-
Content Count
17,678 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Salaan... MMA, waraa adi reer ottawa aa ila tahay, mana ku kasaayi ka waran..marax yada aan maalin kaste la sheekeysoto in aa tahay aa iska dhici karto ka waran..barxada iskeen nooh.. Odhawa ma dagni, waraa. Koronto lee ku shukulaa, markee inta businesska ka xumaatana markaas aa Alta Vista meesha la dhaho oo boostada weyn ku taalo aan kusoo kala fireeya mar mar, oo leerta cusub lagu soo qaata.
-
Salaan... There is a widely circulated rumour that within weeks the old man's, C/llaahi Yuusuf's, shrewd plan of unseating Shariifka will be tried; but to the contrary of widespread belief, Sheekh Aadan Madoowe won't be who is going to replace, but an outsider, who isn't a member of exiled parliament yet. However, the old man is going to fall at his own set trap, and surely his nominal "admistration" will be toppled by none other than the underestimated Shariifka. The old man hasn't changed, isn't flexible and compromising enough and still does act in his old dictatorship, Soviet-schooled mentality: bullying, intimidating and exhorting. As I wrote before, again and again: Meeshuu ku gaaro dabeecadaas hala arko. Awkoombe wuxuu horay u dhahay, "Ninkii soo joog laga waayo soo jiif ayaa laga helaa."
-
Xamareeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey. Xamar is always and will always be beautiful...yaa kaliya ka qabto inkaarqabiyaashaas qabqabliyaasha eh iyo wixii daabacsan oo dadka gumeysi ku heysto. Isbitaal Banaadir (my birth place too), Madiina and Soos waa wada taagan yihiin. Eebe mahadiis. I wish Digfeer had survived like them. PS, Raxiima, walaashiis meelaha eberka ehna in aad soo masawirtid aa fiicneed too, I know you have had been to places like Bermuuda, Madiina (Siliga Ameerikaanka, Booli Qaran), Boondheere, Shibis, Xamar Jajab, Sayidka, Xamar Weyne, etc. Mise naf aa ku tagtay waa weysay? Anigaaba kaa geysisanaa then. I have been to Xamar Jajab, boarding one day a Xaaji Khamsiin to go there, and Ilaahey knows how timid I felt that day going out without a private car, ooh the scary stares. It was a wonderful experience because qof aa korkaaga fadhiyo, yacni Xaaji Khamsiinta uu kor saaran yahay, oo dacaskiis cara maanyada miiran tintaada eber kaaga dhigaayo. Shuud.
-
Marka, Shabellaha Hoose: Occupied, but safe
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to wind.talker's topic in Politics
Salaan... ...aniga aragtideyda cudurka Aidska waxaa ka daran qabiilka, aidska waa ku dilaa, laakin qabiilka waa wax xun oo uf ah This epitomizes how reer Marka view qabyaalad and its whole package negativeness. Qofkii dhahay, Marka Cadeey minankii Aw Cismaan, ninkii mooda (dhaafa) munaafuq waaye runtiis ahaa. Saas ayeeba u daris jeclaan jireen. Reer Shabeelada Hoose generally--particularly reer Marka and Baraawe--waa dad iska nabad jecel, oo si walba loo dhibaateeyo nabad kahor mariyo dagaal iyo qabyaalad. I remember waagee RRA xooga lahayd oo labada gobol soo qabatay ayee shir u qabteen Reer Shabeelada Hoose inay rabaan dhulkooda la 'xureeyo' iyo in kale, xataa RRA militia and their leaders Qoryooleey dhan kasoo galay, Daafeedna iyo Balidooglena dhan kale banaankiis kasoo istaagay, si ee ula wada hadlaan odeyaasha deegaanka. Waagaanka Indhacadde iyo xulufadiis wax la dhaho ma jirin, oo wadaado kale Xuseen Caydiid daabacsaana ka talin jiray. Calaa kuli xaal, odeyaashii "dagaal ma fadaana" ee ugu jawaabeen, waana mid aan ku raacsanahay oo dagaal wax uu keenaayo ayaaba iska yar inkastoo dhulkaaga xoog lagu heysto, si kale oo loogu baxo ee leedahay. Hadee dagaal rabaan Reer Shabeelada Hoose mar hore ee is 'xureyn' lahayeen maadaama wax ka Gaashaanle Dhexe/Sare iyo Korneel yar ma jirto, oo dadka naafaha wada ah oo ku jiro Isbitaal Martiini oo dagaalkii '77 Soomaali Galbeed kusoo wada daawacmay waa iyaga, dadkoodana dibadaha eeba u badan yihiin. -
Originally posted by nuune: xiisha rawaa, xiisha hoon, ees macal di'inka, baawa gi'a xiishsiiseenba Da'iga xawaa keesho rabaleey yaawe dahaaba xiisheydis, toobada aad rawaa.
