Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Soo Dhoweyntii Madaxweynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Mudane Ahmed Karaash Iyo Wufuudii Khaatumo State, Magaalada Carooley ee Khaatumo Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Banaanbax Weyn oo Lagu Taageerayo Midnimada Qaranka Soomaaliya oo Ka Dhacay Magaalada Taariikhiga ee Taleex, Khaatumo Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Waa Heestii Soryo Khaatumo Soomaaliya & Fanaanka Weyn Saleebaan Yare live at khaatumo State of Somalia party in Columbus, ohio 2012

 

 

Waa Mirihii & Laxankii Iyo Waliba Codkii Alfanaan Saleebaan Yare

 

Music by Barqad Carte.

 

Waa Habeyntii Iyo Isku Soo Dubaridkii Dhexdhexaad.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Oo Qarameeyey Dhamaanba Ciidamadii Deegaanada Iyo Beelaha

 

Maamulka Khaatumo State ayaa gabi ahaanba la wareegay Ciidamadda Beeleedkii joogay Jiida hore ee Sool-joogto kuwaas oo la isku dhex daray loona dhalan rogay Ciidamo Maamul Gobaleed waxana jirtay in Ciidamadan loo sameeyey nidaamka Ciidan ee Maamul, kormeer ay saaka ku tageen Sool-joogto Madaxdda Khaatumo State iyo Tifaftiraha Allssc ayaa gabi ahaanba lala wareegay Ciidamadaas

 

Madaxdda Maamulka Khaatumo ayaa kala ahaa Madaxweyne Maxamed Yuusuf Indha Sheel, Wasiirka Arimaha Gudaha Yaasiin Axmed Sulub Wasiir ku xigeenka Amniga Jaamac Khaliif, Wasiir ku xigeenka Horumarka Khayraadka Dabiiciga ah Cabdi Shube iyo Wasiir ku xigeen Arimaha Bulshadda Xasan

 

Dawlad Gobaleedka Khaatumo State of Soomaaliya ayaa dhismaha Ciidamadan Maamulka ku mashquulsan waxana ay Aag kastaba u samaysaa Talisyo iyo waliba Saldhigo Militari kuwaas oo guta waajibaadkooda shaqo waxaana la filaya in maalmaha soo socda la magacaabo Taliyaha Aag Galbeed ee Khaatumo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Daawo Muuqaalo Hor Dhac ah Oo Aan Idiinka Hayno Banaanbixii Balaadhnaa Ee Lagu Taageerayay Midnimada Somalia Oo Waabarigii Saaka Ilaa Caawa Ka Socday Gudaha Magalada London(Daawo).

 

London(Allssc): Waxaa Saaka Hiirtii waa bari goryahooda kasoo kalahay dhamaan umada soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalkan U.K gaar ahaan Magaaladan London oo iyadu hoy u ah kumaan iyo kumanaan Soomaaliyeed oo jecel Midnimada Somalia iyo waliba Dalkooda oo nabad ah.

 

Hadaba dadkan oo runtii ay ka muqatay Qiiro aad iyo aad u balaadhan oo ay ku muujinayeen in aysan marnaba aqbali doonin wax ka dhan ah qaranimadooda ayaa dareenkooda ku cabirayay Banaanbaxan ay saaka la hor tageen Madashii shirka ee ay isugu yimaadeen Dowlado,Hay’ado Madax Banaan iyo qaar kamida Hogaamiyayaasha Somalia.

 

Mudaharaadkan oo Ruxay Magaalada london gaar ahaan Madashii uu ka socday Shirka ayaa wkhtigii qadada waxaa si toosa ula socday Prime Ministarka Dalkan U.K,Xoghayaha Arimaha Dibada Dalka Maraykanka,Madaxa Qaramada Midoobay,Dalalka Islamka,Carabta,Africa,iyo dhamaan kasoo qayb galayaashii kuwaas oo dhamaantood indhaha ka qaaday Banaanbaxan balaadhan ee Bulshada Somaliyeed ku dalbanayaan in la taageero Qaranimada Dalkooda Hooyo iyo sidilooga qayb qaadan lahaa in Dalkooda Nabad Dib loogusoo dabaalo, waxaa arintaas u guuxay dhamaan kasoo qayb galayaashii shirka marka laga reebo Jamhada SNM oo iyagu ay arintaas kaga darayd Waran Wadnaha Kaga Dhacay.

 

Marnaba Haka Fogaanin Warbaahinta Codka Shacabka SSC “Don’t Go Any Where”. Hadii Allaha Wayni

Ogolaado waxaan idiinsoo Gudbin doonaa Sawiro Vedio iyo dhamaan sidii uu u dhacay Banaabxa Maanta.

