Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

Madaxwayne Axmed Karaash oo Dhagax Dhigay Airportka Iyo Saldhiga Booliiska ee Caasimada TaleeX, Maamul Goboleedka Khaatumo State (Daawo Sawiradda)

 

 

 

 

Allssc(Taleex) Madaxwaynaha dawladgoboleedka maamulka khaatumo state Axmed Cilmi Cismaan(Karaash) iyo wafdi ka tirsan xukuumadiisa ayaa subaxnimadii saaka kormeer ugu baxay

 

laba goobood oo loo saanyaday in ay noqon karaan buuxina karaan dhismaha saldhiga booliska ee caasimadda taleex iyo garoonka ay ku soo degi doonaan diyaaraduhu kana duuli doonaan madaxwaynaha iyo wafdigiisa ayaa ku horeeyey goobta uu ka dhismayo saldhiga degmada taleex iyadoo ay halkaa uga sii horeeyeen qaybaha kala duwan ee bulshada odayaasha dhaqanka iyo deegaanka, ingineerka markii ay soo gaadheen goobta ayaa madaxwaynaha iyo wafdigiisu daraasad ku sameeyeen goobta iyo istaraatiijiyadeeda ka dib waxaa halkaa wafdiga warbixin ku siiyey maayorka degmada taleex kaytoon isagoo sheegay in dhulku yahay kii dawlada soomaaliya markii aan la tashaday qaybaha bulshada deegaankana ay isla qaateen in goobtani tahay ta ku haboon saldhiga caasimada waxaa kale oo isaguna warbixin ka siiyey saldhiga qaabka dhismihiisa iyo dhulka loo baahan yahay oo ah 50mitir oo dhinac walba ah engineer rooble oo sheegay in ay buuxin karto goobtani

 

waxaana dhagax dhig ka dib khudbad halkaa ka jeediyey Madaxwaynaha Khaatumo State Axmad cilmi cismaan isagoo bulshada ku baraarujiyey in dhismahani u horeeyo mashaariic badan oo ka fili doona caasimada loona baahan yahay in si midaysan la isula qabto wixii ku aadan dhinaca deegaanka una bushaareeyey in uu si dhaqso ah ku dhamaado waxaa kale oo uu mahad celiyey ganaacsatada reer laascaanood oo keenay dhaqaalihii u horeeyey lagu bilaabayo dhismahan saldhiga iyagoo laf ahaantoodu goobta uga soo jeediyey deegaanka taleex in ay bilaabaan dhaqaale ay iska ururiyaan si ay ugu *****laan baahiyahan oo kale ka dib madaxwaynaha iyo wafdigiisu waxay u ambabaxeen dhagax dhiga garoonka diyaaradaha goobtaa oo ay hore uga sii shaqeeyeen engineer Saleebaan Cali Barre oo aqoon dheeraad ah u leh dhismaha airpodada iyo sahanka goobaha ku haboon garoon isaga oo ay weheliyeen aqoonyahano kale waxaana ay warbixin ka siiyeen doorashada goobta sida ciidda,bedka,dabaysha , ka dib madaxwaynuhu wuxuu dhagax dhigay garoonkii labaad ee khaatumo state isagoo hadal kooban oo uu halkaa ka jeediyey ku sheegay in ay xukuumad haan u igmadeen eng. Saleebaan Cali Barre uuna leeyahay doorashada iyo go aanka kama dambaysta ah goobtii uu dhici lahaa garoon loo aayo ay noqotay halkan oo uu inoo dooray Saleeban Cali bare.

 

 

120.jpg

213.jpg

311.jpg

610.jpg

77.jpg

 

 

DSC07717.jpg

DSC07703.jpg

DSC07722.jpg

DSC07721.jpg

DSC077191.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

boocame.jpg

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

(Daawo) Mudaharaadka Lagu Taageeray Khaatumo State, ,Awdal State, Iyo Midnimadda Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

radiokhaatumstate3.jpg

 

 

 

 

Wararkii Duhurnimo ee RADIO KHAATUMO STATE OF SOMALIA oo qodobo badan leh,{Dhagayso}.

