-
Content Count
17,655 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Soori, macalinka. Ani iyo qaaci iyo qaraami wixii la dhahaba ma isku fiicni. Heesaha kataaradda lagu garaaco somehow waa ku gam'aa, oo hurdo hurdo igu qabato. Waa kasoo biloow kuwii Cumar Dhuulle [Eeebba ha u naxariistee] ilaa iyo qaar kamid ah Axmed Naaji kuwiisa -- kuligood iima baxaan, wax kataarad lagu garaaco. Now, if you want to talk about Cumar Shooli, Sulfa, Faadumo Qaasin, Shimaali, heesahooda dhamaantood, we are in a un-caajis zone for me then.
-
Somalia defeat in 1978 and Siad Barre
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to somalia1's topic in Politics
Wuxuu yahayba dadkiina aflagaadeynaayo qofkaan ha laga daayo caayda. Aragtidiisa asagaa leh. He is, however, one-dimensional poster -- only one subject and topic ayuu ku jiraa maanta dhan, marka ha isku luggooyina. Hadda kuma cusbo, waa horena wuu soo qori jiray, same like this. Laakiinse, in order to shut him once and for all, here is a pictorial gift for his so-called pride: Cuban artillery Carlos Orlando, 20, stands with two Somali insurgent soldiers at this village in the [soomaali Galbeed] desert following his capture. Somalia officials said Orlando was part of a contingent of Cubans helping Ethiopia in the desert war on the Horn of Africa. Cuban soldier Carlos Orlando, 20, (foreground with overcoat) talks to reporters here 1/27 following his capture by Somali insurgents in the war-torn [soomaali Galbeed] desert region of Ethiopia. Ethiopia has denied it was using Cuban soldiers in the war against the insurgents and Somalia showed Orlando to reporters to back up their claims to the contrary. -
Duqa, ma fahmin, maxaa ka wadaa? Heeso badan oo lagu magacaabo "Raaxeeye" ayaa jirto maa dhahoysaa oo inaa wada heshid maa rabtaa? Mise wax kale jiro...
-
It's true that Somali music has suffered in last two decades much the same way as other institutions and infrustructure in the republic. But the creativity and ingenuity is stil there, we are just in a bad shape now by not having the platform to develop new material/talent (ie.Government). Fanka iyo suugaanta dowladii hore ayaa taakuleyn jirtay, oo hiil iyo hoo la daba taagnayd. Mushaarka abwaanada, fanaaniinta, heesaleyda, soosaariyaasha, iskudabaridiyaasha iyo inta kaleba dowladda bixin jirtay mushaarkooda. Taas ugu wacan hormarin weyn inuu gaaro fankeena, siiba xulka Waaberi oo caalami noqday, dowladda la daba taagnayd maalin iyo habeen. Marka fankeena soo saaridiisa in uu hoos u dhaco waxee kamid tahay waxyaabaha kale wada dhacay dalkeena. Heesaha cusub dad qoro iyo alifo rabaan, shaqadooda ahaydna abwaanadii oo ruwaayadaha ku alifi jiray. Abwaanadii wax dhibaato dishay, wax wada geeriyooday iyo wax tooda nolol maalmeedkooda meel u la' wada noqdeen, maxeeba heeso alifaan. Fanaaniintiina sidaas camal, oo wax u alifo waayeen waxooda hore ku noq noqdaan, kuwa cusub soo caanbaxay warkoodaba daa. And Itoobiya was and is never ahead of us in wax walba, be it literature or ruwaayado. Itoobiya is not even a real nation in the sense of the true word of it. Each ethnic community with that fragmented 'country' has its own culture and sticks with it. There is an Itoobiyaan channel in the satellite programs I watch, and the few times aan daawadaday that kanaal heeso Soomaali lee ka buuxday. Ma'ogi inay ula dan lahayeen inay Soomaalida soo jiidaan or something, but heesaneena ka buuxday, ka biloow C/qaadir Jubba iyo Xasan Aaden Samatar.
-
Originally posted by nuune: quote: barnaamij dheer oo xallay laga sii daayey telefishanka maraykanka ah ee CBS ee xaruntiisu tahay magaalada Newyork ee dalka maraykanka ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee waddankii la isku odhan jiray Soomaaliya Any link or source sxb, would be nice to watch the video of CBS News. Tried to find the CBS prgrammes on last night, failed it, maybe you could help adaa iga fara-dhuubanee. As usual what is posted on here is fabricated. They are referring, I do think, the 60 Minutes program, who did an interview with Obama and broadcasted on last Sunday. On the second segment of the interview, which mainly deals about his family, there is nothing about Soomaaliya as well. Not even Afrika. If you check the link's official transcript, I don't see anywhere ee kaga hadlaayo arrimaha Soomaaliya, let alone Waqooyi. Mise they saw a news segment that we don't know. It should be there somewhere on CBS site then. ____________ Edited: I did find the article ee ka hadlaayaan. Here it is. I guess the two sentences about Waqooyi Galbeed kaga hadlaayaan soo jiidatay our separatist friends. The article, however, was originally published by The New Republic magazine.
