-
Content Count
17,683 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
The biggest set up: Is this new war to destroy Somalia??
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Acuudu bilaahi mina sheydhaani rajiim. Dadka waxee yihiin ayee ku moodaan. Maxaa Baydhabo danaheeda i geeye? Ma saasee qabyaalad kuu heysaa? Meeshaas maa ka gubanee? Bisinka. For your information, not a single soul related to me lives in Baydhabo, and I care exactly what happens in there as what happens in Kismaayo. I always was anti bogus "wadaado" group, as I was anti-warlord. Nothing new. This new conflict is very personal to me; it affects my OWN family, who live meesha hoobiyaasha la iskugu gamaayo. Sad, sad sidee dadka qaarkood qabyaalad u qaaday. Heed me, though: Qabyaalada iyo ficilnimo ain't no good. Iska dhaaf waa kaa naxaa, baliis. Otherwise, dhiig kar ayaa ka qaadee, my young man. And speaking about wadaad, you are the last to correct others about anything relating to Islaam. You are the one who calls a warlord "respected, honoured, god-like..." Qof saas ah waala og yahay wuxuu caabudo. Mac salaama. Waa kaaga baxay. -
1. Horta waa maxay bayesaano? Kelmada bayesaano waa kelmad asalkeedu talyaani yahay. Waxaa loo qoraa "paesano", run ahaantina kelmada saxda ah waa "compaesano" oo macnaheedu yahay waxaan nahay isku waddan, ama isku beled, ama isku tuulo. Waxaa aad u isticmali jiray talyaaniga ka imaan jiray jasiiradda Sishilya (Sicily) marka ay qurbaha muddo ku raagaan. Waxay ahayd kelmad talyaaniga qurbuhu isku garto, iskuguna walaashado. Kaddib markii la soomaaliyeeyay bayesaano waxaa macnaheedu noqday "reer magaal", waxayna aad u caan baxday sagaashankii wixi ka dambeeyay. Bayesaano waxaa isla ah dad muddo dheer meel magaalo ah ka wada noolaa, iyagoo nabad qaba ayna ka dhexeyso xusuus wanaagsan iyo is ixtiraam saayid ah. Is ixtiraamkaas iyo isqaddarintaas oo dhashay walaaltinimo dhab ah oo qof walboo uu qofka kale u hayo kalgacayl iyo wanaag, haba yaraateena uusan wax xumaan ah u quurin. Bayesaano waxaa ah dadkii caruurnimadoodi deris ahaa, ama dugsi wada dhigan jiray, ama isku xaafad ahaa oo isku meel ku cayaari jiray. Dadka la tilmaamayo waa adiga iyo saaxiibkaa, ama saaxiibkaa saaxiibkii, ama hooyadaa iyo aabaha saaxibadood caruurtooda oo aad markaad yaryareydeen isku meel ku soo korteen. Waxaa bayesaano kula ah dadki aad cayaartoyda isla ahaan jirteen, ama aad meel ka wada shaqeyn jirteen ama aad isku koox difaaci jirteen. Dadki xaafadda ama magaalada aad iskaga hor imaan jirteen oo aadan xittaa si fiican isu aqoon jirin. Dadkaas waxaad ku kulmi jirteen shineemooyinka,garoomada, masaajidyada,golaha murtida iyo maaweelada, makhaayadaha , suuqyada iyo meelaha kale oo dadka ka dhexeysa. Bayesaano waa qof jecel oo qaddariya asaxaabtiisa iyo macaruufadiisa (lab iyo dheddig), kana jecel, ayna uga dhow yihiin, kuwa ay ku mideysan yihiin abtirsiinyo oo loo yaqaano qaraabo qansax. Hadii laga reebo walaalahiis iyo wixi la mid ah, bayesaano ma fahamsana isku xirka beesha iyo abtirsiinyaha. Isaga ama iyadu ma kala jecla inuu/inay ka soo jeedo beel weyn ama mid yar, beel la ciseeyo iyo mid la xaqiro. Bayesaano asaxaabitiisa uma kala doorto asalkooda ee wuxuu u kala doortaa dhaqankooda iyo dabeecaddooda. Bayesaano waxay ka mideysan yihiin ku wareeridda hab beeleedka soomaaliyeed oo sidii basashii oo kale aan meelna ku dhammaaneynin. macnana uma sameyneyso reer hebel ayaan isku nahay. Bayesaano waa qof aan guud ahaan dadka ku xadgudbin, gaar ahaanna qofna ku gardarreysanin beesha uu ka dhashay