Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

'Liibaan';792064 wrote:

Daawo- Sawirada Madaxwaynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo Si Heer Sare Ah Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xudun Iyo Awr Bogeys!

 

 

DSC07318.jpg

DSC07308.jpg

DSC07324.jpg

DSC073251.jpg

 

DSC07326.jpg

DSC07327.jpg

DSC07334.jpg

awrboogays.jpg

AWRBOOGEYS in the house, thanks the share Liibaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Naxar Nugaaleed;793124 wrote:
AWRBOOGEYS in the house, thanks the share Liibaan

You are Welcome Naxar Nugaaleed, enjoy the pictures of Awrboogeys & other cities/towns of Khaatumo State of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Banaanbaxyo Waa Weyn oo Ka Dhacay Buuhoodle,Widhwidh, Kalabaydh, SaaxDheer, Boocame, Sarmaanyo, Awrboogeys,Xudun, Tukaraq iyo Taleex

 

Banaanbixii Maanta ee ka dhacay Buuhoodd ayaa ahaa mid si weyn loo soo abaabulay isla markaasna dadweynuhu ay ku muujinayeen sida ay u taageerayaan Maamulkooda Khaatumo iyo waliba midnimadda Soomaaliweyn waxaana ay shacabku wateen boodhado waa weyn oo hal ku dhegyo ay ku qoran yihiin hal ku dhegyo ay ku qorayn yihiin midnimadda Soomaaliweyn iyo waliba taageeridda Khaatumo

 

Shacabka Buuhoodle waxa kale oo ay dab qabadsiiyeen Calalka Malayshiyaadka SNM-ta ah kuwaas oo goobta ka jeedinayey hadallo lid ku ah Jabhadda SNM waxa kale oo Mudaharaado noocan oo kale ah ka dhaceen Kalabaydh, Widhwidh, Tukaraq iyo Taleex

 

Banaanbaxa Tukaraq Goor Dhaw

 

DSC057061.jpg

DSC05710.jpg

DSC05714.jpg

DSC05721.jpg

 

 

DSC05715.jpg

DSC05725.jpg

DSC05726.jpg

DSC05766.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Banaanbaxyo Waa Weyn oo Ka Dhacay Buuhoodle,Widhwidh, Kalabaydh, SaaxDheer, Boocame, Sarmaanyo, Awrboogeys,Xudun, Tukaraq iyo Taleex

 

 

DSC05732.jpg

DSC05743.jpg

DSC05754.jpg

DSC05728.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Khudbado Madaxda Maamul Goboleedka Khaatumo State Ka Jeediyeen Banaan Weyn oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle ee Khaatumo Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Wasiir Ku Xigeenada Arimaha Dibadda Maamulka Khaatumo State of Somalia Marwo Farduus Faarax Mirre oo Khudbad aad u Qiimo Badan Xafladii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia - Columbus, Ohio

 

 

 

wasiirka-ku-xigeenka.jpg

 

Wasiir ku Xigeenada Arimahadda Dibadda Maamulka Khaatumo Farduus Faarax Mire

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

gggghh.jpg

 

Garaad Abdisalaan Xasan Maxamed oo ka mid ah Wafuuda Khaatumo State ee ku sugan Muqdisho Ayaa Waraysi Uu Siiyey Shabakadda Allssc(Dhagaysi Haboon)

 

 

Garaad Abdisalaan Xasan Maxamed oo ka mid ah Waftida Khaatumo ee ku sugan Muqdisho ayaa waraysi uu Siiyey shabakadda Allssc kaga xog waramay kulamadii ay la qaateen Madaxdda DFKM ah ee Soomaaliyeed, Xeer Hoosaadkii dhawaan Golaha Sare ee Dhaqanka ay soo saareen waxana kale oo uu ka hadlay Aflagaadadii uu dhawaan Faroole u jeediyey Waftida Khaatumo ee ku sugnayd Adis abab waxana uu sheegay in cidii Aflagaado iyo Cidii Taageero la timaadaba ay taariikhdu xusayso

HALKAN KA DHAGAYSO

 

