sidii awr qooqan

Share this post


Link to post
Share on other sites

lmao@@@@@@@@@

T: (gets up, opens his jacket and starts yelling) FIIRI BAJAQ YAHAY, YOU WANT SOME OF THIS (hits his chest with his hands)

Funny as hell. I can just picture him asagoo xabadkiisa garaacaayo, oo hadana "ouch" dhahaayo.

 

Nuune, aniga waaba yaabe, meesha adiga maxaa kusoo galiyay?

 

This is Tuujiska's show, producer iyo creator mana tihidee, ee bootaale yahow, oo umoodo inuu hal lug mida kale ka yartahay, sida dhintis aa ku jirto, oo uni-eyebrow qabo sida nin carab eh camal, meesha ka bax, "edit" bada hakaa tuurto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kool_Kat:

Ok people, I had the opportunity to interview Tuujiye this afternoon shortly after he left the studio, here's how it went:

 

KK: Bajaqa hayeh warka keen?

T: Abaa adi horta bajaq ha'iigu wicin maku dhihinoo

KK: Yahooy i dhageyso, hadaa bajaq tahay ani bajaq lee kuugu wacaa

T: Adi iga qaleehee dad badan aa igu af baree noo, macalimada ga' iga siiso hee

KK: Fiiri horta, SOL maxaa waaye taa ka dhigtay?

T: War kuwoo bajaqyaasho aa meelan ka galo la'ahay, I think they saw me under the water nooh
(gets excited)

KK: Ee adi maxaa ku sameysay hee gabdhaha

T: Ani meesha nac nac iyo baq baq lee kusoo qoraa bal iyaga what's fifteen for them hadaan dadka fun ka sameeyo. Gix Gix Gix
(looks into the camera isagoo is qurxinaayo)
Get it, maxaa uga shan iyo toban ah...heeeheheeeeheheee

KK: War bal daya ciridkiisa, dameer daalay lee iga dheh

T: Kuusha, hayeh ani maa hadana igu soo kala fireysay?

KK: Ee baabuur maa wataa, maxaan soo kala fireenaa...LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL

T: Adigana qosolka maalaa yacniga aan kuugu nacay, marax yehee

KK: Fiir adi marax nimadeyda laguuma dirsanaa, cunug yohoow aa moodo oday qamri ka dargay, war istooso, maxaa la liicliicoysaa

T: Heheheee, adi qosoleey aa is mooday yaah

KK: Fiiri ani ha ii qoslinee, ilkahaas aad u moodo bulukeet si qalad ah la'isku dulsaaray, maxaa waaye 'BREAKING NEWS'kaan aa wadid, iyo cunugaan MMA ladhoho aad moodo inuu subxaanyada qabo

T: Ee maya nooh adi, meesha ooyin iyo cabaad eela yimaadeen, marka waxaan is dhahaayay xoogaa banooniga u salax noo

KK: Ee MMA intuu ka soo galaa sheekada

T: War kaas waanku daneysanaayey lee nooh, in la'i ban gareeyo aan ka baqaa

KK: Mabaqday marka, ma labadii xiniinyood baa lagaa siibay? Wah
thnx to Nephthys input)

T: Yareey fiiriyaah, adi maxaa xiniinyaheey ku tusay

KK: War ani ma arkinee, fulay baad igu noqotay noo, aaway wareysigii aa Serenity la yeelatay?

T:
(gets up, opens his jacket and starts yelling)
FIIRI BAJAQ YAHAY, YOU WANT SOME OF THIS
(hits his chest with his hands)

KK: War isdaji, meesha dagaal mayaalee

T:
(starts crying)
maya I am just sick and tired of these women picking on me
(wipes tears)

KK: Alla aboow raali ohoow
(opens hands to give him a hug)

T:
(steps back)
Naa horta maxaa gaal gaal isaga dhigtaa, iga leexo marax yehee
(leaves stage isagoo ilin iska tirtiraayo)

KK: War bax bajaq yohoow ooyinta badan...Waaxay wuxu, nin rag ohoo ooynaayo...Soco dheh isagaa marax ehee...