awgeed. Wuxuu la yaabaa dadka isaga arrima beeleedsidaas ku maaga (action), wuxuuna ka fekeraa hadduu xaq u leeyahay inuu isaguna si kharaar ugu jawaabo (reaction) qofkii ku qabsada dhalasho Alle u qaddaray oo uusan asagu go'aankeeda lahayn. Bayesaano waxaa lagu yaqaan inuu ku hadlo af dhexdhexaad ah. Ma yaqaano lahjad gaar ah oo lagu garan karo asalkiisa. Markay isla la hadlaan, durbadiiba wey is gartaan, xittaa haddii aysan hore isu aqoon jirin. Dadka magacaan wadaaga oo isu garta inay baesano yihiin waxay og yihiin in afkaas ay ku hadlaan oo dhexdhexaadka ah lagu dhaleeceeyay, dembina looga dhigay. Waxaa marar badan loo muujiyay inuu yahay qof caqli gaaban oo aan garaad sidaas u fog lahayn, kana tegay lahjaddii awoowayaashiis uu ka dhaxlay. Baesano waxaa ah kuwii dagaalki sokeeye is badbaadiyay oo naftooda iyo maalkooda u huray si ay saaxiibbadood iyo eheladooda gacan u siiyaan marki masiibadu nagu dhacday. Baesano waxaa ah qofkii qof ay isaqoon jireen oo markuu u jeeday ka baqday, gacmo furan ku soo dhoweeyay, kaddibna naftiisa u huray ama u biimeeyay si aan qofkaas wax u gaarin. Baesano waxaa ah qof dibadda tegay oo saaxiibkii oo dalka jooga oo aysan isku beel ahayn viso u sameeyay, ama lacag u ku dhoofo u soo diray. 2. Bayesaanow dagaalki sokeeye maxaad ka dhaxashay? Dagaalki sokeeye wuxuu dukun daakun ka dhigay dalkii, wuxuuna burburiyay 30 sannadood oo qaranimo ah. Wuxuu galaaftay naf iyo maal aan cadad iyo xisaab midna lahayn. Wuxuu sababy qax iyo barakac iyo in lagu heshiin waayo 15 sannadood kaddib in dalka loo dhiso dawlad dhexe oo shaqeysa oo ummaddaa soomaaliyeed dulliga ka saarta. Waxaa loo kala qaxay dalka gudihiisa iyo dibaddiisa. Dalka gudihiisa waxaa abuurmay khadad cagaaran oo magaalooyinka dhex yaala iyo kuwo gobol gobol u kala go'ay. Dadki dalka joogay waxay ku kala qoqobmeen xuduudo beeleed, lagu kala xannibmay. Xuduuha runta ah waxaa ka daran kuwa khayaaliga ah oo maskaxda dhexdeed ku calaameysan, kuwaasoo keenay in qof walbo qofka kale ka baqdo, gobol walbana gobolka kale ka shakiyo. Kala qixiddi dhibna waa dhashay, faa'iidana waa yeelatay. Faa'iidada ay yeelatay aan soo hormariyee, waxaa soo noolaaday oo camirmay magaalooyin ay dawladdi hore dayacday iyo kuwo hubki ummadda soomaaliyeed lagu burburiyay. Dhibna wey yeelatay oo bayesaano waa is waayay. Bayesaanihi dantu ku khasabtay inuu u qaxo ama ku haro dhulki awoowashiis lagu tilmaami jiray, wuxuu la kulmay dhibaatooyin macnawi ah oo fara badan. markuu dadkiisi ugu tegay degaankoodi, meeshuu soo dhoweyn iyo kalgacaltooyo ka sugaayay, wuxuu la kulmay xin iyo dagaal hoosaad aad moodo in loola jeedo maxaa halkaan ku keenay. Kuwii ku haray iyaguna dhulki lagu sheegi jiray awoowayaashood waxaa loola dhaqmay sidi jajnabi aan dhulka wax ku lahayn dadkana ka mid ahayn. Waxaaba leyska xalaaleystay maalkooda iyo naftooda. Waxay labada kooxood ee dalka ku haray la kulmeen in hadalkoodi lagu qoslo, xikmaddoodi lagu jeesjeeso, cilmigoodina hal bacaad lagu lisay laga dhigo. Marki loo xaqiijiyay inaysan dalka gudihiisa waxba ka ahayn, waxa socdana aysan waxba ka fahamsanayn ayaa waxaa lagu bilaabay hanuunin iyo wacyi gelin cusub oo ku saleysan qabyaalad: Waxaa loogu celceliayay in beeshoodu ugu tiro badan, ugu caqli badan tahay, ugu xaqaanisan tahay, ugu xoog iyo xoolo badan tahay, war iyo dhammantiis in beeshoodu ay tahay lafta geela badha oo qaarkood aysan xittaa macnaheeda si wanaagsan u fahamsaneyn. Intaas looguma ekeynin ee waxa la isku deyay in laga dhadhiciyo in beelaha kale ee soomaaliyeed ay yihiin eber iyo waxaan