Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,649
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. I think ficilkaa C/llaahi Yuusuf Axmed u qabtid is more than a political [qabyaalad] disagreement. It is bordering being a personal-level bickering. Waxaas then becomes aflagaado. Qof aan rayigiisa in a coherent manner u dhiiban karin ayaa aflagaado u jeesto.
  2. Salaan... One crucial fact folks in this thread have overlooked: Soomaalida dalkooda Soomaaliya ayee u yaqaanaan. Whether a gumeysidoon Talyaani added a suffix xaraf "a" is irrelevant today. What is relevant is what dadkooda isku yaqaanaan. Anaga Soomaaliya ayaa dalkeena u aqoonsanahay. If that doesn't help you, magaca rasmiga, oo axdigii ugu horeeye meel walba ugu qornaa, waxaa waaye Jamhuuriyada Soomaali, markee dambena Kacaanka ku daray ereyga Dimuqraadiga. Xataa haduu ereyga Soomaaliya ee xarafkiis dambe kasoo jeedo ereyga ugu dambeeyo "Somalia," it is, again, irrelevant today since it is Soomaalinized. I believe there is reason why it was Soomaalinized and our original Axdiga Qaranka didn't put a single "Somalia" noun in our constitution [i think]. I don't think a Talyaani gumeysidoon will recognize the word Soomaaliya. Jarmalka caalamka afka Ingiriiska loogu hadlo Germany ayaa loogu yaqaanaa, iyagana Deutschland ayee isku yaqaanaan. Same with Switzerland. Qeybta Talyaaniga Svizzera, sadexda qeyb kalena mid gooni heystaan, laakiin magaca dhabta ah ee wadanka waxaa waaye Confoederatio Helvetica ee Laatiinka ah. The former Yugoslavia dadkooda dagan Jugoslavija ayee isku yaqaaneen. Anaga Talyaani dalkiis Talyaaaniga aan dhahnaa, asaga Italia uu isku yaqaanaa, dadka af Ingiriiska ku hadlana Italy ee u yaqaanaan. Adduun badankiis ayaaba saan ku dhaqmo, ninba wadankiis wax u yaqaan ma'ahee wax kale loogu yaqaano caalamka. Hadee caalamka dalkeena "Somalia" u aqoonsanyihiin, so be it. Waxaa daran sida caalamka kuu aqoonsanyihiin inaad adiga isku aqoonsato. Kaligaa waalo wareer waaye, ha lagula waasho wanaag waaye aa maqli jiray.
  3. Salaan... One crucial fact folks in this thread have overlooked: Soomaalida dalkooda Soomaaliya ayee u yaqaanaan. Whether a gumeysidoon Talyaani added a suffix xaraf "a" is irrelevant today. What is relevant is what dadkooda isku yaqaanaan. Anaga Soomaaliya ayaa dalkeena u aqoonsanahay. If that doesn't help you, magaca rasmiga, oo axdigii ugu horeeye meel walba ugu qornaa, waxaa waaye Jamhuuriyada Soomaali, markee dambena Kacaanka ku daray ereyga Dimuqraadiga. Xataa haduu ereyga Soomaaliya ee xarafkiis dambe kasoo jeedo ereyga ugu dambeeyo "Somalia," it is, again, irrelevant today since it is Soomaalinized. I believe there is reason why it was Soomaalinized and our original Axdiga Qaranka didn't put a single "Somalia" noun in our constitution [i think]. I don't think a Talyaani gumeysidoon will recognize the word Soomaaliya. Jarmalka caalamka afka Ingiriiska loogu hadlo Germany ayaa loogu yaqaanaa, iyagana Deutschland ayee isku yaqaanaan. Same with Switzerland. Qeybta Talyaaniga Svizzera, sadexda qeyb kalena mid gooni heystaan, laakiin magaca dhabta ah ee wadanka waxaa waaye Confoederatio Helvetica ee Laatiinka ah. The former Yugoslavia dadkooda dagan Jugoslavija ayee isku yaqaaneen. Anaga Talyaani dalkiis Talyaaaniga aan dhahnaa, asaga Italia uu isku yaqaanaa, dadka af Ingiriiska ku hadlana Italy ee u yaqaanaan. Adduun badankiis ayaaba saan ku dhaqmo, ninba wadankiis wax u yaqaan ma'ahee wax kale loogu yaqaano caalamka. Hadee caalamka dalkeena "Somalia" u aqoonsanyihiin, so be it. Waxaa daran sida caalamka kuu aqoonsanyihiin inaad adiga isku aqoonsato. Kaligaa waalo wareer waaye, ha lagula waasho wanaag waaye aa maqli jiray.
