Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Saaxiib, mala isku haayo Garbahaareey iyo Buulo Xaawo. Taas sheekada ma taala, oo dadka dagan ee deegaan ahaana u dagan waaba la yaqanaa, oo muran kama taagno. Laakiin Luuq, Dooloow and Baardheere is different, widaayoow. Soomaali isku dhaf ayee u daganayeen, laakiin wixii ka danbeeye 1991 sheekada waa is badashay. I don't call it "occupation" as it is in Shabeelada Hoose, etc, laakiin dadkii dhulkaas daganaan jiray waa laga barakiciye, whether iskood ugu baxeen or not. Hada waqti uma haayi, laakiin aniga intaan aqriye aan kuu kala dhigi doonaa.
  2. Salaan... Horn, brother, do you know the taariikhda Luuq aw Madoow (later Ganaane) and Baardheere? If so, tell us what you do know. I hope you know that it didn't start in 1991 nor did it begin in 1969. Luuq and Baardheere have had a deep history, the latter with its famous xirta connection.
  3. I believe that gas station was located at somewhere Martin Grove and Dixon. Or closer to the airport at Airport Rd and... Once a while in the summer we go to Williams Coffee that is very closer to the airport and sit outside at the patio with our cooler cappuccino drinks, you can't believe how lower the planes are when landing, that even if you throw your kabo at them will reach.
  4. A plane just crashed a few kilometers away where I'm now. They are saying it is Air France. A heavy storm was/is on today. You can watch from BBC That is highway 401, by the way.
  5. Salaan... What is this Saaxil iyo Caynka aad sheegeysiin? Mise Kheynkii ayaa dhiman? The last time I knew Soomaaliya had 18 provinces, the last one being Sool. Awdal Baay Bakool Banaadir Bari Galgaduud Gedo Hiiraan Jubbada Dhexe Jubbada Hoose Mudug Nugaal Sanaag Shabeeladda Dhexe Shabeeladda Hoose Sool Togdheer Waqooyi Galbeed
  6. Salaan... Actually, this guy was telling us this very relevant topic yesterday that a decade and so ago, he met a lady in Sweden that named her sons right after the sub-sub-sub-clans of hers and her husband. One was named Tanade, the other Kablalax (funny sounding, by the way ) and last one Reer Mahad. The person telling us this anecdote didn't know those were tribal names until he met one day a qabiilist koow ka koow and gave a visit to the reer with the boys. The guy he met claimed to know all sub-sub-sub Soomaali clans, and thus he instantly knew when the boys' names were mentioned and after they left he told him. I too didn't know until yesterday what those words/names were, save the Mahad name which is a common one. Waa yaab, but that lady must be honest enough, at least.
  7. Salaan... All those decades of guerilla fighting and this result? The guy apparently hadn't had a good chance to enjoy the fruits of finally signing peace deal and being a vice president.
  8. Originally posted by General Duke: As for Xabsade and even Sharif they are minor figures, mere pawns in all of this. Don take them seriously, through Xabsade Abdiqasin, his junior Inda Cade speak. Through Shariff you can hear the voice of Qaynyare.. Odayga Cabdillaahi, the Lackey of Sanaawi, ma tagoo Baydhabo, oo yaa ka celinaayo, for he always wanted to go meeshaas? "Junior" Xaabsade, perhaps? Laakiin ninyahoow mar mar in aad robot tahay iyo in aa bini aaden tahay waaba kala shakisanahay, maxaa yeelay wixii baluug eh gaduud ayaa leedahay wixii jaalo ehna cagaar. Adduunka upside down aa u fiirisaa widaaygiis. N.B., dowlada awoowgaa, Mudane Lackey of Sanaawi, waxba haka sugin hadee saan ku socoto, anigaa ku dhahay, and don't lose any sleep over it.
  9. Salaan... The MP's name is not "Boris Amderson" nor is it "Mr. Etobicoke." He isn't a 'redneck' either. Borys Wrzesnewskyj, a Ukrainian descendant, is an MP elected from the importantly Soomaali-inhabited xaafad of Toronto, Etobicoke Centre, which his constituency includes Reer Digson (Dixon). Since his contituents are mainly Soomaalis, politics thus dedicates that he must try to represent them fully in Ottawa, including the issues that affect their respective country, Soomaaliya. There was an unexpected twist, however. Some Soomaali "community organizations" advised him not to go to Soomaaliya, and should he insist to go, he should go to Muqdisho, not Jowhar. (Foes C/llaahi Yuusuf in clan disguise? Yep.) He called a meeting for some "community leaders" who always is qalaafo and kishif around at their back (he knows this all too well for they go to him all the time complaining and whining against one another) and persuaded them that he is going and they should support since it is their country what is at stake. Keeping in that light, he is a tiresless advocate of Soomaali issues at Canadian parliament, if there is any issue at all.