 

Saturday, 25 February 2012 14:25

 

 

Radio khatumo :-Qodoba maanta ugu waa weyn ee warkeena waxaa ka mid Madaxweynaha Khaatum State Oo socdaal ku maraya deegaano badan oo ka mid ah Khaatumo, Garoon diyaaradeed oo uu madaxweynuhu sidoo kale dhagaxdhigay, Beel ka mid ah beelaha SOomaaliyeed oo kulan la yeelatay madaxdii Khaatumo ee ku sugan Muqdisho iyo qodobo kale oo xiiso leh.

 

 

 

 

WARKII DUHUNIMO HALKAN KA DHAGAYSO

 

 

http://radiokhaatumo.com/radio-khaatumo-state-wararka-duhurnimo/

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

http://youtu.be/diXrYoeyLMAI" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Waa banaan baxii dhacaay manta o aah 23/02/2012 magalada London kasoo horjiidka guriga prime minister wadanka uk ..halkaas oo ay iiso go soo baxiin kumanaan kun qof o aah dadka somaliyeed ee kudhaqan cariga wadanka uk o halkaas ka muujiyaay midinada somalia in ay muqadas tahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Khaatumo State and Awdal State Demonstration Supporting One United Somalia

 

Khaatumo State and Awdal State call for the unity of Somalia. London demonstration showing world leaders that people of Sool Sanaag Cayn and Awdal State all support united Somalia and reject divided Somalia. Somalia is one. We support the road map and reject the one clan administration of Somaliland and criminal Silanyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Gudoomiyihii Hore ee Golaha Khusuusida oo Si Weyn oo Taageeray Maamul Goboleedka Khaatumo State

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xafladii Maamul Goboleedka Khaatumo State, Denmark

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xafladii Maamul Goboleedka Khaatumo State - Columbus, Ohio

 

Alfanaan Abdiwali Sayidka live at Khaatumo Party in Columbus Ohio 2012

 

 

Waa Heestii:Nabad Gali Bulshada

Mirihii: Abwaan Bashiir Farey

Laxankii: Abwaan Xirsi Dhuux

Codkii: Alfanaan AbdiWali Sayidka

Music by Barqad Carte

Waa Soo Habeyntii iyo isku Soo Dubaridkii http://www.Dhexdhexaad.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

3597_NpAdvHover.jpg

 

IMG_10271.jpg

 

IMG_0878.jpg

IMG_0874.jpg

 

 

LASANOD.COM

 

VIDEO:"Khaatumo State Way Buuxisay Shuruudihii Maamul Goboleedka Looga Baahnaa" Madaxweyne Shariif

Lasanod Online. Saturday, February 25, 2012

 

Madaxweyne Shariif

 

 

 

Bristol,(lasanod Online)- Madaxweynaha Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed Oo khudbad ka jeediyey magaalada Bristol ee cariga Ingiriiska..

 

ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in maamulka Khaatumo kasoo baxay shuruudihii looga baahnaa ee ahaa in laba maamul iyo kabadan markay isu tagaan noqon karan maamul goboleed.

 

Madaxweyanaha ayaa halkaa lagu weydiiyey su'aal aaddan maamulka KHAATUMO iyo weliba sida lagu wado in uu u dhoco wada hadalka lala geli doono maamulka Hargeysa si la isugu keeno ummadda Soomaaliyeed.

 

Madaxweyne Shariif wuxuu goobtaas ka caddeeyey inuu KHAATUMO STATE OF SOMALIA buuxiyey shuruudihii looga baahnaa maamul goboleedka sida ku cad cadiga qaranka ee kumeel gaadhka ah, dawladda federaalkana way ka tirsanyihiin.

