-
Content Count
17,668 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Sharaab, waraa. The sand oil will run out sooner than expected, and that nut Tory premier up there, somehow, I can't stand him. And while in August we had warm and comfortable with plenty of fun at here, up there it was already below zero and freeze-snowing.
-
Markaa Koronto nici jiray ayaa la gaaray iyo markaan riyoon jiray anigoo dhul barwaaqeysan joogo. Already. How I hate when it gets like this. Even baabuurta waa guurguurtan markee saan noqoto, as it is now. Ciil.com
-
Originally posted by xamar87weyne: i wonder if that would work in somali writing... Waxaa la dhihi jiray af Jini. Waligaa af Jini ma maqlin? Da'iga galiwaa fa Niji am qamlin? Reer Kismaayo ayaa ku dheereen jiray. Intiina cusub, kusoo dhawaada golahaan, yaala is martiyeen.
-
20 killed by the Ethiopian forces in Somali Galbeed region
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in Politics
Widaay, heesta Beled Xaawo ma maqashay oo qaadeyso Binti Cumar Gacal. Yaraanteey aad iyo aad ayaa u jeclaa heestaan: Barbaarta yarkaan ka eegtey Yarkii isha iiga baaqey Yarkii caashaqa aan beeraney Anigu baar baan ku raacay Anigoo Beled Xaawo jooga Muxuu Bari iiga yeerey Kolkaan Boosaaso gaarey Muxuu Burco iiga heesey Anoo beer sii maraaya Haduu bada doon ka raacey Inuu been ila jilaayey Adaa boqoroow ogaaye Yarkii boga ii fariistey Yarkii beerkayga saaqey Yarkii boga ii salaaxay [ ] Inaanan baraarugeynin Kolkuu ka bogtuu ogaadey Haduu badal iigu jiidey Inuu been ila jilaayey Adaa boqoroow ogaaye Hadaan bogsadaan ka reysto Sidaan uga boodey caashaqa Jacaylba hadaan u booyo Hadaan nin danbeba u baroorto Hadaan baxsanow iraahdo Aniga balaayaba hayga raacdo ... But Buulo Xaawo inee dhahdo ee ahayd. -
Aaheey, inaay. Qol la eroow Madhaayta ii Mooragaabeey in furo si feyla in fadaana,oo dooga ki barana. Adigaa fish diratoore ka noqoneysid. Teeda kale jacburso, adduunkaba jacburis aa lagu nool yahay.
-
20 killed by the Ethiopian forces in Somali Galbeed region
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in Politics
Salaan... Horn is right, I forgot to mention afkaas inuu ahaa af Maay. Perhaps Horn wuxuu kasoo bartay awoowgiis Baardheere ku dhashay iyo ayeeydiis Luuq ku dhalatay, sax ma'ahoo, Horn? Maxaa ku qoslee, if C/raxmaan Jaamac Barre can claim to be born in Luuq, yaa dhiman? Ayuub, many Soomaalis when they heard that phrase "Wanlaweyn," they wrongly assume the first word in that phrase wanka in laga wado sheep. That place was called Wanlaweyn because their camels (and the caano they produce) were judged and desired to be the best in that area in the old days. Anyway, I heard the original coining of that phrase happened during an election in 1960s. That degmo (also known as Daafeed) had a lot of votes, more than that could possibly be. Some MPs from other regions, especially Waqooyi, were pissed off at their perceived apparent corruption happening before their own eyes, thinking the region they hailed from had more inhabitants, hence deserved more votes and seats in the parliament. So they started to call wixii-xunba-xaawaa-leh analogy that wixii siyaasad eh dhacaba oo xun "waa hawshii Wanlaweyn" ee bilaabeen. -
Salaan... Batuulo, ay ki baray dooga? Shaleedeey bas in goroda taawiyaaye. Heer Arlaadi in eta kiinjeeda. Teeda kale heesta website kalaa kasoo guuriye, kaliyana waa edit gareeye ereyada qaarkood, oo aniga maba qorin. Marka si fiican u copy gareyso hadaa rabtid.
