Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

fireworks.jpg

fireworks-wallpaper-wallpaper-download-a

fireworks.jpg

 

 

Dabaaldagyo Waawaayn Oo Loogu Dabaal dagayo Maamulka Cusub Ee Khaatumo Iyo Madaxda Shalay La Dhaariyay (Daawo Sawiro )

 

 

Waxaa magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya ka socda dabaal dagyo waawyn oo loogu dabaal dagayo maamulka cusub iyo manta oo lagu dhawaaqay madaxdii xilka loo igmaday in ay ka taliyaan masiirka umada deegaanadda SSC.

 

 

 

Halkaas oo ay iskugu soo baxeen boqolal dadweynaha soomaaliyeed ah iyo kuwa SSC iyagoona soo bandhigay cayaaraha hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed.

 

Xafladan ayaa waxaa ay ka dhacday xaafad 7ka iyo sidoo kale laa mushkil xaafadahan oo ah kuwa si wayn ay u daganyihiin dadka ku abtirsada deegaanada SSC ayaa caawa waxaa ay ku jiraan dabaal dag wayan.

 

 

 

khaatu.jpg

khaatumo-state-flag.jpg

khaatumo2.jpg?w=600&h=300

SSC.jpg

 

 

 

SSC-FLAG1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Banaan Bax Lagu Taageerayo Shirka Maamulka Khaatumo oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle

 

 

Banaanbax lagu taageerayo Qodobadii kasoo baxay shirkii khaatumo2. ayaa maanta ruxay magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn.

 

Garoonka kubada cagta ee xabado ayaa maanta waxaa soo buux dhaafiyey boqolaal banaabaxayaal ah oo taageersan Dhismaha maamul goboleed ay yeeshaan Deegaanada SSC.

 

Geesta kale masuuliyiin xilal ka hayey maamulka Faroole ee puntland ayaa iyaguna goobta banaanbaxa kaga dhawaaqay in ay iska casileen xilkii ay ka hayeen maamulka Puntland. Maxamuud Shiikh Cumar xasan oo ahaa gudoomiye ku xigeenka Gobolka cayn ee maamulkii la odhan jiray ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay maamulka puntland.

 

DSCF3710.jpg

DSCF3712.jpg

DSCF3715.jpg

DSCF3710.jpg

DSCF3698.jpg

khaatumo-mudaaharaad-22.jpg

Sawir-0701-300x225.jpg

buho6.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

 

Xafladii Magaalada Laas Caanood, Khaatumo State of Somalia

 

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Mudaharaadkii Weynaa ee Magaalada Laascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

http://youtu.be/fq55q6dzXuM" frameborder="0" allowfullscreen>

 

VIDEO: Magaalada Buuhoodle, Banaanbaxyo Waaweyn oo Lagu Taageerayo Maamulka Khaatumo State of Somalia, iyo Ciidamada Mujaahidiinta SSC/Khaatumo

 

 

Banaan Baxyo Balaadhan Oo Lagu Taageerayo Maamulka Khaatumo State Ayaa Ka Kala Dhacay Deegaano Hoosyimaada Magalada Buuhoodle Ee Gobolka Cayn

 

[Mon 30 Jan 2012 4:04:21] Deegaano badan oo ka tirsan gobolka Cayn ee ayaa waxaa ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo maamul goboleedka cusub ee dhawaan looga dhawaaqay Magalada Taleex ee gobolka sool.

 

Boqolaal ka mid ah dadwayaha ku dhaqan deegaanada Xamar-lagu xidh iyo Bali-cad oo hoosyimaada gobolka Cayn ayaa iskugu soo baxay dibadbaxyo balaadhan oo ay ku muujinayeen taageerada ay u hayaan mamaulkooda Khaatumo State Of Soomaaliya.

 

Dadkan aya si wayn oo farxad leh u cabiray dareenkoda iyagoo si isku mid ah u taageeray go,aanadii shirkii khaatumo ee ka dhacay degmada Taleex waxayna sheegeen inay maamulka goboleedkooda cusub ku caawin doonaan wax walba oo uu uga soo baahdo waxayna hambalyo iyo bogaadin balaadhan u diray aqoonyahanadii soo qaban qaabiyey islamarkaana dhaliyey firikii keenay maamulka Khaatumo.