  4. Originally posted by muraad: My only advice to you is don't fly wiuth Qatar Airways, take Emirates or any other Airline but don't take "It's upt 2 u Airwys" Muraad, widaaygiis, wali "jihaadkaaga" against Qatar Airways ma dhamaan yaah, LoL. Waraa noo sheeg nooh, maxee kugu sameeyeen, saan si kale waaye yaaqeey. Laakiin waxaa ku weydiiye xaa ku raacsiiye diyaaradooda markii horeba, ma Dooxa aa u socotay? Soomaalida badankooda Imaaraadka iyo Sacuudi Carabiyaan Airlines ee raacaan, marmarna Gulf Air.
  5. Originally posted by Kashanre: Xashlilaah ninyahow, if I didn't know any better I would say you are a re-incarnation of Kamal Atuturk! Intaas ka iigu ekaato tani, mindhaa gaf bee kaa ahayd. Hadaaba Ataturk ila gaartay, bas waaye. Waaka baxay meesha. Warlord-supportnimo maantana seeflaboodnimo ayaa ku darsaday. Deadly combination, but surprised? Not!
  6. Salaan... Horta wax "shame" la dhaho iyo wax "eulogize" lagu amaanay ayaaba iska yar. "Cursed regime" or not, that regime at least stood the advancement of women's liberty. Waana in lagu aamaanaa, regardless how surwaalgaabs hated then. Soomaalida awalba dumarkooda plenty of xoriyad ee meelaha ku maraan ee lahayeen, laakiin reer surwaalgaab are trying too hard to reverse all of that. Dugsiga Khadiija Bintu Khuwayli oo u gaarka ah gabdhaha in wax lagu baro ayuu sheikh fu’aad sheegay inay leedahay qaybo badan qaybo lagu barto shareecada Islaamka oo maadada ugu horraysa ay tahay, barashada Computer-ka, tolista harqaanka, habka cunto karinta iyo wax barasho kale oo dhinaca farsamada gacanta la xiriirta. Kuliyada ee fureen maxaa lagu bartaa? Cunta karis barasheeda ma xumo laakiin...? Xarqaanle noqo ma xumo laakiin...? Iyo "wax barasho kale oo dhinaca farsamada gacanta la xiriirta." We know "farsamada gacanta la xiriira" waxee ka wadaan, for surely I don't think inay injineernimo ama makaanikonimo lagu baranaayo meeshaas. "Shareecada Islaamka" ee lee yihiin waana la og yahay manhajka kaliya lagu baranaayo meeshaas kooda kaliya see u arkaan mabda'ooda, saaba ka aragtid masawirka gabadhaha dhan iskoolkaas cusub dhigto, loona soo wada da'day sidii baabuur garaash ku jiro camal. Soomaali diintooda iyo dhaqankooda waxaas ma ahayn. Reer surwaalgaab manhajkaas ee rabaan dalka keenaan, eena faafiyaan. Soomaali badan ayaa aaminay, oo wax walba ee rabaan inay dadka ka gadaan "bidco" ugu waday. Laakiin maanta waala is bartay. Soomaali kun sano ee diinta Islaamka heysatay, kunkaas sanana jaahilnimo kuma aanan wada jirin, oo waa ogeyn diinteena suuban inay dhaqankeena asluubsan isku socon karaan. Hadii kale mar horee af Carabi ku hadli lahayeen, oo diintii iyo dhaqan Carbeedkii isku qaldi lahayeen, sidee reer surwaalgaab rabaan maanta. I can only imagine what reer surwaalgaab would think of Xaawo Taako today: "She should have stayed at her aqal and learned how to cook soor for men." In their view, I can guess, she died not as a martyr for her people and nation.
