Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

Who :confused: Ur talking to Simply the Best sow maahan :confused:

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Heedhe ma anigaa waalan mise cadan baa laga heesaa?

Waa maxay dadkan wada hadlaya oo aanba fahmayn?

war heedhe inaga jilciya hadalka dee :D

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma waxa aad fahmi wayday ninkan ku leh Nuune ayaa sheekh ah ,,,,,

 

Ma sheekha buurtaa ,, ? ma ka bannaankaa ? ma ka SOL baa ,,, ma ka dumarkaa ,, ma ka raggaa :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Marka anigaa waalan dee, waanba mooday inuu sida yiri, sheekh baaba iska ba'ay haddiiba nuune sheekh noqday :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haaaye sheekhyadaa iska badane oo imika macnayaal badan bay leeyihiine waa kee tolow ,,,, xataa mid Sheekh ilaahay la yiraa oo khatar ah baa jira :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waxaan moodaa inuu yahay dee kuwa intay marqaamaan yiraahda Hajka baan tagnay anagoo duulaynna :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

KKKKKKKKKKKKKKKK ,, si fiican baan u garanayaa ,,,, marqaanka baa u sawira iyagoo xajka dhex socda ,, markaasay dadka ku yiraahdaan awliyo baanu nahay oo fadhigaan ku xajnaa :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this