jirin. Muddada maxkax dhaqiddu socoto, bayesaano kuma qanacsanayn jaamacad beeleedka loogu tala galay inuu ka soo qalin jebiyo. Wuxuu gaashaank ku dhuftay islaweynida iyo faanka beesha oo aan cilmiga ku dhisneyn iyo cayda iyo xaqiraada aan sal iyo baar toona lahayn ee ummadda inteeda kale loo geysanayo. Bayesaano wuxuu si cilmi ah ugu dooday in beel beel ka fiicani aysan jirin, ee uu jiro shakhsi shaksi ka fiican.Wuxuu isku deyay inuu macneeyo in dabiicadda iyo cilmiguba sheegayaan in dadka badidoodu ay isku hal yihiin. Dad yar ayaa fiicanaantooda ama xumaantoodu ay siyaado tahay. Wuxuu bayesaano ku soo gebagabeeyay inay xikmad Alle tahay in beel kasta ay ku jiraan dad fiican iyo dad xun labadaba. Qof kasta oo isu garta inuu yahay bayesaano wuxuu ogyahay in tolkiis ku canaanteen: war horta adigu yaad la jirtaa? Maxaad markaan hadalnaba noogu soo booddaa oo aad cadawgeena u difaacdaa? Walllaahi waad lunsan tahay waadse ka shallaayi doontaa!! Kuwaad u hiillineysid oo aan ka joog ku leenahay, ogow waa kuwa middida kuu afeysana, si ay qoorta kaaga gooyaan. Labadi bayesaano oo dalka gudihiisa lagu kala qoqobay waxay isla dareemeen shaki iyo khalkhal ku saleysan jiritaankooda. Waxay iyagoo aan isla joogin is weydiin, waa yaabe yaan run ahaanti ahay? Waa cajaa'ibe xagee leyga rabaa oo aan ka tirsanahay? Ayagoo jaha wareerkaas maskaxeed ku jiraa, ayaa waxaa soo food saaray dhaka faar run ah oo hinaaso iyo quuriwaa ku saleysan. Haddii shaqo yar meel lagu sheego, ama derejo yar meel ka soo iftiinto, bambadi ugu weyneyd ayaa bayesaano ku qarxaneysa. Isla markaaba waxaa toban jibbarmaya dadka isaga luggoynaya. Waxaa lagu furayaa dacaayad ka dhan ah oo tilmaameysa inuusan beesha danaheeda difaacin, gobolka iyo deegaankana waxba u qabanin. Waxaa magaalada lagu faafinaya inuu shayaadiin aan la garaneyn u shaqeeyo, oo wixii manaafacaad ah oo isaga soo gala uusan tolku waxa ku dheefeynin. Intaas haddii wax looga qaadi waayo, waxaa la soo qodayaa taariikhdi awoowayaashiis iyo beel hoosaadkiisa wixi dembi boqol sano ka hor ay galeen. Waxaa lagu andacoonaya in beel hoosaadkiisu yar tahay, ama aysan dagalladi sokeeye qayb firfircoon ka qaadanin, inaysan maanta xoog lahayn oo aysan hogaamiye kooxeed lahayn ama aysan hubka waaweyn ee wax gumaada lahayn. Waxaaba dhacday in loo dilay aano qabiil oo 30 sano ka hor dhacday. Intaas haddii wax looga tari waayo, waxa lagu soo dalbanayaa saqajaamada beesha iyo kuwa ay dad isu xigaan si ay u carqaladeeyaan oo ay uga ciideeyaan wax allaale wixii uu heli lahaa, iyagoo cuskana mabada'a aad u caan baxay oo hadda socda lana yiraahdo ku qabso ku qadi meyside. Bayesaano markuu dhowr sano silic iyo saxariis ku jiray wuxuu ku wareeray xaaladda guud ee dalka, wuxuu garan waayay cid uu yahay iyo meel uu ka tirsan yahay. Markuu xisaabtamay waxaa u soo baxay in dadkiisi asaga la da'da ama la jeelka ahaa inay dalka ka guureen. Wuxuu go'aansanayaa inuu iyaga ka daba guuro intuusan maskaxda luminin oo aysan waalli run ah ku dhicin. 3. Bayesaano iyo qurbe Sii aqriso _________________ Qore: Maryam Cariif Qaasim
-
Originally posted by Ahura: Incidently, I just found out that I will be seeing him along with Damien Marley on Saturday 4th March at the Brixton Academy (I'A). That Athena is blessed - she managed to get tickets even tho the show is sold out! You "buy" tickets to see Keynaan? Dhaq dhaq dhaq/kish kish kish/kud kud kud/gaw gaw gaw. War ninkaas maalin walba uu jidadkaan Koronto iska taag taagan yahay, with his "entourage." I can ship him for you, shipping and handled included.