 

Jawaabtan ayaa markii uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey ay mar qudha dadkii xafladda kasoo qayb galay oo Soomaali oo dhan ka koobnaa sacab iyo sawaxan isla kaceen, iyagoo muujinaya doorka uu maamulka KHAATUMO ku leeyahay midnimada umadda Soomaaliyeed.

 

 

Halkan Ka Daawo Video

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia oo Aqoonsi Buuxda Ka Helay Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Source: Midnimossc

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

ALLSSC.COM:

 

MADAXWEYNE SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED: KHAATUMO STATE WAY BUUXISEY SHURUUDIHII MAAMUL GOBOLEED LOOGA BAAHNAA (DAAWO OO DHAGAYSO)

 

Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Bristol, UK ayaa waxay casuumaad u fidiyeen Madaxweynaha DFK ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed maalintii jimacaha ee taariikhdu ahayd 24/02/2012. Wafdigan ballaadhan ee uu madaxweynuhu hoggaaminayey waxaa ka mid ahaa wasiiro ka tirsa dawladda federaalka ah iyo weliba guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. Magaalada Bristol ayaa iyadu nasiib u yeelatay inay noqoto magaaladii ugu horaysey ee ay soo booqdeen wafdigani maalin kaddib shirkii London ee Soomaalida la isugu keenay.

 

Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee Bristol ayaa qayb weyn ka qaadatay soo dhoweynta madaxweynaha waxayna fursad u heleen inay su’aalo weydiiyaan madaxweynaha, su’aalahaas oo ku saabsanaa aragtida DFK ee soomaaliya ee ku aaddan maamulka KHAATUMO iyo weliba sida lagu wado in uu u dhoco wada hadalka lala geli doono maamulka Hargeysa si la isugu keeno ummadda Soomaaliyeed. Madax weynahu wuxuu goobtaa ka caddeeyey inuu KHAATUMO STATE OF SOMALIA buuxiyey shuruudihii looga baahnaa maamul goboleed sida ku cad axdiga qaranka ee kumeelgaadhka ah. Arrintan ayaa markii uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey ay mar qudha dadkii xafladdaa kasoo qayb galay oo Soomaali oo dhan ka koobnaa sacab iyo sawaxan isla kaceen iyagoo muujinaya doorka uu maamulka KHAATUMO ku leeyahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Wuxuu kaloo madaxweynuhu ballan qaaday inuu ku dadaali doono sidii uu gacan uga geysan lahaa colaadaha ka dhashay dhibaatooyinka uu maamulka Somaliland ka wado goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn.

 

Waxaa in taa dheeraa waraaq qoraal ah oo ay Jaaliyadda KHAATUMO u gudbiyeen Madaxweynaha tasoo ay ku faah faahinayeen sida ugu habboon ee loo caawin karo dad weynaha midnimada jecel ee KHAATUMO iyo weliba sida uu u dhici doono wada hadallada lala geli doono maamulka Hargeysa. Jaaliyaddu waxay qoraalkeedaa ku caddaysay in Maamulka KHAATUMO marna shaqo ku lahayn wada hadaladaas maadama ay taageersan yihiin DFK ee Soomaaliya. Waxaa kaloo Jaaliyaddu madaxweynaha ku wargeliyeen in wada hadal kasta oo dhex mara maamulka Hargeysa iyo DFK ee Soomaaliya lagu saleeyo axdi-qarameedka ku meelgaadhka ah ee Soomaalia oo qeexaya in awoodda wadanka lagu qaybsado nidaamka 4.5.

 

U gu danbayntii waxaa Jaaliyadd Soomaalida ee Bristol oo ay laf-dhabar u tahay Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA ay madaxweynaha uga mahad celiyeed booqashadiisa wuxuuna madaxweynuhu dhiniciisa ballan qaaday inuu ilaalin doono midnimada ummadda Soomaaliyeed.