-
Originally posted by QUANTUM LEAP: Oh by the way the Canadian weather sucks.. :rolleyes: Shaqsi, brother, Odhawa (or as Soomaalis rightly say "Otaawa") ain't that bad, weather-wise. It is indeed beautiful, with romantic-sounding street names: Alta Vista, Sussex, Sparks St. You should come and see it, and I guarantee you it is much better than that almost-always rain-drenched, unsunny old town, err city, called Landhan.
-
Salaan... Widaayoow, ha dhawoow, arlaadaan arlaadaa waaye. Fiinto ii cab. Canuuni la qasayna jidkuu kusoo jiraa asagoo xiimaayo. Laakiin madaama meeshaan tahay meel af Soomaali kaligiis--wax kale waa mamnuuc, oo saa adiga sheegtay madaama aad ka heshay--loogu tala galay in lagu qoro, marka dadka qaarkood luuqad shisheeya noocee doonto ha ahaatee kama jeclo inay ku arkaan meeshaan, oo aniga qaas ahaan wis-wis aaba ka qaadaa. Marka "hi all" arkay wis-wiskii ayaaba igu soo dagay. Mar labaad soo mood, minanka isku fidi, gees ka gees, qar ka qar.
-
Xaasid Xaasidiina Xasada
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in News - Wararka
Salaan... Waraa marax, mahaan maas mooro dadoow mooday markaa bahalkaa dooro la imaaneysid? Waraa "huunyadaa" nagala tag, sanboor Kuwaataro Sate aa qabaa ee ha igu kicin. Laakiin kaas maa Awkoombe eh, waraa si kale aasba u eg yahay. Sugba waa soo fiirinaa mar labaad. Laakiin Awkoombe nin ka qatarsan waligeey ma arkin, mana arki dooni shactiro markee imaato. Ma maqashay London waxee isku xaafad (Wembley) yihiin yar kamid ah dadka adduunka ugu dheer oo Soomaali eh maanta, marka maalin walba maqaayad aa la isku arkaa, markuu arkana eber uu ka dhigaa, oo uu bilaabaaba: "Mukulaalkii Qalowlaha" ahaa aas soo socdo. (Gaayga 'bisad' aa la dhahaa nooh.) Kaliya Awganbar {ma kasaayi i dheh hee ninkaan sida ciyaal yar yaruuraca camal) iyo Awkuuku aa usoo dhawaan karo, Jeytana, Eebe ha u naxariistee, waa kusoo xigsanaa. Marka waxaa jeclahay markuu saaxiibkiis soo furto saacada, oo garabka ka taabanaayo, wuxuu lasoo boodaa ciyoowba, oo in la qabtay moodo oo waaba iscaarifi rabaa: Walaahi kaligeey maahin, waa la ila jiraa....Shib, shib dheh....Bishimaheey maa shib dhihi karo....Maskiinka ma iska dhaaftidoo, waayeel waaye.... Akhiyaarta kale, idinkaa mudan. -
Kaa Dili Kartid Dil, Kii Kalena...?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Jamaal, duqa, subax (galab) wanaagsan. Sidaan mar hore u sheegay in this space, I am a self-proclaimed "minority" rights advocate, which this particular "political" (if what is incessantly "debated" bilaa yacni around here can be considered politics at all) section solely lacks. Alas, I wish I knew members of "minority" clans from other sites, for I'd have been the first to lead them to this section. One thing I've learned in my eight years on the internet, though, is that dadkaan considered to belong "minority" clans aren't fond of fruitless debates that sometimes go awry and degrading. They would, I believe, instead do something than sit and type countless sentences that mirror blind eyes. They just aren't reer muran, which most maryooleeys are fond of. I, however, sometimes admire this personal trait because maryooleey dad fiyoow that can rationalize when it comes to qabiil waa ku yar yihiin. Just take around this very section! -
