Sign in to follow this  
Tuujiye

The Show..

Recommended Posts

Tuujiye   

......................The Tuujiye Show.......................................

 

Hosted By ina baqti Lagde!!!

 

 

Produced By................. Admin and Ciyaalka Xaafada....

 

Warnin: This will be an anything goes forum and everything that is writing will nothing personal is all fun....

 

Our Host Tuujiye aka Ina Baqti Lagde, will pick on anyone he likes....If you don't like it, well aaaaaaa well too BAAAAAAAAAAAAAAAAD!! you shouldn't join SOL.....

 

 

First Guest was Aaliyah 416.. since she had to visit her sick friend, we decided to bring our show to non other than..... Rudy, our somali/white boy in SOL!!!!!!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Welcome every to THE SHOW..

I'm your Host TUJIYE oo kumagac dheer (Ani) oona ku magac gaaban ina baqti lagdeeeeeeeeeeeeeeee!!!

 

Magaladan la yiraahdo genral oona ku taal wadankan Camel Milk oona ku magac dheer Somalia Online waxaa ka buuxan dad badan oo u kala baxa kuwo fool xun, kuwa qaab daran, kuwa gafuur weyn iyo kuwa dabeecad xun.. kuwa buur buuran iyo kuwa kale oo kasii buur buuran...Kuwa qaliiran iyo kuwa kale oo lafooway..Kuwa danbasoobay iyo kuwa "bus" iska noqday oo hawada iska raacay....

 

Waaaaa Tuuuuuuujiye!!!

 

My first guest today is a young Named Rudy.. let me give a little back ground about my "Friend" rudy before I call him out..

Rudy was borne in Womans Corner in the city of Camil Milk Threads.. His Mother which we don't know who she is told Rudy that his Father was a white man named "Flinstone"...ever since Rudy (Black kid) thought he was white and came out with the wrong colour...

 

Please wlc rudy...

 

T: Rudy wlc saaxiib

R: Yea tnx dude Sup!

T: Why are you jumpy rudy?

R: I had couple of sniffs before I came out you know hahahahahaa (moves around like sagaar qoorta laga jaray)

T: war Heedhe maxaa la gariireysaa sidii doole dufta laga tifay?

R: Sorry dude, don't speak German!

T: War waa somali!

R: What ever dude!! So were the ladies at?

T: We have no ladies we have habro!

R: hahaha So still were they At?

T: hahaha imaan foolxumidaa dhuuni...

ALL: hahahahahahaha

T: So what ever happened to your wife?

R: haha Man she ******..I'm hard working white guy that lives in Cali, how many do you know ha, like my kind and she went running after some African ameerica "MAdoooooooow" like what ever man!

T: War ileen balaayo!! war dadoo bal ninkan fiirsha?

R: Fiirsha what dude were?

T: war nin madoow adigaa ah wili foolxun!!!

R: I understand what fool xun means dude!

T: War Somali baad tahay wili mid foolxun, aragaada loo qabo dameer galeey loo diiday!!!

R: dude this interview is over! I'm calling the cops on you So moooli peepz

T: war bax doonfaar yahoo lunsan!! waaba ka dartee..intaa ii imaaday adigoo gariiraya sidii daqsi la tifay ayaad wili midibkaada ka faanee!! WHITE BOY WANNA BEE!!!

R: What ever dude I'm leaving..."good night everyone ehehehe"

 

T: Abuurta ilaahey wacanaa..somali wax kastaad ka heli doontayee fiirso hahaha...korkaadu qaad...

 

Thats it for our show...

 

Tomorrow we have special guess Her name is COOL CAT aka Kool KAT or should I say Kool MUKULAAL (bisad)!!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Allah hoooooyooooooy...You are killing me WALAAHAY...I can't even type qosol dartiis...

 

R: I had couple of sniffs before I came out you know hahahahahaa (moves around like sagaar qoorta laga jaray)

I can just picture that...LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...

 

Fiira adi, stop calling yourself INA BAQTI LAGDE...Uf, xaa baqti u lagdee, wax nool aa lagadiin maa weyseen...Aqas...Anigu wax baqti lagda meel uma soo fariisan karo dee, waxaay wuxu...Besides, I thought I told you before that I am too busy for this rubbish... :D

 

PS, Layzie iga hormari nooh...Ani aadaan u xishood badnahay...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Ani, last season aa showgiisa aaday. The november sweeps of last year aan rating-giisa kor ukiciyey.

 

PS:I like that nickname, just saying it out loud, ina baqti laqde aa qosol iga keento

Share this post


Link to post
Share on other sites

War ileen mashaqo. Tuujiye ur comedian. pls more!

 

looking foreward to KK on hot seat.