-
Salaan... Para., widaayoow, I personally follow the old, classic definition of wadaad and waranle. You can either be one, not both at the same time. Thus, in this simplistic definition --and I agree it is a narrow definition-- wadaad always was the antithesis of waranle. For one, wadaado in those old days were nabadoono, not the warmongers. About the allegation of who murdered brother Cabdiqaadir Yaxye, the victim's own oori did make this allegation few months after his murder. She was the only other person in that room Yaxye was murdered in besides the murderers. She named the orchestrator Ceyroow, an Afghan war veteran and commander in this new war. [The website that reported escapes me now, though I think it was midnimo.com.] As far as the attribution finger going to Qanyare's door, it doesn't logically seem so. For one, he was at his duug as other dagaal oogiyaasha, sincerely condemning. Secondly, warlords that hijacked the capital, Muqdisho, for 15 years. In those years, they confronted their enemies maalin cadeey oo is qaris ahna jirin. In those 15 years, clandestine political assasinations in Xamar were unheard of. It "coincidently" coincides with this new Maxkamado group. Thirdly, C/qaadir Yaxye kaligiis lama dilin. Ciidamo fara badan ayaa la dilay, some who were close to the warlords themselves. Fourthly, C/qaadir Yaxye had very close relationship with Americans and other Westerners. His organization was funded by Western NGOs. He advocated a lasting, peaceful solution; then a permanent democratic institutions in dalka laga dhiiri galiyo. Waala ogyahay dadka neceb those ideas. Fifthly, the killing of BBC reporter by a sniper who just arrived a year ago this month in Xamar. Sixthly, the amateurishly assembled bomb attached on to an old motorcycle that prematurely weft off on the route that was expected to use by an international assessment team. This is a first. Remote-controlled bombs waligood Soomaali maqal lee ku ogaayeen. Seventhly, the two bombs had targeted Geedi. After the first one at the stadium, which was hand thrown bomb, the second was a bit more sophisticated being motion-controlled, which targeted his delagation from Cisaleey airport to Xamar. Eightly, qabuurihii Talyaaniga lasoo faagay. No "wadaad" Muslim goes after long dead qabuuro, be it gaalo or Muslim. Even the pagan, barbarian Qureyshtii, the arch-enemies of Nabiga [scw], resisted trying that. Marka you can connect the dots. These aren't all isolated, coincident events. There is a very organized group at hand, harbouring even more sinister agenda. Waaka baxay this debate since dagaalkaan u leexatay a qabyaalad one. It no longer is "wadaad" vs. warlord.
-
They are "sheekhs" for you. I don't call them "sheekhs." I hope inaan is fahamnay. You talk about outsourcing wadaado. What about the countless assasinations that took [still taking] place in the capital the last two years? What about that? When C/qaadir Yaxye's own wife says her husband's murder was orchestrated by a man by the name of Ceyroow, a high-ranking Maxkamadaha official, will you call a murderer a "sheekh?" For you information, that reclusive man has yet to deny that. BS, outsourcing wadaado is nothing new. Bashiir Raage's make-shift airport of Cisaleey is the most infamous one of them all. Lambar Konton [N.50] in Shabeelada Hoose too does that. So is the one in Jowhar by Max'ed Dheere. And whatever happened to your lamentation of closing airports. I remember you protesting out aloud when C/llaahi Yuusuf and Geedi tried to shut down Dayniile airport that they were going to sabotage the Muqdisho citizens, and isolate the capital from international flights. Whatever happened to this now? Aren't these "sheekhyo" sabotaging the citizens of Xamar by shutting down that airport?
-
The biggest set up: Is this new war to destroy Somalia??
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Yes, Dayniile [scroll down], Xararyaale, Qaranimo have all reported. It isn't confirmed, though, and since those sites supposedly support Qanyare, we cannot fully believe them. [Edited] However, Midnimo is reporting Indhacadde denying sending his militias, and at the same time vowing to contribute if the war continues. Both Seeraar and Indhacadde militias are interchangeable sometimes. Seeraar has some militias based in Afgooye. [seeraar's displeasure about the new formed group was also reported by somalitalk.com.] Also this by Shabeele ultimately proves officially it is a tribal war now. By the way, why are you very interested whether Seeraar's or Indhacadde's militias enter this war? Oh, that thing alliance. I forgot it. What was it called? Oh, yea, "Jubba Valley Alliance." -
The biggest set up: Is this new war to destroy Somalia??
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Wadaadka caanka ah ee Sheekh Xasan Daahir Aweys oo isagu shalay dalka dib ugu soo laabtay gaar ahaana magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in la sii wado isla markaana la sii xoojiyo dagaalada lagala hor jeedo kooxo uu ku sheegay Diin la dirir, isagoo sheegay in dagaalka xilligan dhex maraya maxkadaha iyo hogaamiye kooxeedyada inuu filayay. There you have it. Utter discard for civilian casualties and deaths. Only looking at his future political interests. His chance ee u noqotay. And some call him "sheekh" and his war "jihaad." Soomaalida iska naive-sanaa. -
Salaan... Guute, religious ideology wars is nothing new to Soomaalis. Dariiqyadii suufiyada ahaa waligood ayee is dagaali jireen, albeit not like this major ones. Gaashaan, falaar iyo wax kalee iskula tagi jireen. Dariiqyada such as Qaadariya iyo Saalixiya. Laakiin, at the end of the day, they mutually used to live side by side, peacefully. The new group we have in this war is a complete breed new to Soomalis. "Wahaabism" is a pejorative and offensive term, and no Muslim should use it. Nonetheless, the religous ideologies these Maxkamado espouse is very, very dangerous. When that semi-warlord, full-time businessman Bashiir Raage says these ideologies are "imported," I partially agree with him. They are intolerant breed, to begin with. Theirs is always my way or the highway. Or face the seefta [hoobiyaha this time]. Nothing between.
-
Salaan... Neat. Admin., I used to like this old frame from the earliest days: The light blue one matches with flag, instead of new red or the blank white currently in use. And those who are suggesting the Admin. doesn't listen others' opinion, isn't this whole new facelift the result of suggestions on this forum? History, Postcast, Articles, Photo Albums and others were all suggested on this forum.
-
The biggest set up: Is this new war to destroy Somalia??