 

Qudbaddii Madaxweynaha iyo sawiraba Hoos ka daawo

 

214.jpg

2541.jpg

182.jpg

2421.jpg

 

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

timthumb.php?src=http%3A%2F%2Fwww.realta

 

 

Taleex.com :

MADAXWEYNE SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED: KHAATUMO STATE WAY BUUXISEY SHURUUDIHII MAAMUL GOBOLEED LOOGA BAAHNAA

 

London:-(RT)Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Bristol, UK ayaa waxay casuumaad u fidiyeen Madaxweynaha DFK ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed maalintii jimacaha ee taariikhdu ahayd 24/02/2012. Wafdigan ballaadhan ee uu madaxweynuhu hoggaaminayey waxaa ka mid ahaa wasiiro ka tirsa dawladda federaalka ah iyo weliba guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. Magaalada Bristol ayaa iyadu nasiib u yeelatay inay noqoto magaaladii ugu horaysey ee ay soo booqdeen wafdigani maalin kaddib shirkii London ee Soomaalida la isugu keenay.

 

Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee Bristol ayaa qayb weyn ka qaadatay soo dhoweynta madaxweynaha waxayna fursad u heleen inay su’aalo weydiiyaan madaxweynaha, su’aalahaas oo ku saabsanaa aragtida DFK ee soomaaliya ee ku aaddan maamulka KHAATUMO iyo weliba sida lagu wado in uu u dhoco wada hadalka lala geli doono maamulka Hargeysa si la isugu keeno ummadda Soomaaliyeed. Madax weynahu wuxuu goobtaa ka caddeeyey inuu KHAATUMO STATE OF SOMALIA buuxiyey shuruudihii looga baahnaa maamul goboleed sida ku cad axdiga qaranka ee kumeelgaadhka ah. Arrintan ayaa markii uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey ay mar qudha dadkii xafladdaa kasoo qayb galay oo Soomaali oo dhan ka koobnaa sacab iyo sawaxan isla kaceen iyagoo muujinaya doorka uu maamulka KHAATUMO ku leeyahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Wuxuu kaloo madaxweynuhu ballan qaaday inuu ku dadaali doono sidii uu gacan uga geysan lahaa colaadaha ka dhashay dhibaatooyinka uu maamulka Somaliland ka wado goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn.

 

Waxaa in taa dheeraa waraaq qoraal ah oo ay Jaaliyadda KHAATUMO u gudbiyeen Madaxweynaha tasoo ay ku faah faahinayeen sida ugu habboon ee loo caawin karo dad weynaha midnimada jecel ee KHAATUMO iyo weliba sida uu u dhici doono wada hadallada lala geli doono maamulka Hargeysa. Jaaliyaddu waxay qoraalkeedaa ku caddaysay in Maamulka KHAATUMO marna shaqo ku lahayn wada hadaladaas maadama ay taageersan yihiin DFK ee Soomaaliya. Waxaa kaloo Jaaliyaddu madaxweynaha ku wargeliyeen in wada hadal kasta oo dhex mara maamulka Hargeysa iyo DFK ee Soomaaliya lagu saleeyo axdi-qarameedka ku meelgaadhka ah ee Soomaalia oo qeexaya in awoodda wadanka lagu qaybsado nidaamka 4.5.

 

U gu danbayntii waxaa Jaaliyadd Soomaalida ee Bristol oo ay laf-dhabar u tahay Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA ay madaxweynaha uga mahad celiyeed booqashadiisa wuxuuna madaxweynuhu dhiniciisa ballan qaaday inuu ilaalin doono midnimada ummadda Soomaaliyeed.

 

_______________________________________________________________________________________

 

 

 

 

shshariif.jpg

 

Horafadhi.com:

 

Madaxweynaha Soomaaliya Sh. Shariif:-Khaatumo State Waa Buuxisay Shuruudihii Looga Baahnaa

 

Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Bristol, UK ayaa waxay casuumaad u fidiyeen Madaxweynaha DFK ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed maalintii jimacaha ee taariikhdu ahayd 24/02/2012.