 

Looooooool@PS, Layzie iga hormari nooh...Ani aadaan u xishood badnahay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

The show!!!!

Hosted By: ina Baqti Lagde

Produced By: Admin iyo Ciyaalka xaafada

 

T: wlc to our show everyone!!!!!!

Today we have a special person from SOL.. This girl is one of the biggest faces in SOL and I think we would all Agree to that..

Before I call out my Friend KOOL KAT, I would like to give a little back ground about her.

KK waa gabar aad iyo aad u da' yar laakiin meela kale iyo qeeba kale u waa weyn, waa gabar edab iyo rabsho isku darsatay, waa gabar saqajaanimo iyo sheeqnimo isku wadata, waa gabar hadaan iraahdo alaahu mustaciin caqli iyo dee wax kale isku daba wadata iyo more!!!!

Ka ma sii hadli karee bal aan u Yeero K,K

 

T: Please wlc my Friend KK

KK: Hi!!!! (walking like bajaq wiligeed kabo taako xiran)

T: Hello KK wlc!!

KK: Haa aboo ehehe! (jumps to T for a hug)

T: Naa naga tag weesada hana jibininee!!

KK: Alla!!

T: ma socodka baa ku dhibiya? mise waad suuxdaa? hanugu soo dhicin

KK: Alla waraa is daji qashin yahoo salaan lee iga aheedee

T: salaanta gaalada ma fiicna!

KK: waa yahay wadaadka hahahaha

T: ii waran? soo adigaa nuurayee yaa kuu nuurshay?

KK: yaa kalee!!! NINKEYGA!!! hahahahaha

T: wale in uu shaqo culus kaa qabtay farxadada bee ka muuqataa!!

KK: ahahahaha

T: Bal ii waran maxaa qabataa..soo adigaa luuq kaste taaganee?

KK: waraa aflagada jooji yaah bajaq yahoo!! I work and take care of my family

T: SOL ka waran iyo xaladeeda?

KK: Sol naago aan jirin baa ka buuxaan iyo niman foodlayaal ah!

T: Adigaba ma adaa jira soona kukan fooda dheer aad u qabtid shimbir laga naxshay!

KK: waraa in aa i ceysid maad ii keentay mise wax kale?

T: ka soco.. Bal maxaa cusub?

KK: Ohio baan ku maqnaa hahahaha it was beautiful

T: war Ohio ha ii faaninee wax kale ii sheeg

kk: walaahi was nice!!

T: war ileen balaayo naa kalay, ma foolxumada aad ka heshaa?

KK: waraa naag danbe hadaa i dhahdid boorsadaan aan wijiga kaaga dhufanaa walaahi faankuulo yahoo!!

T: Xoog badnidaa wa rati baad ku quraacataa!!

KK: waraa F off

T: naa adigana B off

KK: bye (gets up kicks the table and leaves)

T: war ileen balaayo xoog badnaa naagta ma ranboo baa ku haaya..anaga wax arki weynay...

 

T: thats all for our show..see you next time with our Guest

 

Northner!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

Waxaa la idhi Maroodigu takarta saaran ma arkee, ta maroodiga kale saaran ayuu arkaa

Were you not the one who said to someone that they had no life other SOL? adna meeshan Show baabad ka furatay. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

KK: waraa naag danbe hadaa i dhahdid boorsadaan aan wijiga kaaga dhufanaa walaahi faankuulo yahoo!!

T: Xoog badnidaa wa rati baad ku quraacataa!!

KK: waraa F off

T: naa adigana B off

Bwahahahaha! faankuuulo la kor dhabay-yahoow xaaaakh tuuuuf-na inay kuugu dartaaa la rabay.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

T: Please wlc my Friend KK

KK: Hi!!!! (walking like bajaq wiligeed kabo taako xiran)

T: Hello KK wlc!!

KK: Haa aboo ehehe! (jumps to T for a hug)

T: Naa naga tag weesada hana jibininee!!

:D:D:D

 

Abaaba ciid ka ciid ayaa tukataa markaas aa dhahee weesaa ii dhowran. Jeega dheere waaxid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

TUJIYEE, my sweet Bajaq, I missed you...Walaahay you should see how hard I am laughing...I am sitting at an internet cafe, waiting for my connecting flight, dadka waxey ii firinooyaan sidii wax waalan inaan ahay...

 

Teeda kale, ani waa yaabee, qofkasto oo showgaaga imaado, xumaato lee maa ku kalatagtiin...Xaa dhacayhee?

