Sign in to follow this  
Tuujiye

The Show..

Recommended Posts

nuune   

Tuujiye, barakada Alla kaa qaad kuma dhihi karee baarqabyahow bidhaantaada dadka ka qari hadaa dhibka sii wadid meel kasta jirkaaga baxdin aa kasoo baxeeso illaa buufka

 

LeeziGaal, adiga shoobaro socdaa tahey, waxaan u maleenaa in wali xudunta lagaa jarin, is jir waa laguu soo socdaaye, Abuu Nuune waa soo socdaa intee ka baxaa meel Alle hakaa saarto smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@xudunta malagaa jarin.

 

Abuu Nuune, maa joogtid adiga. Ayaa mahaan aniga lee igu kacsan tahay and normally what that means is that waa igu riyootay and it was one hell of a riyo ee iisheeg, saas maan kaaga nixiyey, riyada mexey ku saabsaneed.

 

Teeda kale, shoobarinimo maba jirin before you came. Taada hoos hoos waaye, isku dirinimo 101 adiga lee aas aasay. Sida ukunta iyo suugada leysku dhax Karsho, maxaa la dhihi yiray? "shakshuuko" right? saas aa SOL u walaaqdaa, ee aniga ha igu gamban, weersho waaxid@abuu nuune

 

PS:Gabadha oo eedada u ahay(cyberly ofcourse) iyo midka ey dhahaan qori la toosiyay, it isn't attention seeking if the "attentionka" suuqa sida half price ley gogolay mar hore oo leygu baryay daily inaan for free uqaado marka ay iga daaleen 50% off gadnimodeeda. Ee si kale iimar, this whole "attention" raadis labadiina aaba igu filan, duh@raadis, soo outplayed and overly used by too many mukulaalo for me to count

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

The last segment was loooooooong and boring.

 

Layzie habiibty, I wish you would know when to back off or not post anything at all. I'm serious abbaayo, this ain't coool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

The show!!!!

Hosted By: Tuujiye

Produced By: Admin iyo Ciyaalka xaafada..

 

Wlc everyone to our show....

Waxaa la dhahay "ninba hablaha tuu ka doorto buu hodan ugu yeeraayee" bal maanta waxaa nala jooga nin fanaan ahoo jeceel jarjaray....hadii aan xoogaa hordhac idinka siiyo ninkan waxaa ka bilaawi lahaa waagii ugu horeeye uu yimid SOL..

sheekha Jacelka aka Jaceyl Baro waxuu yimaaday Sol asagoo labo go' wato iyo ul aad u qabtid tii nabi muuse...Waxuu ka mid noqday ciyaalka oo uu ka qeeb galay "the Baro" family in 2004..jaceelkiisii ugu horeeye oo aan ka wareysan showgii hore wuxuu ahaa gabar lagu magacaabi jiray "wiilo"... Balse aan u yeero oo aan ka wareysto jaceylkan hada haaya....

 

T: wlc Jaceelbaro!!! (shiikha jaceelka comes out singing)

SH: "haduu beerka qeybsamo barbaan adi ku siin lahaa, wadnaheyga bidixdana waan kuu badali lahaa, kaagana waan la bixi lahaa" War tuujiyoooow!! Wadh yee war bal ii waran..

T: ahaha Abaabiina soo dhawoow yaaqee!!

Sh: Jaw! ina adeeroo miyaadan luqada wili hagaajisan? wadh yee marqaan jabis baan ahoo ha ila yaabin...geerisheyn baa igu fiicnaan laheyd imaka!!

T: ahaha saqajaan.. Sheekha jaceel aa ku haayo waa u jeedaa ee yaa waaye bajaqda beerka kaaga dhagtay...

Sh: Dee horta walaal kamaba aanan fahmin waxaad i dhahday eese laakiin haaheey jaceel marqaansan baa igu baqay sidii caanihii!! ee har iyo habeen iga heesiya!

T: maxaa heystaa hada?

Sh: soo anigii Cumar Showli xataa kuday oo ugu heysay " Dumar kalee ma caashaqin, hadal danbe kuman oran, dooqa wuxuu raboo wilii diiday kuman oran!!. (T: ajaaaaaaja)"Daruur roob da'eysiyoo dabeel caafimaad baan GHANIMEEY ku moodee waxaa tahay wax iidar Daran! haatan deyradaadaan ku dadaalayaayoo, ima fiirineysidee, ogoow dumarka SOooooooool! kaabadan waan kaa daldoosadee, dusha ha iga xaganinee LADABAALO LADABAALO CAASHAQAA!!!"

T: Ajaaaaaaaaaja (sacab from everyone) oo kaalay ma Ghanima ayaad somali ugu heystaa?

Sh: dee ma oji..ma Shiinees iyo hindi iyo ameerikaan baan garanayaa anigu?

T: war qoftaas ciyaal ingariis waaye oo heesa waxee ka heshaa ciyaalkaan Ameerikaanka qaadaan..

Sh: Jaw! war heedhe see yeelaa?

T: abti bajaqdaas easy waaye anaa kuu sheegaayo saa ku gashid...bax la hadalee iyadaa kaa tirtireesee... Somaliland hanoolaatona gees ka tuur...