Garaad Cabdisalaan waxa uu umadda Khaatumo kula dardaarmay in ay beenawday in *********** uusan tashan karin loona baahan yahay in aan la curdan dharin Maamulka ugubka ah ee Khaatumo state waxa uu sheegay in ay Caqabad imaan karto oo Dawladaha waa weynba ku yimaadaan

Dhagaysi Haboon

 

http://allssc.com/?p=22975

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

images?q=tbn:ANd9GcS2U76kZzvUNpHkDPhgdJB

 

 

 

MAAMUL GOBOLEEDKA KHAATUMO STATE OF SOMALIA IFTIIN SHAACAY KARTI IYO DADAALNA KA MUUQDO

 

Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Nabadgelyo iyo Naxariis Suubane

Rasuulkeena(Muxamed CSW)korkiisa,Guulo waaweyn oo qiimahooda leh 30-ka

Cisho oo Maamulka Khaatumo State Of Somalia Dhisnaa Maasha Allah inkastoo

Colaad iyo weeraro dagaal oo gardaro ah lagu soo qaaday iyo weeraro dhanka

warbaahinta iyo Saxaafada dhinacyada hadana guulahooda iyo tallaabooyinka

hanaan socodka Khaatumo State ayaa ku taagan khad qeexan oo qorshihiisa iyo

hadafkiisaba leh waana kuwo dhinacyo kala duwan loo qaaday sida:-Howlaha

Kormeerka Madaxweyne-Xurmadle-Col-Axmed Cilmi(Axmed Karaash),Madaxweyne Ku

Xigeen Col-Maxamed Indhasheel Howlaha Difaaca iyo Heeganka Safka Hore,Halka

Madaxweyne Ku Xigeen-Xurmadle-C/Nuur Cilmi(Biindhe)Booqoshooyin Siyaasdaeed.

 

Sidoo kale waxaa xusid mudan booqashooyinkan iyo kulamada Xurmadle-Proof-Cali

Khaliif Galeyr,Xurmadle-Gen-Maxamed Aden iyo Aqoonyahan Xurmadle-C/Rashiid ka

wadaan xiligan qaaradan Yurub kuna soo mareen Dalalka:-Norway,UK iyo Denmark oo

si weyn loogu soo dhoweeyeey Jaaliyadaha Khaatumo State iyo kuwa Somaliweynba

ugu sharxeen ahamiyada dhismaha Khaatumo iyo ahamiyada qaranimada,midnimada iyo

soo nooleeynta Hanaankii dowladnimo lagama maarmaan tahay Ummadda Somaaliyeedna

mid yihiin walaalo iyo dad ehel ah oo si weyn baahi u qaba hanaan cadaalad,sinaan

iyo garsoor leh,maantana xaalku meel xun maraayo oo murugadiisa iyo jaha-wareer

weyn leh,Khaatumo State tiir somaaliyeed oo midnimada ku taagan,Khaatumo State

Hanaan Nabadeed iyo Deris Wanaag ayuu Proff-Cali ka dhawaajiyeey Jaaliyaduna si

weyn u farxaan una riyaaqeen,Halka Gen-Maxamed Aden ku booriyeen guud ahaanba Dadka

Somaliyeed masuuliyada ka saaran qaranimada iyo midnimada dalkooda(Waa lama Hudhaan

Ciida Hooyo),waxaan la illaawi kareeyn guulihii iyo soo dhoweeyntii G9 iyo Isimadu

kala kulmeen Dowlada Somalida Itoobiya iyo Dowlada Dhexe ee Itoobiya,Fariimo iyo

Xiriiro dowladaha gobolka iyo beesha caalamka.

Dr Galaydh

Sidoo kalle waxaa jiro kulamo taageero,xog waran iyo ku dhiiri gelinta Jaaliyadda

Khaatumo State Of Somalia garashada iyo gudashada masuuliyadooda oo ka socda Dalka

Mareeykanka oo eey hormoodka tahay Wasiir Ku xigeenka Xiriirka Debeda Marwo:Farduus

Mirre iyo xubno ka mid ahaa ergooyinkii shirkii Khaatumo2 Taleex Sida-Col-Siyaad

Maxamuud C/Raxmaan iyo gudiyada Jaaliyadda Khaatumo State ee USA,sidoo kale waxaa

