Sign in to follow this  
Mukulaalow

Welcome to Siyaad Barre Airport.

Recommended Posts

Dee filaarta Abwan bay ku socotay oo si gooni ah baan u waydiiyay laakin hadaad rabtid inaan sual ku waydiiyo waxaan ku waydiiyay diraca bacwaynta ah iyo kan Baljamka ah keebaa fiican ?;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Macallinka;835945 wrote:
Dee filaarta Abwan bay ku socotay oo si gooni ah baan u waydiiyay laakin hadaad rabtid inaan sual ku waydiiyo waxaan ku waydiiyay diraca bacwaynta ah iyo kan Baljamka ah keebaa fiican ?
;)

Uma eeka inaad i fahamtay waxaan u jeeday. Waxan ku leeyahay halkan aad su'aasha soo bandhigtay waa "public forum". markaa qofka ay su'aashaasi ku socotay ma aha muhiim waayoo haduu qof kale, oo "public forum" ka ku jira, uu arko su'aasha oo damco inuu fikradiis ka bixiyo, taas waa ikhtiyaarkiis. Malaa sidaa adigu umaad fahamsanyn lakiin waanigan Macallinka kala baray. :D

 

Hadii aad doonaysid inaad Abwaan wax idinka idiin gaar ah kala hadashid PM feature ka isticmaal, oo dadka ha ku xeyraamin hadii ay su'aasha fikradooda ka bixiyaan, xitta hadii aad hiddo u leedahay ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Macallinka;835945 wrote:
Dee filaarta Abwan bay ku socotay oo si gooni ah baan u waydiiyay laakin hadaad rabtid inaan sual ku waydiiyo waxaan ku waydiiyay diraca bacwaynta ah iyo kan Baljamka ah keebaa fiican ?
;)

macallinka, diraca cayaarta hallaga daayo.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this