-
Content Count
17,680 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
UK Police now allowed to hack into personal computers
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Geel_jire's topic in General
Adduunka waa isku soo dhamaaday. Democracy? Liberties? My kuunto cambuulo. -
Kaa wato is like exactly this one. Meel walba ka simanyihiin, including the colour. It is simply designed too, and highly functional. Plus, it records sounds, which is good for an old phone like it. My Soomaaliyeey Toosoo maa ka maarmi karaa whenever it rings.
-
Looters Inc : We dont want COURTS troops ?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Daa'uud Waraaqle, . -
STRAIGHT TALK BETWEEN AHMED DIRIE UGAS JI'IR
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to wayrax's topic in Politics
So he was sleeping until now, aha? Intuu jiray markuu Caydiid iyo his junior dadka rafinayeen? Intuu jiray markee Caato, Cali Mahdi, Muuse Suudi, Maxamed Dheere, Finish, Qeybdiid, Qanyare, Beebee, Xaarankunaax, Indhacadde, Cirfo -- iyo baandadii kale dadkiisa eber ka dhigeen. Mise kuwaas xaq ayee u lahayeen inay laayaan dadkaas since they share same qabiil? Haba sheegin Soomaalida kale ee ka nabad gali waaye. About dhalinta Shabaab: They can be blamed many problems abuuraan, but qabyaalad is not one of them. Mabda' isku keenay dadkaas, qabiilkee noqdaan ha ahaadaanee. -
did you say you lived in Southland(after Langata, from the junction to Barakouda),that place is a ghetto-like area now..only hardcore pple(non-somalis) live there. Or you ment "main" Langata. Sharmaarke, are we talking about the same Southland? The Southland I knew very much was far from anything resembling ghetto. Inkastoo Kibera slum was not that far off, but xaafadda Southland itself guryo sare ku yaalay. I even heard it is a gated community now. Laangata waa barxad oo dhul weyn, most of it natural empty fields. N.B. -- Some market in Islii gubtay la sheegaaye the other day again. How many times gubanee meeshaas iyada?
-
STRAIGHT TALK BETWEEN AHMED DIRIE UGAS JI'IR
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to wayrax's topic in Politics
Ma qoslooyi, duqa. It is dhoolacaddeyn lee. ______________ "Waxaan garan karnaa ujeedada Mukhtaar Rooboow, wuxuu wado diin ma'aha, ma qaadan karno Jihaad aan ka jirin Bay iyo Bakool oo lagu barakicinaa qaxootiga maskiintaa ee Galgaduud, sida la ogyahay adeer hore ayuu noloshii ugu diiday, hadana colaad ayuu ka dul furay, Waxaan ugu baaqeeynaa ninkaas inuu ka baxo dhulka *****, haduu iska dhega tiro,waxaanu nahay reer la yiraa *****, hadaan ilaaheey laga waayin, waan iska celineynaa," ayuu yiri Nabadoon Ahmed Diiriye Cali. Ahmed Diiriye wuxuu wax laga xishoodo,oo Islaamnimada ka baxsan ku sifeeyay in rag aan u dhalan ***** oo isugu jira *****, ***** iyo ***** maalin walba gumaadaan Haweenka iyo Caruurta *****. "Beelweynta ***** waa inay taageertaa shirkii Jabuuti lagu gaaray,waa inay u midoowdo sidii la isaga celin lahaa cadawga horarkaa ee Mukhtaar Rooboow ka mid yahay, waana naga dhamaaday dulqaadkii," ayuu si caro leh u yiri Afhayeenka ******. Ahmed Diiriye Cali wuxuu sheegay in Abuu Maansuur yahay nin cadaawad u qabo *****,wuxuuna caqli yari ku sheegay inuu maalin walbo bartilmaameedsado Culumadda, Waxgaradka iyo rayidka *****. "War ***** waxaad isweydiisaan xagee maanta xabada ka socotaa, Somaliland waa nabad, Puntland waa nabad, Jubooyinka waa nabad, Bay iyo Bakool waa nabad,maxaa..." ayuu Diiriye caro ku yiri. Waxaas run miyaa, saas muu ku hadlay ninkaas "nabadoonka" la baxay? Waaw. -
Mukhtaar Roboow oo shir Jaraaid ku qabtay Baidoa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Member-sol-'s topic in Politics
He was on Aljasiira's Talk to Aljasiira program the other day and today. Asagoo lahaa maqlaaye meel walba ayaa si sharaf leh ugu tagi karaa oo anoo xor u leh. I guess wuuba isku aaminsanyahay waxaas. -
Can you make canjeero, Daa'uud Waraaqloow? Or what about malawax? She is a good for a non-Soomaali. Ninkeeda wax badan ayuu baray. I have to say the way Soomaali bariis loo kariyo is one of the best, if not the best. Foreigners can attest to that, iyagaaba laga marin meel once they discover our version of bariis.
