Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

breaking-news.gif

 

shariif-front.jpg

 

 

Thank You Mr. President: TFG Somali Gov. Officially Recognized Khaatumo State of Somalia

 

 

War Deg Deg ah:Madaxweynaha Somaliya Sheikh Shariif Oo ku dhawaaqay Inuu Si Rasmi Ah u Aqoonsaday Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia.

 

Madaxweynaha Dawladda Kumeel Gaadhka Ah Ee Somaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Ayaa Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Madaxtooyada Ku Sheegay Inuu U Aqoonsaday Khaatumo State of Somalia Maamul Goboleed Buuxa.

 

 

Muqdisho:-(RT)Madaxweynaha Dawladda kumeel gaadhka ah Ee Somaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh axmed ayaa wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ku sheegay inuu U aqoonsaday Khaatumo maamulgoboleed buuxa.

 

Madaxweynaha ayaa ku yiri wareegtadaan markii aanu Eegnay baaxada dhulka ay leedahay Khaatumo iyo bulshada ku nool tiradeeda iyo Gobolada Sool,Sanaag,cayniyo dadka kunool goboladaasi qaabka ay isugu yimaadeen ,uga shireen aayahooda,una go’aansadeen inay samaystaan maamul goboleed ka tirsan dowlada Federalka ah Ee ku meel gaadhka ah.

 

Madaxweynuhu waxa Uu sheegay inay aqoonsadeen lagabilaabo marka uu saxiixo wareegtadan madaxweynuhuna ay dhaqan gelayso wuxuuna saxiixay madaxwenuhu warqadaas 28/02/2012 saacadu mar kay ahayd 8:00pm xiliga afrikada bari.

 

Warqada aqoonsiga ayaa madaxweynuhu ku wareejiyay waftigii Reer Khaatumo Oo beryahanba Caasimada ujoogay arimo siyaasadeed oo ay kamid tahay aqoonsigaas iyo sidii ay uwada shaqayn lahaayeen maamul goboleedka Khaatumo iyo Dawladda kumeel gaadhka ah.

 

Isku soo wada duuboo Khaatumo ayaa waxay la mid tahay sida maamulada kale ee ay ka id tahay Puntland iyo kuwa lamidka ah.

 

wixii kasoo kordha arimaha Khaatumo iyo DKM kala soco warakayaga danbe hadii ilaahay idmo.

 

Realtaleex News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

A_Khadar;796288 wrote:
^^ I am seeing you in that Ohio video 2..

 

Zak, were you in Ohio's Khatumo party?

Khadar, yea bro I was in Ohio that night. The party was on fire.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Beeraha Xaruunta Daraawiishta ee Caasimada Taariikhiga Taleex Iyo Xalin, Khaatumo State of Somalia

 

Gobaladda Khaatumo ayaa leh Beero waa weyn oo ay ka soo go’aan dalagyada kale duwan ee la beerto waxana ay qayb ka qaataan wax soo saarka iyo tabac dadka danleyda ah waxana beeraleydu ay wax soo saarkeeda u iibgeysaa dhamaanba Gobaladda Soomaaliya iyada oo xiliyadii hore la beeran jiray Khudaarta oo kaliya balse ka faa’iidaysiga cilmibiga awgeed waxa Khaatumo State laga beertaa dhamaanba wax kasta oo dhul la galiyo .

 

ma jirto cid caawisa Beeraleyda Khaatumo ee gacanta waxa kula soo baxa wana jirta Mashaariic waa weyn oo Haayadaha Deeqaha bixiya ay ku caawiyaan Beeraleyda kale ee Gobaladda Soomaaliya hase-yeeshee waxaa is weydiin leh waxa ka qadiyey Beeraleyda Khaatumo.