  10. Salaan... Af waakan meylaga aamee Maah maahda haku ciyaarin nooh. Yac! 'Waakan' kulahaa. Af waakoow meyliki aamee dheh. Bishaaro aa lagu cuni lahaa maxaa kale. Heesta uu Shimaali qaadaayo ma dhageysatay, oo "Kalifoorniyaa tagee Kanada markaan u socdo anigoo kulyeeri..." ereyo Maay uu hoosta ka galinaa ku darsanaa, ma xasuusti hada. Xiinka, Siidka wuxuu dhahay markuu Sheekh Aweys ugu yimid Tiyeegloow (Biyooleey), markaasna codsaday ciidamo ama uu dagaal ka bilaabo Koonfurta, sheekha wuxuu ugu jawaabay, "Dagaal ma fadaana." Aw Siidoow waa xanaaqay, awalba seef labood uu iska ahaa, laakiin maadaama uu deegaankiis joogin wuxuu lasoo booday, "Fad ama ha fadin waa lagu fadsiin!" It would be interesting to hear it spoken though Listen to this Mal ii karoow song if you want to hear af Maay.
  11. Salaan... No more sharci Ingiriis. No more qaabilaad. Kuwii sharci qabin awalba jaabo jaabo ku joogay, tarxiil fast and furious eh. Fingerprint Soomaalis at the garoonka diyaaraha is mandatory now, anybody from outside EU. Inkaarqabahaan[qabiyaal], hawshaan maxaa giliye? Ilaahoow u gargaar Soomaaali. Masiibo maka harto.
  12. Originally posted by Arawello: Illaahow hadaan xabad kafahmay....walee afsoomaligu waa badan yahay Qaarkood ayaan isku deynaa in aan fasiro. ________________ Lankii aadiis dhooro aaroodiisna geed saaree. (Ninkii hooyadiis dhooro, sharaftiisa uu geed saaraa) Lan banaan maroow faragshey geed ma daaraaw. (Nin banaan maraaya faraqiisa geed ma taabta [gaaro, yacni dhib ma arko]) Hooba naar galaasa bartaa ay la aragnee, tiimbooy! (Tan iyadaaba ugu fudud: Haddaa naar galeysid, bartaa yaala arkin, tiimbo! [yacni si fiican u gal]) Lan aawka taab ingooyi aada taag man waayaw. (Nin aabahaa soo maray, hooyadaa ma u daahaayo) Beenta hori runta danbi ya in baasleti. (Tan turjumaan maba u baahno: Beentaada hore runtaada danbe ee dishaa) Libeeh dhulshee inroogni jabaan sagaari leeyih. (Libaax dhulkiis joogin, fiigmo sagaaro uu lee yahay) Aadaa jinka guursiti aw-dheh iya kiin dilaasa. (Hooyadaa facaa guursatay "aw-dheh" [yacni aabo ku dheh] ee kugu dilee) Aawkey ani ku roon Aadey ani ku roon adaaba liin gale. (Aabaheey anigaa ka roon, hooyadeyna anigaa ka roon cadaab lagu galaa) Ajuusah erti Aboodeeyaa husee mooradiyee walka ogdeh. (Cajuusa dhahday ayeeyeydeey ayaan xusaa mooradeeda ee wax ku og tahay) Habartaa mariidi kobtaa dhuntiyu. (Tan anigaba ma fahmin, yacni ereyga "mariidi" ayaa ii gooye) Seddi lankii dhatiyoo galo ke dhimadee, lankii ku dheeraado in dhiboodee, lankii in dhowna ka dheefsadee: Dab, biya ii dowlo. (Sadex qofkii dhexdooda galo wuu ku dhimanaa, qofkii ku dheeraadana wuu u dhiboonaa, qofkii u dhowna wuu ka dheefsanaa: Dab, Biya iyo Dowlo) Seddi walhaadba seddi in doron: Lan saan dheer, seefaan in dorinhe; lan sanwiin sanboor in dorinhe, lan sariir fuuline see-ete in doronte. (Sadex wax ahaadaba sadex ayaa ugu daran: Nin saan dheer, seef aa u daran; nin sanweyn sanboor ayaa u daran iyo nin sariir saaran 'see tahay' ayaa u daran) Dhalaan dheelaa baradi dhusuntaa far koo galiyee. (Dhalatooy (mise ciyaal) ciyaartaa bartay dabaduu far kaa galinaa) Daanyeer hoo waltaraw dubsheewa daboolidi fadi. (Daanyeer haduu waxtaraayo, dabadiis uu dabooli lahaa) __________________ Intaas ha inoogu joogto. _________________ Xiinka, duqa speaking of xiin faniinka, Sayidka oo af Maay ku hadlaayo ma maqashay?