-
I used to believe the first-born January people that qurbaha imaaday a bit exaggerated. Sure, they were a few here and there, but not that many. That is until I had seen online a published suspected criminals, many of them young Soomaalis from an American county. God, more than half of them were born first Janaayo. Some as young as who were said to be born in 1984/5.
-
Poet, tufaaxa iyo liimada balbeelmada kala saar. Soomaalis are fighting among themselves, a useless prolonged civil war that is. Reer Falastiin are not. If Xamaas iyo Fataax ahayd dagaalka, then that would be the case, but it is not. It is not even about Muslinimo or Islaanimo, but caddaalad, xaq iyo sinnaan. Waxa ka dhacaayo Falastiin qof bini'aaden oo damiir leh uma dulqaadan karo, qofkuu yahay ama diintuu rabo ha heystee.
-
Good news : Somalia defeats Tanzania 1:0
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
This shouldn't be in the politics section. -
Good news : Somalia defeats Tanzania 1:0
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in General
This shouldn't be in the politics seciton. -
Xulka Soomaaliya sidii hore ma'aha, oo wey isbadaleen. The whole organization changed. Kasoo biloow kuwa u ciyaaro ilaa tababaraha wada isbadalay habkooda. A lot of qurbo-based players u safto the team the last year or so. Some of them are Reer Koronto. Hopefully the rest ayee beat gareynaayaan, if not to tie with them. They are still a team in progress and changing. Mahadsanid for sharing with us warkaan, Garaad.
-
They have taken over South B/C where they are living in gated community as shown on below pics. I went there Feb 2008 and I was taken aback to see the mount of money being exchanged, they are doing very well. Dhubadoow, Soomaalida wey degnaan jirtay xaafadaas back in '90s, with those same gated houses. I think even masaajidkaas wuu ku yaali jiray. Hal mar ayaa tagay xiligaas, don't know with one it was, probably South C. Guryaha sidooda u egyihiin, inkasoto la cusbooneysiiye. This time wey gateen guryahaas u maleynaa, waala tujaaray dheh. Other gated houses degnaayeen was Nairobi Dam iyo Southland in Langata, which our family lived back then. The other booming sector is housing and hotels, everywhere you look there is a new hotel being built (by the Somalis) the demand outweighs the supply, its hard to get a room after 9 pm. Maxee kuugu taalaa hee, as the prosperity went up, so was sabuubnimada. Inequality widened very much. Waagii hore dadka soo wada qaxay waa wada simanayeen oo dad iska ladan u badnaayeen. But now Nayroobi some got uber-rich, some went way down, ciyaal jokoro ah iyo gabdho Soomaaliyeed jirkooda ka ganacsanaayo iyo hooyo iyo cunugeeda qashinka cunaayo ayaa ku arkeysaa Islii. It is very sad to witness that. Waxaas laguma arki jirin back in '90s. _______________ About the subject, of course nabad la'aan meelna horumar ma gaareyso, still laakiin dhaqaalaha Soomaalida ku spend gareynayaan between those two cities, while our cities back home need them really -- it is just sad. Those two nations saan ayaa faa'ido ugu jirto, I think.
-
Originally posted by dhulQarnayn: ^^^ Mr Miskiin : Tacsida noo taala maalin dhow waanu ka kici doonaa, ee adigu weli miyaad ku fakartay inaad xooga doolar ah ugu sadaqaysid hayadaha samafalka ah-- oo waa dhow-- si aan caadi ahayn, uga shaqa-gali doona Baidoa iyo cariga la siman. Hadaadan wali waxba aadan donate-garayn, bal halkaan riix oo xogaa nimanka u tuur! Lord knows, howl aan caadi ahayn ayaa kusoo fool-leh, ee ina-adeerow haka bakhiilin arintaan! Wabilahi Tawfiiq dhulQarnayn :cool: Republic Of California Hayeba. Laakiinse inkaarta iyo habaarka beeraleyda waxba galabsan aad u saadaalineysid adiga lee yee kugu soo noqon, oo Kalifoorniya kugu imaan iyadoo dab ah meeshaas dabkeedaba badanee these days.