SH: dee somaliland soo nool!! ma xamartaa baqtisay baad u qabtaa.. wadh yee ina baqti lagde, inantu bajaq danbe ha iga oran duli yahoo xamaraawiga ahi

T: war qoftaas showgaan aan ku arkee oo stageka dhan dhareerka dhigtee..bajaq intaan dhaho ayaan wili baqbaq dhahaa!!

SH: wadh yee hadi ima garaneysid anigu..hal cadkaan kugu dhagi!! bal iisheeg miyey isku ool oolshay inantu oo malagu sheegi karaa "caqaar"?

T: ahaha ka fog aboo.. bajaqda badeel duug eh ee u ekeed!!

Sh: waa maxay badeel? modeel baad ka wadaa?

T: najeynaa wanacuudu bilaah!!! waraa maya!!!!

Sh: wadh yee bax luqada soo baro!! cunug yahoo carabka la!

T: war ani carab ma la'i ee adiga waaye ninka luqada ku adagtahay oo u hadlaayo in carabkaada xarash u haayo dhabxanaga oo kale..kir aa lagu dhahay faara buuto yahoo!!!

Sh: haye ma talayaanigii baad ii keentay?? Shuuudh Up!! oo geed loos baa lagu yiri!!!

T: Ghanima mee hada kaa heysaa?

Sh: Dee soo taa aad ana aragtid ina baqti lagde!! soo anigaan hadh iyo jeedh iska marqaansan calaa daraadeed!!

T: Ghaniima waa kaa yartahay amee kugu suuxdaa? qofta aan arkay oo u soconeyso in tuunjiga lagu hilmaamay...

Sh: Wadhyee waxaad rabtaa in la i dhaho waakaa kii inanka xamaraawiga dilay soo ma aha.. MARDANBE HAKA SHEEGIN WAX JACEYLKEYGA!!!

T: aahaha bas bas hanugu oonin..******* oo naayo waxaa la dhahay wax ka fool xun ma leh.. wili markuu dhaho "HOOYYO!!"

Sh: war bye waan baxay mar danbena ha i wacan..cunuga niikiska badana ha isiiyo la cagteeda!!

T: war bax oday yahoo gabdhaha jidadka u istaagayo

Sh war shudh up baa lagu yidhi doqon yahoo luqada foosha xun!!

 

T: Ghanima aa iska gacan gashay maskiinta...Jaceelbaro toorabiin ku haayo..aadaale aadaa!!!

 

I will see you all in our next show with my good friend....... Neph!!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

lmao@@@@@@@@@

T: Ghaniima waa kaa yartahay amee kugu suuxdaa? qofta aan arkay oo u soconeyso in tuunjiga lagu hilmaamay...

Nin waalaaaaaaaan, I don't know how you come up with this...YOu are by far the funniest dude around here.

 

Neph, no disrespect intended, but I am not here to please anyone, so whether or not you find this cool or uncool, wax shaqadeyda ah maaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

geerisheyn baa igu fiicnaan laheyd imaka!!

Tuujiska lool, abbaa waxaa kaa codsanaa inaa Geerisheyn Leezigaal u sharaxdid iyo asxaabteeda :D

 

 

lool@hadduu beerku qeebsamo barbaan ku siin lahaa ahaha, inta badan aniga ma qosli, balse this last show waa dillaacey qossol dartiis runti smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

I don't see anything funny about this...you guys camiraada kadhaafa inanka yuusan run uqaadanine. bilaa caleek matagaana kix kix iyo kax kax ugu haysaan :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

I am not even gonna bother with my usual kix kix kix & kax kax kax & fiq fiq fiq & dhiq dhiq dhiq...

 

geerisheyn baa igu fiicnaan laheyd imaka!!

Waaah wah wah wah waaaaaaah waaaaaaah waaaaaaaaah...Ilkihiisa cagaar miyaa from the jaad...

 

qofta aan arkay oo u soconeyso in tuunjiga lagu hilmaamay...

Qux qux qux qax qax qaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaax... :D

 

 

To those who don't find this show funny, I suggest you buy some sense of humour from the DHOLLAR STORE!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiyee:

The show!!!!

Hosted By: Tuujiye

Produced By: Admin iyo Ciyaalka xaafada..

 

Wlc everyone to our show....

Waxaa la dhahay "ninba hablaha tuu ka doorto buu hodan ugu yeeraayee" bal maanta waxaa nala jooga nin fanaan ahoo jeceel jarjaray....hadii aan xoogaa hordhac idinka siiyo ninkan waxaa ka bilaawi lahaa waagii ugu horeeye uu yimid SOL..

sheekha Jacelka aka Jaceyl Baro waxuu yimaaday Sol asagoo labo go' wato iyo ul aad u qabtid tii nabi muuse...Waxuu ka mid noqday ciyaalka oo uu ka qeeb galay "the Baro" family in 2004..jaceelkiisii ugu horeeye oo aan ka wareysan showgii hore wuxuu ahaa gabar lagu magacaabi jiray "wiilo"... Balse aan u yeero oo aan ka wareysto jaceylkan hada haaya....

