Sign in to follow this  
Tuujiye

The Show..

Recommended Posts

I just love this show, I imagine the scene eey KK kusoo boodayso Tuujiye ayadoo kabo dheer oo goono abu tight ah wadato, madaxa sideey jel ula dhacaysay jini jini u eg oo asagoo gaabni badan foolxun sheekh iska dhigaayo jac ku dhajinaayo

 

Anagana audiance baa nahay. that would have been alot of fun.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Tuujiska, look like you have a few ^^cheerleaders^^. Let me have a go bal.

 

N: Waar kuma fahmaaye, bal af soomali ku hadal

T: See waaye duqa, waa ku hadlaa no?

N: Waan ku hadleyaa dhe, waan ku hadleyaa. Af culusidaa!

T: Fiiri no duqa, af somaaliga ku hadlaa waa saxsanaa no?

N: Waar waxan ku weediyey, af soomaliga cidaacadaha aad ka maqashid ma fahantaa?

T: Haa duqa

N: Bal waayahaye ku hadal. Waxan ku weediyey, Somalia iyo Kanada ayaad weligaa ku nooleede, wadano kale ma aragtey?

T: Waxan tagey Kenya.

N: Wadankii ma ku noqotey?

T: Maya

N: Gormaad ku noqoni?

T: Marku hagaago

N: Gormu hagaagi?

T: Maalin dhow insha Allah

N: Amin. Laakin, ilaa'u hagaago maxaad qabani?

T: Meeshanan fadhiyi oo Somaliland kasoo caayi.

N: Dee shaqo la'aan ba ku haysa.

T: Somaliland ayaan shaqo ka dhigtey.

N: Maxaad ka faa'idi markaa?

T: Si wacaan ayaan u seexdaa

N: Adiga iyo qaar kale oo badan! Xamar maanta waxa ka jira maad ka hadashid?

T: Somaliland ayaan caashaqey :D

N: Adiga iyo qaar kale oo badan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

UMU, ani mugoo goono gaaban ma xirti, try capris...I walk in rocking a khaki capri, and red high heels...

 

Northerner, LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@duqa...I can just picture this in my head, adoo afReer Xamar iska doonaayo inaad qorto nooh...That is cute...EE wiilka wuu idin caashaqee iska daa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

KK goono gaaban maku dhihin. laakiin a tight u know am a well sculptured beauty like goono! U were the fashion queen in SOL n I have a certain image of u when i see ur picture. A semi tall, skinny, chocolate beuty with curly long hair who wears makeup and doesnt go to weddings with the same dirac twice!

 

ma beentaybaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Alla alla, naa bal u kaadi...I am not tall, not skinny, not dark skin; you got the curly hair part and not wearing the same dirac twice part RIGHT!!! And no I don't wear goono tight eh, may be in my younger dayz...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Not tall, hell yes check, not dark skin, hell hell yes check, got curly hair, hell hell hell yes check, and not wearing same diract, alla waan ba' nay check.(you literally described KK to the letter, but hada stalking hanoo bilaabin, haye)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

THE SHOW!!!!!

Hosted by: Ina Baqti Lagde (Tuujiye)

Produced by: Admin and ciyaalka xaafada

 

T: YEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEES!!! Wlc every one to the SHOW!!! (buuqa meesha dhan sidii in lacag la qeebinaayo oo kale)

 

T: Before I bring out our beautiful Guest Al-Mumina I would like to give a little back ground..

AL-mumina waxee ku dhalatay carabta oo dhulka westiga waxaa la keenay ayadoo yar.. waa gabar edab iyo anshaq leh oo fiican, waa gabar waalidkeeda dhageysata, waa gabar diinteeda taqaana, waa gabar..alaahu mustaciin,eeeeeeeeeeeee bal ma wadi karnee aan u yeerno....Please wlc Al-mumina!!..sacab...sacabka....

 

T: Ajaaaaaaaaaaaaaaaja

A: Hi every one!! hello tuujiye

T: xaaaaaaaaaax!!

A: ahahaha what?