  13. Afweyne ousted and dead.... Afweeyne and Aideed kept their words... Afweeyne was ousted and fled the country... Afweeyne have managed to single-handedly lead... Afweeyne & Aideed left... Afweeyne was a decade and half ago... Afweeyne and Aideed’s refusal to acknowledge... Afweeyne & Aideed are indeed... War ninyahoow amaaba "Afweyne" ku qafiiftaa, macbuudka. Ninka waa geeriyooday ee ka dhaaf caayda, Soomaaliyana wax ka daran oo maskaxyar ayaa wada socdo hada.
  14. Jeneraalka, waa lagu salaamay saaxiib. Riyadaada intee mareysaa? Awoowe Lackey wax ma u tooseen, waxaa maqlay Xudur uu u socdaa ee ma oga miyaa Xudur laba mundul bas ayaa ka dhisan iyo halkoo ceel.
  15. Salaan... Lankii aadiis dhooro aaroodiisna geed saaree. Lan banaan maroow faragshey geed ma daaraaw. Hooba naar galaasa bartaa ay la aragnee, tiimbooy! Lan aawka taab ingooyi aada taag man waayaw. Beenta hori runta danbi ya in baasleti. Lammi dheri lankii dab saaridi koowa ku bure. Libeeh dhulshee inroogni jabaan sagaari leeyih. Aadaa jinka guursiti aw-dheh iya kiin dilaasa. Aawkey ani ku roon Aadey ani ku roon adaaba liin gale. Dubu dameer li daagow baridi dhuusa baride. Doora daaqshee ninkii fiiriya dhaawtiyee ma helaaw. Ajuusah erti Aboodeeyaa husee mooradiyee walka ogdeh. Dabeyl hoobo kooyto, lamba hindhooshee. Saadaa oo geegoolee diiddi mal ingooriyaaw. Habartaa mariidi kobtaa dhuntiyu. Idaaley dubbud bariidi eesang is taawiyaas. Seddi lankii dhatiyoo galo ke dhimadee, lankii ku dheeraado in dhiboodee, lankii in dhowna ka dheefsadee: Dab, biya ii dowlo. Seddi walhaadba seddi in doron: Lan saan dheer, seefaan in dorinhe; lan sanwiin sanboor in dorinhe, lan sariir fuuline see-ete in doronte. Geedkii jinkaa boode, boodowmaa haluulishi maleh. Hanqi miski diimaa, gomaraa ki diimee. Watariiriye madii walhalayoo is wareeriyee. Dhalaan dheelaa baradi dhusuntaa far koo galiyee. Lan koo hoog wiin, salaan bood may inkah dhiibaaw. Lanki aawkaa taab ing gooyi Aadaa taleediyee ma waayaaw. Uluma abaareed injirtiyoo mal daaraaw. Lan Illaahey dhawi dhagtiis may dheegaaw. Libeeh lutoobi beelinaado loo fiighiyee. Daanyeer hoo waltaraw dubsheewa daboolidi fadi. Karsiney i dubunay dhatiyo fooda ku dhume. Lan alifsheey humaadi albaqri mikitoosaaw. Laf eey ku daali waraabi in usubta.
  16. Muqdisho is unsafe and dangerous, that is a fact, and regardless what happens in the other parts of the country. Anybody who disputes otherwise can't be taken rationally. However, this has nothing to do why not "Honourable" C/laahi Yuusuf Axmed shouldn't be in that capital. He wanted violently to be a president of the republic and was chosen, albeit not universally by Soomaalis; I am sure he knew the risks exactly as they are now. Kowtowing to Sanaawi and avoiding the capital, Muqdisho, won't get you anywhere, Mr. President.
  17. Wax magarato killing wax garadkii maalinba maalinta ka danbeysa yaa isku soo hari doono taloow? Soomaali, Eeboow adigaa u maqan. Marxuumka Eebe ha u naxariisto. A man who could have afforded long time ago to depart and stay away from that troublesome country, but for the sake of a nation and its ailing citizens chose to stay behind and educate the masses how we can live together. Allow u gargaar ummadaada.
  18. Salaan... All though all visible signs of his controversial movement disappeared with his death Controversial? Abaayadiis, haduu kii Soomaali u halgamay dadka qaarkood balaayo ka daba wadaan, Soomaali ummad inkaaran lagu sheegi jiray waxaa ka jiro. Maxee dhihi jireen markuu Cabdullaahi Ciise dowladii ugu horeysay qabtay? Governo Sac... Maxee ugu yeeri jireen markuu Aadan Cadde madaxweynaha ugu horeeya noqday? Too baari and too laidback... C/rashiid ayaa imaaday? Too wadaad, too suufi and not helping us (his fellow clan members)... Soomaali intii meel loo raaci lahaa, dabeesha in la raaco ayaa dhaanto mar marka qaarkood.
