Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

nuune   

haddii uu Ilaah Sheikh iga dhigey ma la igu heestaa heybadaas Eebbe isiiyey, adduunyooy xaalkaa ba' waa markaan arki jirey kaneeco ilka dhacsatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

loooooooooool....kaneeco ilka dhacsaneyso meesha aa ka aragtay, anigana waxaan arkay KANEECO TUUR LEH OO TURUB DHEELEYSO..

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Hddii aadba idinka arag teen kaneeco ilka dhacsatay iyo kaneeco turub dheelayso Anigana markii aan islii daganaa Kaneeco aan la aalamiitayn jiray :D:D:D

 

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

haa ,,, weliba habeen dhowayd inta ay si fiican u soo lebbisatay baan casho wada aadnay

qof miyyir qabaan kuu heestay sxb Rey, laakin wixii ka danbeeyo quruumada quraanjooyinka qayilaada la qeebsadaad tahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Cajaa'ib wiilashii waa inaga waasheen,,,,,,,,,,,,

 

Anigana waxaanba dagaal isku haynay Dooli oo aniga iyo asiga basal baan isku haysannay :D:D:D

 

 

Go figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

J'baro maxaa waaye ilka cadaynta mise dagaalka aan dooliga ugula jiro baad taaqaan oo way ku soo madhay :D:D

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this