-
Content Count
17,668 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Salaan... Gabdhihiin mar danbe quuq badan ma la idinka maqli doono. A brother had done it! No more stereotyping us that we can't cook well. No more bariis cayrin or like bariis soor noqday biyo ka batay. Iron Faarax ______________ If you have a high-speed connection, si fiican u fiirso. Low-speeders too.
-
Somalia Online Poll: Pick Somalia's next president
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Salaan... Aw Muriidi aa laga wareestay su'aal ku saabsanayd yuu u dooran lahaa madaxweynimada Soomaaliya, Aw Muriidi oo jawaabaaya: "Akhyaareey sadexdaanayto nin ee aad sheegteen waxaa waaye marka hore C/laahi Yuusuf walax fiican malaga sheegeeynin waxaas la dhahay C/laahi Yuusuf ninkii war ka diida xabadaas ku dhufahaa maba sugaayaba, gabartayda Maana oo mar aadi Boosaaso waxay dhahdi magaciisa xitaa mala sheegi karo dadka dhan waxay dhahooyaan "odayga," marka aniga waxaa iga talo ah C/laahi Yuusuf ha nalaga dhaafo barkee anaga wax wax dilo marabno dil waa ka soo daalni naga dhaafa, naga dhaafa...sadex jeer naga dhaafa warkiisa . C/qaasim dhiriflow waaye maxaa yeelay dadba mala hishiihaayo Cali Khaliif aas buriyay, Xasan Abshir aas raacdeeyay, C/lla Deerow aas buriyay kaaga siidaranayto Aw Gudoodow dowladaasba dhisay oo waa is gariifeen usi iyo C/qaasim, ususe waxaas ku fiicanyahay dagaal makaa jeclo safar lees wadaa shir farfariisi aaska bixi waayay laakiinayto dowlad fiican hadii larabo nin dhiriflow ah ma loobaahno daganaan aa larabaa C/qaasim ma dagano dad mala hishiihaayo usugane analaga dhaafo . Laakiinayto runtii been ma fiicno ani ma kasaayi Caddoow, dadaa dhahooyo "halgankii" maka qaybgalin Caddoow, halgankaanaytose ani ma kasin kii xuriyada miyaa mise waa mid kale. Bal usagane ha la fiiriyo wixiis sameehaayo . Yaakheeyow su'aal waxaa nii dhahay iida dadkale mala haayo miyaa? Sadexdaan lee maxaa meesha u keenteen." Qore: Khaalid Maxamed. ___________________ Waa kasaa, Aw Muriidi si fiican aas u hadlay; sadexdaan lee xaas naloogu daba wadaa cawa iyo maalin? -
Waraada, banooni kama daariyo or abuu cirbid kee fiican?
-
Salaan... Ar qurux badanaa bilcaanta. :cool: Keep reviving the dhaqan up. I also found another one from the first dhaar: Saas aa loo baahan yahay, Soomaali dhaqankeeda hala soo celiyo, nimankiina labadii go' caddaa aa ka maqan iyo tooreeydooda iyo with afro of course. Isn't the guy with koofi Barawaani and light yellow suit in the middle Gen. Gaani? Gaani maa wali socdo, hunguri raadis eh. Ar dadkeenaa.