Kaa Dili Kartid Dil, Kii Kalena...?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Salaan... Maxkamadda Reer Shabeelle isn't obviously that powerful enough to carry wax xukun toogasho ah or wixii lamid ah; they only solve disputes between in their respective clan; in this case, dadka soo barakacay xiradaas ku jiro. Beyond that, they have no authority. I don't know why their name was mentioned in the article. The man waxaa xukumay and toogtay Maxkamadda Ifka Xalane, which falls under the authority of Sheekh (Korneel) Xasan Daahir Aweys. -
Gacan ku dhiigle la oran jiray Maxbuub Saneey ayaa shalay lagu qisaasay Ex-dugsigii sare ee farsamada gacanta oo ku yaalla degmada Waaberi, waxaana gacan ku dhiiglahaasi uu 6 bilood ka hor ku dilay gudaha dugsigaasi seedigiis oo isla goobtii ku geeriyooday, wuxuuna dilkiisa u adeegsaday bud iyo waran. Gacan ku dhiigle Maxbuub Saneey oo dil qisaas ah ku xukuntay maxkamadda Ifka Xalan ayaa shalay markii la tooganayey waxaa isugu soo baxay dilkiisa dad aad u fara badan una badnaa ehelladiisa, waxaana la sheegay in ninkaasi la dilay uu u dilay seedigiis arrimo soo kala dhex galay, waxeyna wararku sheegayaan in alaab uu soo helay uu u dhiibtay, kaddib seedigiis uu bixin waayey alaabtaasi, taasoo soo dadajisay dilkiisa. Maxbuub Saneey oo ahaa gacan ku dhiiglihii shalay la qisaasay ayaa caan ka ahaa Km4 iyo Kaamka qaxootiga Ex-dugsigii sare ee farsamada gacanta oo iminka ka dhisan tahay maxkamadda islaamiga Boola-tikniko oo ay sameysteen beesha reer Shabeelle oo ka mid ah beelaha Jareer. Source: Dayniile ___________________ That is a good justice. An alleged murderer-- better worse, an alleged killer of a family member--got what he was said to have deserved for. But what is up with this picture...err, in this short report? Any thoughts? The guy is murderer? Absolutely no question, according to the article. The burning question is, is he the only murderer who killed recently in Xamar? I am sure since the murdering of his brother-in-law six months ago there were countless daylight murders that took place in the centre of the city, and the culprits are freely walking on the streets of capital. I really don't like this selective justice, even worse under the Islamic garb. (And the excuse of they-are-trying-their-best-in-anarchic-city doesn't work for this is the fifth time I am reading in the last couple years that only murderers that belong certain "minority" qabiils are prosecuted. This very much bothers me.) PS, Don't even think about which qabiil this man belonged to.
-
Salaan... Ruyaawad tan ka qatarsan waligeey ma arkin, mana arki dooni. Intaa yaraa ilaa hada mar alla markaan fiirsado shactiradeeda maba iga dhamaato. Riix inta ama haduu kuu shaqeyn waaye inta Tuug ma aragtay, ma arkin dheh... :cool: :cool: PS, RealPlayer aa u baahantahay iyo Internet Explorer, Mozilla maku shaqeynaayo.
-
Salaan... Bishaaro, garaadsiyo yaaqeey. Heestaas maalintii fud la isoo siiye ilaa hada heesaha aa ka danbeeyo ee ku jirtaa, waligeeyna ma xafidin, ka ahayn ereyada ugu horeeyo. Laakiin "hees" kale aa soo xasuustay, oo saareen, soo daabaceen, qaadeen, iskuna duba riday ciyaal iskool Hawl Wadaag Hoose/Dhexe: Dhafa Dhaadheer Dhuuni waaye Dharaantiis laawe Dhari dhab saaran Dhaafi maayo... Kalasik, indhiidh!
