Sign in to follow this  
Tuujiye

The Show..

Recommended Posts

LMAO@

dhidid badnaa waxa ma sac oomanaa..

Naagta Tuujiska aroosto, wexey udhimanee qosol daraadiis, acuudi billaahi Tuujiska, KK see ufuurte ma aragtay, mar dhow gabadhaan canduufkeeda ay ku choke gareene saa uga qosolsiineyso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Alla maxaa odaygan yar ka waasheeen! Cawo kasto midnight markuu marqaanka ku kala jabo uu intuu imaado labo koombo isku qaraacaaa..

 

War socda socda waryaaada foori da ganjeelo baa laydin yiri.

 

:D @ Xiin's interview. Toloo asaga iyo Xiin nabad may ku kala tagi doonaan?? Mise asna waa loo qabeenaaa, kkkkkkkkkkkk.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@Foori da ganjeelo...

 

Ma foor foorin kari feeraha ixanuunaayo, from laughing so hard...

 

Tuujiye, adi Nephthys sheekadeeda maba fahmoysid nooh bajaq yohoow...She wants to be on the show, adna waa u qabanoysaa...

 

Nephthys, let me see what I can work out for you...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Leeee, Ufff! Showgaan shunufkiisa across the board aa laga soo urinooyaa, ilaa politics ilaa Islam section meel kasto sankaa la haystaa.

 

Ilaahoow hadaan yeelo inaan imaado dhub isiii, dhub. Ish!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Fiiri ani hada dadaan kuu barbaryooyaa qatar ha'isaga key dhigin yaah? Gabar, sheekada jooji, waan is ognahayee...Horaa loo yiri 'ilmo adeer waa intii istaqaan'...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

The Show!!

Hosted by: Tuujiye

Produced By: Admin and Ciyaalka Xaafada

 

T. Aaaaaaaaaaa Hade waa asagii qura!!lol..ina Baqti Lagde aka Shaqfir!! LEdhiiiiiis and Jeentol maan baliish wlc to our show.... Caawa I don't feel like in aan hadal sii badsho oo aan ka sheeg sheekooyo Odayga caawa nala jooga oo ah our Guest.. waxaan ka cabsanayaa intaa aan introductionka wado in la i dhaho odayga waa meed..ileen waa oday dhamaad ahoo duugba dhaafay!!

 

T: Please wlc XIINFANIIN!!!

X: naa naga leexo duli ku badyee (walking from back stage)

T: Xiinka soo dhawoow awoowe!

X: Waryaa awoowe ugu yeereesaa cunug yaho fosha xun?

T: hahaha Xiin dumarka sol fiiri sida ee kuugu qeylinayaan..

X: aha!! Ofkooooorse Wadh yee!! Soo anigan Seegsiga Ah!

T: war sexy ma tihidee odayahoo loo qabo kab jabaati ahoo dhamaatay, is daji!

X: Boorkariyatil Kaano baad tahay waryaa!! ciil baa kaa haya!!

T: Xiimaaye, meeqo jir baa tahay...

X: Miyaan ku shukaansanayaa? maxaa kaa galay da'deeda?

T: war oday yahoo reer muduga ahi, waxaan maqlay gabdhaha yar baad luuqyada woman's corner u istaagtaa?

X: war waa inamo, naagina yaraan ma gasho hadee mar qaan gaarto doqon yahoo xamaraawiga ahi!!

T: Yaa kuu yeelay biijadaan afka kaaga taalo,

X: ahaha lama sheeg sheego!!

T: war biijo waa fool xumo! haha ee ii sheeg nooh yaaqee..

X: War nin yahoo xalay baan is celin waaye dee, Soo anigaan qaata bahashan Viagrada la yiraahdo.. (t:hahahaha)..war tuujiye adeer bahasha waa balaayo!! oo muc jisa ah!!

T: haye baaba waxaan maqlay faraskii xiinfaniin bilaash magaciisa lama wadatid aa lagu dhahay..faraskaaga wuu daali waaye?

X: war daal iyo oon midna!! abadan!!

T: haye islaanta see noqotay?

X: soo tan iyo hadan hurada oo suuxsan!

T: ahaha!!

X: laakiin balaayo waxee ka dhacday markaan is iri romantic iska dhig....(haye)war dee soo islaantii dhukasho iyo carab dagaal soo ma eesan ila soo galin?

T: ahaha haye maxaa sameysay..

X: dee waan iska dhicshay islaanta..oo kagala hortay harab,gar iyo ilko..Dhukashadii aduunka..ilaa ee calyadii ka dhamaatay oo ee biyo doonatay..

T: ahaha haye..

X: laakiin tuujiyoo aan kula taliyo..waan ogahay in aad tahay cunug saqajaan ahoo dadka dhuunta u galayee, war heedhe, ka fagoo islaan biijo leh!!!

