Sign in to follow this  
Mukulaalow

Welcome to Siyaad Barre Airport.

Recommended Posts

Diyaarada Jubba Airways oo marki ugu horesay ka dagtay Garoonka Cusub ee Siyaad Barre Airport

 

May 14, 2012

 

Waftigaan galabta ka amba baxay Garoonka diyaaradaha degmada

Caabudwaaq ayaa waxaa gogaaminayay ugaaska beesha ****-bari- Ugaas

Axmed bare cali (taakooy) waxaana ay gaarayeen 9 xubnood oo isugu jira

xildhibaano ka tirsan DKMG, Odayaal dhaqameed iyo Qurba joog.

 

Ugaas Taakooy oo lahadlay warbaahinta ayaa shegay inay maanta farxad

utahay shacabka iyo dadwaynaha Caabudwaaq in ay diyaarada JUUBA

AIRWAYS oo qaaday galabta waftigaan ay ka soo caga dhigaato garoonkii

ay samaysteen bulshada Caabudwaaq iyaga oo aan helin caawimaad dibada

ah iyo mid dowladeed.

 

Waxaana uu shegay inay ka qayb galayaan shirka ka soconaya magaalada

muqdisho ee lagu ansixinayo dastuurka ay wado DKMG si ay qayb oga

noqdaan bulshada soomaaliyeed xubnaha matalaya ee kusugan muqdisho.

 

Xubnaha kale ee kuwehliyay safarka odayaasha dhaqanka ay galabta oga

amba baxeen muqdisho ayaa waxaa kamid ah Xildhibaan C/rashiid Sh.

Siciid oo waxaana mar uu la hadlay warbaahinta gudaha garoonka uu

umahadceliyay maamulka sjirkada duulimaadka ee JUBBA AIRWAYS iyo

C/laahi Airoport oo ah wakiin ka tirsan UN.ka oo ka qayb qaatay

imaatinka shirkada JUBA ee degmada iyo furitaanka garoonkii ay

dhisteen Bulshada Reer Caabudwaaq.

 

Waxaa kale oo uu uga mahadceshay DKMG iyo wasiirka maaliyada oo

duulimaadka maanta ka duulay degmada Qayb kulahaa waxaana uu ugu

dambayn umahad ceshay shacabka iyo bulshada Caabudwaaq sida ay wada

jir ugu howlgaleen shaqada Garoonka diyaaradaha Caabudwaaq.

 

Ugu dambayn ugaas Taakooy ayaa xilkiisa waxaa uu si KMG ugu

wareegjiyay Ugaas C/qaadir Bare oo sii haynaya xilka ugaaska isla

markaana siiwada doona howshii dhismaha maamulka Degmada.

 

DSC00769.jpg

 

DSC00792.jpg

 

DSC00770.jpg

 

 

62.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good progress for the people of Caabudwaaq, welldone. But I can see a new trend of Somali copy cat rush has started by everyone naming his village airport to their clan brethren, its just sad like the jabhado SS names of 1990s and then the lanland names of maamul goboleedyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Whats wrong with naming the airport after the late general Siad bare who ruled the country for 21 years. Hada Cabdilahi yusuf oo dalka amxaaro ku so hogaamiyey airpoodh loogu magac daray than Siad bare is an angel.

 

Lets welcome Siad bare international airport of caabuudwaaq.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;830169 wrote:
^^ Whats wrong with naming the airport after the late general Siad bare who ruled the country for 21 years. Hada Cabdilahi yusuf oo dalka amxaaro ku so hogaamiyey airpoodh loogu magac daray than Siad bare is an angel.

 

Lets welcome Siad bare international airport of caabuudwaaq.

Thats not my point, look at the whole pic, I am concerned for all the airports named after their local clan boys, from Egal airport of Hargeysa to A/lahi Yusuf and now Siyad Barre. Siyad Barre deserves the naming of a major airport not a tiny dusty village airstrip.

 

Where is the airport? I only see a plane and a field of sand.

Chimera, its in the town of Abudwak in the mid regions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaal if Mogadishu airport is named after the first President Adan cade AUN i don't think it is wrong to name caabuudwaaq after the late general Siad bare AUN.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Jacaylbaro;830179 wrote:
looooooooooooool@Siyaad Barre
:D

War sug ha ku degdegin qosolka. Lets first find out where the planes that fly from that place intend to land. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gheelle.T;830184 wrote:
Siyad Barre oo Maxamed dhalay baa loogu magac daray, mise Madaxwaynihii MSB?

I believe its the late ex president MSB, but to shorten it they called it Siyad Barre airport.

 

Mukulaal if Mogadishu airport is named after the first President Adan cade AUN i don't think it is wrong to name caabuudwaaq after the late general Siada bare AUN.

Xaaji its a shame, if as you say you are against clan states, then you should oppose clan airport namings, why can't we name Bosaso's airport Siyad Barre, or Kismayo's C/Raxmaan Tuur airport, or Luuq airport C/Rashiid sharmake airport.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Curiyoow its not a big deal Maxamad siyad bare so nin Somali ah mu ahayn oo taarikhda Somali ka mid aha kheyr iyo shar ba maxa u diidaya in loogu magac daro magaalo airpoodh hada magaalooyinki kale madaxweynayaal kale loogu magac daray qalad uma arko, its not like airpoodhka waxa ka so degi kara oo kaliya dad ay isku qois yihin madaxweynihi hore siad bare. ama dadka shaqaaluhu wa qois kaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

btw Siad Barre is the father of Somalia's last central president Mohammed Siad Barre.

 

EDIT: I see Gheele.T already mentioned the above.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this