Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,678
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Salaan... Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xasan Juriile. Our own Minister of Everything. This man is becoming synonymous with the whole federal TNG. In addition to his official portfolios of Wasiirka Iskaashiga and Wasiirka Qorsheynta, he usurped other portfolios clearly not in his juridiction. He is now unofficially a part time Wasiirka Warfaafinta; a part time Wasiirka Arimaha Dibada; a part time Wasiirka Dastuurka; a part time Ra'iisul Wasaarenimo himself; part time Personal Secretary of the real Ra'iisul Wasaare; part time Director of Communications of Wa'iisul Wasaaraha. The official stamped Ra'iisul Wasaare, Max'ed Cali Geedi, cannot fly to any country without not being accompanied by this individual. Some observers say he is the second most trusted man of the inner, tight-leashed circle of C/llaahi Yuusuf Axmed; obviously the first belongs Ismaaciil Yuusuf Baribari, the late spokesman/adviser/political strategist of the president, who hasn't being spotted lately after comfortably being awarded, albeit unofficially, the cushy post of the president' special envoy to European Union in Brussels, plus the Soomaali ambassador to Biljam. The last we heard he was trying to sell the embassy itself, only stopping when interfered by the Soomaali community of that country. However, our Minister of Everything had a little faux pas recently. Not major gaffe, nonetheless a gaffe. Consider: S u'aal: Md. Wasiir waxaa jira in gobolada qaar aan maamulo ka jirin, qaarna aysan dowlada magacaabin hadaba sidee kusuura gali kartaa in goboladaasi daraasad lag sameeyo yaase u aqoonsan tihiin? Jawaab: Dad baa jira madax ka ah gobolada isla markaana shacabka deegaankaasi raali ka yihiin, qaarna dowlada ayaa magacawday, qaarka aan dowladu magacaabin ee ka yimi gobolada waa loo baahan yahay waayo waxaa la doonayaa in la helo baahida ka jirta cid ka warbixisa si loogu helo in dib u dhis degaankaasi loogu sameeyo, horeyna waxaan u sheegay inaysan ahayn arin siyaasadeed ee ay tahay arin dhaqaale oo dib u dhis waxbadana bay ku kordhisay qiimahii iyo macluumaadkii loo baahnaa isla markaana waxaa lagu soo kordhiyey xildhibaano ka mid noqonaya daraasadaani oo la soconaya wax badan bayna kusoo kordhiyeen waxaan kaloo kusoo darnay Dumarka soomaaliyeed oo qeyb lixaad leh ka qaatay siminaarkani mana ahan siyaasad waxaani oo dhibaatada badan leh waa dib u dhis heshiis baana lagu wada yahay in dalka dib loo dhiso isla markaana ay maqlaan gobolada dalka oo dhan in laga hadlayo in gobolkooda wax loo qabanayo, waxaana jiraan gobolo kale oo aan maamulo lahayn balse waxaan soo dhaweeynaynaa in la helo cid matasha goboladaasi. Wareysiga _________________ Obviously, the Juriile wasn't talking about deegaanka dadkooda ismaamulo, as I assume. Teeda kalena cid ka warbixisa baahida ka jirta gobolada qaarkood waa loo baahan yahay. Laakiin does he need to justify the illegal occupations of some gobolo, such as Shabeelada Hoose, whose delegation was accepted in that Shir? And when are the "shacab deegaankaas raali ka yihiin" raali ka noqdeen?