  7. Originally posted by Daanyeer: Somalis that enabled Edo Halimo to send money to Odaygeeda faster, easier and cheaper than Kwame to his family in Ghana. Sax, sax. Otherwise we would have been paying to Western Union millions of dollars of costly interest fees, as was ka shalaayed by other Africans and their Caribbeans counterparts.
  8. Maanta saacaddu markay tahay 11:00 Duhurnimo ee xilliga dalka Masar ka furmay Magaalada Qaahira kulan ay ku kulmayaan Xubno ka socda Baarlamaannada Jaamacadda Carabta, waxaana noqday wafdiga sida rasmiga ah Soomaaliya ugu matalaya kulankaas Wafdigii uu hoggaaminayay Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Cumar Dalxa. Leaders attend the opening session of the Arab Transitional Parliament in Cairo December 27, 2005. Egyptian President Hosni Mubarak inaugurated the Arab world's first regional parliament meeting. A general view of the opening session of an Arab League meeting in Cairo Tuesday Dec. 27, 2005. Egyptian President Hosni Mubarak, top center, inaugurated the Arab world's first regional parliament meeting. Shariifka is there, and is among the "leaders." I don't know if he is officially representing Soomaaliya, but he is there nonetheless. I don't see Barfasoor Dalxa. Perhaps he is among those sitting kuraaska wareegsan, I guess. I checked all of them on Yahoo.com. There goes our noble calan.
  9. Salaan... Reerahaan surwaalgaabka socdo maanta oo mooday dhaqan Carbeed mid ka wanaagsan kan suuban ee Soomaalida hadii la iska qaban mar dhaw Carab ayaa noqoneynaa. We will dress like them. Eat like them. Speak like them. "Ukhtii/akhii," here I come ayaa ka dhaceyso mar aan sidaas u dheereen. In the domain of seef labood, we will never see like honourable soldiers like these, who served their country nobly. Waa in la iska qabtaa kuwaan Carabtii lacag kusoo siisay inay Soomaali Carabeyaan oo ku gambanaayo diinta. Kun sano kahor ayaa diinta heysanay, waxaana ma arkin ee wadaan.
  10. They also reliefed Somalia of $350 Billion of debt and they said that they want to continue the long friendship with Somalia and help the Somali people. What? 350 billion? Waxaas xataa Bush regime's deficit ma gaarin wali. Intee noo cadaabee. Dowladeena xataa magan alla, magan rasuul ee ku jirtaa hadii $100,000 ee wax weyn u maleyso. Koleey hal doolar check-kaas ka baxay maati dhibaateysan wax loogu qabanaayo ma u maleyn dooni. A whole society tuugsaneyso, from madaxweyne to average madaxyare at the street. Eebboow Soomaali u naxariiso.
  11. Originally posted by Fathia: Hey people, do you reckon you could converse in English so that those of us less fortunate could voice an opinion? Or perhaps you could direct me to a site that could translate a whole text within seconds. Farxiyo, walaashiis, meeshaan waxaa la dhahaa, hadaadan kusoo arkin irida hore: Dood Wadaag K u sheekayso Afkaaga hooyo Oo ganjeelka markaa kasoo galeysid ayaaba waxaas ku qoran. Hadaa af Soomaali barashadiis rabtid, waa lagu baraa, laakiin af shisheeye meelaha kale aan ugu soo qaxnay intana hadii noogu daba imaado rafaad waaye. Intee ugu hirgaleynaa?