-
Salaan... I played baliil in that house with Abdiwahaab a former classmate in Xassan Cilmi Qarindi elementary school in Hawlwadaag (or Hawlwadaag dhexe)! Ka daa yaaqeey. C/wahaab Xiito Xiito maa baliil la ciyaari jirtay? War ninkaas xiitadii iska dhaafee, intee uus kasoo baxday suu London u fadhiye oo xataa Duqa soo fiiri markii la dhahay, waa cabsanaa kulahaa. Calaa kuli xaal asaga iyo uustiis Xamar ee isla aadeen in early of this month. Hal sitimaan uu soo joogay waa soo rooray. Laakiin Hawl Wadaag Hoose/Dhexe maa Xasan Qariidi la dhihi jiray waagii hore? Bacaadka iskoolka Hawl Wadaag Sare iyo Hoose/Dhexe u dhaxeeye ka waran, ar meeshaas garoon fiican uu ahaa. Suuqa Miijiskana kuwii falaarta ku ciyaari jiray horta wali ma fadhiyaan.....xaax. Ar kuwaas maloo gali jirin, odeyyaal sharad ku ciyaaraayo falaar ka waran, qatar maxee ahayeen, galab walba casariyo aa lasoo fadhiisanaa meesha. GlassEyeGirl, Bashiir Lugeey maa u dhawayd? Fiiri ma taqanaa markaas Laanta Hodan gurigoo kasoo horjeeday that had a very big dark dog {I know a lot those houses had dogs}. A boy from this house aa same iskool isla aadi jirnay.
-
Salaan... Acquaintances were in your apartment. The evening local news came up; it reported a murder scene. The news mentioned some vague suspect names, however the acquaintances told you the truth: The night before they killed that Sri Lanker victim on the news at his own business place, because he told them to go outside since they were fighting in his establishment. Possibly they might have been high. What would you do? Would you report to police? Or keep your mouth shut? This scenario occurred last week. A Soomaali brother was in that circumstance exactly. Those who perpetrated the crime were Soomaali. As any decent person would react instinctively, the Soomaali brother said, allegedly, he would report to authorities, and told them so in their face. He didn’t know that would be one of his last breaths. After ensuing much arguments {so far no body knows what happened exactly}, they stabbed him to death. The brother died in his apartment. They fled, some of their blood-soaked hands on the walls. A neighbour who was hearing the heated arguments called the police. This happened last Thursday. The four guys were detained not long after; two in the next night trying to escape on a public bus to Manitoba. The other two surrendered one at a time, the last on Sunday night. Ilaahey ha u naxariisto walaalkeen.
-
Salaan... Dahabi-Girl, ha dhaaf, ha dhawoow, ha mood... Hadaa rabtidna in aa wax kala baratid, meeshaan fiiri. xamarjadiid ma aqaan bt anyone near jidka sodonka Xamar Jadiid ma aqaano aa la lee yahay, Jidka Sodonkana waala sheegoyaa at the same. See camal, intee kaa mareen xaafadaha Xamar. Half of Jidka Sodonka is in Xamar Jadiid. Xamar Jadiid isn't/wasn't an official name, but it roughly occupied/occupies half of Bakaaraha, wixii kasii koreeyana Bakaaraha weyba tahay, sida Baar Bakiin, Laba Dhagax, Shiirkole, Towfiiq, Isbartiibada iyo of course Jidka Sodonka, siiba dhanka aadaayo Huriwaa. Waxaas dhan Xamar Jadiid ee isku yihiin, maxaa yeelay wax la wada dhisay 1970s wixii ka danbeeye waaye, when Xamar expanded fast. In the early '60s when my father bought inexpensively a five-boos house near Isgoyska Bakaaraha, in that time what is known Suuqa Bakaaraha now was only meel cows iyo caanaha banaanka laga keeno lagu gado ee ahayd, inta kalena duur ee ahayd oona kana baxsan magaalada, according to my father. He used to say he could have afforded to buy ten boos, but kan shanta boos eh aan ku kornay aaba isbartiibo dhexdiis ahaa. Oh, those were the days!!!! :cool: :cool: :cool:
-
Why would a Brazilian call himself Somalia?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Luggooyo's topic in General
Salaan... We need to register/trademark the Soomaali/Soomaaliya word, like Soomaali™ or Soomaaliya® quickly or else it would get worse. Check bellow. This person: Somali Cerise, spokeswoman for Australia's Gay and Lesbian Rights Lobby. Outcasts are mocking our internationally recognized national name. -
Idol TV Show: a Somali brother tries
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Salaan... How come I hadn't come across this page awal? Yac! That linking page doesn't exist now, but if it was what Samurai mentioned it to be, then waa tanaa heesta oo wada qoran. Ereyadii Sahal Macalin Ciise, waxaana qaaday, of course, Xasan Aadan Samatar; heesihiisa ugu horeeye ee kamid tahay, heestaan iyo Shaleeydeeyaa shib lee haadee uu kusoo caan baxayba. Si fiican u aqriso: Hundurmoodii ooraad Wal yaablee haaytee Huunfeeytoo kooytee Haanshoo ii sheentee Huburooytii geeraad Har-tii la siiyee Hadagii leee dhamanmaa Habartiisaa nagatee Hadagoo la kooy Tafteey kiin hiroo Hakaboo ki jeeyee Warshee ma haynee Ha haabsadee Lan janoobi haan hore lee ka hooree Iri lee Huriyaaw Iri lee Huriyaaw Iri lee Huriyaaw Hogalii jimaateey Hereedda jiiftoo Heela badiishood Maba liin Hisaabaaynee Barbaarka heesaaw gaallii horaayoo Hoorkiina maalaaw Hagoogleeytii ha iin shab dhawaasoo Haamoo ulaasoow Huburoowna roogdoow Huburoowna roogdoow Origoo oroodiis Onoggoo ka haaytoo Doogii i gaadshee Doogii haalkii ma sheegnee Hareeri dheerkoo Hareedi saagtee Hambaloo ki roogto Laama haboojiye Ya Hoos fadheedee Ameel Hubooyaa Horteey li sheeneey Wey hey dhawaayi Huburooyna kooytee Ha in baal fadheeti Hergella bariidaa Salaan ma haynee Heelaaga hoojee Hoggal aa jimaaytee Wal hun ma sheegnee Ha dhawaaw jiwaab ma haaynee Heer magaalka haalkii Madal iin hirtiisaa Si leeba haaytee Anna iin halaaytoo Iidoow ma heetoo warshee ma haaynee Hagaree humbaawuu illi geed nugeelaa Hamba soor ma'ee Heraay wan ma'ee Hoobada bal leewaa Anni maka halaayaaw Anni ma ki hummaayaaw Howlaa lahaayi howlaa lahaayi maa Hilimoodun rumoowi leed Hakabaa iin guuree maa Hamar ma roogaaw -
Salaan... Wararka cajaa'ibka dalkeena ka socdo la yaab waa dhaaftay, mucjisana ma gaarin. Read on. ____________________ Wargeyska Hillaaca Bulshada oo kasoo baxo Muqdisho maanta {17 Agoosto, 2004} cadadkiisa wuxuu kusoo qaatay: Haddii aan guursado waxaan weynayaa kaalmada iyo Saddaqada: Haweenay Garoob ah oo lagu magacaabo Faadumo Cali ayaa sheegtay in haddii ay guur gasho ay weynayso Kaalmooyinka ay siiyaan deriska iyada iyo Carruurteeda, kadib markii uu soo doontay Nin Xaafada la degan ayaa waxay diiday in Ninkaasi guursado, ninkaas oo lagu magacaabo C/rashiid ayaa ka xumaaday diidmadeeda, waxayna Faadumo ku macneysay in aysan jirin wax faa’ido ah oo ka soo galaya guurkan, waayo waxaa jirta Culeys