 

 

Beeraha Xaruunta Daraawiishta ee Caasimada Taariikhiga Taleex Iyo Xalin, Khaatumo State of Somalia

DSC042911.jpg

beer1.jpg

beer2.jpg

beerta-4.jpg

DSC04353.jpg

 

 

Beeraha Xaruunta Daraawiishta ee Caasimada Taariikhiga Taleex Iyo Xalin, Khaatumo State of Somalia

beerta-5.jpg

beerta-6.jpg

beerta-62.jpg

beerta-11.jpg

DSC04356.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Beeraha Xaruunta Daraawiishta ee Caasimada Taariikhiga Taleex Iyo Xalin, Khaatumo State of Somalia

 

 

DSCF7467.jpg

DSCF8014.jpg

DSCF8018.jpg

DSCF80191.jpg

DSCF8028.jpg

 

Beeraha Xaruunta Daraawiishta ee Caasimada Taariikhiga Taleex Iyo Xalin, Khaatumo State of Somalia

DSCF8064.jpg

DSCF8029.jpg

DSCF80921.jpg

DSCF8117.jpg

DSCF80922.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Madax Weyne KuXigeenka Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Oo Xadhiga Ka Jaray Iyo Xaflada Furitaanka Ururka SUROS, Magaalada Buuhoodle, Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

Ururkan oo Magaciisa Loo Soo Gaabiyo SUROS ayaa Sida ay hawl wadeenadiisu Sheegeen uu Noqonayaa Xafiiskii 4aad ee Ururkani Yeesho ee Laga Furo Daafaha Caalamka 2 Xafiis oo Kale ayaa ku Yaal Qaaradaha Yurub iyo Ameerika,Halka 2 Xafiis oo kalena uu ku Leeyahay Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle, Xafladii Furitaankiisa ee Laanta Buuhoodle waxaa Maanta Kasoo Qayb Galay Madaxda maamulka Khaatumo,Madax Dhaqameedka Gobolka Cayn,uuruada Haweenka iyo Qurba Joogta Deeganada Khaatumo State Of somalia.

 

Ugu horayn waxaa aayaadka quraanka ah ku faray shiikh cumar shiikh cismaan ugu danbayna alle uga baryey inuu ururkani noqdo mid wax wayn utara dhamaan deeganada khaatumo state.

 

Waxaa Madashan oo Aad u Bilicsanayd sidoo kale Ka hadlay Marti sharaf kala Gedisan kuwaas oo hadaladoodu iskugu soo biyo Shubanayeen Ahmiyadda iyo Taageeradda Loo hayo Ururadda Ku soo Badanayada Deeganada KhaatumoState , hayeeshee Ururkan ayaa Sida magaciisa ka muuqata ah mid wax badan ka qabanaya Arimaha Bulshadda,

 

Sidoo kale waxaa isna halkaasi gabayo aad u macaan kasoo jeediyey abwaan Yuusuf Suusle oo dhawaanahanba ku sugnaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn.

 

Rooda C.laahi Jaamac oo ah Gudoomiyaha Ururka SUROS(Somali Unity Relief Of Servie),waxa ayna U mahad Celisay Qurba Joog u Dhalatay Deeganada Khaatumo State kuwasi oo lahaa Fikirka Dhismaha Ururkan waxa ayna Sheegtay in hawlaha ay qaban do0naan ay tahay Horumarinta Deegaanka,Taageerida ama wax u qabashadda Dadka Tabaalaysan,horumarinta Caafimadka iyo waxbarashadda,Hormarinta deegaanka.

 

Ugu danbayn ayaa waxaa xafaladan soo afmeeray Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhasheel ) oo Kamida G0lahada Madaxtooyada Maamulka Khaatumo State Of somalia

 

waxaa uuna ku booriyey dhamaan ururuda kajira gobolka cayn iyo deeganada kale ee khaatumo state inay sameeyaan wada shaqayn loona baahanyahay in dadka dhamaantiis kawada qayb qaato dhismaha dalka si loola tartamo gobolada kale ee dalka soomaaliya.