Jirra dadaalo iyo dar-dar gelinta doorka Jaaliyada qurba jooga oo ka socdo meelo

badan iyo howlo gargaar iyo taakuleeynba,waxaa sida qoraxda ugu shaacay aduunka oo

dhan Magac Khaatumo State soo dhoweeyn iyo taageero moral ahaana helay,isla markaana

si weyn u gilgilay Maamulada dhinacyada gaar ahaan S/Land oo xaalad jaha-wareer iyo

isku yaac gashay colaad abaabul iyo fidno hudhan wada waan arrin ayaan daradeeda leh

dhaawac weyna ku ah xiriirkii soo jireenka ahaa iyo deris wadaag dadka ka dhaxeeyeey,

Halka Hogaanka iyo Isimadda Reer Khaatumo Wadan Hab Nabadeed iyo baaqyo ahamiyad weyn

leh oo asluubtooda iyo run ka hadal ku saleeysan,30 cisho oo guushooda iyo horumarkooda

leh soo dhoweeyna mudan,laakiin weli faanoole fadhi kama godna.

 

-Allah Mahad Leh-

-Qorre-Ustaad-Xassan C/Laahi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somali-Flag.gif

 

 

Dhamaan Shacabka Khaatumo State Iyo Shacabka Midnimada iyo Qaranimada Dalkooda Soomaliya Jecel

 

Fadlan ka Soo Qaybgal Banaanbaxa (Mudaharaadka) 23/02/2012 London Ka Dhacaya.

 

Allah Weyn Ninkii Aaminaa Awood Leh-Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda, Midnimadda iyo Cadaaladda cod nool, caqli, damiirka iyo dareenka wadaniyadeed difaaca xuquuqda qarameed iyo illaaliyaha karaamada sumcada iyo maqaamka Somaalinimada diidaha gumeeysi iyo gun-nimada hoos joogida iyo isu dhiibida cid kale iyo xaaladaha fool xumadooda leh intii mudo ahba ina heeystay:-Sida Dagaalada,Colaada Sokeeye,Xasuuq iyo Gumaadka Shacabka, Kala Qoqobka iyo kala Yaaca Ummadda iyo guud ahaanba muuqaalada murugadda iyo dayaceeda leh.

 

Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed oo ka duulaaya ahamiyada qaranimada,midnimadda iyo

Hanashada hanaan dowladnimo oo cadaalad,sinaan iyo hab garsoor leh wuxuuu ugu

baaqaayaa guud ahaanba Jaaliyadda Somaaliyeed ku dhaqan Dalkan UK ama qaarada

Yuruba ka soo qeyb galka banaan baxa karaamo difaacida iyo qaranimo u hiilinta

oo Maalinta Khamiista 23/02/2012 ka dhici doono Magaaladda London goobta shirka

Arrimaha Somaaliya looga hadlaayo lagu qaban doono 10 Downing Street,fadlan soo

Qaado Astaanta Qaranka Somaaliyeed(Calanka)iyo hadii aad heli kareysid durbaano.

 

Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabad,Midnimada iyo Cadaalada oo qadarinaaya xaaladda

iyo dhibaatooyinka dhaawaca weyn leh oo meesha xun ina dhigay,kana gubanaaya dayaca dib u dhaca iyo tacadiyada kala duwan oo dadkeena la kulmaayeey mudada 21- ka ah,waxaa muuqata in la gaareey waqtigii fadhiga laga kici lahaa,hurdada laga toosi lahaa,kala daadsanaanta laga gudbi lahaa,qabyaaladda cudurka la illaawi lahaa loona hiilan lahaa qaranimadda,midnimadda iyo jiritaanka Dalkeena Hooyo, Walaalayaal Somaaliya waa Dalkeena inagaa leh,waa ciidii hooyo,hooygii qaaliga ahaa ka soo qeyb gal Mudaaharaadka codkaaga dalkaaga,dadkaaga iyo naftaada ugu hiili.

 

SOMAALIYA SOMAALI BAA LEH-

-AF-HAYEENKA GUUD DHAQ-DHAQAAQA SOMALIYEED

NABADDA,MIDNIMADDA IYO CADAALADDA.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this