  12. Salaan... Waligeey ma codeynin, inkastoo I am a political junkie, locally and internationally. I sometimes read two or three dailies a day and checking other news on the net. Still waligeey wood bixi ma igu soo dhicin. However, this election might change that. I've a full respect to the universal Canadian healthcare system, and I therefore cannot stand anybody dismantling it. The two-tier system, as advocated by the likes of Conservative leader Stephan Harper albeit not openly, won't work, unless there are strict restrictions placed, as practiced by countries like Sweden. Why it won't work, just give a look at deplorable US medicare system or Australian one. Only the rich will be wealthy enough to afford the best to be healthy. That is what they want to bring to Kanada. No way. So far, if aan codeeyo, NDP will have it. Or Liberal might too, who knows. I ain't rich, so no Tory. I could definitely use the extra $2400 a year in baby bonuses, how else am I gonna buy my beer and popcorn? What Stephan Harper promised is a bogus, vote-grabbing way to buy a middle-income families' votes. It isn't $2400 per child, though I assume you meant a family with two children. It is $100 per month per child for daycare needs. It is pretty attractive I tell you, especially to those who already had stay-at-home mothers. The fact is it doesn't help, especially working families (including Soomaalis) since it costs almost $1000 per month per child at a decent daycare. It is just another tax cut, the Conservative party's best friend. Cutting taxes is their thing to make richer their wealthy base supporters. Since Harper is a conservative who believes the ideal family is a working father, a mother staying at home (Soomaali culture might agree him with that too), he is discouraging the whole daycare idea, and instead the kids spend their time with non-working mothers. Pretty neat. I might inclined to agree too. But, would those who bought that pseudo-tax cutting also buy and vote if he proposed he would give each family a $100 a month to fend off their healthcare needs? I don't think so. And no need to cut the GST, not even that two-percent Harper proposed. I for one am for increasing it. It discourages spending, that is why it is called "goods" and "service" tax.
  13. Salaan... Every year, I schedule myself to try to go to the mall on the so-called Boxing Day, and finally see what this commercialism gone mad brouhaha is all about. Finally seeing the ugly face of capitalism, how the unsuspecting masses fight over what they were told are 70% Off!!! Unfortunately [fortunately] and equally, every year, I miss it somehow; sometimes I am shiid oo ka jabantahay (no need to window-shop; I am Faarax after all), sometimes meel aan u socdaa, kasoo socdaa. Today, as usual I missed without shopping a bag of xanjo. Meel aan kasoo socday. So, have the inundation of 80% off!! 90% off!! duped you to shop? I think I should keep my record clean as being the only person I know who never shopped on a Boxing Day.
  14. Salaan... Allamaan, een Allamagan, duqa, keyboardkeyga "internationalist" waaye. Oo wixii qub iyo qac waa ku wada yaalaan. Denmark ma dagani, mana daganaan jirin, laakiin Ã…rhus iyo magaalada kale ee u dhaw la dhaho Horsens ayaan u booqday. Waxaa joogay saraha kasoo horjeeday City Vest mallka.
