Complicated

Nomads
  • Content Count

    452
  • Joined

  • Last visited

About Complicated

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. @Che -Guevara This is precisely what I meant when I said intellectual laziness. I'm a newbie, and I'm defending my "ina Adeer", and my only crime is the fact that I have pointed out the falsehood of the image. Clicking on my avatar (to see if I'm a newbie) or reading beyond the first line of the post might be a bit too much for this emotional character who everything is in black and white as far as qabiil goes. In his deluded mind, you are either with us or against us, and if you are against us, you must be the criminals "ina adeer".
  2. What I find mind-numbing the most is how quick people are to use anything that helps their narrative without proper due delinquency or fact-checking. This is intellectual laziness at its height. This picture is NOT photoshopped but taken out of context. It is during the last "election" in which this so-called president was pretending to be one of the people in a queue to cast his vote. Here is the original video this image was extracted from...watch from 02:10 seconds. https://youtu.be/1YEiXaYtyY0?t=127
  3. @Oodweyne Other than showing your ad hominem attack prowess (which I must admit, you are really good at), are you able to intellectually debate and debunk what the good professor is saying or as usual, will I be the next target of your famous (and beautiful if I may add) writing of the Queens English? @Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Your input might have had some (however small) merit to it if you stayed on topic instead of adding something that only yields mutual mudslinging of the worst kind. @Suldaanka Must you lower yourself to that level and use a language that is likely to offend and craves for a similar response? Where is the Suldaanimo?
  4. Allaha u fududeeya oo ha ka dhigo kii si xaq ah ku hogaamiya masaakiinta Soomaaliyeed
  5. Sir Galbeedi, are you implying financial corruption is OK if the people are not suffering?
  6. Dilaa aan damiir la hayn iyo duul dill ku xukuman Dhiiga dadka Soomaaliyeed waa u bannaan yahay cid kasta oo waa dhiig ay daadin karaan dhamaan kuwa isku haysta Soomaaliya, kan dilaya iyo kan ka dhicinaya labbaduba wey dilaan cid udoodana lama hayo. Askarigga dowlada dadweynaha wuu dilaa, AMISOM dadka wey dishaa, Al shabab-na dadka weydilaan, duul qarsoon oo wax dillanna waa jiraan. Kan ku dilaya kan kaa dhicinaya labaduba waxay isku dilaan si aan dadka loo dillin. laakin hadiiba ugu dambeyn dadka iyagu dilayaan maxay isku dilayeen ? ALSHABAB innagu dadka waa dilnaa waxaan u dileynaya waa diinta ayay kabaxeen, dagaalka wuxuu nagala dhaxeeyaa kuwa dalka ku soo duulay ee dowlada taageeraya iyo ridada dowlada katirsan. Masaajidkaan kudilnaa, dariiqaan kudilnaa, dagaalkaan ku dilnaa, gaari dadweyne ayaan ku dilnaa. Dilkuna wuu soconayaa inta qof la dilaahi dil u baahanyahay. CIIDAMADA DOWLADDA innaga dadka aan dilnaahi waa kuwo shabaab ah ama u eg, waa kuwo dhalinyar oo aan is leenahay waa shabab, dadka aan dilno ma’ahan kuwa aan ugu kaseynay waxaa ugu badan kuwo dariiq nooxiran ku soo dhacay nalka dami inta aanu daminna xabadi nooga fakatay. Mid isku adkeeyay mobile faraqa ugujiray oo inta soo bixi layiri gacanta markuu la’aaday la mooday inuu bastoolad la soo baxayo oo dabka la saaray, ogoow haday si edeb leh mobilka dadku isaga dhiibaan innagu dadka madilneen. AMISOM innagu dadka ma dilno,ee waa gar gaarnaa kuwa dilaya ayaan ka dhicinaa, laakin ciladu waa askarta qaar oo aan darawalo fiican ahayn, waxay dardaraan dadka kaaga daran baabuurta qaar bareeg malaha, mana istaagaan ilaa xerada ay ka tagaan. Askarta qaar wey fara fududyihiin oo waa ciidamo Jabhado ahaa oo dal kale howl loogu dilay. qoryaha qaar ammaan malahan qaarna lamaba xiro oo dagaal ayaa mar walba naqabsan kara. DUUL QARSOON annaga dadka waa dilnaa laakin dadka oo dhan ma dilno, waxaan dilnaa dad tilmaaman oo aan hada magacooda sheegi Karin, saa-howlagalkeena ayaaba qarsoodi ah laakin waxaan dilno waxaa