 

waxa uuna madaxwaynuhu xadhiga ka jaray xafladii urukan oo lagu dhawaaqay 18-02-2012 xafladiisiina maanta oo ay bishu ahayd 29-02-21012 ay ka dhacday gudaha magaalaada Buuhoodle.

 

Horufadhi News Desk

 

 

 

141.jpg

125.jpg

214.jpg

312.jpg

411.jpg

 

 

513.jpg

78.jpg

132.jpg

126.jpg

142.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jaaliyada Khaatumo ee Brisbane Australia Oo Dhigtay Xaflad Lagu Taagerayo Maamulka Goboleedka Khaatumo State of Somalia -(Video+Sawiro)-

 

 

Lasanod Online. Tuesday, February 28, 2012

 

 

 

 

Brisbane,(lasanod Online)- Waxaa lagu qabtay magaalo Madaxad gobolka Queensland ee Brisbane Dalka Australia, Xaflad loogu dabaal degayo..

 

laguna taageerayo Curashada dawlad goboleedka KHAATUMO STATE OF SOMALIA.

 

Waxaa xafladan kasoo qayb galay dad badan oo Somaliyeed ool ka socday jaaliyadda ku nool gobolka Queensland.

 

Dawo Sawirada

 

DSC02499.jpg

DSC02498.jpg

DSC02492.jpg

DSC02487.jpg

DSC02486.jpg

 

DSC02484.jpg

DSC02474.jpg

DSC02474.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jaaliyada Khaatumo ee Brisbane Australia Oo Dhigtay Xaflad Lagu Taagerayo Maamulka Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

6.jpg

5.jpg

3.jpg

2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Jaaliyada Khaatumo ee Brisbane Australia Oo Dhigtay Xaflad Lagu Taagerayo Maamulka Goboleedka Khaatumo State of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia oo Ka Qeybgalay Xaflad Lagu Daahfurayay Urur ee Dhaniyada Khaatumo State Ku Midoobeen, Magaalada Buuhoodle, Khaatumo State of Somalia

 

 

DSCF5454.jpg

DSCF5464.jpg

DSCF5459.jpg

DSCF5432.jpg

DSCF5441.jpg

 

DSCF5467.jpg

DSCF5496.jpg

DSCF5471.jpg

DSCF5486.jpg

DSCF5478.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wufuuda Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya oo Marti Qaad Balaadhan Ka Helay Shacabka Caasimada Muqadisho

 

 

100_1022.jpg

100_1027.jpg

garaad-jamac-imaam-maxamed.jpg

77.jpg

100_1035.jpg

 

Wufuuda Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya oo Marti Qaad Balaadhan Ka Helay Shacabka Caasimada Muqadisho

100_1045.jpg

100_1056.jpg

golaha-sare.jpg

golaha-sare2.jpg

100_1076.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Daawo Sawirada Safarka MadaxWeyne Mudane Ahmed Karaash oo Ku Marayo Dhamaan Magaalooyinka Iyo Deegaamada Khaatumo State.

 

 

MadaxWeynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Mudane Axmed Karaash Iyo Wafti Farabadan oo uu Hogaaminayo oo Gaadhay Deegaamo Horleh Sida Xalin Iyo Dhumay. Halkaa oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay

 

 

DSC078451.jpg

DSC07846.jpg

DSC07851.jpg

DSC07862.jpg

DSC07881.jpg

 

 

 

 

Daawo Sawirada Safarka MadaxWeyne Mudane Ahmed Karaash oo Ku Marayo Dhamaan Magaalooyinka Iyo Deegaamada Khaatumo State.

 

 

MadaxWeynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Mudane Axmed Karaash Iyo Wafti Farabadan oo uu Hogaaminayo oo Gaadhay Deegaamo Horleh Sida Xalin Iyo Dhumay. Halkaa oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay

 

 

 

DSC07928.jpg

DSC07930.jpg

DSC07931.jpg

DSC07939.jpg

DSC07951.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this