  15. Y uusuf cabdi Abuukar mar aan dhawaan kula kulamey suuqa dhexdiisa isaga oo qaawan dhexdune ay ugu xiran tahay bac madoow yar oo ah kuwa lacagta lagu qaato isaga oo caga cad oo aad ka naxeysid marka uu kaa soo horbaxo silica iyo rafaadka ka muuqda darteed, wuxuu ii sheegay in uu yahay derbi jiif aan hoy laheyn, isla markaane uusan aqoon u laheyn wax u ah ehel; sida abti, adeer, awoowe, eedo, haryar, ayeeyo iyo walaaltoona mana garanayo dadeyda inta ay tahay, ayuu yiri, wuxuuse u muuqday wiilkaan dhibaateysan ilaa 12 jir kadaalay qeybaha kala duwan ee silica iyo rafaadka, wuxuu yiri Muqdisho ayaan ku dhashey xaafada Suuqa Beerta ee u dhow xeradii hore ee Afisyooni. Isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu yiri Yuusuf Cabdi Abuukar dhar aan xirto waxaa iigu danbeysey lix bilood kahor qabeysna waxaan qabeystaa marka uu roobku yimaado. Wuxuu sheegay in uu ugu jeclaan lahaa dhar hadii uu heli karo sida macaawis iyo shaati taasoo uu ku cataabey in uu ka huwan lahaa xiliyada roobka iyo dhaxanta deyrdhaafka ah. Waxaan ahay agoon, hooyadey waxaa lagu diley suuqa beerta, waxaana ay sababsatey isrisaaseen laba kooxood dhexmartey arinteedii la iskama warsan dadkii diley lama xirin lana doonin aabaheyna tuugo ayaa toorey ku dishey. ...Yuusuf Cabdi Abuukar kaa soo noloshiisa ku maareeyo dawersiga (tuugsiga) mana laha hadii uu helo wax badan meel uu ku shubto (jeeb) sida ka muuqato bacda uu xiran yahay. MUUSE MAXAMUUD JIISOW somali39@hotmail.com _______________ Hadee kaa baxdo ama kaa suurtowdo waxaad awoowid, ha ahaato £10, €20, $30 or anything in between, Eebbe magaciis ugu sadaqeyso oo emailkaas kala xiriir wariyaha oo asagaa u gudbin doonee maskiinkaan walaalkeena agoon iyo rajo isku darsaday. Toban doolar wax weyn manala aha, laakiin go' uu qaboobka iskaga celiyo habeenkii wuu heli lahaa. Lix bilood ayuu bac kaliya ku socdaa. Yaa Eebboow!
  16. Muxuu yahay Soomaali 'culture?' Read this. We arrived in the dreary dead winter of February, 1996, from Nairobi. Baltimore, Maryland. In the first week, I and this pal used to go out, to see the snow, explore the immediate area. One day, this Soomaali guy driving past saw us walking. He screeched his car to a halt, came out, shook our hands, and when learned we're new to the area, told us to come to his apartment. We went along. He was iskaabulo, shaah u noo kariye. Pizza uu noo dalbay. Raashiin naga dharjiye. He did all this without even knowing our first name. Markaas uu noo sheegay inuu Soomaali uu arko jidka socdaan waa hore ugu danbeysay markuu San Diego daganaa, inkastoo few live in the area now in Baltimore. He was "so proud to see us." Very, very "glad to see us." Can't "believe he had a Soomaali company at home" finally. Markaas uu wareesi galay, goortaan nimid, saan ugu helnay xaafada, etc. Markee sheegada noo dhamaatay wuuna sii sagootiye. He didn't stop after that. When his iskaabulo friend arrived, he told him our meeting. That iskaabulo friend promptly arrived our home. After wareesi iyo salaan, he drove us to KFC, intuu chicken soo tubay uu dhahay ka dharga Afrika ka ka imaateen ee isku gura. Markaas uu magaalada nagu soo wareejiye, telling us to visit them any time we wanted, especially the next night since there was a much awaited boxing match between Tyson and Bruno. They did all of this in the name of Soomaalinimo. I can't even forget the first guy's name, Geedi. Geedi if you ever happen to read this, raggeedi ayaa tahay. This is dhaqanka suuban oo wanaagsan ee Soomaalida.
  17. Salaan... Gurigeena laba geed oo gob aa ku dhex yaali jiray, mid "male" uu ahaa oo ma dhali jirin wax gob eh, tan kalaa saa'id u dhali jirtay. Gob saas xiiso ma ii siin jirin, laakiin, laakiin, laakiin....the mere thought of it aaba xaraarad ka qaadaa: Mircood! XaaX. Maxaa u xiisay. Even markaa dalka ku noqday masoo cunin, oo maba arkin since it was a seasonal fruit. Yaa mircood meel igu sheego, 15 sano ma cunin.
  18. Salaan... Basaarkii Aarhus ku yaalay wali maku yaalaa taloow? Iyo sarihii safnaa ee Gellerup Brabrand ku yaalay. Horta Soomaalida dagan Aarhus waxaa kala yaabay maqaayad Turkish ama Hindi ee wax ka cunaayaan, inay furtaan mid ee iyaga leeyihiin waa diideen. Iyaagaba dhulka isku dhigaayo, biibito yar jaad lagu cunaayo bas ee dhaafi waayeen. Labadii bari aan joogay ayaaba cunto Turkish kusoo nacay. Koleey yaa ogaado København saas waaye.