-
Salaan... Iridaan qataarad weyn aaba lagu taagay. Qam! Bakhaar miyaa fiya eejito ku yaalo. Xaa jirina meeqo maalmood aa hoodi hoodi ku jiraa, hadana kub kub ku wadaa. Waraada intee koolba aariyo igu soo boodin iga fura ganjeelka, faarabuuto iskilkilyooni maxaa idin dhahaa, yaa sab idinka soo dooran jiray awalba. Bariiskiina baasirac iyo santa luujiya meel u gaarin, qaleelka eh. (War santa luujiya baasto lee ma ahaynoo? Yac, aniga lee is kashifay lol.) Anigoo canbuulo galeey cariishkeey ku garsada aa ii rooneed. Iswiitar dan shaah, walaashiis hadii aniga malaaq ahay ee adiga maxaa noqonee? Sinyorita? Nuune, duqa waxaa ku weydiin lahaa heestoo miraheeda hadaa xasuusatid, oo asalkeeda qaaday Sulfa (?): Jaceyl faan faan ma galoow, jaceyl...badaan doon baa mareysoo, badaan... Hadaa taqaanid ii soo dhameystir, widaaygiis.
-
Salaan... Mahaan minan af Soomaali aaba mooday, xee tahay walaxa shucaaca ku jiro oo sabuurada lagu soo daabacay marka? Af jini {ajnabi} markaa arko qandha iyo qaama qashiir aaba igu soo boodo, siiba mooradaan qaaska eh.
-
Salaan... Meeqo erey oo naanees eh ayaan u qabnaa: Xayeysi Caato Qaliirow Xiito Xiito
-
Hoodi hoodi...
-
Salaan... Ar dadkaan maba oga in our main resident, xaajigeena Baashi la dhaho uu yahay ina Uunlaaye. Ar aabo intuu Kismaayo nuskeeda dhisaaye asagoo meel kale {perhaps Nugaal } iska dhistaa u rooneed. Baashi iska samir saaxiib, kuwii Xamarba waa ka samirtee, koow ka biloow Shineemo Macalin Jaamac, mise Shineemo Nasar ee ahayd? Mise Shineemo Shantaraale ee ahayd? Mise Shineemo Afrika? Noo sheeg hee.
-
Is these true about Gudoomiyaha Barlamaanka (Shariifka)!!!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Garyaqaan2's topic in Politics
Salaan... 1.Shariifka is very good alay with Xaabsade. It is no secret they are close. They always were, for one thing Xaabsade is his abti from clan-wise point of view. Also one of his wives is Xaabsade’s cousin. Before his sudden rise to this political stage, he was an unknown obscure businessman; save the few insiders from the old RRA movement who knew him. He was one of the main businessmen who funded and bankrolled the newly born, toothless, unfamiliar RRA organization in its initial days in mid 1990s. He participated in shirkii Carta in 2000; at this conference, when the issue of 4.5 formula was first developed, the two other major clans worked tirelessly not to give an equal, complete "1" figure to reer Arlaadi. RRA was on the verge of withdrawing because of this; however it was he who worked behind the scenes diligently convincing Shaatigaduud and Co. to not pull out, persuading other clans to accept the equal representation. He was elected xildhibaan in that conference. With that in mind, just few days before the speaker’s mini election, suddenly he rose, mainly and mostly because of Xaabsade’s--and Shaatigaduud's, who was against Sheekh Madoowe for sitting on the speaker's chair at that time--maneuver, endlessly acquiring other clans support for him. It was just a payback time. There was/is another xildhibaan shariif (Shariif Saalax), a well-known, well-educated and seasoned politician who participated from the Dowladii shibilka to Kacaanka, who, in normal times, would've deserved this position, but as Soomaalis are, few care those with highest credentials. 2. Shariifka made his own dection about african troop and his suportes know controll biadhabo. Well I wonder were xaabsad get the money where is is still controlling the futur capital city of somalia. Xaabsade gets his 'money' from just as where Shaatigaduud and Sheekh Madoowe would get theirs. Since none of them control any port or a major make-shift airport, their sources are limited. So it is no wonder the sources that provide them the funds waa kuwo isku di r-diraayo, midba wax soo siinaayo; it is working so far for them. Finally, it isn’t new that Shariifka publicly stated he personally doesn't want to go to Baydhabo as long as that Sheekh Madoowe threatens both his safety and his position. It is sad Shariifka oo ku dhashay Bardaale can't go to Baay, but Sheekh Madoowe, whose family is Reer Mandheera, can. And lastly, the guy is no angel; don't be fooled by his 'shariif' title. -