 

 

 

Allssc News Desk London

 

IMG_2621-1024x768.jpg

IMG_2622-1024x768.jpg

IMG_262411-1024x768.jpg

IMG_2625-1024x768.jpg

 

IMG_2626-1024x768.jpg

IMG_2627-1024x768.jpg

IMG_2627-1024x768.jpg

IMG_26281-1024x768.jpg

 

IMG_2630-1024x768.jpg

IMG_26271-1024x768.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

 

 

Daryeel Hospital in Buuhoodle, Khaatumo Soomaaliya was built and financed by Former President Sulieman XaglaToosiye in 2005

 

Thank You XaglaToosiye

 

 

Dr: Shahaado oo wax badan ka Bedeley Xaalada Caafimaad ee G/Cayn

 

Tuesday, 21 February 2012 16:58

 

alt

 

Buuhoodle(Jidbaale):-Xaaladda Caafimaad ee Gobalka Cayn ayaa guud ahaanba wanaagsan ka dib markii uu yimi Dr Siciid Shaado iyo Kooxo Caafimaad ay ka kala yimaaddeen Laascaanood iyo Garoowe, kuwaas oo asal ahaan ka soo jeeda SSC. Xaaladda Caafimaad ee Gobalka Cayn waxa ay ahayd mid aad u liidata ka hor intii aysan imaan Kooxaha Caafimaad ee soo gurmaday Dagaalladii dhacay awgeed.

 

Dr Shahaado waxa uu Maalin kastaba Cusbitaalka Daryeel ka fuliyaa qalliino waaweyn oo bilaash ah, kuwaas oo ay faa’iidaystaan boqollaal dadweyne bukaan ah oo ku sugan Gobalkan Cayn. Waxa kale oo uu Dr Shahaado *****lay dhammaanba dhaawacyadii ku dhawaacamay dagaalladii Jiidda hore ee loo qaadi jiray Gaalkacyo, ayna gaadhay in kuwii Gaalkacyo loo qaaday dib loo soo celiyo.

 

Baahidan Caafimaad ee ay *****leen Kooxahan Caafimaad ee uu hormuudka u yahay Dr Shahaado waxa ay tijaabo u noqonaysaa isku filaanshaha dadka Khaatumo State, oo haddii ay is iimaansadaan gaadhi kara horumar dhinac kastaba ah.

 

Xigasho: Allssc.com

 

DSC05667.jpg

DSC05682.jpg

DSC05683.jpg

DSC05672.jpg

DSC056621.jpg

 

 

DSC05640.jpg

DSC05638.jpg

DSC05637.jpg

DSC05660.jpg

DSC05669.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Galmudug Oo Qado Sharaf Muqdisho Ugu Sameeyey Wafdigii Khaatumo State-(Sawiro)-

lasanod Online. Saturday, February 25, 2012

 

 

 

 

Muqdisho,(lasanod Online)- Waftigii ka socday maamulka khaatumo state of somalia ayaa waxaa marti qaad u sameeyay beesha Sacad..

 

oo si wayn u soo dhawayasay maamulka khaatumo State, una sheegay in ay taageersanyihiin maamulka ay samaysteen dadka deeganadaasi.

 

Iyaga oo sheegay in ay marnaba suurtagal a hayn in soomaaliya la kala gooyo, ayna wafdigiga khaatumo u sheegeen inay tusaale u yihiin midnimada soomaaliya iyo xoojinteeda. "taageero buuxda baanu idin siinaynaa hadaanu nahay beesha sacad waxgarad iyo siyaasiyiinba waan idin garab taaganahy",ayey kusoo gunaanadeen hadalkoodii.

 

Geesta kale waxa halkaas ka hadlay Garaadka Guud ee golaha dhaqanka ee khaatumo state, Garaad Jaamac G. Cali oo ku dheeraady faa'iidada uu kulankani leeyahay.waxaana hadaladii Garaadka ka mid ahaa "mahad ayaad naga mudantihiin sida fiican ee aad noo soodhawayseen hadaad tihiin beesha Sacad guud ahaan siyaasiyiin iyo madax dhaqameed dhamaantiin waan idiinmahad celinaynaa soo dhawayn ta aadnoo samayseen waana mid taariikhda gali doonta"..

 

"Hadaanu nahay Beesha Khaatumo, golaha dhaqanka iyo maamul kiisaba waxaaan u taaganahay midnimada soomaaliaya, marnaba ogalaan mayno in soomaaliya la kala qaybiyo, ayaa kamid ahaa hadaladii Garaad Jaamac..

Munaasabadan waxay kusoo gabagabooday jawi walaaltinimo oo ay ku dheehantahay faraxad iyo isafgarad.

 

 

 

100_0714.jpg

100_0710.jpg

100_0709.jpg

100_0706.jpg

100_0701.jpg

100_0694.jpg

 

 

100_0693.jpg

100_0687.jpg

100_0686.jpg

100_0685.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Banaanbax Lagu taageerayey Midnimada Somalia Oo Shalay Ka Dhacay London- (Sawiro)-

Lasanod Online. Friday, February 24, 2012

 

 

 

 

London,(lasanod Online)- Jaaliyadaha Khaatumo State of Somalia, Awdal State iyo Soomaalida jecel midnimada dalka Somalia ayaa mudaaharaad..

 

balaadhan oo looga soo horjeedo Maamulka Somaliland ka dhigay guriga madaxtooyada ingiriiska hortiisa.