  19. Baliis soo koob next time aad soo guurineysid, for it seems you are deliberately copy-pasting -- thus bordering to flood -- marka one post or two kusoo koob your posts, baliis. You don't have to post every copied report from every site. Dankis.
  20. Salaan... Horta waxaa la yaabay dad meeshaan joogo oo caado ka dhigtay markii Soomaali la amaano try to find hard the tiniest fault, some even unrelated to the topic at hand sometimes; markii shisheeyaha kalena a little dacaayad lagu sameeyo foremost u difaac ah, oo soo taagan seeftooda. Again, markii Soomaali wax laga sheego, afkooda asturto, mumbling, difaac iskaba dhaaf, if not wholly agreeing that dacaayado; laakiin markii shisheeyana la amaano ugu daro gratuitous amaan kale. Dad is nacay, dadkoodana nacay, Eebboow hana nicin.
  21. Salaan... Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xasan Juriile. Our own Minister of Everything. This man is becoming synonymous with the whole federal TNG. In addition to his official portfolios of Wasiirka Iskaashiga and Wasiirka Qorsheynta, he usurped other portfolios clearly not in his juridiction. He is now unofficially a part time Wasiirka Warfaafinta; a part time Wasiirka Arimaha Dibada; a part time Wasiirka Dastuurka; a part time Ra'iisul Wasaarenimo himself; part time Personal Secretary of the real Ra'iisul Wasaare; part time Director of Communications of Wa'iisul Wasaaraha. The official stamped Ra'iisul Wasaare, Max'ed Cali Geedi, cannot fly to any country without not being accompanied by this individual. Some observers say he is the second most trusted man of the inner, tight-leashed circle of C/llaahi Yuusuf Axmed; obviously the first belongs Ismaaciil Yuusuf Baribari, the late spokesman/adviser/political strategist of the president, who hasn't being spotted lately after comfortably being awarded, albeit unofficially, the cushy post of the president' special envoy to European Union in Brussels, plus the Soomaali ambassador to Biljam. The last we heard he was trying to sell the embassy itself, only stopping when interfered by the Soomaali community of that country. However, our Minister of Everything had a little faux pas recently. Not major gaffe, nonetheless a gaffe. Consider: S u'aal: Md. Wasiir waxaa jira in gobolada qaar aan maamulo ka jirin, qaarna aysan dowlada magacaabin hadaba sidee kusuura gali kartaa in goboladaasi daraasad lag sameeyo yaase u aqoonsan tihiin? Jawaab: Dad baa jira madax ka ah gobolada isla markaana shacabka deegaankaasi raali ka yihiin, qaarna dowlada ayaa magacawday, qaarka aan dowladu magacaabin ee ka yimi gobolada waa loo baahan yahay waayo waxaa la doonayaa in la helo baahida ka jirta cid ka warbixisa si loogu helo in dib u dhis degaankaasi loogu sameeyo, horeyna waxaan u sheegay inaysan ahayn arin siyaasadeed ee ay tahay arin dhaqaale oo dib u dhis waxbadana bay ku kordhisay qiimahii iyo macluumaadkii loo baahnaa isla markaana waxaa lagu soo kordhiyey xildhibaano ka mid noqonaya daraasadaani oo la soconaya wax badan bayna kusoo kordhiyeen waxaan kaloo kusoo darnay Dumarka soomaaliyeed oo qeyb lixaad leh ka qaatay siminaarkani mana ahan siyaasad waxaani oo dhibaatada badan leh waa dib u dhis heshiis baana lagu wada yahay in dalka dib loo dhiso isla markaana ay maqlaan gobolada dalka oo dhan in laga hadlayo in gobolkooda wax loo qabanayo, waxaana jiraan gobolo kale oo aan maamulo lahayn balse waxaan soo dhaweeynaynaa in la helo cid matasha goboladaasi. Wareysiga _________________ Obviously, the Juriile wasn't talking about deegaanka dadkooda ismaamulo, as I assume. Teeda kalena cid ka warbixisa baahida ka jirta gobolada qaarkood waa loo baahan yahay. Laakiin does he need to justify the illegal occupations of some gobolo, such as Shabeelada Hoose, whose delegation was accepted in that Shir? And when are the "shacab deegaankaas raali ka yihiin" raali ka noqdeen?