 

Wafdigan ballaadhan ee uu madaxweynuhu hoggaaminayey waxaa ka mid ahaa wasiiro ka tirsa dawladda federaalka ah iyo weliba guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho.

 

 

Magaalada Bristol ayaa iyadu nasiib u yeelatay inay noqoto magaaladii ugu horaysey ee ay soo booqdeen wafdigani maalin kaddib shirkii London ee Soomaalida la isugu keenay.Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee Bristol ayaa qayb weyn ka qaadatay soo dhoweynta madaxweynaha waxayna fursad u heleen inay su'aalo weydiiyaan madaxweynaha, su'aalahaas oo ku saabsanaa aragtida DFK ee soomaaliya ee ku aaddan maamulka KHAATUMO iyo weliba sida lagu wado in uu u dhoco wada hadalka lala geli doono maamulka Hargeysa si la isugu keeno ummadda Soomaaliyeed.

 

 

Madax weynahu wuxuu goobtaa ka caddeeyey inuu KHAATUMO STATE OF SOMALIA buuxiyey shuruudihii looga baahnaa maamul goboleed sida ku cad axdiga qaranka ee kumeelgaadhka ah. Arrintan ayaa markii uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey ay mar qudha dadkii xafladdaa kasoo qayb galay oo Soomaali oo dhan ka koobnaa sacab iyo sawaxan isla kaceen iyagoo muujinaya doorka uu maamulka KHAATUMO ku leeyahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Wuxuu kaloo madaxweynuhu ballan qaaday inuu ku dadaali doono sidii uu gacan uga geysan lahaa colaadaha ka dhashay dhibaatooyinka uu maamulka Somaliland ka wado goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn.

 

Waxaa in taa dheeraa waraaq qoraal ah oo ay Jaaliyadda KHAATUMO u gudbiyeen Madaxweynaha tasoo ay ku faah faahinayeen sida ugu habboon ee loo caawin karo dad weynaha midnimada jecel ee KHAATUMO iyo weliba sida uu u dhici doono wada hadallada lala geli doono maamulka Hargeysa. Jaaliyaddu waxay qoraalkeedaa ku caddaysay in Maamulka KHAATUMO marna shaqo ku lahayn wada hadaladaas maadama ay taageersan yihiin DFK ee Soomaaliya. Waxaa kaloo Jaaliyaddu madaxweynaha ku wargeliyeen in wada hadal kasta oo dhex mara maamulka Hargeysa iyo DFK ee Soomaaliya lagu saleeyo axdi-qarameedka ku meelgaadhka ah ee Soomaalia oo qeexaya in awoodda wadanka lagu qaybsado nidaamka 4.5.

 

U gu danbayntii waxaa Jaaliyadd Soomaalida ee Bristol oo ay laf-dhabar u tahay Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA ay madaxweynaha uga mahad celiyeed booqashadiisa wuxuuna madaxweynuhu dhiniciisa ballan qaaday inuu ilaalin doono midnimada ummadda Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Shir Lagu Xog-waraystay Madax Weyne KuXigeenkii Hore Col.Cali Xasan Axmed (Sabarey) Oo ka Dhacay Nairobi-(Sawiro)-

Lasanod Online. Sunday, February 26, 2012

 

 

 

 

Nairobi,(lasanod Online)- Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo ka dhacay hoolka shirarka Madina Mall ee magaalada Nairobi,

 

waxaana kasoo qayb galay dhammaan jaaliyada reer Khaatumo State ee ku dhaqan magaalada nairobi dalka kenya.

 

Halkan Ka Daawo Sawiro

 

Shirkan ayaa waxaa lagu xog waraysanayey Col. Cali Xasan Axmed {sabarey} hogaamiye ku xigeenkii hore ee Hogaanka SSC, Hadana ah howl wadeen sare oo ka tirsan maamulka khaatumo state of somalia.