 

Banaan baxayasha ayaa waxay ku lebisnaayeen astaanka calanka Jamhuuriyada Somaliya iyagoo muujinayey sida ay uga soo horjeedaan in la kala gooyo Somaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Demo Support for Khaatumo State of Somalia - Magaalada Xudun - Video

 

Isu Soo Baxyo lagu Taageerayo Hogaanka Khaatumo State oo ka socda Deegaanka SSC Gaar ahaa Xudun

 

Magaalada Xudun ayaa waxaa ka socda Isu soo baxayo Laxaadleh oo lagu Taagerayo Madaxwaynaha Khaatumo State iyagoo dadku ay ku Dhawaaqayaan Khaatumo ha noolaato Guusha Khaatumo ayay Agtaalaa

 

Ciyaaro Gabayo Buraanburo Wacyigelinj iyo Dabaal Deg Xoogle ayaa si Toos ah uga socda Deg mada Xudun ee wadan Somalia Sidoo kale

 

dabaaldegyo waa weyn ayaa ka soconaya Magaalooyinka maamulka Khaatumo State, kuwaasoo ay ka mid yihiin Laascaanood, Buuhoodle, Widhwidh iyo Boocame. Dabaaldegyadan ayaa waxaa lagu soo dhaweynayaa Madaxda cusub ee lagu dhaariyey magaalada Taleex ee taariikhiga ah.

 

Magaalada Laascaanood ayaa waxaa xabado ku faray Maleeshiyaadka SNM ee magaalada joogaa, waxaana maanta soo gaadhay Habro fara badan oo ah kuwa la qidhaabta SNM oo cagaha ku jiitaan.

 

Buuhoodle waxaa isugu soo baxay boqolaal qof oo taageraya maamulka cusub, kuwaasoo hadalo soo dhaweyn ah ku qaylinaya. Magaalada Widhwidhna shacabka halkaas ku dhaqan ayaa aad u soo dhaweynaya madaxda cusub.

 

khatumo-state.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Mudaharaad Balaadhan oo Lagu Taageerayo Maamul-Goboleedka Khaatumo Dhacay Magaalada Taleex (Daawo)

 

 

Taleex(Allssc): Mudaharaad baladhan oo loogasoo horjeedo Joogida Maleeshaiyada SNM ee Deegaanka SSC iyo Xasuuqii shalay ee Maleeshiyada SNM u gaysteen Dibad baxayaashii Magaalada Laascaanood ayaa si weyn u ruxan magaaladan Taleex.

 

Mudaharaadayaashan oo socod ku maray wadooyinka magaalada Taleex ayaa Shucuurtooda ku muujiyay sida aysan marnaba raali uga noqonayn Joogitaanka Jabhada SNM iyo Ficilada qalafsan ee ay dadkood akula kacayaan.

 

Shacabka isugu soo baxay Mudaharaadka ayaa Maamulka Khaatumo State Of Somalia ka dalbaday in dag dag ay jawaab cad uga bixiso Xasuuqii Shalay ee magaalada Laascaanood iyo Duulaankii qaawanaa ee Maleeshaiyada SNM ku qaaday magaalada Buuhoodle.

 

 

DSC04364.jpg

DSC04365.jpg

DSC05670.jpg

DSC04370.JPG

DSC04347.JPG

DSC04359.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Dabaal Deg ka Dhacay Magaalada Balicad Laguna Taageeray Khaatumo State of Somalia

 

bananbax1.bmp

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Banaanbax Ka Dhacay Magaalada Xamarlaguxidh Waxaa Lagu Taageeray Khaatumo State of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Banaanbax Ka Dhacay Magaalada Figi-Fuliye, Sanaag Waxaa Lagu Taageeray Khaatumo State of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Banaanbax Weyn oo Lagu Taageersanyahay Maamul-Goboleedka khaatumo, Magaalada Sarmaanyo iyo Magaalada Awrboogays -Sanaag, Khaatumo State of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Good to see Calanka Buluugaa reappearing in many areas of the country.....Khaatumo gacmo furan ku soo dhawoow. Ha is martiyeeynina.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Abwaan;782643 wrote:
Good to see Calanka Buluugaa reappearing in many areas of the country.....Khaatumo gacmo furan ku soo dhawoow. Ha is martiyeeynina.

Brother Abwaan, Thank You for your support for Khaatumo people & Khaatumo State of Somalia, waa runtaa waa in Calanka Soomaaliya ee quruxda badan kor loowada qaada. Soo Dhoweynta waa ku mahadsantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this