-
Blame the right hand, or was it the left hand, as Baddacas expertly puts it?
-
It looks like there is World War III happening on Somali seas
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abwaan's topic in General
Geeljire, you should have seen Jon Stewart's Daily Show tonight. They had a segment that deals burcadbadeedaan. -
Puntland Will Secede -- if Yussuf Led TFG loses
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Baashi's topic in Politics
Acuudi bilaahi mina sheydaani rajiim. Some sickening, nauseating thoughts some grown-ups people's mind ku jirto, and on the top of that u soo bandhigayaan on this public forum, oo yar iyo weyn ku jiro. Acuudi bilaahi once again. I don't want to know what else their mind ku jiro. Such a revulsion, so revolting. -
Waste of bandwidth. Saan hiilis iyo camiraad waa dhaaftee ee kistoo iska aayar.
-
House Negro and Field Negro speech If you're afraid of black nationalism, you're afraid of revolution. And if you love revolution, you love black nationalism. To understand this, you have to go back to what the young brother here referred to as the house Negro and the field Negro back during slavery. There were two kinds of slaves, the house Negro and the field Negro. The house Negroes — they lived in the house with master, they dressed pretty good, they ate good because they ate his food — what he left . They lived in the attic or the basement, but still they lived near the master; and they loved the master more than the master loved himself. They would give their life to save the master's house — quicker than the master would . If the master said, "We got a good house here," the house Negro would say, "Yeah, we got a good house here." Whenever the master said "we," he said "we." That's how you can tell a house Negro. If the master's house caught on fire, the house Negro would fight harder to put the blaze out than the master would . If the master got sick, the house Negro would say, "What's the matter, boss, we sick?" We sick! He identified himself with his master, more than his master identified with himself. And if you came to the house Negro and said, "Let's run away, let's escape, let's separate," the house Negro would look at you and say, "Man, you crazy. What you mean, separate? Where is there a better house than this? Where can I wear better clothes than this? Where can I eat better food than this?" That was that house Negro. In those days he was called a "house nigger." And that's what we call them today, because we've still got some house niggers running around here. This modern house Negro loves his master. He wants to live near him. He'll pay three times as much as the house is worth just to live near his master, and then brag about "I'm the only Negro out here." "I'm the only one on my job." "I'm the only one in this school." You're nothing but a house Negro. And if someone comes to you right now and says, "Let's separate," you say the same thing that the house Negro said on the plantation. "What you mean, separate? From America, this good white man? Where you going to get a better job than you get here?" I mean, this is what you say. "I ain't left nothing in Africa," that's what you say. Why, you left your mind in Africa. On that same plantation, there was the field Negro. The field Negroes — those were the masses. There were always more Negroes in the field than there were Negroes in the house. The Negro in the field caught hell. He ate leftovers. In the house they ate high up on the hog. The Negro in the field didn't get anything but what was left of the insides of the hog. The field Negro was beaten from morning to night; he lived in a shack, in a hut; he wore old, castoff clothes. He hated his master. I say he hated his master. He was intelligent. That house Negro loved his master, but that field Negro — remember, they were in the majority, and they hated the master. When the house caught on fire, he didn't try to put it out; that field Negro prayed for a wind, for a breeze. When the master got sick, the field Negro prayed that he'd die. If someone came to the field Negro and said, "Let's separate, let's run," he didn't say, "Where we going?" He'd say, "Any place is better than here." Xigasho
-
I thought he was paraphrasing, if not re-quoting verbatim, the words of and by Malcolm X, and were not his, Dawaahiri's, own phrase. "Field negro" and "house negro" was a well-known speech of Malcolm X. Galbeedka's media maxee wax isku rog rogeen, putting words into his mouth. And in you and in Colin Powell, Rice and your likes, the words of Malcolm X (may Allah have mercy on him) concerning "House Negroes" are confirmed. That is what he said, just borrowing words used by Malcolm X in 1963.
-
Again dad qaangaaray oo ilmo saqiir camal u dhaqmaayo yaa ku dhex jiri karo, sala calaa nabi. Shuud. Any post with a single insulting word toward a member of this forum in this thread will be deleted, not edited. No exceptions. This is how it will go from now on. If you want to waste both of my time and yours, some of you are very welcome.
-
Taas kuu mahadsanyahay, waana waxyaabihii ugu muhiimsanaa dowladaas Kacaanka qabatay. Wali waa xasuustaa iskooladii Soomaaliya, meelihii maado walba afkeena hooyo loogu dhigi jiray, ha ahaato xisaab ama taariiq ama wax kale. Iskool hoose iska dhaafee ilaa iyo jaamacadda Gaheyr ayaa afkeena lagu dhigi jiray. Isku filnaan weyn oo aan isku filanahay ku gaarnay meeshaas. Hal dowlad Afrikaan taas awooday ma jirin, kuligood afaf kale Reer Yurub iskooladooda ugu dhigi jireen ardeydooda. Kaliya dowladaha Carbeed ee Afrika ku yaalo, sida Masar camal, afkooda iskoolada ku dhigan jiray. Buug nin Sawaaxili qoray waayo hadda kahor aqriye taas uu Soomaalida ku amaanaayo inay tahay kaliya dowlada Afrikada madoow kaliya ardeydooda ku bartaan afkooda hooyo iskoolada ka biloow fasalka koowaad ilaa min jaamacad. Buuggaas la qoray waaguu dalkeena dal ahaayee.