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Salaan... This now just turned into qabiil conflict, a tired movie we have had all been able to see that no qabiil will ever be able to defeat any qabiil. The last 15 years is a testimony to that. Dayniile is now occupied. Qabiil hadee saas isku badalee. The early '90s is a deja vu all over again. Believe me, Muuse Suudi/Max'ed Dheere/Cumar Finish/Bashiir Raage and et al. will enter this unnecessary conflict. Maxkamadaha consists only one qabiil, so far. Plus, Indhacadde/Seeraar already sent their tikniko to support, and sabotage the tikniko from Muuse Suudi's and Cumar Finish's that were expected to join from Madiina. Cismaan Caato/Furux/Caydiid Jr. are on the sidelines. On one side, they are anti-Maxkamadaha, but on the other side, their qabiilo ayaa ku pressure gareynaayo to stay on the sidelines, just as Ilqeyrte was pressured to withraw the newly formed, so-called Courter-Terrorism group. Dad baa leh masaajida ayaa la isku qoroyaa. Which masaajid? Sheekh Cali Suufi? Sure. Why there are not masaajid la iska qoraayo on other xaafado, such as Kaaraan, Madiino, C/casiis, Yaaqshid and others? The fact is masaajidka Sheekh Cali Suufi is controlled by these wadaado ku sheeg and meeshee qabiilkooda ku badanyahay ee ku taalaa. I was in Xamar. Ain't no armchair expert. I had witnessed it all. Ilaahoow inkaarqabiyaashaan inaga qabo. Eebboow, rabiyoow raxmaanoow, naga qabo xoolahaan inkaarta qabo: Aamiin, aamiin. _________________ BTW: what is keeping yeey quite anyway, the old man can't even do anything, xarakaat malahan, M.Dheere muu jagada iskaga wareejiyo illeen ninkan buu laheesta u yahayee! Nuune, Cabdillaahi Yuusuf Axmed waligiiska wuxuu ku andacoon jiray inay Xamar joogaan "argagaxiso," oo uu Xamar dowladiis ku halayn karin. Adduun weynihii ayaa la tusay maanta wuxuu ka hadlaaye. Waa taasaa. He is keeping it quiet, I believe suu rabay ee u noqotay that no more pressure lagu saaraayo inay dowladiis Xamar ka shaqeyso. -
Who runs the education centres, the relief work, the money transfer businesses. What segments of our society does the best and are more trusted with the least clanistic view point. Without a shadow of a dount it is the people we refer to as Wadaads. Janaraalka, we are confusing about two distinct, though politically motivated groups. The group of wadaado you alluded that do some humanitarian works and control some educational institutions are completely different from what we have here in this war. Islaax is one such of a group. As the name indicates, they are largely a peaceful Islamic organization, myriad but loosely-connected. It is this group that has some influential sectors in the capital. They control major educational institutions such as Jaamacadda Muqdisho. My stays in Xamar two and half years ago, I had met many of them. They are antithesis to pugnacious-minded of Maxkamadaha. They don't usually see face to face, and Soomaaliya, and Muqdisho in particular, is their competing ground. However, these so-called wadaado in this new war are the remnants of former defeated Alitixaad. Alitixaad always was a violent organization, willing to use any means to gain a foothold of power in the country, in a dark constrast to the advocation of Islaax's peaceful resolution to prolonged Soomaali problem. This organization can, truly, claim to be a legitimate and genuine wadaad organization. To begin with, they do not have isbaaros. They do not murder our few intellectuals that remain in the country. [Many members of intellectual close-knit themselves are members of Islaax.] And they definitely do not start wars to expand the little patches left in the capital, vying to control. Which begs the question, again: Why now? Why did they start this unnecessary war? Why attack a warlord stronghold? Why make a deliberate new qax to a tired Soomaali people? And the final unthinkalbe: Why start a conflict in the most peaceful xaafad of whole Muqdisho -- degmada Hodan. The last time Hodan experienced a major conflict was in mid '90s. Hodantii la isku haleyn jiray in now in a deep turmoil.
-
Man Marries 58 Times in 50 Years.....