 

Hade waakaa, wiilkii waalaga xanaajiyay...I don't know qofka naga qosol siindoono...
:D

 

BTW, it was Nephthys idea to do this interview...And me being the creative person I am, I did the interview...
:D:D:D

:D:D ,,,, haye ,, where is tuujiska markaa ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

I bet Tuujiye is sitting back, grining, waiting till it dies down to do it all over again.

 

Waxba ha is ga-gabinin, soo bax. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Tuujiye kadhimeey ka dhim uu nala dheelooyaa...Laakiin inaan isaga naftirkiisabo u qabnooyno ma ogo...Dhuumashadaada lee ku maqnoow...Laakiin maalinkaan waxaan ku qoslo, oon ku rafto, oon ku ooyo, oon ku dhidido keeni waayo waa war jiraa...

 

As my ayeey would say, waa inoo iyo ganil dambe...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

After receiving numerous phone calls from the Tuujiye Show, KK decided to do a late show so MMA can clear the air…

 

KK: Thank you everyone for joining us this late night/early morning…This is a special show…We have Maskiin_Macruuf_Aqiyaar aka MMA with us on this segment of our show…

Let me give y’all a little background on MMA, he has been a member of SOL since the beginning in 2001...He is hated by a lot of SOLers, and very few like him…

 

Let’s welcome Maskiin_Macruuf_Aqiyaar oo ku magic dheer MMA…

 

*Audience: BOOOOOOOOOOOO, BOOOOOOOOOOOOOOOOOO…*

 

KK: Fiiri wiilyohoow lugta gaaban aad maleyso dhurwaaga, maxaa xaa cadaan la iisoo kacshay?

MMA: Abaa fiiri adi, I just want to set the record straight…(Isagoo is toostoosinaayo)

KK: What record? Oo ma heestaa?

MMA: Abaa adi firi nooh, dheesha dhaaf noooh.

KK: War kulama dheelaayee maxaa rabtaa?

MMA: Abaa…

KK: War aniga Abaa ha’I dhihin aabahaa ma ihiyee…

MMA: Hay adi abeheey afkaa ka daayaah cunug yahay

KK: War cunug taada ma ihiyee, kasoco

MMA: Ani hadbo reer SOL dadkaan ha la iga dhex saaro. Ani meeshaan MOD aan ka ahay. I am suppose to be neutral at all times and not take sides. (codka intuu gabiyay) Laakiin KK ninkaa Tuujiye qosoloow, waan ka dambeeyaa…

KK:War adigana dad ka labada xiniinyood laga siibay maa ku darsoontay

MMA: Abaa adi fiiri nooh, ani iney SOL igu kacdo ma rabi nooh, shaqadeyda waan jeclahay.

KK: Horta kaalay adi, Canada goormaa timid?

MMA: Abaa, ani Canada imaashaheed dhan waxaan ka xasuustaa markii iigu horeysay HBO nooh…Abaa ani alaabtaas waanka dambeyaa ilaa iyo hada

KK: Bal noo sheeg see isku barateen?

MMA: Abaa, Canada first night aan ku bartay shock aa igu dhacay, waxaa nayroobi ku maqli jiray kanaalo waxyaabaha qaawan kaliya laga fiirsado in Canada. Ani iyo koo kale isla qol seexan jirnay...habeenkaas kanaalkaas uu arkay HBO. Lakiin biriq biriq aa ku jirtay. He thought he was in afrika.......tv gilgil ku bilaabay iyo feer… War ha nagu jibin ku dhahay. Isagana ku hey 'maya maya, anteeno uu u baahanyahay' gaw gaw gaw feer….Mar mar uu u toosaa…Markaasuu wuxuu dhahaa “ma aragtaa’

 

By this time, KK dhiq dhiq dhiqdii waaka dhamaatay, sida eey camal ey u qosloysaa…

 

MMA: Abaa bas hee adi, hanagu suuxin.

KK: Bal hada sheeg maxaa rabtaa ineey reer SOL ogaadaan? Inaa bajaq fulay eh tahay, hayeh…

MMA,: Abaa adi caayda daa nooh, see camal. Iga xishood

KK: War waxaan kaa xishooneena malehee mardambe cantara baqashkaan hanoo soo kicin, bajaq yohoow.

 

CUT, I am out…BIIJIS...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this