  2. Salaan... Caaqil, dadkaas ereyga argagaxnimo ku qaraabanaayo waa dad danahooda buur iyo cirba u fuulaayo. Xataa hadee walaalahooda gadayaan wey gadayaan oo jago lagu helaayo. Caalamkana waala socdaa. Caalamka mar ayaa la siray oo Soomaali arimahooda biyo dhusuq iyo fashaq ah la fara gishteen iyagoo waxba kala socon, laakiin maanta waa og yihiin mar dambe in la siri doonin. Dadkaan hadee ogaan lahayeen jago awood lagu heli karo waxee dhihi lahayeen Soomaalida waa gaalo. Runtii. Marka casriga iska cusub ee la qabsadeen, maadaama maanta wadankii adduunka ugu awooda badnaa (dhanka "materialka") uu hogaamiyahooda maalin iyo habeen ku haayo argagaxiso, wax ee ka gadaan ee raadinayaan. Ma u dhageysan doonaa? Ma u maleynaayi. Eebbe u baahnoow, ereyga "argagax" maxaa u taqanaa? Ereyga argax uu kasoo jeedaa, qof had iyo jeer cabsi heyso. Argagaxiso wadaado inta uma jeedi aniga (tan waaba isku raacnay), laakiin argagaxiso wajiyo badan ayee leedahay. Nin xoog gurigaaga ku soo kordagay, ku qabsaday. Oo hadana beerahaaga kugu falanaayo sidii adoonka. Oo gabdhahaaga xoog ku guursanaayo. Jiiq iyo jaaqna aadan dhihi karin oo cabsi iyo xabsi ugu jirtid, ee qofkaas maxaa u taqaanaa? Ugu wac magac walba, laakiin magaciisa koowaad argagaxiso waaye. Qaarkood jaahilnimo kama heysee kibir iyo islaweyne iyo qori caabud ayaa u geysatay. Qaarkood "wadaado" ayeeba isku maleyaan, oo magac "sheekh" la baxay.
  3. Qolkaan af Soomaali baa loogu tala galay, hadaadan ku qoreynin oo aad afladaado rabtid, meesha laga baxo haka dhumin inta waaye.
  4. Salaan... "Students and lecturers are sometimes forced to lie down in between lectures and even during examinations as rival factions exchange fire," said one of the school's founders, Hussein Iman. My man, Xuseen Macalin Iimaan. A funny man, always emphasizing the importance of education, collectively and personally, how it improves societies, especially one like ours. My brother-in-law, excellent job. I remember in early '90s, him working Oxfam organization, one day the family and officials of Oxfam from abroad were travelling to a particular farm in Shabeelaha Hoose. [i will never forget the diversity of food I ate and witnessed that day, and the shock faces of gaalada. They couldn't believe we're fighting a senseless civil war anagoo dhul saas u barwaaqeysan, oo saas u diversity eh qabno.]. Anyway, anagoo socono, oo sadex baabuur kolonyo ah ku jirno with the usual tikniko, intaa jidka ku jirnay mid kamid ah gaaladii aa dhahay baabuurka joojiya. He wanted to inspect some trees, possibly liimo dhanaan trees. They were geedo qalalay oo aboor galay. The funny episode was one of the militias baabuurka korsaarnaa laughed hard, and said in a paraphrase: "War gaalkaan cawaanka ah fiiriya, bal maanta geed buu fiirinayaa oo waqtigiis iskaga qaadayaa. Alle, gaalada maxaa ka doqonsan." Honestly, most of us might have agreed with him, but Xuseen, a trained agriculturist from Berkeley, ayaa runta u sheegay the only doqon around is...you can guess it.
  5. Originally posted by xiinfaniin: Baashow waa adigii afsoomaaliga yiqiinayey, eraygaan afsoomaali ma leeyahay? I am it(procrastinator, that is). Procrastinate: Wahsi Procrastination: Wahsasho Procrastinator: Wahsiile?
  6. Salaan... Run maala isku sheego Soomaaliya argagaxiso waa joogtaa. Weena joogeen wixii ka danbeeye 1991. Argagaxisnimo shaleey masoo bixin, laakiin waxaa igu daran maanta markii ereygaas laga hadlaayo maxee muuqaalkeena sidii gaalada camal u noqday: Wadaadadii argagaxiso loogu koobay, oo kii waranlaha ahaa meeshaba ka muuqan? Aniga argagaxiso iyo wax ka daran waxaan u aqaanaa kii wax kufsanaayo, dilaayo, boobaayo, dhul xalaaleysanaayo, dadkii dhulkaas lahaana adoomo ka dhigtay. Aniga argagaxiso waxaan u aqoonsanahay nin dhulkii Eebbe bini aadenkiis ugu nimceeye dhirta xad dhaafnimo ku jaraayo oo maadarooyin ku beeraayo, bada sunta ku shubaayo, daawooyin dhacay dalka keenaayo oo la iska ilooway in jiilka mustaqbalka soo koraayo ay xaq u lee yihiin dhul barwaaqeysan, bad naafisan iyo gayi nabadeesan. Fowdadaas iyo wax ka daran ayaan u aqaanaa argagaxiso. Waxaas iyo wax ka darana kuwa u horbooda, oo had iyo jeer dadka kale ugu waco argagixiso ayaa sameeyo iyo taageerayaashooda. Su'aasha waxee tahay: Yaa isku aqoonsan argagaxiso?
