Sign in to follow this  
Mukulaalow

Welcome to Siyaad Barre Airport.

Recommended Posts

It's a good development, if they want to name the airport after the late Presidnet the. Why not. Well done to reer Cabudwaaq they are working hard as of late.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here to hoping that air field one day lives to its name, one of the seminal figures of the Somali people.... they should have waited for kismaayo or baido or beledwein or something sense Mogadishu, Hargeisa, and Galkacyo are taken.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Marxuum Max'ed Siyaad Barre markuu noolaaba dadka Soomaaliyeed wuu kala xishoon jiray in uu meelo iskugu magacdaro ama taalooyin dhisto ama lacagta isku sawiro.

 

He was the only madaxweyne in Afrika or perhaps world wide oo militari ahaa oonan lacagta dalkiisa isku sawirin, iskuna magacaabin garoonka magaalo madaxda, oona dhisan taalo u eg. Intaas waxaa u sii dheer malaayiin doolar keyd Swiss ah ma dhigan. Hal gurina Xamar kuma lahayn ka ahayn kuwa xaasaskiisa dowladda lahayd. Beero kuma lahayn Shabeellooyinka iyo Jubbooyinka.

 

Marka maanta in barxad jaay gaduudan loogu magacdaro waxeeba sharaf dhac ku tahay shaqsinimadiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

raula;830405 wrote:
aah..ciidi caseyd ee Gedo..Nice pics!

Kaalay adigu Suju qurbaawi miyaanad ahayn! maxaa Gedo iyo ciideeda cas ku baray.:P:o:(:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Belo! Why name arguably the best president the perennially hopeless Somalis ever had after some godforsaken town in the middle of nowhere? Surely he deserves higher profile than Caabudwaaq, no?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Raamsade;830449 wrote:
Belo! Why name arguably the best president the perennially hopeless Somalis ever had after some godforsaken town in the middle of nowhere? Surely he deserves higher profile than Caabudwaaq, no?

Its named after his father, Siyaad Barre but I agree an airport named after Jalle Siyaad Barre should be in Kismaayu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Jacaylbaro;830179 wrote:
looooooooooooool@Siyaad Barre
:D

Maxaad ula yaabi meel walba siyaasiga cidda ayaa loogu magacdarayaa gegida diyaaradda ee ku taal Hargeysa waa Cigaal (AUN) soo maahan? Toloow Burco iyo Berbera yaa loogu magacdaray?

Goormaan arkaynaa Soomaali shakhsiyaad wanaag ummadda taray sida AUN kulligood Elman, Maxamuud Cawaale Liibaan, Timacadde, Afqallooc, Sh.Aadan Sh. C/llaahi arkaynaa? Waa yaab. Kuwii Soomaaliya burburiyey oo dhibkaan iyo halaagga na baday baan ugu abaalgudeynaa in meelihii bilicda lahaa loogu magac-daro (Marka laga reebo Aadan Cadde AUN).

 

By the way waan soo dhaweynayaa gegida diyaaradaha ee Caabudwaaq laga taagey. Cismaan Caato toloow lacagta laga siiyey inuu ku xaar-xaaro meeshaan muxuu ku samayn doonaa?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Garoomaduu dhisayna cigaal iyo canbara faarax baa loogu magac daray kuwa uusan waligiis wax u qabana qabiil dartiis baa loogu magac daray

Sadaqada soomaalida in saxan la saaro kuma fiicna! meel dhir laga baneeyay in loogu magac daro maahayn, hadii fahan fiicanu jiro waxay ahayd in barbara ama bali doogle midkood loogu magac daro.

Elmen ma soomaali buu ahaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this