balaaran inuu jiro waa sida ay sheegtay Haweenayda oo la hadlay Wargeyskan Todobaadkii aan soo dhaafnay. _______________ Isla maanta wargeyska oo la yiraahdo Caawiyaha Nolosha oona kasoo baxo Muqdisho wuxuu qoray qiso uu ugu magac daray: Fadeexad ka dhalatay Ballan qaad Taleefoon oo ka dhacday Xaafadda... Fadeexad aad u xun ayaa waxa ay ka dhacday Xaafadda Aw Aweyska Degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho markii wiil ay gabar halkaasi deggan ay taleefon isku barteen ay ku balamisay Xaafadaas dabadeedna ay u timid wiilkii ay balamisay, oo la taagan nin iyada qabay balse aan wiilka ka war haynin. Cabdi Jamaal oo ah wiilka ay gabadhu balamisay ayaa u sheegay wariyaheena Haaruun Yare in isaga oo uu dhawaan ka yimid Qurbaha isla markaana uusan si fiican u kala garanaynin Muqdisho, wuxuuna halkaasi kula kulmay Wiil dhalinyaro ah oo u socday xaafada Aw Aweyska oo ah halka lagu balamiyay, kadibna uu ka codsaday inuu la joogo maadaama uusan Xaafadda Aqoon guud u lahayn, iyadoo daqiiqado kadibna ay timid Gabadhii la balansaneyd Cabdi Jamaal, taas oo noqotay Wiilka uu Cabdi Jamaal la jooga Xaaskiisa. Cabdi Jamaal ayaa sheegay in arintaasi in ay welwel ku abuurtay isaga, balse wiilka la joogay oo u sheegay inaan wax qalad ah lahayn oo ay soo sirtay Xaaskiisa, isla markaana uu la xisaabtimi doonaa. _________________ Isniintii shalay ahayd ayaa wargeyska aayaha nolosha ku dheereeyo ee la yiraahdo Social Press ayaa qoray dhacdadaan: Wiil iyo Gabar oo ka soo jeeda Qoysas Sabool ah ayaa ku heshiiyay in ay is guursadaan Muddo hal Sano ah, iyagoo taasi sabab uga dhigay in aysan awood u lahayn dhaqaale u Saamaha inta noolashooda ka dhimantahay. Waxaana aad uga dhaxeeyay xiriir ay huri waayeen in mar uun noqdaan kuwo noolasha mantaanayo, waxaana iyagoo raadinaya xalka waddaas sahali kara in ay maraan ayaa waxay ku heshiiyan Maslaxadooda sida ay ku jirto in ay is guursadaan guur hal sano ah, waa arrin layaab ah.
-
Salaan... Saaxiibow haddaad iiga warroon tahay Bari weyne ma shaati gaduud baa haysta mise Sh. Aadna madoobe mise...? Labadoodaba ma xukumaan; Xaabsade aa ka xaabsaday. Laakiin runtii ma'ogi, inkastoo ee u badan tahay xulufada Shaatigaduud in ee heysato, maxaa yeelay Buur Hakaba ciidama asaga daabacsan aa joogo, marka wixii Buur Hakaba ka danbeeyo oo dhanka Daafeed la aado koleey iyaga lee sii xukumo.
-
Salaan... I didn't watch, but here they are: Maxamed Axmed Caalim, a flag-bearer and tababaro I really feel something.
-
Salaan... Dawoco, gabadhaas "nisheeyda" eh iyadoo uur leh xataa waa ku jirtay masawiradeeda, walaahi...yaab, uustoo kuusan lee arkee...laakiin anagii qaloowle iyo qulumbe camal u qalafsan aa soo taagan, ka waran aqiyaarta kale waa baashaaloyaan, it ain't no fair marka hala cayuumo nooh...
-
Salaan... Looooooooool@Muraad. Horta waran, widaayoow? Waa lagu waayee, "Bari Weyne" maa ka dhacday mise Dhoobleey? LoL. Laakiin Daafeed maxaa ku jeclaatay? Kiina meeshaas waa joogaa yaah. LoL. Ee kaas la'aantiis garoonka yaa xukumaayo, asaga lee in loo daayo maahinoo.
-
Salaan... A Soomaali brother with his Soomaali wife. They do live in Yemen. I like that tusbax, and oh, yeah, that macawiis too. And the sister's gundiino is perfect with that malqabad. Keep the dhaqan up, yaa brother and sister.
