Sign in to follow this  
Cowke

Togdheer Is Getting Out Of Control. Sland Bring In Militia

Recommended Posts

Burco is a troublesome place indeed. For the first time i went back there in 14 years i made the mistake of driving a car with the seatbelts on. Dee wixii igaa raacay ilaahay uun baa ogaa. Kuwo wadada dhineecada maraya oo leh baan maqlaa: hayaaya hayaay, war ma inuu diyaarad waduu is moodey yaa yidhaahda waxa iska fur yaan naqasku kugu dhegine. After that wallahi waan ka khajili jirey inaan suunkaba xidho. Safetyeey xaal qaado dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

kornaylka, lol bro. Burco people and history is somalia and everyone knows that. Unfortunately they been tricked into believing this snm propaganda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

OODWEYNE

 

inadeer oo shaw waxaad ahayd seef la boodh gaw, waar ma anigii baa imika noqday gudhu waar anigu magaladaad ku caqliyaystay waa magaalada burco...

JB baan ka yara farxinaayay siduu ilkaa u cadeeyey miyaanad arag, reer hargeisa intaasi ka helaan

 

lakin dee runtii waxaan nahay reer shiekh.... horena waan u sheegay markaa dee kaftanku wuu furanyahay

 

 

JB

 

can i not be from all three, even though i am reer shiekh i have most family in burco and goda weyn...

 

and for business i go to hargeisa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Dee wixii igaa raacay ilaahay uun baa ogaa. Kuwo wadada dhineecada maraya oo leh baan maqlaa:
ayaaya hayaay, war ma inuu diyaarad waduu is moodey yaa yidhaahda waxa iska fur yaan naqasku kugu dhegine.
After that wallahi waan ka khajili jirey inaan suunkaba xidho. Safetyeey xaal qaado dheh.

This made me laugh- loool that is so classic.

 

Qudhac- say my mum is from Hargisa, my Dad from Shike, my wife from burco, so I truly am a national of SL with a hog in each city :D

 

JB- you are your stories :rolleyes:

 

Cowke- You don't know shid about Burco, its people or history- keep it moving for waxad ka sheeg karto apart from lies aya iska yaar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Originally posted by Jacaylbaro:

Suldaankaaga ayaan aqaanaa anigu ,,, Sultan Mohamed Hassan ,,,
:D

Suldaan Maxamed Xasan Ibraahin waa ni fiican oo daacada, i like him....

 

 

jb ma runbaa waxaad tahay dhogoray :D

 

 

ibtisam

 

inadeer walee been maad sheegin, if we each stick to out towns then we shall never know the wonders of our country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this