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mr.Faarax's topic in General
It´s such a triviality to possitively comment on,hold on to and know the bases of the wickedness of the religion as long as it is about other 13 years old girls, but if you were thirteen and married to a smelly , fat old arab sheik... Do not call our Faith "wicked," baliis. And do not insult a whole race, Carab. I hope you haven't smelled every "smelly, fat, old Carab sheekh" to come such a conclusion. -
Salaan... Someone wrote warlords now declared war on "our core values." What exactly are those values? Having isbaaro? Murdering the few and between intellectuals that still stayed put in our country? Creating bogus, so-called "Islamic courts" that most oftenly target the unarmed people who commit petty crimes, in dark contrast to those who perpetrate heinous atrocities that walk freely in the city, under the clan insurance? And why, pray tell, is suddenly what the warlords declare now is against "our core values?" Is that mean what they were doing before this wasn't against these newfound "core values?" We witnessed day in and out in this virtual gathering who cheered constantly, lest others didn't take notice, the most brutal warlords who were against the basic human value -- living in peace and security. Why wasn't this "core value" emphasized then? Talk about misplaced values. If you really want to know about waxaan loogu yeero "Maxkamadaha Islaamka," look no further than this forum. We have plenty of pseudo-wadaado, whose day shirt is seeflaboodnimo and wanna-be wadaadnimo; at night, these same gentlemen change their shirts to qabyaalad when their qabiils interest becomes paramount. About Maxkamadaha, what is so Islaan about having isbaaro, and when keenly requested to remove, where expected to obliged instead refused, calling it a "legitimate kontaroolo," and not isbaaros? What is so Islaan about murdering in day light and in the brink of dawn our scarce and endangered breeds of intellectuals such as the late Cabdiqaadir Yaxye? It is open secret where those who murdered him hail from. This secret group belongs the same function who are constantly --and as we write -- targeting civil society officials and other high ranking military members. The old suspicion fell on Amxaaro stooges doing those deadly tricks. But that allegation was dispelled when the likes of Yaxye became a target, because in their seeflaboodnimo mentality thought the victim was too cozy with Westerners and must be eliminated. [The victim's wife made this allegation, pointing the assasination was orchestrated by a man by the name of Ceyroow, who was said participated the Afghan wars. To date, this man never denied the allegation. He is a high-ranking member of Maxkamadaha Group.] What is so Islaan about raiding legitimate video renting and other make-shift cinemas that may have played Hindi movies or soccer games, but keeping a blind eye the isbaaro their distant cousins have a few yards away? This Maxkamadaha Group is a supported by a questionable businessmen, such as the man who controls the natural port of Ceelcadde. This is the same man who doesn't want the main, international port in the capital opened because it may undermine the revenues from his natural port. His nemesis, Bashiir Raage, at least doesn't misrepresent his religion. You cannot claim to be wadaad and then bini aadenka waxee ku noolaan lahayeen oo deeqda ugu soo dagi lahayd u diidid. In a nutshell, Maxkamadaha is exactly like their associate "Sheekh" Yuusuf Indhacadde: One group of same coin. If Indhacadde is wadaad and is entitled to the title "sheekh," then our so-called "core values" were twisted to begin with. Very interesting their bedfellow is not only a fake wadaad warlord and occupier, but a [alleged] major drug grower. As Qanyare said the other day, warlords waa is cadeeyeen and it is about time Maxkamadaha is cadeeyaan -- wanting power and doing any means and whatever to achieve it. Just when we thought we have had enough power hungry functions comes this. __________________ Adiga meeqa sanaa soomaaliya kasoo maqneed? Aniga Soomaaliya [Xamar] 2003 aan tagay, aad iyo aad aan ula socday wixii meesha ka socday. Teeda kalena kala saar, the genuine wadaado and the fake ones. The genuine ones aren't power hungry, oo hub ma qaataan, kii kasoo horjeedana qoorta kama gooyaan. These genuine ones even formed their group now since these power hungry men misused their name. They now call themselves, to distinguish from these seeflabood men, Ahlul Sunna wal Jameeca. It is that latter group kuwa nabad raadiyo, oo Soomaalida nabad maalin iyo habeen ugu wacdiyo. Not kuwa moor.yaan baroon saaran wato oo meel weeraro, ama duulaan ku ah markii la arkaba, hadana isbaaro dhiganaayo. Ii sheeg sababtee u weerareen Kulliyada Jaalle Siyaad since they darn knew it that it was controlled by a major warlord? Yaa aakhiro looga masuul dhigaa maatida daraad ku geeriyootay dagaalkaas, oo ay ku jireen ciyaal barbaar iskool isku diyaarinaaye?
-
Soomaali maxee children u taqanaa? Ciyaal. Soomaali maxee play iyo game ugu wacdaa? Ciyaar. There is very, very little difference between those words -- both linguistically and semantically. Ciyaal ciyaar ayee ku nool yihiin, intee ka qaangaarayaan.
-
Ayaandaro iyo nasiibxumo. Tan inay soo socday dhowr jeer ayaan meeshaan ku sheegay. Dagaal wadaado isku sheeg iyo qabqabliyaal inay dhici doonto waa la wadaa ogaa, laakiin ma laga filaneynin maanta. Dagaalkaan wuuna fidi doonaa, oo Xamar dhan gees ka gees gaari doonaa. Xaafadihii dagaal ugu dambeysay toban sano iyo ka badan ayee ka bilaaban doonaan, sida shaleey ka dhacday Kulliyadii Jaalle Siyaad oo ah agagaarka Tarbuunka. Qax cusub. Dhibaato cusub. Wareer iyo walbahaar cusub. Eebboow ka qabo labadaan sheydhaan, kuwa camaamado isku soo duubay, oo "wadaado" iyo "sheekhyo" jirin iskugu wacaayo, kuwa kalena naftirkooda argagax ku ahaa shacabkii ee dhulka dhigeen 15 sano lasoo dhaafay ayaa maanta argagaxiso la dagaalan shaati ah soo huwaday. Laba sheydhaan is dagaalaayo, maatida waxba galabsan ku leynaayo, oo korkooda hoobiyaha iyo suu'ga iskugu dhiibaayo, kuwa naxariistii Eebbe ka tagtay. Hadee dagaal dhab rabaan, duurkaas ha isla aadaan. I'm really, really saddened. Soomaali yaa habaaray. Yaana habaaray. Intee nagala heystaa?