 

MMA, ila araghee waxaan, salaadaa ii dhowran ku yeh...Sheeko...Ani maba qaangaarinee see salaad uga jabinaa... :D

 

Nephthys, iskiifo afdheerna ugudar...Maaladukaato warbadana haka iloobin...Isboorka wasaqbana iigu dar nooh...LOOOOOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

The show..........

Hosted By: Ina Baqti Lagde (TUUJIYE)

Produced By: Admin iyo Ciyaalka xaafada

 

T: Aaaaaaaaaaaaaaaahey! Wlc kuwiina ilkaha waa weyn iyo kuwiina ilkaha gabalka leh, Kuwiina Mad madoow iyo kuwiina warankiilada isku dhaqay, kuwiina kuus kuusan iyo kuwaan caloosha weyn aad u qabti in muruq caloosha kaga fakaday, Bajaq yaashiina gabasaarada fosha xun iyo kuwiin qamaalka qaabka daran leh.... Kuligiin ama turtigiina ama gibigiinaba wlc to THE SHOW!!!!

 

.........Our guest today waa wiil da'yar oo aan ku qiyaasi karo 40 jir laakiin is weeynesinaya oo isku sheegaya in uu yahay 20 jir... Waa wiil (inan/Igaar) Bal ila soo dhaweeya saaxiibkee Northner!~

 

 

T: please wlc Northner!!! Sacabka sacabka !!!

N: Thank you thank you!!! (walks in with calan foolxun)

T: War Northner haye ?

N: War ina baqti iska waran walal?

T: haye warka isii abti see wax u jiraan?

N: dee walal soo anigii qadka ku iri iga kala yadhee luqadan baas aad ku hadashid dee?

T: Dee maxaa la dhahaa? wax la cunaa?

N:war mey!

T: War may may Dee ma ahee wax kale sheeg!

N:war mey baan kunidhi!! waxan waalan

T: Northner ciraq maa gurmad u tagtag saaxiib? calankoodi baad wadataayee?

N: Wadhyee Af lagada jooji, calankan waa calanka dhulka hooyadee!!

T: wah, Hooyadaa shimee reer ciraaq noqotay?

N: war dee soo calankan ma aha kii somaliland!!!

T: Somaliland soo maha somali maxaa calanka ciraaq siiye?

N: wadhyee ka soco!

T: Kaalay adiga ciyaal banooni oo reer toronto iska ah aad aheede, goormaa keentay in aad somalia ka fikirtid iyo siyaasad?

N: Wadh yee ma aqoon baad ii leedahay?

T: maya ilaahey ima kaa baro qamaam yahoo.

N: mey mey anigu qamri ma cabo hana igu ceyn wasaq yahoo

T: war adi may maygaan maxaa noo daba wadaan..luqad qaab darana waa ku hadloosaa!!

N: wadhyee is been fun I have to go..

T: barnaamijka lacagta aan kugu siiye waa kaa ceshtay

N: ma adaa ku dhaca and why?

T: maba lagu fahmaayo, luqadaada dhan mashiinka cajiinka oo haleysan camal waaye "dhaadhaadha!"

N: war by!

T naga tag waraa calan giir giir yahoo ilkihiisa aad u qabtid fargeeto qashin ku barisay

N: war bax wax yahoo luqada digaaga ku hadlaya

T: wayaha wiilka luqada dameerka ku hadlo

N: war nin weyn oo dirac iska dhig

T: adna mid gor goro eh iska dhi

 

 

T... intuu calanka ciraaq soo taba caareystay oo uu wili luqad burus lagu soo garaacay ila imaanaa kalkalyooni dheh!!

See you all next time with our guest

 

Al-Muminna..........

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaq xaq xaq qax khaaaaaax qax qax. kiiiiiiiiiikix kix kax.

 

ciridkii baa na xanuunay. Goodness tuujiye amaad biijo iyo af dil dilaac nugu ridaa saan u qosleeyno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

UMU, looooooooooooooooooooooooooooool...Walaahya adaaba Tuujiye ka daray...Biijooleey lee iga dheh...

 

N: Wadhyee Af lagada jooji, calankan waa calanka dhulka hooyadee!!

T: wah, Hooyadaa shimee reer ciraaq noqotay?

Kax Kax Kax...Waq Waq Waaaaaaaaaaaaaaaaq...

 

T: barnaamijka lacagta aan kugu siiye waa kaa ceshtay

Hold the F*** up, why didn't I get paid? Y'all better send my money, and cash only, no cheques? Shooo...

 

Teeda kale, Tuujiye, adi dadka aad showgaaga keento maxaa isku dagashaan, oo aad xumaato ugu kala tagtaan...Wasaq dhago weyn...

 

Fiir adi Layzie, Nephthys, UMU (biijo), iyo dadkii ragoodii ahaa goormaa keenee? Hay...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this