-
Maxaa "la daariyey?" Daraq maala daaray?
-
MAXAAD KA TAQAAN TAAROOKHDA HAPPY NEW YEAR
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to wayrax's topic in News - Wararka
Duqa waa iska kaa dhiboyaa, inkastoo naga bad badisay shabakadaas, ee meesha kasii wad dadaalkaaga. Teeda kale qof Afsoomaaligaaga daba galaayo oo ereyadiisa iyo naxwihiisa cusub ka helaa tahay. Dad yar inta ku jiro saas ah, oo Nuune kamid ah iyo aniga. Marka nagu soo biir dhiig cusub waa u baahneen. -
MAXAAD KA TAQAAN TAAROOKHDA HAPPY NEW YEAR
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to wayrax's topic in News - Wararka
Taariikhdu markay ahayd 46 CH (Ciise Hortii) ayuu Boqorkii Rooma ee Julius Caesar (Juuliyas Qaysar) markii ugu horraysay 1da Jannaayo ka dhigay Maalinta Sanadka Cusub. Janus (oo ay ku magac darsan tahay bisha Jannaayo) wuxuu ahaa ilaaha Roomaanka ee albaabbada iyo ganjeellooyinka, lahaana labo weji oo midna uu gadaal eegayo midna horay. Qaysar wuxuu is tusay in bisha loogu magac daray ilaahaas in ay tahay midda ku habboon in ay noqoto “albaabka” laga galo sanadka. Cawaaniintii Rooma waxay sanadka cusub ku calaamadayn jireen khamri cabbid iyo faaxishooyin kale oo rabshado wata oo tiro badan si ay ugala mid dhigaan sidii uu adduunku u kharribna intii aanay ilaahyadu isku duwin. Dad badan "happy new year" ku qafiifay u baahan taas inay ogaadaan. Sabab loogu dabaaldego waaba la yaabanahay. Waa maalin kale lee, waliba qaboob badan. Haye, adigana xayirsiinta shabakadaada intee mareysaa? Meel heersare dheh. -
Originally posted by Xaq: this is embarrassing. i can imagine the tigres sitting in their office laughing and shaking their heads, saying "these somalis are so easy". Of course. It says and reflects much about us average Soomaalis than that single qabqable. Wuu u qalmaa kaas iyo wixii lamid ah waxaan iyo wax ka daran lool dhaqmo, laakiin Xabashi inay a Soomaali man saas yeesho -- and he is a Soomaali dalkiisa u dhashay after all -- uma qalanto, he is Soomaali and Soomaalis should deal with him and his ilk, not Xabashis.
-
I think if the conditions they found in Nairobi and Dubai were available in somalia, somali business men/women would instantly relocate them selves back home. A business man/woman regardless of nationality has single thing in mind and that is were his/her business can prosper and international boundaries mean nothing to them in most cases. I know, still laakiin what is spent in leisure and business-wise in those two cities by Soomaalis mind-boggling. Awdhubad, adigaa Nayroobi noogu dambeysee ka waran meesha? Ar Gaarisa Looj yaa xasuusto, back in '90s. I don't think Hindidaas inay si fudud ku baxayaan, though. Ar maxee kibir badnaayeen oo Keenyaatiga u hanjabi jireen. Taas la yaabi jiray. Xataa afkooda Sawaaxiliga inay kula hadlaan ma u quuri jirin, Ingiriis kula hadli jireen. Shuud. Ka waran in contrast the few that used to live in Xamar, mostly Bakistaanis iyo sidee masaakiin u ahayeen. I always wondered how come almost all iyaga lee wada lahaa dukaamadaas. It probably dates from racist colonial policies, still inay wali ganacsiga dhan iyaga wada lahaadaan ma'aha. The few here and there left oo iska yar yaraa Kuukaayada [Kiikuuyada] lahaa.
-
Multiple Personality Disorder {MPD}
-
Originally posted by Abdinasir Kadawo: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Maleeshiyaad-ka *********** oo intooda badani ay qaab dhuumaalaysiya kaga baxeen Muqdisho ayaa la filayaa inta hadhayna in la mariyo oo laga dhoofiyo dhinaca Badda, inkasta oo ciidamada Ethiopia .... Admin and moderators, what is the point of banning clan names, when the technique used above is as good as naming the whole clan name? I thought the censorship bot took care of it. You've got a point. Let me edit the rest.