(ahahaha)..war intee i leef leefeysay sidii eey baari ah, bee bushimaheygii dhan biijeysay qumayad neefta weyn!!

T: ahahaa..marxaba awoowe..

X: war awoowe ha i dhihi ina baqti lagdoo, hadii hooyadaa oo aroos ah aan ku tusaa..

T: adigana gabartaada oo jalbaabta tuurtay oo dirac iyo thong xiran aan ku tusaa..

X: waad erab daran tahay oo anshaq xuntahay..

T: Haye oday thanks for coming to see us laakiin waa ka xumahay you have to leave....

X: War waan kaa tagay..lagdida iyo xijaab dafka aad wadid jooji ee nigis dafoo iyo rajabeeto dafoo bilow!! ilaaheyna kuuma naxariisto!!

T: war bax oday yahoo saqajaanka ah! nin islaan buumaheeda dafaayo aa la dhahay, dabar matantigeeda muu u daahaa..wasaq fooqul wasaq!!

X: ahaha jaaaaaw everyone I love you all thankis!!

 

T: wax waalan aan keensanay ahahahaha....

We will see you all in our next show with my good friend.....Serenity........

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Tuujiyee:

X: naa naga leexo duli ku badyee (walking from back stage)

 

X: aha!! Ofkooooorse Wadh yee!! Soo anigan Seegsiga Ah!

 

X: Boorkariyatil Kaano baad tahay waryaa!! ciil baa kaa haya!!

 

X: War nin yahoo xalay baan is celin waaye dee, Soo anigaan qaata bahashan Viagrada la yiraahdo.. (t:hahahaha)..war tuujiye adeer bahasha waa balaayo!! oo muc jisa ah!!

 

X: dee waan iska dhicshay islaanta..oo kagala hortay harab,gar iyo ilko..Dhukashadii aduunka..ilaa ee calyadii ka dhamaatay oo ee biyo doonatay..

Kax kax kax...Dhiq dhiq dhiq...This show was bit boring laakiin still funny...Odayga waa ka waashay...

 

Tuujiye, shimee xaaskaaga cusub keene, Layzie...

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@Tuujiska, nin waalan aa tahay. LOL@dirac with thong aan ku tusaa, I think odayga wuu waalanaa just by the thought of it.

 

He is used to seing granny undies, so a thong will be a big plus, waxaana umaleynaa inuu duco kuugu daraayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ninkaan gogol baan u qabaa! Hanaloo garnaqo. Aaway raggii odoyaasha SOL ka ahaa.

 

Aaway Libaax? Saaxiib inaad wax ban garaysid maahe mechanism kale oo ragga lagu kala saaro ma taqaanid miyyaa? Gartayda odoyaal u sooc oo ninkan intaanan wax iskaga kaayo le'an hanala kala saaro!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Xiin, SOL is not the little tuulo aad ka timid. So disagreements are not resolved by odayaal ;)

 

However, the donkey moderators need to wake up and do some sort of moderating. I just read what KK quoted and I can see why you would take offense to it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Xiin, oo islamaha ma garqaadaan miyaa? Ma odayaasha kaliyaa dadka u kala garnoqo?

 

Serenity, what's wrong with what I quoted? I see nothing wrong with it...We are all adults here, so if one doesn't like what one wrote, it is simple, don't read it...Hay, meesha mar dhow neeftaaba la'isku dhajinaayee...

 

I am sure we don't need to tell the MODs how to do their job...

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D @xiin's littel tuulo!

 

Serenity, this is above and beyond moderators limited function. Midda kale gar is more than disagreement adeer. Gartu hawl sahlan maahan!

 

Waxaan rabaa ninkaan inaan gogol u dhigto! Odoyaashiisa aa larabaa inay gogasha yimaadaan. qofkiiba laba oday baa laga rabaa.

 

Kool, tuujiska laba oday mahaysto nuune bas aa meeshaan u jooga marka adiga iyo mid kale odoyga labaad booskiisa gala!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kool_Kat, I dont think its the content that needs to be censored because its obscene, rather the fact that he picked on Xiin, who we all know is married.. . and made fun of Xiin's PRIVATE affairs.

 

I dont know how funny you would think if someone cracked jokes about you and your hubby's bedroom activities. Its just inappropriate to me and many others. And furthermore, Xiin has taken offense to it. I dont think its right for Tuujiye to pick on people in a way that would offend them for his and his sidekicks entertainment.

 

Xiin, have it your old fashioned way then.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Well be prepared cuz you seem to be on his next show...lol...Can't wait...

 

What Tuujiye writes shouldn't offend anyone, as we all know it is purely for entainment and laughters...I sure didn't think when I was reading his post about Xiin's marriage...Cuz I know no matter what people say online, private life is private life...Anyone can make fun of whatever they please and that's on them...See some SOLers are now saying there's an emotional affair between I and Sheekha...I don't take it literally; they are entitled to say what they feel...That's where freedom of speech comes in... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this