-
Folks, name-calling and other personal attacks will never sanctioned in this forum. Baliis, have a respectful discussions.
-
I am appealing to all nomads and in particular my fellow silent reader to come out and defend one of your own... How many 'silent readers' are lurking up there? It is every interesting to note, in the last few months, the numbers SOL used to hit daily doubled. It is now visited by more than 1600 nomads per day, yet a slim minority of those post. Plus, among those are those who vowed to leave SOL, yet there they are, lurking; their ghostly shadows is almost palpable from the cyber air. Yeah, have a nice dhoola cadayn if you are reading this.
-
BAIDOA Parliment meeting : Good news so far..
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
In summary, I know what political agenda I support it was clear more than 2 years ago. What do you support? What can I deduce from your posts? I don't support no body, least a merciless warlord. I criticize any wanna-be politician who I see cares more about himself than Soomaali people. My "support" lies where there is overall goodwill of Soomaali people and nation, not certain individuals blinded by how to accumulate power. This is the same reason I had supported C/qaasin's government; same reason I am supporting this government led by a man whose policies I don't agree. And surely, had I supported someone, I would always stand on that ground, not turning meeshee foorida C/llaahi Yuusuf Axmed kasoo yeerto. I asked you [and I will ask you again] a simple question: What made you stop referring to Shariifka "the tool" now? Because he was before "influenced" by Qanyare, supposedly in your view the imagined "master." Again, I ask you, since they are both politically allied still, what made you stop using that disparaging term? Or because he and C/llaahi Yuusuf had reconciled? Because he now accepted officially the baarlamaanka be held in Baydhabo? Shaati badalasho ma fiicno. You should've kept referring him "the tool" now and ever. And I don't know where you got that I "hate Geedi." Maba is naqaanee maxaa isku nacnaa? Do you really hate people because dad aad support gareysid ayee siyaada iskaga soo horjeedaan? Also are Indhacadde and C/qaasin the same person? I am against Indhacadde because he is an occupier; I don't see C/qaasin occupying any unarmed people's land. Or you equate both because qabiilnimo? Yes, I am too "maskiin" and "novice" [though I expected that word was reserved for Geedi in the future], I don't understand Soomaali politics, Mudane/Sheekh/Xaaji/Ditoore/Barfasoore/Injineer/Sareeye Guute. PS, qoraalkaas too much qabiilo terms aa ka buuxo ka edit gareey, baliis. -
BAIDOA Parliment meeting : Good news so far..
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Sareeye Guute, your "political" support ma dhankee foorida C/laahi Yuusuf Axmed kasoo yeerto u duushaa? Whatever happened to your "the tool" label you constantly used to remind us about Shariifka? See, nothing substantial changed. Shariif still is allied to Qanyare [from you, his master] and others. Will Geedi get an ominous name now, if he won't recognize whatever that comes out from Baydhabo meeting? What will it be, "the ignorant?" "The confused?" "The neophyte?" "The unimportant?" The unpredictible siyaada Soomaalida ha isku haleyn, duqa. It will eventually find a way to mock whatever chorus you constantly present public. -
Salaan... There are some exceptional, very interesting sites out there. Occassionally, you stumble on some. Below are such two sites. What makes these sites further interesting is that the ideas behind them are instrinsically Soomaali way of life. Let me stay for a day is but one. The other, do me a little favour. The reason I link these sites to innate Soomaali way of life is, the first site, as the site's name implies, a guy travels around the world by staying "strangers'" own homes he has met through his site for a single or two nights. They cook for him, take him to dinners, and show him around the city the day he is in that city. They also provide a little cash here and there. Then his next promised host takes over, doing the same thing again. He travelled more than a dozen countries using this very simple method. This method, however, is nothing new to Soomaali traditional way of life. Nomadic people used to roam the countryside and at dusk, stayed the nearest aqal Soomaali community they could find. They were welcomed, provided shelter and feasted the best food the family could provide -- all this with no quesitons asked, but in the name of Islaan and Soomaalinimo. That travelling nomad repeated this until he reached his destination. This very altruistic way of life was highly valued back in the days. We still do. The second site is all about giving others a favour, expecting no return in back. Just letting your neighbour --whom you may have not known-- borrow your ladder, bike, etc. Th site reminded me at back home, where neighbours routinely used to borrow cusbo, birtaawo, dab, and all little things that made daily life go on. So, will a nomad let another nomad stay for a day at his/her place, while that nomad will borrow another nomad's kubeerto and joodari?