T: Al-Mumina wlc yaaqee..

A:Thanks walaal

T: Su'aal?

A: Jawaab..

T: walaashaa kaa yar top ee leedahay maa xiran tahay?

A: maxaa dhacay? excuse me!!

T: No, No! I mean xijaab qatar aa xiran tahay laakiin funaanad kugu dhagan nooh oo wili soo saartay xabadkaan aad u qabtid in diyaarada mareekanka loogaga hortagaayo!!!

A:ahahaahahaha stop it Tuujiye now!!

T: goonadaana kistoo maa dabcisid yaaqee..fadhiga aaba nugu celisay oo istaaga sootaa aad noodiiday!! xaaaaaaaaaaaaax!!!

A: oo my god your nast and sick Tuujiye this so low of you..whats up any ways?

T:nabad! Al-muneey ma wadaad baa tahay adigaa "AL" is raacshee?

A:me? oo hell no, aniga I'm far from it!!!

T: weekaa muuqataa..eeeee "WHAT!!" maya een

A:what ever man!

T: gabar walaashaa baa kula socotay ee meeday?

A:yes my sister Ghanima is with me..

T:cuudu bilaah..magac foolxumaa bal lets call her out..

(Comes out Ghanima oo boonbolo wadato)

G:aaaaaaalooooooooo eveedhi wwwwwwaaaaaaaaaan!!ehehe!!

T:finka cuudu bilaah!!! war wenanbadnaa ruuxa!! naa heedhe ma carabka bee la dahay?

A: leave her alone as...le!! she is sick!

GH: Are you my father?? give me candy!!

T:naa naga tag geed yahee wijigeeda loo qabo islaan tuunji ku fadhisay, dhidid badnaa waxa ma sac oomanaa..

A: come here baby!! don't listen to him..

T:AL!! ilaahey kheyr haku siiyo, kheyrna hasiiyo nimcada uu kugu wada dhajiye, tani aad wadatid kheyr kale haku dharbaaxo koow dheh..ee BYE!!

A: ok walaal thanks.."OK"

T iga wad waxan yeesan stageka dhan noogaga dhareerinee!!!

 

T: bismilaahi..wenenbadnaa..ileen Ghana bilaash looguma magac darin..sootaa qaaradii dhan la eg...................Thats sit for our show..

I'll see you all in our next show with My good friend XIINFANIIN!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

T: xaaaaaaaaaax!!

A: ahahaha what?

T: Al-Mumina wlc yaaqee..

A:Thanks walaal

T: Su'aal?

A: Jawaab..

T: walaashaa kaa yar top ee leedahay maa xiran tahay?

A: maxaa dhacay? excuse me!!

T: No, No! I mean xijaab qatar aa xiran tahay laakiin funaanad kugu dhagan nooh oo wili soo saartay xabadkaan aad u qabtid in diyaarada mareekanka loogaga hortagaayo!!!

:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

TUUUUUUUUUJIYEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE, alla maxaan kuugu inkaaraa...I was LAUGHING SO HARD...Shidh...Walaahay diifaa iga yimid...This is by far the funnies ish, I have ever read in my life...

 

I wanted to quote some of the stuff, leen kastaba leenka kale wuu kasii qosolbadan yahay...

 

G:aaaaaaalooooooooo eveedhi wwwwwwaaaaaaaaaan!!ehehe!!

T:finka cuudu bilaah!!! war wenanbadnaa ruuxa!!
naa heedhe ma carabka bee la dahay?

A: leave her alone as...le!! she is sick!

GH: Are you my father?? give me candy!!

T:naa naga tag geed yahee wijigeeda loo qabo
islaan tuunji ku fadhisay
, dhidid badnaa waxa ma sac oomanaa..

WALAAHAY ^this part just KILLED me...Hadii qosol loo dhiman karo, anaa caawa u dhiman lahaa...Walaahay waxaan ka baqaa caawa anoo qoslaayo inaan qarwo...Alla ani dhan waan gubanooyaa qosol dartiis...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this