xisaabta ku darsada kuwa wax dila ee nala midka ah ee magaca leh. Dadka inaan dilno waa shaqadeena laakin inta aan dilnay waxaa la ogaan doona marka inta wax disha ee la yaqaano, sida Shabab, AMISOM iyo Askarta dowlada inta ay dileen marka la xisaabiyo wixi soo hara ee xisaab ah innagaa dilnay. Waxaan is weydiiyay dadka Soomaaliyeed waxaa la dilayay muddo badan waxaa dilka ku bilaabay dowladii kacaanka, saraakiishii rijiimkaasi qaar badan oo nool oo waliba la hayo amaro ay bixiyeen oo dadka lagu dilay cidi mahaysato waana xor. Waxaa dad badan dilay Jabhadihii dowlada riday ee SMN, SSDF,USC iyo kuwo kale oo badan, waa la ogyahay waana layaqaana saraakiishi dagaaladaasi hogaamineysay, walina cid haystana oo ay dad ka dileen lama arrag. Dagaaladi sokeeyaha waxaa jooga rag magaalooyin iyo gobbolo dhan weeraray oo dad badan ku dilay, waliba dadka inta ay qabtaan qabiilkooda su’aala kadiba dilla. Qaarkood waaba madaxweynayaal, wasiiro , xildhibaano iyo saraakiil ciidan. Anniga waxaan is weydiiyay hadiiba ragi dad badan aakhiro udiray aan cidi haysan koley Al shabab, xisbul islaam iyo wixi lamid ah kama duwana kuwi hore oo hadii ay dadka dhexgalaan cid tin dhufan kartaa majirto, xaq beeyna uleeyihiin inay faylka madaxda hada iyo kuwa mustaqbalka horay, dhexda iyo gadaal meeshey doonaan ka galaan. ------ Waxaa qoray Ayaanle Xuseen Cabdi Oxford, United Kingdom Email. ayaanle@live.co.uk
  7. Ku tidhi ku teentii fadhi kudirirka iyo mashaqaystaha iga dheh waxan oo dhan
  8. thefuturenow;988810 wrote: Nice. PHD program? Soomaali iska ba daaye...tell us what is Crypto in English? Waad iga qoslisay. Waa su'aale maxaa Soomaali bi'iyay? Crypto waa laan ka mid ah laamaha xisaabaha loona isticmaalo qarinta ama adkaynta waxyaabaha lagu wada xidhiidho sida qarinta xidhiidhka ciidamada, xidhiidhka bangiyada iyo wixii lamid ah ee u qalma in laga ilaaliyo indho aanan loogu tala galin inay arkaan.
  9. Xisaab iyo Crypto (Crypto eray af Soomaali ah ma leedahay?)
  10. Waar bal ukaadiya, waa bogus news waxani.
  11. Blessed: Walaal Serious crimes are reported in Somalia and in most cases are dealt with an AK47 - laakiin joking aside miyaanad u arag some of the postings here (such as the accused and not convicted) to be over the top iyo waliba slander.. case in point, dailymail only couple of weeks ago blasted a Somali mans pictures all over the paper claiming that he was one of the terrorists behind the westgate attack iminkana they have removed those pictures and the only one remaining is distorted (of course lawsuit bay ka baqayaan since he was found to be innocent) now imagine if his picture was also on this forum? ps. the link to DM http://www.dailymail.co.uk/news/article-2431029/Kenya-attack-Suspected-British-jihadist-arrested-Nairobi-airport-trying-board-Turkish-plane.html
  12. Safferz;982669 wrote: In defense of Nin_Yaaban, he posts photos that he finds in the news, unlike other threads here (ie. Mad_Mullah's thread with interracial couples) that actually use people's private Facebook photos. Arrests and mug shots are public records, so the privacy point is moot unless they are minors (whose names and images aren't released by the police anyway). They lost the right to privacy when they broke the law. Safferz: Whatever happened to Innocent until proven guilty without a shadow of a doubt waliba? Some of the links and photos Nin_Yaaban posted online are mere accusations and not proven. Additionally, Nin_Yaaban seems to be hell bent on creating some form of encyclopedia on Somali "criminals", surely even you (defender of the Somali name ... remember the Star case?) see the flaw in the argument that "such information is available on the internet". This would have made sense to me if Nin_Yaaban started this thread with his mugshot (after all he is a convicted criminal) and openly explained that he is/was a "Qashin" as he labels others, laakiin kaygaan qarinayaa kuwa kalana waan fadeexaynayaa seems to me inay tahay epitome of hypocrisy Oh and I dare not talk about kuwan yaryar ee burushka xaarka leh la wareegaya lest they turn on me.