Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. cadnaan1;989179 wrote: from madaxweyne ilaa wasiir iyo wasiir ku xigeen iyo agaasime markabki ayey iskugu tageen ceeb badanaa somalid Wixii na soo booqda iyo martida sidaasaanu u soo dhawaynaa ,, uma kala hadhno ,,
  2. Don't talk about what you don't know sxb .... He has just completed his Masters degree and I know about his past educational background
  3. I had Captain Philips since almost a month now ... downloaded 12 years a slave and Prisoners last week ....
  4. You shouldn't be normally worried if you are clean ... Waan kaa shakiyay niyow
  5. Cantarabaqash.com .... looooooooool@online sex shop for muslims ....
  6. tutu;988638 wrote: Any site for Captain Phillips and 12 years a slave? http://www.torrenthound.com/hash/f685704f6652d98944b3ea092c5181c7ef4136c6/torrent-info/Captain-Phillips-1080p-BrRip-x264-YIFY
  7. Safferz;988318 wrote: Piracy (of the internet sort) is one of my strong points Enjoy, it's a good movie. In that case ,, Maybe i should ask you where i can get free ebooks ...
  8. That bed looks a bit messy i say ..... Maxay samaysay xalay tolow ? ,,, lol What is next now .. press conference in the bathroom ?? ,,
  9. Aliens ?? ... Waa kuwii cirka loogu tegayay malaa
  10. Somaliland ayaa sheegtay inay cirka u guurayso xilli ay adduunyada badankeedu ku mashquulsan tahay sidii ay u heli lahaayeen dhul dheeraad ah oo ay uga faa’idaystaan dhinaca wax soo saarka iyo macdan qodistaba. Xukuumadda Somaliland ayaa dadkeeda ugu bushaaraysay in la gaadhay xilligii laga guuri lahaa arlada aynu hadda ku noolnahay oo loo wareegi lahaa dhanka dayaxa oo leh dhul dihin isla markaana aan cid kele degganayn. Xukuumaddu waxay sheegtay inaanay wax kharash ah ku bixin doonin mashaariicda la xidhiidha waddo samaynta, shidaal qodista iyo beeraha maadaama dhulka laga guurayo oo ay tahay inay kharashaadkaas u isticmaali doonaan u guuriska dayaxa oo dhawaan bilaabmi doonta. Dowlado ay ka mid yihiin Ingiriisku ayaa sheegay inay Somaliland ka caawin doonaan dhinaca gaadiidka cirka marka dadka la rarayo iyagoo weliba sheegay inay diyaarin doonaan dayax-gacmeedyo xagga gurmadka degdegga ah haddiiba loo baahdo inta hawada lagu sii jiro. Maraykanka ayaa la sheegayaa inuu arrinkan aad u soo dhaweeyay isagoo rajaynaya inuu noqdo waddanka labaad ee dhulkan ka guura haddii Somaliland ay ku guulaysato. Laakiin muran ayaa ka taagan arrinkaas oo Somaliland ay u aragto mar haddii iyagu ay u guuraan dayaxa inay iyagu iska leeyihiin ciddii markaa rabta inay soo degtaana ay kiro joogto ah ka bixin doonto degganaanshahooda dayaxa halka Maraykankuna uu u arko in la wada dego oo cid waliba ay xor u ahaato meesha ay dayaxa ka degeyso. Murankaas oo dhawaan isu beddelay khilaaf dublomaasiyadeed ayaa laga yaabaa in lagaga doodo golaha amaanka ee qaramada midoobay sannadkan. Saraakiil ka tirsan Somaliland ayaa iyagu sheegay in qaraar kasta oo ka soo baxa Golaha Ammaanka oo arrinkaa ku saabsani aanuu iyaga khusayn doonin maadaama goluhu aanuu dayaxa ka talin ee dhulka uun ay talo ku leeyihiin keliya arrimaha dhulka khuseeya. Ilaa hadda lama cadday agabka dadka lagu rari doono laakiin Sarkaal sare oo u hadlay wasaaradda duulista iyo Hawada ee Somaliland ayaa sheegay inay dhawaaan daaha ka faydi doonaan qaabka loo guurayo iyo nooca duullimaadyada la isticmaali doonaba. Warar ku dhowdhow deegaanada bariga ee Somaliland ayaa sheegaya in boqollaal kiiloomitir oo ka tirsan buuraha silsiladda Golis ee dhinaca gobolka Sanaag ay dowladdu ciidan iyo dayrar dhaadheer ku wareejisay ilaa haddana aan la garanayn waxa ka socda gudaha xayndaabyadaas. Oday dhaqameed deegaanka ay oo aanu wax ka waydiinay ayaa sheegay inay habeenkii oo dhan ay arkaan laydhadh iftiimaya iyo guux aad u