 

Mudaaharadkan waxuu socday ilaa todobo saacadood ,kaasoo ahaa socod lagu marayo meelaha madaxda dalka iyo wasaaradahaha oo loo sheegayey inay shacabka ku dhaqan Khaatumo iyo Awdal iyo gobolada kale ee Somalia aysan aqbalayn kala goynta Somalia.

 

Shacabka tirada badan ee mudaaharaadayay ayaa ku dhawaaqayay erayo wadani ah oo kamid ahayeen "Somalia midnimadeedu waa muqadas iyo Somalia Ha Noolaato".

 

 

100_3875.JPG

100_3887.JPG

100_3892.JPG

100_3889.JPG

100_3891.JPG

 

 

 

khaatumo_London_n.jpg

100_3885.JPG

100_3884.JPG

100_3883.JPG

awdal-london_n2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

sabreynairob1.jpg

 

 

Col. Cali Sabarey Oo Soo Gaadhay Nairobi-(Video)-

Lasanod Online. Friday, February 24, 2012

 

 

 

 

Nairobi,(lasanod Online)- Waxaa caawa soo gaadhay caasimada wadanka Kenya ee Nairobi, Col. Cali Sabarey oo kasoo kicitimay degaanka Khaatumo..

 

Korneelka ayaa soo gaadhay magaalada Nairobi caawa markay saacadu ahayan 7:0 fiidmo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen jaaliyada Khaatumo State ee k u dhaqan Nairobi .

 

Col. Sabarey ayaa ka xogwaramay dhulkii iyo maamulkii khaatumo state of Somalia, isagoo sheegay in dhamaan dadka reer khaatumo manta ay u heelanyihin sidii ay u garab istaagi lahaayeen maamulkooda Khaatumo.

 

Waxaa kale oo uu sheegay in maanta laga baxay dhibkii iyo hagardaamadii ay ku hayeen labada maamul, dadka deegaanada Khaatumona ay hadda yeesheen maamul ay iska leeyihiin..

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

cal-sabarey.jpg

sss.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Madaxweyanaha Khaatumo State Oo Dhagax Dhigay Airportka iyo Xarunta Booliska Taleex-(Sawiro)-

 

Lasanod Online Saturday, February 25, 2012

 

 

 

 

Taleex,(lasanod Online)- Dhismaha Xarunta Booliska ayaa laga bilaabay degmada Taleex ee gobolka Sool, waxaana maal gelinaya oo ku deeqay..

 

ganacsatada gobolka Sool.

 

Saldhigan oo la dhagax dhigay dhinaca bari ee magaaladda ayaa waxaa lacagtiisa soo bixiyay ganacsatada gobolka Sool oo ballanqaaday inay dhamytiri doonaan xaruntaas oo sida la sheegay ay ku baxayso lacag gaadhaysa 50,000 oo doollarka Maraykanka ah.

 

Saldhigan oo ah kii ugu horeeyey ee ay yeelanayso degmada Taleex taniyo waqtigii ay burburtay dawladii Soomaaliyeed ayaa waxa ka howlgeli doona ciidan 35 askari gaadhaya oo dhowaan aqoonyahno qurbajoogta degaanka ka mid ahi tabar u soo dhameeyeen.

 

Gudoomiyaha degmada Taleex C/samad yaasiin Warsame "Kaytoon" oo munaasibadaas ka hadlayey ayaa u mahad celiyey ganacsatadii dareentay baahida ka jirta degmada Taleex, iyagoo aan joogin waxana uu kuwa degmada ku dhaqan iyo qurba joogtaba ku buuriyey inay dareenkood adeega bulshad u jeediyaan.

 

C/qaadir Abyan Koore oo ka mid ah odayada laga tixgeliyo degmada Taleex ayaa ka war bixiyey bilaabida saldhigan, isagoo sheegay inay bixiyeen dhulka saldhiga laga dhisayo ayna diyaar u yihiin dhamaan qaybaha bulshaduba inay maal iyo xoogba ku biiriyaan.

 

Dhanka kalena waxaa Madaxweynahu dhagax dhigay garoonka diyaaradaha Khaatumo ee magaalda Taleex, goobtaas oo ay hore uga sii shaqeeyeen Engineer Saleebaan Cali Barre oo aqoon dheeraad ah u leh dhismaha airpodada iyo sahanka goobaha ku haboon garoonada, isaga oo ay weheliyeen aqoonyahano kale.

 

Waxaana ay warbixin ka siiyeen Madaxweyanaha doorashada goobta sida ciidda,bedka,dabaysha , kadib madaxwaynuhu wuxuu dhagax dhigay dhagaxii u horeeyey garoonka khaatumo ee Taleex.

 

Fulinta mashruucan garoonka waxaa ballan qaaday qurbajoogta reer Khaatumo ee ku nool aduunka.

 

 

karashdha.jpg

dhagax2.JPG

dhagax4.JPG

dhagax3.JPG

120-1024x767.jpg

 

 

DSC076921.jpg

DSC076911.jpg

DSC07694.jpg

DSC07701.jpg

DSC07702.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this