-
OOh goodness, MMA that is shaneemo shuum AKA shaneemada curyaaminta aka shaneemo casa de populare. waxaa ka soo sawirtay dhinaca jidka shaqaalaha. If you have more pics oo xaafada Hodan pls do post them. KK, marka ekwotore haddii sheegatay, you're repping either buullo xuubey ama zona school xamar sare.. Duqa, I don't have sawiro kale from that xaafad, since gaari socday ugu dhex qaaday, even that sawir wuu qaloocansanyahay because gaari socdo ayaan ku dhex jiray markaa qaadaaye. Other images waa hore inta kusoo post gareeye intaa ka arki kartaa. However, sawirkaan hoose xaafadaas Kaasabalbalaare mid u dhow kasoo qaaday guriga abtigeey hortiisa ee Taleex ku yaalay, right next to Carwada. Xamar 2003 ma xumeen. Hadda xaafadaas another Bermuudo noqotay. You might be familiar with the barely visible minaret that you can see from the left side, ciyaalka meeshee fadhiyaan korkooda. Waa minaretka masaajidkii uu dhisay Marxuum C/rashiid Cali Sharmaarke ee Taleex ku yaalay, looguna magac daray Masaajidka C/rashiid.
-
waraa, gabyaa waa noqon karaa kawaran, I didn't know inoo Af-soomaaligayga sidaan qatar oo tahay. For real, yo. Ila feeri ereygaan: "hantatacii xukun-gaar halqabsi laga dhigay" I wrote that in like 3 seconds....xataa uma fakarin. Pleasing to the ear, easy to pronounce, yet macno culus aa ku doogan. Mashallah. Waraa, caadi ma ihi kawaran. Bababa, widayoow maba laguu gali karee. Gabay ma'aha laakiin, ee geeraar jacburis waaye. Jacburiska meesha kasii wad.
-
Washington also accused Saadaam Xuseen to have weapons of mass destruction. They are also the same who targeted poor, old geeljires in Jubbooyinka, thinking some Qomoros and Sansibaari men were among them. I guess they are always correct on their intelligence. Reer Wardhiigleey soo xasuustee, oo dhihi jiray: Wardhiigleey wasaarad waaye Inta kalena wakaalad waaye Washingtona waab waaye
-
Xaniifa, yaa ku nijaaseysay? Ma dhici karto, it would now take at least five baaf of biyo samsam in lagu daahiriyo. Kuusha, haye adigana amaa lagu nijaaseysaa hee, oo biyo samsam maa u baahantahay as well? Jibriil, welkam to shabakadaan, igaarka.
-
Xiinoow iyo Dukoow, saan maa la isku ogaa again. In la isdhaafay mooday. Same thing soo noqoneyso again and again. Folks, kamoon, seriously. If you two have some personal issues, well meel kale ku kala solve gareyn kartiin, not on this virtual public gathering. This issue, let it die in this thread on this site. Hala kala leersado. This thread is closed again. Meel uma socoto. From now on, no name-calling of any is allowed. None. Dad grown up oo waa weyn nahnay, Kamoon, really. PS -- Xiin, I wanted to address this matter in private with you, but you disabled your private message function, which I wanted to say in private that I don't want to say on public.
-
somali fighters surging....restoring security.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to RedSea's topic in Politics
Oh, the 'mujaahid' part is back. Welkam back, Mujaahidoow. -
Next.
-
I don't wanna be a Canadian Id*ot
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in General
Hey, I'm not a lumberjack or a fur trader And I don't live in an igloo or eat blubber or own a dog sled And I don't know Jimmy, Sally, or Suzie from Canada Although I'm certain they're really, really nice I have a Prime Minister, not a President I speak English and French, not American And I pronounce it "about", not "aboot" I can proudly sew my country's flag on my backpack I believe in peacekeeping, not policing Diversity, not assimilation And that the beaver is a truly proud and noble animal A toque is a hat A chesterfield is a couch And it is pronounced Zed, not "Zee," Zed Canada is the second largest land mass The first nation of hockey And the best part of North America. My name is Jaahil And I'm Canadian ___________ That dude's commercial used to rule the Canadian in early 2000. -
knock out fights - careful watching this
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to SayidSomal's topic in General
Animalistic actions at its best, siiba kuwa ugu horeeyo. Xooleysanaa. -
Shameless Gits : The President and the PM
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Juje's topic in Politics
Oo nuujin karaan ku dar. Xaa laga wadaa Cirdey horta? Cir day miyaa? If so, mayee Cirsoobuusbuuso la bax.