badan oo aan kala joogsi lahayn ilaa waagu uu ka baryayo. Ilaa hadda la ma oga wakhtiga rasmiga ah ee Somaliland ay guurayso laakiin waxa la hadal hayaa inuu madaxweynuhu dhawaan soo magacaabi dooni guddi heer qaran ah oo soo qiimaysa heerka uu marayo diyaargarawgu, waxyaalaha dhiman iyo dhamaan arrimaha la xidhiidha guuristan. Warbixinta guddidaas ka dib ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo wakhtiga rasmiga ah ee ay Somaliland guurayso. Waxa kele oo ilaa hadda aan la isla meel dhigin cidda degeysa dhulka marka ay Somaliland guurto. Waddamada jaarka ayaa ayaa tartan ugu jira isagoo dal waliba raba inuu noqdo ka isagu qaadanaya dhulka. Weftiyo kala duwan ayaa iska soo daba qulqulaya oo arrinkaas u socda. Dowladaha reer galbeedka ayaa iyaguna u muuqda inay dhawaan tartanka soo galeen si ay iyagu u dhaxlaan dhulka marka laga guuro. Dowladda Itoobiya ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku rabto inay dhulka amaano ahaan u sii hayso isla markaana ay kiro joogto ah ka bixiso taas oo haddiiba ay dhacdo in Somaliland ay dhulka kuu soo noqoto ay markaa u bannayn doonto sida heshiisku uu yahay. Jabuuti iyo Soomaaliya ayaa iyagu sheeganaya inay xaq u leeyihiin inay dhulka la wareegaan maadaama ay Soomaali yihiin oo dhulkuna uu yahay dhul soomaaliyeed. Qaramada midoobay ayaa iyaduna soo bandhigtay qorshe ay ku doonayso in dhulka Somaliland laga dhigo mid iyada hoos yimaadda oo aanay cid gaar ahina yeelan ama gacanta ku hayn. Waxay sheegeen inay qorshaynayaan in dhulka Somaliland laga dhigo “Free Zone” dhanka ganacsiga ah oo isku xidha qaaradaha Yurub, Africa, Asia, dhulalka carabta iyo Maraykankaba. Daraasad ay soo saareen sannadkii hore ayay ku sheegeen in dhulku ku filan yahay inuu noqdo obocda dhaqaalaha adduunka oo aan cidina lahayn laakiin xor u ah ganacsiga adduunka. China ayaa fikraddaa Qaramada midoobay soo dhawaysay sheegtayna inay bixin doonto dhamaan kharashka ku baxaya dhismahaa xaruntaa ganacsiga xorta ah haddiiba la isla ogolaado. Dowladda Somaliland weli arriinkaa kamay hadal war rasmi ahna kamay soo saarin waxaase ay waddaa wada tashiyo kala duwan oo ku saabsan arrinkaa. Wasiirka Maaliyadda Somaliland ayaa sheegay in ay dhici karto in haddiiba la isla garto in Qaramada Midoobay qorshahooda la qaato ay markaa iyaguna waydiisan doonaan in 50% dhaqaalaha ka soo xerooda xaruuntaa ganacsi ay Somaliland yeelan doonto. Waxaase arrinkaa caqabad ku ah sidii loo heli laha xawaalad ama bangi dhulka iyo dayaxa isaga shaqeeya oo lacagahaa u kala gudbiya. Xawaaladda Dahabshiil ayaa sheegtay inay danaynayso inay qorshahaa wax ka qabato isla markaana ay la eegi doonto shirkadda SOMCABLE sidii loo suuragelin lahaa qorshaha noocaas ah. Shirkadda Telesom ayaa iyana ka fiirsanayna inay samayso nidaam lacagahaas loogu soo gudbin karo dayaxa iyadoo la adeegsanayo ZAAD ka. Qorshaha Guurista Somaliland maaha mid imika bilaabmay waase qorshe socday 22 kii sanadood ee ugu dambeeyay. Dowladdii ugu horraysay ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Tuur ayaa markii ugu horraysay ansixiyay qorshana isagoo markaa sahankii ugu horreeyay u diray dayaxa si loo ogaado xaaladda nololeed ee goobtaasi iyo suuragalnimada inay Somaliland guurto. Dowladdii Madaxweyne Cigaal ayaa sii ambaqaadday iyagoo markaas si rasmi ah u ansixiyay in la guuro laakiin dejiyay qorshe muddo dheer ah oo lagu dhamaystiro dhamaan baahiyaha ku xeeran guuritaankaas. Dowladdii Madaxweyne Daahir Rayaale ayaa iyaduna halkaa ka sii ambaqaadday soona dhamaystirtay inta badan qorshihii lagu guuri lahaa. Haatana waxa dhici karta in guuritaanku uu kaba soo horeeyo xilligii markii hore la qorshaynayay inkasta oo waxyaabo badani ay weli qabyo yihiin qaarna aan heshiis laga gaadhin. Laakiin masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa aaminsan in hawlahaa lagu soo gebogabayn karo wakhti kooban. Dadweynaha reer Somaliland ayaa iyagu aad u danaynaya arrinka guuristan laakiin ilaa hadda aan ka war hayn qaabka uu dayaxu u samaysan yahay iyo nidaamka loo degi doono midnaba. Maxamuud xasan oo ka mid ah muwaadiniinta reer Somaliland ayaa sheegay inuu isagu diyaar u yahay inuu noqdo ninkii Suppermarket ka ugu horreeyay ka furtay dayaxa. Caasha cismaan ayaa iyana sheegtay inay danaynayso inay Koofeer ama Salon ka furato dayaxa laakiin waxay sheegtay inay ka baqayso inay quruumo kele deggen yihiin meesha oo ay koofeerkeeda u booqasho yimaaddaan. Isku soo wada duuboo Somaliland ayaa laga yaabaa inay dhawaan dayaxa u guurto halkaana ay ku soo gebogebayso kumanaan sannaddood oo ay dhulka deggenaayeen.
  11. SOMALILAND and PAKISTAN ... that is what is being officially reported. Of course, you are entitled to change the name to suit your desired satisfaction ..
  12. A study led by Dr Laura Hammond, Head of the Department of Development Studies at SOAS, University of London, has reported perceived improvement in safety, security and wellbeing in Somaliland as a result of the work being carried out by the Danish Demining Group. The report Safety, Security and Socio-Economic Wellbeing in Somaliland was produced for the Danish Demining Group (DDG), a Humanitarian Mine Action and Armed Violence Reduction Unit of the Danish Refugee Council, with support from the Geneva International Centre for Humanitarian Demining (GICHD), an international organisation based in Switzerland, which provides advice and capacity development support, undertakes applied research, disseminates knowledge and best practices and develops standards. The aim of the study was to evaluate the links between security and economic well-being, looking specifically at the work carried out by the Danish Demining Group. The report was based on quantitative research with 378 households as well as qualitative interviews in 12 communities in Somaliland in March 2013. READ FULL STORY HERE
  13. Tallaabo;986841 wrote: The Republic of Somaliland does not have any representatives in any other country's national parliament. It is up to the countries of the world to decide who sits in their respective parliaments but Somaliland has no influence in any other country's decision making. Of course Somaliland would not mind having its citizens in other countries' parliaments as that would give us diplomatic advantages. We hope more of our citizens join the national parliaments of Kenya, Ethiopia, Djibouti, the Sultanate of Ma...tania, Brazil, Saudi Arabia, USA, etc +1 ...
  14. I love the contradiction here ..... Fake Passports are made in Hargeisa A group of people have been arrested in Hargeisa for making fake Passports Doesn't that mean Somaliland is doing good in countering such activities ?? ,,,
  15. Loser ... Hope he is enjoying his term in the cell
  16. ARUSHA-The nine mayors from Somaliland who is working visit to Arushm Tanzania’s capital has met with the assocaitions of East Africa City Hall in Tanzania. The mayor of Hargeisa Mr.Abdirahman Mohamoud Aidid “Soltelco” spoke to the media and said that they hold meeting with East African associations. He added that their discussion focused on that the City Halls in Tanzania start cooperation with their counterparts in Somaliland. The mayor of Hargeisa further told that they agreed that Tanzania City Hall will held Somaliland counterpart on the areas of training and tax collection. The mayor of Hargeisa said that thet will embark on inspection tour to raubbish collection sites in Arusha with in the coming days. The delegation of Somaliland nine mayors will return to Somaliland on 25th Nov. 2013.