Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEOs:Huge Pro-Khaatumo Rallies/Celebrations Held Across Khaatumo State, Somalia Around the World

Recommended Posts

Liibaan   

Daawo- Sawirada Madaxwaynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo Si Heer Sare Ah Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xudun Iyo Awr Bogeys!

 

 

Halkan Hoosana waxaan idiinku Soo Gudbinaynaa Sawiradii Sidii Madaxwaynaha Loogu Soo dhaweeyay Degmada Awrboobays.

 

DSC07384.jpg

a.jpg

b.jpg

c.jpg

d.jpg

 

e.jpg

f.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Daawo- Sawirada Madaxwaynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo Si Heer Sare Ah Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xudun Iyo Awr Bogeys!

 

116.jpg

28.jpg

DSC07296.jpg

b.jpg

 

 

DSC07290.jpg

DSC07297.jpg

DSC07298.jpg

DSC07304.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Daawo- Sawirada Madaxwaynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo Si Heer Sare Ah Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xudun Iyo Awr Bogeys!

 

 

DSC07318.jpg

DSC07308.jpg

DSC07324.jpg

DSC073251.jpg

 

DSC07326.jpg

DSC07327.jpg

DSC07334.jpg

awrboogays.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Soo DhoWeyntii Prof. Cali Khaliif, Gen. Maxamed Adan, Iyo Wufuudii Maamul-Goboleedka Khaatumo State Ee Copenhagen, Denmark

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Gudoonkii Taleex 2012: Heestii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Waa Goob Lagu Xasuustu Halyeeyadii Geesiyadii Daraawiishta

 

Hees Cusub Khaatumo State London ( Gudoonkii Taleex 2012 )

 

Erayadii Abwaan Maxamed Deeq Alfa, Laxankii Cali Shaacir Codadkii Fanaaniinta London Jaamac yare, Amino Dhool,Abdi holland, Hani Khaatumo,Abdinur Jazz, Nimca Dareen,Jihaan Jalaqsan, Fadumiina

Musigii Abdisalaan Jimi, Studio Jimi habeyntii Mahad yare

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

shamso-shumey.jpg

 

Hees Cusub oo La Magacbaxday Khaatumo State Haboon (Dhagayso Fananada Weyn Shamso Shumey)

 

Fanaanada Weyn Shamsa Shumeey oo Soo Saartay Hees Cusub oo Ay u Qaaday Maamaul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Halkan Hoose Ka Dhagayso Heesta Qiimaha Badan.

 

 

 

http://www.boocameonline.com/wp-content/uploads/2012/02/qatuma-shumey-.mp3

 

 

 

 

 

Beautiful Song, Masha Allah....

 

 

Khaatuma Haboon, Khaatumo Hirgashay, Khaatumo Hagaagtay, Khaatumo Dhaqaaqday, HanaQaaday.

 

Khaatuma Waa Halkii Halyeeyadii Daraawiish, Intay Isku Soo Hiloobeen, Halganka Ka Abaabuleen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Wararkii Khaatumo: MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Ahmed Karaash Iyo Wafuudii Khaatumo oo Socdaal Dheer Ku Maraya Maagaalooyinka Iyo Deegaamada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

The Hermet;792220 wrote:
I dont know what your defintion of HUGE is but...that looks like a few villagers, and dusty ones at that. :cool:

Your obsession and hate for Pro- Union Khaatumo people has no limit, don't worry about Khaatumo State and Khaatumo Cities & Towns.

 

 

I guess you are in the wrong website/forum, this is Somalia Online website and not Somalidiid-land. And this thread is about Khaatumo State of Somalia, and not Somalidiid Clan-Session.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

ismaciil-buubaa.jpg

 

 

Prof. Buubaa oo Taageeray Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

 

Prof. Ismaaciil Buubaa " Shacabka Khaatumo Waligood Waa Dad Aaminsan Midnimada Dalka Somalia iyo Shacabka Soomaaliyeed, Shacabka Khaatumo waligood ba waa kasoo horjeedeen in Somalia la kala Qeybiyo, Somaliland Mar Kasta Waa Kasoo Horjeedeen.

 

Anigu Shakhsiyan Maamul-Goboleedka Khaatumo State Waan Taageersanahay, Waana in La Ixtiraama oo La Qadariyaa Rabitaanka Shacabka Khaatumo State.

 

 

Dagaalka Waxaa Qaaday Somaliland, Gardaradana waxaa Wada Somaliland. Hadii Reer Somaliland Shalay Ka Cabanayeen Dulmi, maanta waa inay Joojiyaan Dagaalka, Daandaansiga, iyo Dulmiga ee Ku wadaan Shacabka Khaatumo.

 

Khaatumo State Waa Dad Nabad Jecel Cidna Kumay Duulin, Ayaga Guryahoodii Loogu Tagay.

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso Prof. Buubaa

 

http://toggaherernews.com/pro-ismaaciil-buubaa-oo-taageeray-ku-dhawaaqista-khaatumo-state-sheegayna-in-qaar-kale-dhawaan-lagaga-dhawaaqi-doono-somaliland-waraysi-qaybtii-labaad/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

gaagaab.jpg

 

Gaagaab oo Taageeray Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

Maxamed Yuusuf Gaagaab oo Puntland ka soo noqday Madaxweyne ku xigeen iyo wasiirka Maaliyadda ayaa Allssc siiyey waraysi dhinacyo badan taabanaya waxana uu Gaagaab ka dayriyey xaaladda Gobalka Mudug oo sheegay in aysan jirin wax Maamul oo ka shaqeeya sidoo kalena waxa uu Xaaraan ku tilmaamay muddo kororsiga uu Faroole damacsan yahay kana digay in Puntland uu ka dhaco dagaalkii 2001-dii sidoo kalena waxa uu si weyn u dhaliilay shirkii Garoowe

 

Gaagaab waxa uu sheegay in uu taageersan yahay Maamulka Khaatumo sate of somalia iyo Beesha *********** taladda ay gaadhay

 

 

HALKAN KA DHAGAYSO WARAYSIGA

 

 

http://allssc.com/waraysi.php

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Mudane Maxamed Xaashi oo Si Weyn u Taageeray Maamul-Goboleedka Cusub ee Gobolada SSC

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this