  22. Salaan... Caaqil, dadkaas ereyga argagaxnimo ku qaraabanaayo waa dad danahooda buur iyo cirba u fuulaayo. Xataa hadee walaalahooda gadayaan wey gadayaan oo jago lagu helaayo. Caalamkana waala socdaa. Caalamka mar ayaa la siray oo Soomaali arimahooda biyo dhusuq iyo fashaq ah la fara gishteen iyagoo waxba kala socon, laakiin maanta waa og yihiin mar dambe in la siri doonin. Dadkaan hadee ogaan lahayeen jago awood lagu heli karo waxee dhihi lahayeen Soomaalida waa gaalo. Runtii. Marka casriga iska cusub ee la qabsadeen, maadaama maanta wadankii adduunka ugu awooda badnaa (dhanka "materialka") uu hogaamiyahooda maalin iyo habeen ku haayo argagaxiso, wax ee ka gadaan ee raadinayaan. Ma u dhageysan doonaa? Ma u maleynaayi. Eebbe u baahnoow, ereyga "argagax" maxaa u taqanaa? Ereyga argax uu kasoo jeedaa, qof had iyo jeer cabsi heyso. Argagaxiso wadaado inta uma jeedi aniga (tan waaba isku raacnay), laakiin argagaxiso wajiyo badan ayee leedahay. Nin xoog gurigaaga ku soo kordagay, ku qabsaday. Oo hadana beerahaaga kugu falanaayo sidii adoonka. Oo gabdhahaaga xoog ku guursanaayo. Jiiq iyo jaaqna aadan dhihi karin oo cabsi iyo xabsi ugu jirtid, ee qofkaas maxaa u taqaanaa? Ugu wac magac walba, laakiin magaciisa koowaad argagaxiso waaye. Qaarkood jaahilnimo kama heysee kibir iyo islaweyne iyo qori caabud ayaa u geysatay. Qaarkood "wadaado" ayeeba isku maleyaan, oo magac "sheekh" la baxay.
  23. Qolkaan af Soomaali baa loogu tala galay, hadaadan ku qoreynin oo aad afladaado rabtid, meesha laga baxo haka dhumin inta waaye.
  24. Salaan... "Students and lecturers are sometimes forced to lie down in between lectures and even during examinations as rival factions exchange fire," said one of the school's founders, Hussein Iman. My man, Xuseen Macalin Iimaan. A funny man, always emphasizing the importance of education, collectively and personally, how it improves societies, especially one like ours. My brother-in-law, excellent job. I remember in early '90s, him working Oxfam organization, one day the family and officials of Oxfam from abroad were travelling to a particular farm in Shabeelaha Hoose. [i will never forget the diversity of food I ate and witnessed that day, and the shock faces of gaalada. They couldn't believe we're fighting a senseless civil war anagoo dhul saas u barwaaqeysan, oo saas u diversity eh qabno.]. Anyway, anagoo socono, oo sadex baabuur kolonyo ah ku jirno with the usual tikniko, intaa jidka ku jirnay mid kamid ah gaaladii aa dhahay baabuurka joojiya. He wanted to inspect some trees, possibly liimo dhanaan trees. They were geedo qalalay oo aboor galay. The funny episode was one of the militias baabuurka korsaarnaa laughed hard, and said in a paraphrase: "War gaalkaan cawaanka ah fiiriya, bal maanta geed buu fiirinayaa oo waqtigiis iskaga qaadayaa. Alle, gaalada maxaa ka doqonsan." Honestly, most of us might have agreed with him, but Xuseen, a trained agriculturist from Berkeley, ayaa runta u sheegay the only doqon around is...you can guess it.