Sign in to follow this  
Cowke

Togdheer Is Getting Out Of Control. Sland Bring In Militia

Recommended Posts

^^

Waxaa la bilaabayaa dhismaha Masjidka Abu bakar Sadiiq ee miyaadan waxku darsaneyn, Oodweyne?

 

Waxaa la bilaabayaa dhismaha Masjidka Abu bakar Sadiiq oo laga dhisidoono galbeedka magaalada Columbus ,Ohio Masjidka Abu bakar Sadiiq oo noqon doono masaajidka labaad ee ugu weyn deegaanka ku xeeran bartamaha Ohio state ama loo yaqaano centeral Ohio.

 

Hadaba dhulka uu ku fadhiyo masjidka oo ah 30,000-square-foot waxaa loogu talagalay in laga hirgaliyo Masaajid ka Abubakar Asiddiq Islamic Center iyo qolal loogu talagalay in caruurta waxlagu baro iyo qol loogu talagalay in lagu meero meydka

 

Masaajidka Masjidka Abu bakar Sadiiq oo si ku meelgaara ku yaala dhismaha ku qabsan west mall bishiina waxaa kiro ahaan laga bixiyaa $2,500 ,dhismahaas oo dhismo duug ah oo roobka soo daayo Hadaba dhulka waa la iibiyey , lakin waxaa ladoonayaa in laga qeyb qaato dhismaha masaajidka oo ku kacayaa lacag dhan $ 2,500,000 ( oo doolarka mareekanka )

 

lacagihii loo aruuriyey seddexdii sano ina dhaaftay marka laga jaro dhulka la'iibiyey waxaa labo wiig ka horlahayey lacag gaareysa $ 380,000 , halka ilaa wiigii hore oo qura la soo aruuriyey lacag gaareysa $ 400,000

 

Waxaa haboon qof walboo Muslin ah ama Soomaali ah in uu ka qeyb qaato dhismaha guriga Illaahey ee laga dhisayo galbeedka magaalada Columbus ,Ohio Masjidka Abu bakar Sadiiq

 

Waxaad bixisaa waa wax aad hormarsatay oo kaa qasaareyn , Aakhirana lagaa abaal marin doono

Haddii aad dar Alle u dooneyso inaad ku darsato dhismaha masaajidka waxaad la soo xiriiri kartaa gudida masaajidka iyo Iimaanka

 

Cilwaankuna waa

 

 

Masaajid ka Abubakar Asiddiq

3437 Sullivant ave

Columbus,Oh ,43204

Usa

tell 1- 614 - 272-9994

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne, Qudhac waa jirjirrole dee ,, marna waa burco marna waa dariiqada ,,, marka kelena waa Go'da weyn ,,, :D

 

 

Isku hallayn ma laha ee iska daa isaga kolayba hargeisa isugu iman maysaane ,,,, sidii redsea buu jin la afuufay noqon doonaaye ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaan filayaa 'ana waa ikan' inaanuu shaqo ku lahayn siday Ibti ii sheegaysay ,,,, lakin hadana hawdka iyo burco ayuu ku dhex meeraystaaa ,, lamana fahmo oo dhankaa maakhiri buu ka yahay ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't think this is wax xun dee ,, it is rather funny and there is no question about his Burconess ,,,, :D:D

 

 

I'm wondering what kind of news ala Borama we should expect next ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

looool, it is because of people like the one who started this blog that somali mind has been numbed to the extent that it is the joke of the world. loool, thank god for your kind, because any clever person can use people like you to destroy this sorry excuse for a country you call somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I agree with you ,, he can make lots of money with his talented "burco style" news ,,, :D

 

 

But are our people ready to pay him ?? ,, that is the problem ,, the best one will arrange for his qado and Qaad then tell him to go on ,,,,, and once he is a Qaad boy then he will fall for it ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'm confused right now ,, things are upside down in this part of the world ,,, it is shocking at first and slowly you will be slipping deep in the mud ,,, at the end ,, it is just normal to you ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hmmmm ,, man you're giving me some good ideas ,,, only if the guy can speak or at least say that funny stuff in English ,,, and we would be freaking rich in no time ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wonder if Ibti understands half of what he is saying ,,,, come on don't spoil the fish & chips with that talk of him niyow ,,,,

 

next you will see them on the streets repeating "nacalla aabahaa ku yaal" ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

There are many others here in the west too ,,, look at Abdi Falaash and Ina Haybe laambad who is in Findland now ,,,, come on ,,

 

It takes only an arrangement to bring them to anywhere and the money follows ,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

I became a friend of this girl from Burco ,,, she is comedian walaahi ,, the action, the honest responses and all.

 

A friend of mine from the US was commenting dayaxa ,,, he was like 'look at the beautiful moon' ,, she couldn't resist but screamed "Alla hayaay, wuxu miyaanuu dayaxii caadiga ahaa ahayn" ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this