-
I can't help but wonder about the limited, if any, alternatives that can be offered as substitution for the whatever purposes deforestation is meant to serve after all trees are in part used to synthesize charcoal and even menial chores such as cooking requires wood consumption as you pointed out. What I was referring was the over-deforestation of trees, which was expedited by the unlimited exportation of dhuxusha to Carabta. The trees at home can provide enough consumption for our people's daily needs or annual requirements. That used to happen before the civil war, where a restrict quota was in effect. There was also a total ban to any export of dhuxul. Today, it almost seems there are daily shipments of charcoal exported to Carabta, whose own governments in their own countries banned cutting down the tiniest tree. Also the usual overgrazing, where there is hardly any recovery period. The old government used to plant new trees in place. Today, the only mentality is cut and cut. I don't know what they are going to do when they run out. They already ran out our plenty of the good trees, which made them to turn to the unthinkable: Mango trees or other trees that doesn't mature fast. Also, about using dhuxul for cooking, there are advanced modern ways to minimize; for example, there are various solar ovens. Our people aren't aware of this. Few who do, do not have it. Also generally, our people and caring environment does not usually go together. I have friends in here, and when I tell them sometimes I don't drive cars because I care about the environment, they laugh at me, thinking I am but a thin step from going crazy. The whole ocean is filled with nuclear and other hazardous chemicals. The vast land of the country is fastly getting deforestation. A considerable percentage of our people ma fiyoobo, either, oo buufis ku dhacay. Kuwii fiyoowaana dalkii ka carar waxee u sababtay inay badii iyo saxaradii ku dhamaadaan. Kuwii qurbaha joogayna desperation ayaa haayo, awlaadoodana faraha ka baxay. The future indeed does look bleak.
-
Kun aa ka daba nageeneeysid asaa ka heer sareeya laakiin isku qolo maahidiin marka inaad xaqoiraad saas ah oo caadifad qabiil ku saleeysan meesha keentid waa nasiib xumo. Yaa ka "dabanaageeyaa?" Intee igu aragtay anigoo qof ka dabadhirif u eh? Eebboow ha cadaabin qof aan waxba ogeyn. About Culusoow, magacyadooda ayaa isku eg, koleey amee walaala yihiin, kan aa ka hadlaaye Cabdi Max'ed Culusoow aa la dhahaa, oo "Dr" title ah wata, degan Koronto. Hadaan arkaa kan qoraalkaan qoray asagana Max'uud Max'ed Culusoow in la yiraahdo, yaa ogaado asaga title "Dr" waa wataa. Close waaye. Teeda kalena, aniga ha ii sheegin about Xamar. Anybody who frequently this forum knows that well, aniga iyo Xamar inaan kala harin, xudunteyda ayaa ku duugan. Laakiin runta mala qariyo. I TOO was there in Xamar in the past, more recently in mid 2003. Do not pressume those who may criticize the situaton in Xamar present times hail from other regions. I never understood, though, who represent the real Xamar; ma ciyaal xamar mise the kooyto of later day?
-
Salaan... We can donate today or tomorrow when the next drough arrives, but seriously did we take a break and examine closely, why do abaaraha is getting more frequent in deep South? We might've understood, for example in the south, if it occured regions such as NFD, Bakool or Gedo, which already were semi-desert; however these days, it seems almost every year there is some abaar, more frequent, in the deep, river-encircled south itself. What was once considered the breadbasket of republic, such regions as Shabeelaha Hoose, Shabeelaha Dhexe and Jubbooyinka, particularly Jubbada Dheexe, are now experiencing their own abaaro. There is only one culprit: Cutting trees. Deforestation is a serious problem today in our country, threatening the entire region, including NFD and Soomaali Galbeed. Deforestation changes or alters moisture in the atmosphere; it also decreases the water in the underground, such as rivers or wells. An already semi-desert country like ours, the consequences are far-reaching. There must be an urgent education to our people about the basic contribution tree does to society. It doesn't only provide shade relief or little qoryo for cooking. It does much more than that. This lack of education and further ingorance, plus the merciless "businesspeople" whose only goal is the short term financial gain as opposed the consequences of dire situations in the future of the country and their people. In that Shabeele news site, there are pictures from Jilib. The bushy Jilib, the heavenly Jilib now looks a semi-desert. My Eeboow.
-
Mohamud Uluso is a former Cabinet Minister and Governor of Central Bank of Somalia Culusoowgii biibitooyinka Istar iyo kuwii kale taagnaa shimee "cabinet" ku jiray? Hadana "governor of central bank?" Ar maxaa jago sharafta laga qaaday. And for the topic, as the honourable Maki Xaaji Banaadir said, "Xamar waala xumeeye yaa ku xaal marinaayo." Xamar urgently needs xal. I am a firm believer inay dowlada ka shaqeyso Xamar; I will always support Xamar, laakiin Xamar terribly waala xumeeye, and some twisted individuals are coming to terms that the present Xamar, after all, is good for them -- a twisted logic by unmerciful so-called "businessmen" and their heartless warlord counterparts who ka faa'ideysteen xaalada jirto. There was no single street built or renovated in the capital in the last 15 years. Some major avenues, such as Jidka Sodonka, in the heart of capital waa kala go'een, and buses --which themselves are risky to public health being so qolfof and mirir -- use luuqyada xaafadaha. It is same to all common public lands; some misguided individuals are building on public parks. It soothes me, though, Tarbuunka is still a common public land. However, another decade or so if saan lagu jiro, jidadka iyo other public lands dhan waa u dhamaan doontaa, and I don't know how those "businessmen" and their equally ruthless dagaal ooge meelahee ku mari doonaan their air-conditioned Laanguruusalo or meelahee ku qudbeen doonaan. The reason I bring up this "common public interest" places is, capital cities need plenty of public lands. Otherwise, cities will no longer be attractive enough have a major support being a capital.