 

Ugu horayntii ayaa munaasibada lagu furay aayadaha quraanka kariimka ah iyo ducooyin, intaa ka dib ayaa waxaa hadalka qaatay afhayeenka jaaliyada khaatumo state ee bariga africa Cabdiqaadir Axmed Awcali {firdhiye}, waxaana uu sheegay in uu kulanku ku saabsan yahay xog waran lagu waray sanayo col: Cali Sabaray iyo in lagu shaaciyo guddiga cusub ee dhalinta khaatumo ee Kenya.

 

Intaa kadib waxaa hadal qaatay gudoomiyaha jaaliyada khaatumo ee bariga africa Jibriil Ciise oo ku dheeraady jidkii dheeraa ee loo soo maray dhismaha maamulka khaatumo state, isaga oo sheegay in jaaliyada bariga africa in tahay aasaasihii hogaankii ssc oo miraheedii ay dhaleen maamulka khaatumo hadana ay diyaar u hiyiin inay maamulkooda ku taageeraan maal,muruq iyo maskaxba ,

 

Intaa kadib waxaa cod baahiyaha lagu soo dhaweeyey Col.Cali Sabaray oo dadwaynihii madasha fadhiyey ay hadalkiisa aad u xiisaynayeen, waxaana shacabkii ku soo dhaweeyeen sacab iyo xamaasad aad u heer saraysay.

 

Col. Sabarey ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanasa madasha ka soo jeediyey, u guhorayntii wuxuu ka hadlay asbaabtii keentay in la dhiso hogaankii ssc oo uu sheegay inay baahi ka timi shacab deegaanada ssc ama Khaatumo, wuxuuna ka war bixiyey waxyaabihii u qabsoomay iyo iyo caqabadihii ka horyimi. isaga oo xusay in carqalada koowaad ay ahayd dadka oo maskaxda laga qabsaday islamarkaana ay wacyi gelin fara badan ay sameeyeen kuna guulayteen in shacabkii laga dhaadhiciyo mabaadiida guud ee hogaanka ssc loo dhisay.

 

mudane sabaray ayaa sidoo kale ka war bixiyey dhismihii Khaatumo State oo uu sheegay in hogaankii loo bedelay maamul rasmi ah oo ay yeeshaan kana turjuma baahiyaha amaan iyo kan adeegyada bulshada oo deegaanada khaatumo state muddo 21sanno ah ay dib uga hadheen gobolada kale ee soomaaliya. waxaana uu hadalkiisa kusii daray in intii uu jiray maamulka khaatumo ay wax yaabo badan ku guulaysteen sida dhismo ciidan iyo in hada shacabka ree Khaatumo state ay ku soo jeesteen difaaca dalkooda iyo taabba gelinta maamulkooda.

 

hadalkisa ayuu ku soo xidhay in hada dhamaan deegaanada khaatumo state ay ku jirto gacanta maamulka, marka laga reebo caasimada khaatumo ee laascaanood iyo tuulooyin faro ku tiris ah dhawaana ay deegaanada maqan ay soo geli doonaan gacanta maamulka khaatumo state.

 

Guntii iyo gebo gebadii ay ayaa gudoomiyaha dhaliyarad khaatumo ee bariga africa Cabdilaahi Aadan Xuseen {kaneec} uu ku shaaciyey qaab dhismeedka guddiga dhalinyarada iyo magacyadooda oo ka kooban 7 xubnood.

 

 

 

Diini Abdillahi Mohamed

 

Xafiiska Wararka Lasanod Online.

Nairobi-Kenya

 

 

DSC05476.jpg

DSC05463.jpg

DSC05429.jpg

DSC05436.jpg

DSC05434.jpg

DSC05425.jpg

DSC05424.jpg

DSC05423.jpg

DSC05480.jpg

DSC05481.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this