  7. Salaan... United Soomaali Congress [uSC] had a noble, plan A goal: To topple the regime. This goal received wide support, and whoever that didn't like this goal should have known booli qaran would never last. Then Soomalis at large were waiting when plan A was successful, what was the next step, the next plan. Unfortunately, it shared something vital with other qabiil-based jabhado: That it had no other plan. Naturally, in the absence of a plan, there was what we thought wrongly was plan B, an unintended plan that turned to be worse than what the regime was doing. Since there never was plan B, what happened next was unfocused, directionless, uncommanded killing, rampaging and bililiqo. And finally when it got to what we still think was plan C (if it was at all), in the mayhem it completely lost the plot by huntig a particular qabiil's members, murdering them in broad daylight, occupying others lands, enslaving the natives of these lands. USC and other jabhado's legacy? I hope you are not going to ask that.
  8. Salaan... If Soomaalis were equally as frank, as honest when it comes to marrying their own kind, their own ostracized communities as they are to shisheeye. If only as many Soomaalis in this thread were openly advocating marrying the people whose heritage hails from Madhibaan, Jareerweyne, Yaxar or Yibir. If only. And marrying ajnabi because s/he happened to be Muslim isn't something to rush. Hido iyo dhaqan plays a very vital major role. Besides of your own waalid not having directly to communicate the prospected spouse. There were many that fell apart because those sisters who married shisheeye wanted to send some financial support to relatives at back home or elsewhere; the sisheeye husbands tolerated the first and second occasions; however when it got routine their true colours came out: Why do you have to send "my" money to distant [read: her own parents, brothers, sisters] relatives? We need to save the money, invest...you, the children and I are alone in this family. Ka fiirso intaadan iskaga ordin shisheeye.
  9. Originally posted by Jaylaani: The Name is SINGUB and SANGUB... The man doesn't have a clean heart and he's pointing at others. Marka hore golahaan af Soomaali kaliya ayaa loogu tala galay, af shisheeye waaka reeban yahay. La soco. Teeda labaad muxuu Sangub galabsay uuna u heysan 'wadno nadiif' ah? Kaalay horta xaa SANGUb loogu sanka moow ka gubtay? Magaciis hore Singub ayaa la dhihi jiray, laakiin markuu yimid Xamar "ciyaal Xamarkii" sinta ee kari waayeen oo Sangub ugu badaleen. Asagana wuu qaatay oo Sangub aa la dhahaa hada.
  10. Salaan... Blog, the latest fad of the internet. It will disappear in due course, just as did the not long ago "personal page" fads of "geocities" and "angelfire" of mid to late '90s. I can still remember how many maryooleey had those personal pages.
  11. There are also those who argue that Christmas has little to do with Prophet Jesus, peace be upon him, and more to do with Santa Claus. It is true, "Christmas" has nothing to do with ahlul kitaab people. It has nothing to do with true Christianity. The true followers of Nasared religion [Christianity] know this, as attested by the followers such as Jehovah's Witnesses' faith. Hadeeba gaaladii isku aqoonsanayn dhexdooda, maxaa Muslimka hawshooda ka dhigay? Is this how "moderate Muslim" is supposed to behave today? Respect it today, what next? Celebrate? Buy a "Christmas" tree? Many "moderate Muslims" do this already, including a Soomaali jaamac in this city who not long ago bought for his family a "Christmas" tree and its whole six yard gift package because he wanted his children to be like just any other kid. (Gaaladii are even bickering about whether to call it a "holiday" tree to make it more "inclusive.") I have no respect to a celebration whose questionable originality is pagan, which was recognized by true followers of the religion which it purports to celebrate. They have no reverence for it, neither should I.
