Sign in to follow this  
Cowke

Togdheer Is Getting Out Of Control. Sland Bring In Militia

Recommended Posts

Qudhac   

waar ingriiska ma in lays yaqanaad mooday, yuug iyo yamayuug ayaa isugu yimiye, qaar aad isku reer tihiin ayaad arkaysaa aanad fahmay ba oo swaxili shubaaya. waar waa meel waalatay

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

qudhac,

 

dee Minnesota. Thought everyone knew that. Ever heard of Cedar.

 

JB,

 

lool lets hear it. Maxaad haysaa? adaaba war haya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Jacaylbro, waa runtaa. Redsea, qof arkay ma jiro. Waxbaan kuu sheegayaa :D , 3 nin lama arko:

 

(1) Redsea

(2) Taliban

(3) Maadeey

 

3-daasiba, waa ummada internet-ka kasoo gasha, planet-ka ama falaga loo yaqaan (Mars).

 

Laakiin, ninkan Qudhac isagu Pakistan ayuu kalluunka cuni jiray :D , Addis-Ababana, wuxuu cuni jiray Daafida :D . Markaa, kaddaa hakku darin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Qudhac, ma adeerkaa baa kugu yidhi. Hadaad sidaa wax u qorto ama u hadasho, geesi ama cawaandi ayaa lagu moodayaa.

 

Mise, waxaad aaminsantahay in dadku qoslayaan, oo ay madadaalo kalmadahaani sameeyaan:

 

Jaw, Gaw, Qaw, Naw, Tan yar .... IWM.....

 

Saaxiib, bal inooga jawaab! Waan ku ogahay, nin maskax badan ayaad tahay. Waayo markii iigu kaa danbaysay madax yar ayaad lahayd :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

:D:D:D

 

War illeyn meel aan laga filayn baa qosol laga helaa!! 'shuba hadda' a la Maryan Mursal smile.gif .

 

Waryaa Hunguri, maxaa i kaa daba dhigay?, meel walba magaceyga inaad ku sheegto maxaa kugu qasbay?, iga har ninyahabow!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Originally posted by Hunguri:

Qudhac, ma adeerkaa baa kugu yidhi. Hadaad sidaa wax u qorto ama u hadasho, geesi ama cawaandi ayaa lagu moodayaa.

 

Mise, waxaad aaminsantahay in dadku qoslayaan, oo ay madadaalo kalmadahaani sameeyaan:

 

Jaw, Gaw, Qaw, Naw, Tan yar .... IWM.....

 

Saaxiib, bal inooga jawaab! Waan ku ogahay, nin maskax badan ayaad tahay. Waayo markii iigu kaa danbaysay madax yar ayaad lahayd
:D

aaryee dhegayso sow matihid naftii pm isoo diray, sxb sorry to burst your bubble but i aint cidaad i mooday, ninkan aad sheegaysid ee Abdirhiim Dheeroow ma ihi dee, ciidagale na ma ihi....

NFD aad sheegaysidn awowgayna muu arag, markaa is deji sxb yey qiiro kula tegine.....

 

 

aar bal amuurtan eega, raga ma wadaa layskaga qabsadaa.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

loooooooool waar wallaahi 2-diinuba aad ayaad iiga qosliseen. Qudhac, saaxiib adigu kaad iisoo dirtay ayaad illawday. Oo kaygii uun baad sheegtay :D . Marka, adiga uun ayaa wali durbaan iska garaacanaya.

 

Markaa, hadaan suaal kale ku waydiiyo kalmadahan ma abtigaa ayaa kugu yidhi dadka way ka bajiyaan ama cabsiiyaan:

 

Aaryee, naftan yar, qac, jac, eeyaa, bal amuurtan eega ( IWM )

 

Niyow, waxaan filayaa kalmadahaasi dadka xittaa qofka "Carra-Edeg" ku jira, way kala soo dhex baxayaan. Saaxiib, hadaan suaal kale ku waydiiyo. Markaad, hadalkan qoraysid afkana ma qalloocinaysaa :D ?? Its just a question!

 

Maadeey, adiga dee waxkale kuma odhan. Waxaan idhi ninkaa Maadeey, waa nin iska maadeeynayee yaan lala hadlin :D

 

(((Waa Maadeeys SOL Maadeeyena waa matalayaa )))

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

are you bored sxb do you need a friend, someone to have good chat with, is that why you making up imaginary names, and sending random private messages to people......

 

 

this is what i would suggest for you

 

WWW.MEET.A.MATE.COM

 

 

meel kasta duufley baa taagan redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this