-
Qix qix qix, qush qush qush, kackackackac.... Ar qosolkii waa iga dhamaaday. Qatari cadiim, runtii. Ar Jaamacada Gaheyr, kuliyada wargeyska iyo jaraa'idka maa kasoo qalinjibisay? Laakiin af Soomaaliga ku wad, naga dhaaf af Inbariiska.
-
[Best imitation of Cowke's voice in]: Kaasi waa wariyaheena inooga soo waramaaye Buulo Xuubeey, Xaaji XuuxaaX Farabadne. Mahadsanid, Xaaji. Waxaa laga soo sheegayaa meesha la yiraahdo Buur Karoole in mudaaharaad aad iyo aad u weyn ka dhaceen saacado kahor, oo looga aayo lee yahay dadka ka shaqeysto Buurtaas la koro markii canshuur xad dhaaf eh, waa sidee yiraahdeen, lagu soo rogay. Warkii oo fidsan waxaa inoo haayo wariyaheena qaaliga ah Gantaalo Tuujiye. Gantaalo...[Cowke's voice out]
-
20 killed by the Ethiopian forces in Somali Galbeed region
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in Politics
Originally posted by AYOUB_SHEIKH: 50 000 sheep did you say? Are you positive you ain't a wan-laweyn ? In this particular case, the word "wan" doesn't allude to sheep, but caano, which the natives of that region call caano as wan. So, if put in the other lahjad, it is Caanoweyn camal. -
And good to know finally recognizing and realizing that Cabdullaahi Yuusuf Axmed doesn't care anything but his selfish interests, including a being proud puppet of Tigrey regime that even tries to sell his own nation. The question is, where, what and whom is he going to rule if he kills, sells...? And Geedi has no power whatsoever. Afkiisa ayaa laga haayaa asagoo leh before he became a wasiirka koowaad that "Itoobiya ayaa i wadato waana noqon doonaa ra'iisul wasaare, qof celin kartaa iska yar" or something to the likes of that paraphrase.
-
Salaan... Qani (hadee gabar tahay) Qamaan (haduu wiil yahay) And anybody who noticed the trend since '90 the Soomaali children having Soomaali names becoming increasingly rarer, will be very proud of you as a habaryar/eedo willing to a give that child a real Soomaali name, Eebbe eebe idmo. It is indeed a rare breed to see a child having a Soomaali name in these obscure-obsessed, Carabi-naming age of ours.
-
Originally posted by Femme Fatale: for the poly-relationship article...that may disgust us...but how does one refute a person who compares that to polygamy? :confused: The world is getting disgusting by the day honestly. Do not compare polygamy to that animalistic act, baliis. How in the world a mentally stable man would willingly share his wife with two or more men, while equally that husband has an "intimate" with their other respective wives--all in the same room and seeing one another? And all of this, they are still "married"!! How loathsome!
-
Originally posted by General Duke: ^^^ Sharif Xasans importance is over.. So if he goes today or next month matters little to the new calculations. Sax; who is "important" laakiin? Adeer C/llaahi Yuusuf?
-
Salaanta sare waa lagaa qaaday, duqa. Soo dhawoow, kursi jiif ku fariiso. Faataxadana noo aqri hadaan wada nahnay reeraha.
-
...the Western world is getting more grimy, nastier, dirtier and beastly
-
SHariif oo la casilayo goor dhaw Goormee waaye 'goor dhaw?' Todobaad kahor ayaa soo qortay mar dhaw, walina wax la casilay ma arkin. By the way, people can only "casil" voluntary, otherwise it is forced resignation and no longer is a casil.
-
Originally posted by ALexus.: Confession four: * After constantly receiving dirty looks from a single mother, without her knowing I flattered her tyre at least twice. You "flatter" a tire? Flattering objects, ii koow. Mise you mean you flattened, hokey.