  12. Vile, despicable, disgusting words will never be condoned in this place.
  13. Salaan... This may seem to some of you amusing, but we are witnessing--and fairly even other species we dwell with are noticing--is the slow destruction dhirta, and these regions being foremost of Soomaaliya's breadbasket. Mirihii ka bixi jiray deegaankaas, such Shabeelooyinka and Jubbooyinka are slowly disappearing. Now drought is regular, unheard in those gobolo before the war. For example, the ruination of geedaha cambaha, which takes six years to grow maturely at minimum, is astonishing. Inconsiderate, self-centred people worshipping nothing but guns and slaving the unarmed natives of those deegaan--these people only see nothing but that pitiful income coming from dhuxusha waxee ka sameeyaan. Geed cambo isn't an ideal tree used as as charcoal and, to make it worse, importing them to Carabta. When we eventually get Saxarada like dhulka Carabta, I don't know what they will see by then. They turned to geedaha cambaha because they uprooted all other trees that could possibly be made from charcoal. It really saddens me. There is no prominent, outspoken environmental organizations in the South that I know of. Obviously, those daanyeero waxee cunaan markee waayeen, including cambihii and other fruits ee ku noolaan jireen, ayaa duurka kasoo saaray. We used to boast to having the "best" tasteful banana in the world. We can no longer even suggest that if you had seen our bananas today. They can't even get that colourful yellow enough anymore.
  14. Nice to see the noble flag strategically placed in the centre, right next and between the shahaada and takbiir flags.
  15. Caano geel iyo hilib geel waala kasay, laakiin Sprite ku dar, hadana liimo dhanaan...that is qaras iyo laabjeex. Ar tooreey waa u xiisay. Ka cabso!
  16. Originally posted by Muhammad: ^ oo ileen 'Dooro'na xagaax bay ka keeneen? inaanay luqada soomali asal ku lahayn waan iska garanayey. war ileen calooshaa layna ka soo galay, ismaba ogin! maxaa ku xiga, inaan cadarkooda soo marsano? xulbad? :eek: Soomaali language is part of Cushitic language family. Those languages share plenty of words, including wukun/ukun, liiq/luuq, gal/gal, dalaal/dilaal qasaare/qasar, gaashaa/gaashaan aada/caado, and not least canjeero and dooro. It is possible the Amxaaro borrowing the word from us, Cushitic people, whose members speak the dominant langauges in the Horn, and then changing the ingredients to make a lighter version of canjeero called "injera." We give too much credit to others, where it is never appreciated; it is about time we need to credit ourselves appreciatively once. Most Cushitic languages--Soomaali, Oromo, Cafar, Saho-- have the word canjeero, though they may differ how it is made. And for your information, "digaag" is a borrowed, foreign word.
  17. Originally posted by Jomaana: Me dont like hairy men.... :rolleyes: Thank god we are not Arabs ...or indians . Maybe god didnt bless us with their hair texture but i rather live with african hair any day of the week than facial hair that needs a deadly wax job. Are you sure you are Soomaali? Our sisters have no problem with their beautiful hair (no faking and stinking baruuko extended), unlike the majority of the other races who are obsessed to death how to soften and relax their hair. Not our sisters. God bless them all.
  18. Horn, there is nothing to be taken out of context. It was plainly there, calling him "god-like" who saved "your" people from...God knows from what. Since we are into "taking out of context," let me remind you some other points you made earlier. One time [and this has nothing to do with this topic] you wrote that the suuqa Ceelgaab located in Columbus was named after a tuulo in Galgaduud or somewhere else, not after the famous Ceelgaab of Xamar. Am I wrong on this? Perhaps the other Ceelgaab right here in Koronto is named after that tuulo, I guess. Another point you made right here on this forum was loosely alluding Columbus, Ohio, having a "tribal cannotation," and those who were criticizing the city per se, in your view, were indirectly criticizing that clan. This misinformation is beyong astonishing now. Perhaps I think it was that warrior Tecumseh's clan that settled there, what was it? Cherokee? Huron? I told you to stop listening pastime, living room conversations. It may confuse you at best, and at worse it may make you...[you can finish it up]. Anyway, to you, Barre Hiiraale isn't warlord. Not surprising.
  19. Salaan... Guilt = Damqi [damqad] Waraa, maka damqaneysid miyaa? [Don't you feel guilt] Wife = Oori, xilo, maranti, xaas, arad, bilcaan iyo afo. Plus the informal "naag." Intaas oo erey jiro and few of you know. Ar af Soomaali maxaa kas la isku iloowsiiye.