 

T: wlc Jaceelbaro!!! (shiikha jaceelka comes out singing)

SH:
"haduu beerka qeybsamo barbaan adi ku siin lahaa, wadnaheyga bidixdana waan kuu badali lahaa, kaagana waan la bixi lahaa" War tuujiyoooow!! Wadh yee war bal ii waran..

T: ahaha Abaabiina soo dhawoow yaaqee!!

Sh: Jaw! ina adeeroo miyaadan luqada wili hagaajisan? wadh yee marqaan jabis baan ahoo ha ila yaabin...geerisheyn baa igu fiicnaan laheyd imaka!!

T: ahaha saqajaan.. Sheekha jaceel aa ku haayo waa u jeedaa ee yaa waaye bajaqda beerka kaaga dhagtay...

Sh: Dee horta walaal kamaba aanan fahmin waxaad i dhahday eese laakiin haaheey jaceel marqaansan baa igu baqay sidii caanihii!! ee har iyo habeen iga heesiya!

T: maxaa heystaa hada?

Sh: soo anigii Cumar Showli xataa kuday oo ugu heysay
" Dumar kalee ma caashaqin, hadal danbe kuman oran, dooqa wuxuu raboo wilii diiday kuman oran!!. (T: ajaaaaaaja)"Daruur roob da'eysiyoo dabeel caafimaad baan GHANIMEEY ku moodee waxaa tahay wax iidar Daran! haatan deyradaadaan ku dadaalayaayoo, ima fiirineysidee, ogoow dumarka SOooooooool! kaabadan waan kaa daldoosadee, dusha ha iga xaganinee LADABAALO LADABAALO CAASHAQAA!!!"

T: Ajaaaaaaaaaja (sacab from everyone) oo kaalay ma Ghanima ayaad somali ugu heystaa?

Sh: dee ma oji..ma Shiinees iyo hindi iyo ameerikaan baan garanayaa anigu?

T: war qoftaas ciyaal ingariis waaye oo heesa waxee ka heshaa ciyaalkaan Ameerikaanka qaadaan..

Sh: Jaw! war heedhe see yeelaa?

T: abti bajaqdaas easy waaye anaa kuu sheegaayo saa ku gashid...bax la hadalee iyadaa kaa tirtireesee... Somaliland hanoolaatona gees ka tuur...

SH: dee somaliland soo nool!! ma xamartaa baqtisay baad u qabtaa.. wadh yee ina baqti lagde, inantu bajaq danbe ha iga oran duli yahoo xamaraawiga ahi

T: war qoftaas showgaan aan ku arkee oo stageka dhan dhareerka dhigtee..bajaq intaan dhaho ayaan wili baqbaq dhahaa!!

SH: wadh yee hadi ima garaneysid anigu..hal cadkaan kugu dhagi!! bal iisheeg miyey isku ool oolshay inantu oo malagu sheegi karaa "caqaar"?

T: ahaha ka fog aboo.. bajaqda badeel duug eh ee u ekeed!!

Sh: waa maxay badeel? modeel baad ka wadaa?

T: najeynaa wanacuudu bilaah!!! waraa maya!!!!

Sh: wadh yee bax luqada soo baro!! cunug yahoo carabka la!

T: war ani carab ma la'i ee adiga waaye ninka luqada ku adagtahay oo u hadlaayo in carabkaada xarash u haayo dhabxanaga oo kale..kir aa lagu dhahay faara buuto yahoo!!!

Sh: haye ma talayaanigii baad ii keentay?? Shuuudh Up!! oo geed loos baa lagu yiri!!!

T: Ghanima mee hada kaa heysaa?

Sh: Dee soo taa aad ana aragtid ina baqti lagde!! soo anigaan hadh iyo jeedh iska marqaansan calaa daraadeed!!

T: Ghaniima waa kaa yartahay amee kugu suuxdaa? qofta aan arkay oo u soconeyso in tuunjiga lagu hilmaamay...

Sh: Wadhyee waxaad rabtaa in la i dhaho waakaa kii inanka xamaraawiga dilay soo ma aha.. MARDANBE HAKA SHEEGIN WAX JACEYLKEYGA!!!

T: aahaha bas bas hanugu oonin..******* oo naayo waxaa la dhahay wax ka fool xun ma leh.. wili markuu dhaho "HOOYYO!!"

Sh: war bye waan baxay mar danbena ha i wacan..cunuga niikiska badana ha isiiyo la cagteeda!!

T: war bax oday yahoo gabdhaha jidadka u istaagayo

Sh war shudh up baa lagu yidhi doqon yahoo luqada foosha xun!!

 

T: Ghanima aa iska gacan gashay maskiinta...Jaceelbaro toorabiin ku haayo..aadaale aadaa!!!

 

I will see you all in our next show with my good friend....... Neph!!!!

 

Wareer Badanaa!!!

:D:D:D:D:D:D

 

 

Geerashaynta dadka u sharax ,,,, qaar baa moodaya a new Jappanesse car

 

 

loooooooooooooooooool ,,,,,,,, I'm gonna leave this for Ghanima :D ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this