Sign in to follow this  
Mukulaalow

Welcome to Siyaad Barre Airport.

Recommended Posts

Showqi;835827 wrote:
Xaaji, nin tuugtii Mandheera lagu xidhay shacabka masaakiinta ah ku fasaxay sidee Halgamaa loogu sheegi karaa?

lol @ tuugtii. There were innocent people who were imprisoned by the late dictator, to either die in their cells or be shot by shooting squad, let it be known yaa Showqi. They wern't all "tuug".

Share this post

Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;830398 wrote:
Marxuum Max'ed Siyaad Barre markuu noolaaba dadka Soomaaliyeed wuu kala xishoon jiray in uu meelo iskugu magacdaro ama taalooyin dhisto ama lacagta isku sawiro.

How kind of him...

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;830398 wrote:
Marxuum Max'ed Siyaad Barre markuu noolaaba dadka Soomaaliyeed wuu kala xishoon jiray in uu meelo iskugu magacdaro ama taalooyin dhisto ama lacagta isku sawiro.

Waa runtaa laakiin Ilaah ha u naxariistee dalka dhan buuba isa siiyey ee muxuu hal meel ku fali. Haddii uu xukunka si wanaagsan uga degi lahaa waxaan qabaa inuu ahaan lahaa madaxweynihii ugu fiicnaa ee Soomaaliya soo mara ebidkeed. Wanaag wuu sameeyey, khaladaad maanta dhaxalkeedii la guranayana wuu noo horseeday, balse xaq ma ahan in khaladkii dowladdiisa keligii loo saariyo. Odayga dalka waa lala burburiyey, mid lacag booba, mid dad laaya mid sii orda oo soo orda, mid af wax ku laaya, mid wax isku dira. Isagu hantina ma dhicin, guryana ma dhisan, meelana iskuguma magac-darin aan ka ahayn Kulliyedda Ciidammada Qalabka sida ee "Jaalle Siyaad".

Xitaa in meel loogu magacdaro waa ok laakiin, gegida diyaaradaha ee Caabudwaaq in qabiil dartiis loogu magac-daro ma ahan. Was he born there? I don't think so. So no reason.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Macallinka;835907 wrote:
^xagee ugu magac dari lahayd?

One of the many graveyards of our country, a garbage dump or a poison factory. Befitting me thinks.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;835876 wrote:

1979 bay ahayd inu doorasho qabto dalku waleh wa badbaadi laha hadu taaa samayn laha xita mucaraad samayn laha isagu sameyey wedji cusub wuxun bay noqon lahayd.

Share this post

Link to post
Share on other sites

OdaySomali;835909 wrote:
One of the many graveyards of our country, a garbage dump or a poison factory. Befitting me thinks.

The question was not for you dude now move on and talk about how girls dress etc>>>>>>

Share this post

Link to post
Share on other sites

Macallinka;835924 wrote:
The question was not for you dude now move on and talk about how girls dress etc>>>>>>

lol maxaa la xanaaqday :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Macallinka;835907 wrote:
^xagee ugu magac dari lahayd?

Anigu meel gaar ah uma raadinayo, balse Soomaalida inay u bislaato in la isku calool-fiyoobaado oo taariikhda wanaagsan ee qofka qaar laga xuso inta xunna aan mar walba laga hadlin. Jidadka caasimadda ayaan ka billaabi lahaa inaan u bixiyo, sida midka tarabuunka...etc

Share this post

Link to post
Share on other sites

^ dee runtii su aasha adi kugu ma socon adi unbaa dhexda ka soo galay adoo xayraansan lol

Abwan

Makes sence what u wrote there !

Share this post

Link to post
Share on other sites

Macallinka;835938 wrote:
^ dee runtii su aasha adi kugu ma socon adi unbaa dhexda ka soo galay adoo xayraansan lol

lol Maad filan in public forum su'aalaha aad ku soo bandhigtid akhristayaashu jawaabtood ka bixiyaan? Hadii kale Abwaan PM ku wada sheekaystaa yaa Macalinnka ;)

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this