-
Salaan... I have had always thought about the greetings in Soomaali, with its myriad variations. Iska waran See Tahay Soo lama fiicno {ma fiicnidoo} Ii waran Maxaa heysaa Maxaa cusub Warka isii Warka cadey Maxaa isku dhacaayo Waranba Soo nabad ma'aha {nabad ma tihidoo} Xaaladda ka waran Maxaa soo siyaaday Maxaa kala wadaa And this only applies for individually, so if it is widened generally, for example "reeraha see yihiin," it would be innumerable. No wonder saying "hi" takes a couple minutes in Soomaali gatherings. The only equivalent English terms would be the limited "how are you" and "how are you doing." If we try to translate the other words to roughly what's up, it wouldn't do justice to that original translated phrase, which might be maxaa isku dhacaayo. Both might have been taken as a slang, however the latter is generally accepted in mainstream Soomaali society while the former isn't in English.
-
B T J X KH D R S SH DH C G F Q K L M N W H Y A E I O U AA EE II OO UU Raali ahaada aqiyaarta, sabuurada aa wax ku baranaayi ee waa iska tir tiri kartiin jeestada...
-
Salaan... The Somali tradition of secular education is extinct. The schooling that does exist is financed by Arabs, which means Arabic has replaced Somali in school curriculums. Nuurudiin has a point. However, he also missed a point. I don't know where he got the idea of 'secular' education from, for as long as I remember there always was a mixed of religious and secular educations in public school courses. From what I recall in the primary/middle school, especially in middle school, each period had two subjects combined, thus it went: Taariikh iyo Juquraafi, Carabi iyo Diin, Xisaab iyo Saynis, Kacaan iyo.... So, there was a Carabi iyo Diin subject taught at all middle schools. I didn't personally learn much, however I surely remember that subject existed. And why didn't he mention the "English," which permeates to have as roughly same influence as Carabi? I personally felt sad when I asked my nephews and nieces what language was primarily instructed at their respective schools, their answers weren't positive. When I asked if they teach them Soomaali history, they laughed. Or if they were taught in kindergarten the basics of BTJX of Soomaali language, they didn't even know what BTJX was. And those are only the privileged that has the means to afford to go to good schools at all. A whole generation are being "miseducated" {a lack of better phrase}. It is not only limited to schools, though. Now most of the company, restaurant, hotel names either are English or Carabi. Nation, Global, Saxaafi, HornAfrik, Ambassador, ex-Barakaat, etc, that you sometimes wonder who are they targeting for, a midtown guy from Ohio or a Yemeni from Sanca? Kudos for those companies that have distinct Soomaali names, namely Hormuud, Dahabshiil, Jubba, and Daalo; they aren't many, but still they are growing.
-
Salaan... Rawla, Ilaahey haku caafiyo, aamiin. e-Tahliil aa inta kaaga soo diraa, ee ii cab. Maya, xaaqo makugu soo darin, haka wal walin, acuudi bilaahi...
-
Salaan... Yes, indeed, I had witnessed ugly racism under many of its shadows; under many of its disguises. I have had been called a boon for hundreds of years by a brother who speaks my language, who doesn't allow me to marry his sister. I have had witnessed racism in its clearest term, for I have had been called adoon; a brother whose heritage and mine go to time immemorial calls me a 'slave.' I still smile, hoping one day he would realize his blunt mistake. I have had been debased in front of hundreds of thousands of people with the term midgaan by a brother who shares my faith. I still try to smile, and pray one day he would come to use his full, not impaired, judgement. I have had been belittled in front of my own children with a demeaning name jareer for decades and decades, by a brother who shares my own culture. I still try to keep smiling and hoping to look forward that one day he would realize his shameful ways. I have had been called yibir, yaxar, tumaal, gabooye, and countless other derogatory names under the guise of friendly names. I am still experiencing this from a brother who looks like me, who speaks like me, whose faith resembles mine, whose culture isn't alien to mine. And to top of that, I had finally being called an "other." If that wasn't enough, I am now a "minor." On the verge of being an alien, I am finally an "other" and "minor" whose opinion and existence is ignored completely. However, I am still smiling, forgiving and praying for my brother to come to his full senses. I am still smiling...