RRA Vs Inda Cade [ Dahir Aways] for control of Baidoa...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Salaan... I don't know when will these puppets will learn, oo ku dhamaadaan labo reer dhexdooda. I don't know when will they learn to care about their masses, who were not that long ago on a verge of exinction. Marba mid qori loo soo dhiibo, kan kale dil la leeyahay. Can't they ask whom are fighting and where the fight will take place? Who will suffer? Their poor masses. Shame on you all: Shaatigaduud Madoowe Xaabsade Saransoor Kiishbur Black Deeroow Qalinle Shame all of you, incapable of leading your own masses. -
Salaan... ...ima nice guy so this will give me a negative image but the ppl from garoowe ruled you like xoolo since time immemorial so bow down kiddos. Sometimes, this guy's outbursts is comedic itself. A missed punch of unfounded history uu soo tuuraa. Sheekooyinkii geedaha showriga hoostiisa loogu soo sheekeeye uuba lasoo shirtagaa. Yac!
-
RRA leaders arrive in region:+ other news from Baidoa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Salaan... The pearl-eyed "Sheekh" made a huge, huge blunder. Entering an already burning flame of internal squabbling could possibly be his last political card's spade. I see Qoryooleey, Awdheegle, Daafeed, Marka, Afgooye, Baraawe waa ku filnaan weysay, but as it had been said: "Cagtii joogsan weydo mar bay ceeb la kulantaa." Pray for the innocent Soomaalis, the soon-to-be victims of all but expected blood that will soon spill once again. In early 1991, Cumar Jees and his minion "Junior" Sayidka came. God knows what they did. In 1995, Caydiid, led by the same endowed mentality factions kistoo loo soo dhaabtay $$, came and the unspeakable cruelty followed is fresh in many people's memory. And now, our pearl-eyed "wadaad" apparently hadn't learned a lesson yet. -
Waxaan shukaansaday gabar la qabo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shirwac's topic in News - Wararka
Salaan... Meeshaan alaalax dhan maxee isku baheysteen. Tutigiin aaskuluusto umbaryaako waaxidiin. Cabdi Aalkole aaba isoo xasuusiseen dariskeena ahaa oo cabi jiray aalkoda farmashiyaasha lagu gado gaduudan oo nus biyo lagu daro oo barafna lagu sii daro.....ooh, casar walba casariya camal uu u cabi jiray, marqaankiis muxuu shidnaa, anagana aaskuluusto umbaryaakonimadeena waa noogu jirtay oo u sugi jirnay galabtii. Tuuryo.com -
Salaan... Suddenly, Shariifka aa la heystaa, waana ognahay meesha dadka qaarkood ka kulul yihiin. Jecliyaa. He was elected by this same disputable, pseudo-parliament, some thinking he wasn't a seasoned (read: neophyte) politician. Laakiin ninkii sidii la mooday ma noqon, flexing his political muscles. Jecliyaa. Aw Shariifoow, aw Sharafoow, saas ku wad. And back to the thread, I don't agree his dictatorial decision of banning Soomaali "journalists," which wasn't confined to only Reer Bari's media, as Waagacusub, an anti-C/llaahi Yuusuf website, also reports this: ...halkaasna lagu celiyay Warfidiyeeno ka kala socday Warbaahinada Idaacada Shabelle,Banaadir,IQK,Waagacusub,SBC Radio,Allpuntland,PuntlandPost,Somalinimo,Gobanimo,Hiiraan Online halka uu labo idaacadood oo qurana u hergeliyay inay shirka goobjoog u noqdaan... I believe the 'labada idaacadood oo qura' ay yihiin Been-Been-Sii and HornAfrik.
-
Popular Contributors