  20. Originally posted by Simply_I: I could have guessed you are killer 95 rashid, but now you sure have improved your spellin. And i await to also see Zainab iyo moxaaji. But i am wondering why have all these ppl teamed up on me at once? What is wrong, abaayadiis? Are people here deliberately bothering you, walaashiis, or there is something we don't know...? If so, they have no right to. Ee noo sheeg waxa jiro.
  21. Originally posted by Tuujiyee: Waxaa kaloo iska dhex arkay MMA.. ninkaan sheydaamo aa la hadlo been aa u qabtaan..Meeqo luqo uu yaqaan maka seysaan.. Shiine hadii rabtiin xitaa waas ku qudbeynaa..Aloore ani waxaan is dhahay wadankaste sheydaan ka imaadi aa ninkaan bandar ku dhex leh..Maalin Hore wuxuu ii sheegay da' diisa gariirka aan gariiray naxdin daraadeed iyo yaab awgiis, surweelka suunkiisa aa iga dhacdhacay..Ficiis danbas waaye reer aaqiraad waa dhaafeen.. Ð’Ñ‹ пропуÑтили и не упоминали мой любÑщий Ð¸Ð½Ñ‚ÐµÑ€ÐµÑ (процент) РуÑÑкого Ñзыка. Это - - дейÑтвительно краÑивый Ñзык, и Ð’Ñ‹ заметите Ñкоро, мой товарищ. Sar [Czar] Makaahiil Gorbajoof [МихаиÌл СергеÌевич Горбачёв]
  22. Intee ka dhacday, duqa. Waa lagu waaye. And for Ilqeyre, nin xooligiis awalba xaaraan lagu keenay maxaa ka sugee. And as for Xaabsade, he is marax seenbari marax ah, same like that Shaaticagaar or Shaatimadoowe or whatever shirt they have on. They aren't only warlords, but jaahilnimo ayaa ugu darsamatay.
  23. I think I forgot to ask an essential, basic question. IS "god-like, respected and honoured" Barre Hiiraale a warlord? If no, war dhamaaday. If yes, we might... And for this quote, I couldn't resist: ...the deegaan of Jamaame itself was majority "reer Gedo" And thanks for the laugh! Living room History 101 [the best recorded courtesy of adeer waxaas yiri idaacad]. Perhaps you meant, I guess, by "reer Gedo," you were referring to reer Baardheere and Luuq, not reer Buuloxaawo or Garbahaareey.
  24. Copy and paste saan camal waligeey masoo guurin, but couldn't resist today when I came across this news. __________________ Ganacsade C/rashiid Ilqeyte oo Sadax Tikniko ah oo uu leeyahay Xildhibaan Xaabsade u heysto Tiknoko horay RRA uga qaadatay Illo muhiim ah ayaa na soo gaarsiiyaya in Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo haatan ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagala wareegay Sadax Tikniko ah oo uu lahaa, kuwaas oo loo heysto Tiknikooyin fara badan oo qaarkood la gubay kuwana la qabsaday xiligii ay socdeen dagaaladii u dhaxeeyey RRAiyo Isbaheysiga SNA ee uu hogaaminayey Jen, Maxamed Faarax Ceydiid. Sadaxdan tiknikada ah ayaa waxaa gacanta ku haya Maleeshiyooyin ka amarqaata Ganacsade C/rashiid Ilqeyte oo ah Milkiilaha Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho, waxa uuna ku doodayaa C/rashiid in ay Magaalada Baydhabo ay uga maqan tahay Sagaal Tikniko ah, sidaasi daraadeena, waxa uu sheegay in uusan marna wareejin doonin, inta uu xaabsade ku sugan yahayna Magaalada Muqdisho uu isaga amaankiisa sugi doono. Waxaa wax lala yaabo noqotay oo laga naxo in waqtigan la sheegto tikniko lagu qabsaday ummadaan waxba aan galabsan isla markaasna loo geestay gumaad aan horey loo arag oo aduunka u soo gurmaday, waxaa la dhacay ummada hantidoona, waxaa la laayaya dad aan waxba galabsan iyo maato, waxaa la kufsaday dumar, waxa la burburiyaya hanti fara badan yaa loo racanaa, intii ay magdhow ka bixin lahaayen dhibaatada ay geesteen beeshooda ayaa hadda ganacsadahooda wuxuu u soo tafaxeytan in uu sheegto tikniko wax gumaaday, waa wax laga naxo arintaas. Illo Muhiim ah ayaa sheegaya in Arintan ay ku soo baxeen Wasiirada Ganacsiga iyo Amaanka Muuse Suudi Yalaxow iyo Maxamed Qanyare Afrax, waxa ayna kala kulmeen wiji gabax ka dib markii uu ku gacanseyray Ganacsade C/rashiid Ilqeyte, oo ku adkeysaneyey in Tiknikadan ay ka mid tahay kuwo horay uga maqnaa, maranabana uusan wareejin doonin. Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa la sheegay in uu Safar uu ku tagi lahaa magaalada Baydhabo uu u hakiyey Arimahan Darteed, waxaana la sheegay in hada uu dhameynta Arintani uu faraha la soo galay Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cade oo ah Gudoomiyaha maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose, isla markaana gacan saar soke la leh Xaabsade, isaga oo waliba ka mid ahaa mas’uuliyiintii keentay magaalada Muqdisho. Midnimo.com _________________ Jecliyaa! Mac sonkor ku dheh! Xamar inuu ku raaxeysto uu rabaa, reer Baayna nabad waa u diiday. Ka xaab xaabi, Xaabsade! I moreover have wished in adiga dhan lagu afduubto, Xaabsade.
