Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

DAAWASHO WACAN: Magaalada Buuhoodle, Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

Source: AFTAAG Production

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Urur Lagu Magacaabo KHAYFO Ba Lagaga Dhawaaqay Laas-Caanood, khaatumo State of Somalia

 

Ururka Ayaa Si Weyn ula Shaqeenaya Maamulka Khaatumo State

 

 

Picture-7011-300x225.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jeelasha Magaalada Laascaanood Oo Buuxdhaafay Kadib Markii Jamhada SNM ay Ka Cadhoodeen Dhalinyaro Ku Labistay Calanka Jamhuriyada Somalia (Daawo Sawiro Dhamaystiran).

 

 

Laascaanood(Allssc): Maleeshiayda Jabhada SNM ee Xasuuqa Joogtada ah ku haya dadka shacabka ah ee deeganada Khaatumo State ayaa maanta Xabsiyada Magaalada laascaanood ku daabulay dad aad utirabadan oo isugu jira Caruur , haween Dhalinyaro kuwaasi oo lagu eedaynayo inay sameeyeen urur layidhaan (( Khaatumo Youth Vol entry Organization ) kaasi oo dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Laascaanood.

 

Sidoo kale waxaa xabsiyada magaalada laascaanood lagu daabulay qaarkamida dawaarlayaaasha ka ganacasada halkaasi kuwaasi oo lagu hayso inay sameeyeen Calanka Qaranka Soomaaliya.

 

Waalidiintii dhalay caruurtaasi oo damcay inay ogaadaan Sababta loo xidhay caruurtooda ayaa loogu jawaabay in iyagana lootaxaabo xabsiga kusheega ay jabhadu dadka shacabka ah ku dhiigmiirato.

 

Dadkan maanta lagu daabulay xabsiyada Magaalada Laascaanood ayaa siaada oo bini aadanimada ka baxsan loola dhaqmay waxaan loo gaystay jidh dil aad u baahsan.

 

Ciidamada Jabahada SNM ayaa weli wada baadi goobka ay ku hayaan dhamaan dadka kasoo horjeeda Caqli xumada Maamulka ****-aanyo.

 

Dhibaatandan iyo xasuuuqan joogtada ah ee lagu hayo dadka shacabka ah ee deegaanada khaatumo ayaa ah mid aan kala go lahayn waxaana jabhada SNM ka go an inay hor istaagto rabitaanka Shacabka Deeganada Khaatumo State.

 

 

 

DSC08398.jpg

DSC08397.jpg

DSC08396.jpg

DSC08388.jpg

DSC08387.jpg

 

 

DSC08386.jpg

DSC08385.jpg

DSC08384.jpg

DSC08383.jpg

DSC08382.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jeelasha Magaalada Laascaanood Oo Buuxdhaafay Kadib Markii Jamhada SNM ay Ka Cadhoodeen Dhalinyaro Ku Labistay Calanka Jamhuriyada Somalia (Daawo Sawiro Dhamaystiran).

 

 

 

DSC08380.jpg

DSC08379.jpg

DSC08378.jpg

DSC08377.jpg

DSC08376.jpg

 

 

DSC08375.jpg

DSC08374.jpg

DSC08373.jpg

DSC08372.jpg

DSC08371.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jeelasha Magaalada Laascaanood Oo Buuxdhaafay Kadib Markii Jamhada SNM ay Ka Cadhoodeen Dhalinyaro Ku Labistay Calanka Jamhuriyada Somalia (Daawo Sawiro Dhamaystiran).

 

 

DSC08370.jpg

DSC08353.jpg

DSC08352.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Beelaha Khaatumo iyo Banaadir oo kulan xaasaasi ah ku wada yeeshay magaaladda Muqdisho wax badana isla meel dhigay +sawiro

 

 

 

garaad-jamac-imaam-maxamed.jpg

100_1035.jpg

imaam-maxamed-yuusu-cali.jpg

100_1027.jpg

100_0626.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this