-
ABAABULKA GUMAAD XASUUSEEDKII TALEEX
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Yoonis_Cadue's topic in Politics
45 year years ago we were infected with this nationalism to the determinate of our senses and judgment, this infectious "Nationalism" impaired our thinking capabilities as much as a bottle of vodka would. And the corresponding conclusion: -------------------- Somaliland Nationalist -
Michael Jackson moves to Bahrain for good.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in General
What is more bizarre than Maykal Jaksan's unconventional and odd lifestyle is maryooleeys discussing it. -
Heesta Ay Batuulo ayaaba soo xasuustay, sung by the very venerable Xasan Aadan Samatar. H iileey hobaalimoow Hobaa hiiliyeey Hiiley Hobaalimoow Hobaa hiiliyeey Beedeey beer mi taabidaa Baahileey dilaase Hiileey Hobaalimoow Hobaa hiiliyeey Hiileey Hobaalimoow Hobaa hiiliyeey Langba buur biyi saarey badir ku goosidi Badir ku goosidey ki baahi beeli Ha baha beeng mal fadaa Badir hal abuuro Ha baha buung mal fadaa Badir hal abuuro [Haye hee niing haatooy hee, baling niing qobooy] [Haye hee niing haatooy hee, baling niing qobooy] Belid baabu rasag me'eh Beeng li degiyaa Kulyoong ha beegdung'ya Beerkey ki gooytey Ay Batuuli kooy bannoo Beerro marnoo Ay Batuuli kooy bannoo Beerro marnoo Hiileey Hobaalimoow Hobaa hiiliyeey Hiileey Hobaalimoow Hobaa hiiliyeey Biyi maanyi boroodki ma Beer mi waraabiyaayang Hiileey Hobaalimoow Hobaa hiiliyeey Hiileey Hobaalimoow Hobaa hiiliyeey Dhulkung billeering oo Biligey isiyi Buudi iyo baruudi leh Barikaaysido Ho bariisiyi Ani ay ki beerre Ani ho barrisiyi ay ki beerre [Haye hee niing haato, baling niing qobooy] [Haye hee niing haato, baling niing qobooy] Belid baabu rasaq me'eh Beeng li degiyaa Kulyoong ha beedung ya Beerkey ki gooytey Ay Batuuli kooy bannoo Beerro marnoo Ay Batuuli kooy bannoo Beerro marnoo Hiileey Hobaalimoow Hobaa hiiliyeey Hiiley Hobaalimoow Hobaa hiiliyeey
-
Salaan... The other "spectrum's" news reports, aha? Nice to see you around, widaay.
-
Originally posted by Alle-ubaahne: Saaxiib ka waran kuwa ku dhahaayo Soomaali hadaan nahay waxaan kasoo jeednaa African? Aniga koley Afrikaan maahi, Carabna maahi. Waxaan ahay Soomaali, Asalkeygu wuxuu galaa Odaygii la dhihi jiray Soomaali oo Muslimka ahaa. Nacam, waa shaash sheekada! Yac! Ka daa yaaqeeyoow. Horta aniga Soomaalinimo waaba ku adkeysaa, xataa markaa application sameynaayo oo meesha hadee "race" ku qoran tahay Soomaali ayaan ugu qoraa. Afrika iyo Soomaaliya maxee isku sheegayaan? Carab iyo Soomaali maxee isku sheegayaan? Soomaali first and Soomaali last. Wixii kale katarbiil iyo cagaf cagaf ha maro.
-
Salaan... Mudane Badda Cas (Red Sea), saas ayaa lagaa rabaa. Ku dadaal difaacista magaca MUQADAS ah ee Soomaali. Hadeena garaneynin wuxuu u taagan yahay dad baa yaqaano oona ku faraxsan Soomaalinimadooda.
-
20 killed by the Ethiopian forces in Somali Galbeed region
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in Politics
On a related news, I heard some circulating news stating that Geedi said on a BBC interview that Soomaali gumeysi ku jirto ma jirto, and dhul Soomaali ka maqan ma maleh. Is this guy seriously our prime minister? Perhaps dhaqtarka Xanaanada Xoolaha uu iska ahaa, he should go back practicing that.