  25. Ma maqlin heestaan, laakiin waa kuu soo baaray, and here it is [Baxsan ayaa qaaday]. Its name is Sanbabadaa i qalanoo. I don't know who sings with her. Enjoy. S idaad tahay cadceed subax Ama sagal arooryaad Waad suurad wacantee Maan arag suleeqee Sheekadu siday tahay Qurux kaama sidatee Samanadan maanay dhalan Hadaan uurka lagu sidin Inan kaa saraysee Seynabey waxaad tahay Salaada iyo faralka Midaan ugu sahwinayee Salaan nabadgelyalahoo Sacabada ku wada Ayaan kuu sidaayee Ama sayri qadarkaa Ama sidaa ku qaado Dantu seeta weeye Nina kama sirqaayoo Sababtaa ma dhaaftidee Waan ku soo salaamiyo Sidaad tahayda guudnimo Cudur kaama saartee Silic laguma waaroo Sahiida habeenkii Lagu siin ma waydide Waan saandabe iyo shalay Sareeda adduunyadiyo Saakana wareertee Saadii iyo ishaartii La siiyey xalay baan Suurtoobin waliye Siyey noqon alaa oge Samir aan la haano Waad i sahayatoon Kaa seexan waayey Dhawr saniyo googee Cirka sare u dhawroo Soo jeed ku waaroo Ku safaaday noloshee Ilaa lagu su'aalo Kugu seego aakhiro Waan kula socdaayee Kuma saamaxayoo Jeer suur dhawaaqoo Natiijada aan gaarnee Salaan nabadgelyalahoo Sacabada ku wada oo Ayaan kuu sidaayee Ama sayri qadarkaa Ama sidaa ku qaado Sacna weesha uu dhalo Sanka kala marooroo Sidig kama jeclaadee Sidaasaan ka dhiganoo Isa sudhan waxaan nahay Sokeeyoo walaalee Sanadkaynu joognaa Sideed guura weyaan Sodontahay bishiisuyee Sadex weeye ururtii Iyo tiro sagaaloo Suura wada fadhiistee Saadii iyo ishaartii La siiyey xalay baan Suurtoobin waliye Sidey noqon alaa oge Samir aan la haano Inaan kuu siloonahay Sirtaydii ogaatoo Leeraa i sidatee Sahal hayga moodine Qalbigaad dhex sudhantoo Ka siraadataayee Sanbabadaa i qalanoo Wadnaha i saranoo Dhiiga sayrayee Salaan nabadgelyalahoo Sacabada ku wada oo Ayaan kuu sidaayee Ama sayri qadarkaa Ama sidaa ku qaado Sinjigeeda diidiyo Hayga dhigin sagsaagiyo Soomaalida ka roortee Arin iga sargacanbaan Aan sahamiyaayoon Wali kama sal gaarine Inaan saafi kuu ahoon Aanan sir iyo xeel wadan Rabaa igaga sareeyee Meel samaha loo maro Ay kala sadqaadaan I tus baan ku leeyee Saadii iyo ishaartii La siiyey xalay baan Suurtoobin waliye Siyey noqon alaa oge Samir aan la haano