  19. Salaan... Yes, I wear my hoosgundi (macawiis) and faranjees sasamaaniko. Sometimes under the hoongundi goes my cali falaax with my baasaboor in it and other identifications, just in case wax qarxaan horeey aan ka ordaa Xamar aan u socdaa. (In here, they told us to prepare now any anything that sharqans and stiffs, so I'm heeding their valuable advice. Thank you very much the caring Government of Canada.) Without them, hurdo without worrisome ma imaaneyso. (Oobis, wrong room.)
  20. Salaan... This person was telling me yesterday this guy is from one of the chatrooms of Paltalk, taking seriously threats he and his co-chatters exchanged on the cyberspace, that he will try to defend his clan's side lest war happens. The person told the nick name "Beerdilaacshe" is the account he uses on Paltalk and he is also "holla-ing" to his so-called friends from Paltalk by mentioning the nicknames like Baxaar, Dharbaax, Feysal & Rahaab. I couldn't believe that person telling me this. Really couldn't. But if it is true, then he must be the silliest. Marax seenbari marax.
  21. Salaan... Saaxiib, how can you debate in the intricate nature of Southern politics if you think the lahjad I wrote in and the lahjad Muuse Suudi speaks are the same? But hats off to you for such an improvement understanding that maahmaah of "abkeey dooli diloow..."
  22. Salaan... Nuunoow, what is wrong with those nicks? Actually, some are quite interesting. Soomaalida badankooda naaneys ayee lee yihiin, siiba nimanka. Kuwaa iloowday aan kugu daro: Indhacadde Xaabsade Xaaraan-kunaax ("wasiirka" maleeshooyinka; a small-w warlord also known as Bootaanka aad sheegtay) Furux Saransoor Gacmadheere Kiishbur ("wasiirka" isku xirka jaaliyadaha dibadda iyo wax kale aan iloobay; a small-w warlord) Ilqeyrte (the owner of Hoteel Saxaafi and a shareholder of garoonka diyaaradaha Lambar Konton; also a small-w warlord) Beebe (one of the latest qabqable) Laakiin Nuunka adigaa af Soomaali foorto ku ahee, ee micnaha ereyada qaarkood manoo fasiri kartaa, sida kuwaan camal: Moorgan Seeraar Saransoor Hiiraale Faax Furux Deer(oow) Yalax(oow) Siilaanyo ________________ NB, maalintoo anigoo kuwa aan Been-Been-Sii (BBC) u shiday oo akhbaar raadinaaye, markaasna waxaa socday dagaalada Jubbooyinka ayaa naagta warka tabineysay soo booday akhbaar dhamaatay ka bacdi, waxee tiri: "Kaasi waa wariyaheena Bashka Jug-soo-dhacay oo inoogu soo waramaaye Dhoobley." Walaahi qosol waa isku celin waaye.
  23. Dacaayad milaa yacni. Dadka qaarkood ereyga Soomaali wuxuu ku noqon rabaa sidii wax laga yaxyaxo, oo sidii sanboorka sanka u dhibo camal ayuu ereyga Soomaali u dhibi rabaa. Arooska dad baa dhigtay. Dad baa la casuumay, hadaadan kamid ahayn ha tagin; hadaa tagtidna waxaaga cun, shukaanso, qarabi, jacburso, wax kale loo joogina oo kamid ah "qaato wasaq aan ku cunay" ama "hebel/heblaayaa noocaas foolxun qabtay..." ka jooji, siiba dacaayadahaan meel ee u socdaan iyo ka socdaan la ogeyn.
  24. Salaan... Wah, baqti see loo lagtaa, yacni dhulka uuba yaalaa asagoo kafaayo eh(?) See camal, igaarka, anagoo xaadir eh maana marsiinee. Iska dheh isbuunyo camal aa ugu bood boodi jiray baqtiga carfaayo. Kudarsana sabaaxadna waxaa ku bar baran jiray bakeyle iyo tukulush, laakiin waa lagtaa naga dhaaf. Ciyaal wiif waaxid, warafkiina u gooye. Waxaaba isoo xasuusisay madaxweynahii Mareykanka ka ahaan jiray Nixon markuu dhimanaaye anagoo Nairobi joogno oo telefashinka fiirsaneyno aa akhbaartiisa soo gishay, markaas aa mid lasoo booday, "Nixon aa dhintay!" Surwaalgaabkoo markaas Sacuudiya ka yimid meesha fadhiya masoo boodaayo kulahaa "waa baqtiye" dheh. "Waa dhintay." "War waa baqtiye dheh." "War waa geeriyooday." "Kadaroo..."
  25. Salaan... Ducaqabe, yar-yaruuracnimo adiga ma kula jeedin, weena is yaqanaan dadkaa ula dan lahaa, waxee meesha ku qoreena barbaarnimo wey dhaaftay. Hadaa ka xumaatayna, cafis wacan.