-
Salaan... On the day I needed to fly out of Somalia's capital, Mogadishu, to get back home to Cape Town, my only choice was a Kenyan Fokker, normally used as a cargo plane, that was flying back to Nairobi with passengers. As we were being shown to our seats, the Kenyan captain told the passengers to hand over our passports. He said that he would hold them in the cabin until we landed in Kenya. That happened in the flight I was in too, from Xamar to Nairobi. Exactly as Nuurudiin described. My mother was irated, for a different reason though. However, I never thought the reason they collected the passports was for checking backgrounds. And even if it was intended for that, I don't think it would work. For a simple reason, most Soomaalis would use any passport they could grab on their hands as a convenient. My mother and sister, who were in the same flight, were using fake Itoobiyaan passports that were made in Suuqa Bakaaraha in about an hour on that same day. And the article's other main points, maxaa sameyn karnaa, anagaa saas iska dhignay, adduunka in aan gees ka raacno waa diidnay, in aan isa soo saarno waa waa yeeli weynay. Ha naga saarto!
-
Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in News - Wararka
Salaan... Sheekiyaasha meesha ka socoto waxee isoo xasuusisay waxaan maqli jiray bari hore, in muda ahna aan maqal. Aw Coow nin la yiraahdo ayaa hada kahor la weydiiye su'aal fudud, wuuna isku daye in uu ka jawaabo. Su'aasha waxee ahayd: "Aw Coow, halkee baad u hooyataa?" Aw Coow oo jawaabaaya wuxuu yiri: "Ninkii gam'ayaa sariir gogladee, go'eegaa dhigtaa gidaarada!" Marka jawaabtaas murtida ku jirto waa iska fahmi kartiin ee hadaan nahnay xariifiinta kor iyo HOOS ka ciroobay waxee qasab nagu tahay arinta in aa iskaga fidsano go'yaasha aan huwana meel Somaliaonline "gidaaro" u eh meeshaan yar uunba ha ahaatee, markaasna yar yaruuraca soo barbaarayo loona daayo inta kale. -
Salaan... What does this picture say? Do you see anything unusual? If you are thinking like me, you might likewise get offended, just as I am. Of course, I am talking about the flags. One is placed on the ground, albeit having the sticker that holds and the other one was upheld, beautifully. If it had been reversed, I would have no problem. That Soomaali flag should have been held way UPPPPPPPPP, not positioned on the ground. What made worse is the other foreign one was held up, respectfully, while they are playing in a Soomaali soccer tournament--not a Swede one--even if they travelled from Sweden. They might have some reasons, including the flag has a holder, etc; I don't know. I only want to know why those who were sitting in front didn't bother to held it up. Ah, I wish I was one of them. That beautiful Soomaali flag would have been held high above on my head, believe me. That is how much I revere. Then again, people aren't the same. I have to at least thank them since it is not lying, but positioned. At least, they did something about it. This is how it should have been.
-
Salaan... Please pray for our brother, captured in Ciraaq today. _________________ A Somali driver working for a Kuwaiti company has been captured in Iraq. A group calling itself the Tawhid and Jihad group said it seized Ali Ahmad Musa who worked for a Kuwaiti company which transported goods to US occupation troops in Iraq. In a video aired by Aljazeera, the group threatened to behead Musa within 48 hours unless the company withdrew from Iraq. It did not name the Kuwaiti company. Thursday's warning comes a day after another Iraqi group killed two Pakistani captives who also worked for a Kuwaiti company. Dozens of foreigners have been captured in Iraq. At least six have been executed while others have been released. Armed groups have increasingly targeted drivers and employees of foreign companies working in the country, accusing them of supporting the war. The fate of three Indians, three Kenyans and an Egyptian captured last week is still unclear. aljazeera.net