Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,660
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Eebba ha u naxariisto marxuumka Qabuuraha Macalin Nuur yaaba iloowi karo. Dad aad u badan ayaa lacag la'aan loogu duugay xabaalahaas in pre-war Xamar. I also remember yaraantey aniga iyo ciyaalka xaafadda ku tartanay inaan gacantiisa dhunkano one fine evening after he visited at our xaafad xus ka jirtay. I still remember anigoo dhunkanaayo gacantiisa to this day, beaming like adduunyo bilaabatay. Balaayo balaayo nala ahayd, ar ciyaalnimaa. Dhar wada cad ayuu huwanaa. Ar mar kale Eebba ha raxmado.
  2. Xaraarad qabato u maleynaa, oo qaarkood magacyada qabiilada ku dhex dabaalanoyaan oo ismaba oga, mana iska warqabaan filaa. Runtii waa u dulqaatay, now marmarsiyo waxee ka dhiganayaan the organization is called ONLF. Well, it is ONLF. No need to name the first noun of qabiil name in the acronym. Same as RRA. Simple as that.
  3. What is mentioning of qabiil names lately on here? Do some members think the rules are loosened? Mentioning qabiil names is explicitly against the rules. I can't stress this enough. Stating or writing a stand-alone letter standing in place for the full qabiil word -- it is still the same and breaking the rule. I won't edit hence. I have tried to edit. I won't edit from now on. Waste your time and mine as well mentioning qabiil names. Posts and threads will be removed altogether now.
  4. Maahmaahdii maxee ahayd? Nin daad qaaday xumbo... Wey ka taalaa. Iyagii ayaaba sii kala jabjabooyo hoos hoosaad. Hiiraan fiasco is the latest, forcing Macoow to seek army reinforcement from Ahlusunna Wajameeca of all groups. Ar Soomaalidaa. This Macoow dude is free shopping. Mar dowladda kumeelgaarka la safnaa. Mar kuwaas Dhalinta la baxay u tagay. Marna kuwaan Ururka Islaamka la baxay ku biiray. And finally Ahlusunna ka raadiye caawimaad. Intaas because of kursigiis ilaalis.
  5. It is really, really, really, really disgusting. Dadkaan Soomaaliyeed waxba galabsan Xabashada loo dhiibaayo -- it is very telling how lowest ebb of the low some Soomaalis have reached.
  6. Sax, Peace. Yaa kaa war maqlaayo, though. Soomaali waxee horey u dhaheen, "Far kaliya fool ma dhaqdo." Waxee kale ku maahmaaheen, "Nimaan shantaada kaa celin sharci kaama celiyo." Kuma maahmaahin, "Nin hashaada far kaa celin..." Waa shantaada isku duuban.
  7. Aaaaaaaaaaaaah, canuuni. Shimee igu dambeysay aan carabta taabsiiyo. Balaayo gudaha ka jiljileec badan, korna qodxo camal wax ku mudaayo ah uu ahaa.
  8. Is she another Soomaali-Australian? If so, Soomaali-Australian ayaa wada qabsaday gobolka Bari.
  9. Jabhadaan did not fail, won't fail either. Eebbe ha u garabgalo. Xabashi ain't nothing, dagaalkii '77 ayaa noo tusaalo ah haddaan isku duubnaano, not to mention Axmed Gurey's era. The failure, the miserable failure is only those Soomaalida sheegto at the same time Xabashi u sacabtumo. It is them ku ciyaaray magaca Soomaalida, midnimada Soomaaliyeedna hoos u dhigay. Now damiirnimada Soomaaliyeed rabaan inay baaba'iyaan. The least a Soomaali can and could do is in uu afka ka taageero jabhadaan dhulkeen xaqa ah Soomaaliyeed u dagaalameyso. Otherwise ka aamusa if one can't support gareyn karin afka ugu yar. Deeq iyo waxaas lagaama rabee, ii dagaalan lagumana lahee ee shib iskaga dhaha, that is the least one can do.
  10. Kutiri kuteen. Can't believe the Economist, a reputed newsmagazine as one can get, writes crap like this and then audaciously presents it as facts. The article portrays as a though Soomaali "Christians" are a significant minority that is persecuted daily, which is a pure bogus, especially this quoted part: "Every month several Somalis are killed for being Christian." And this: "Most were Mennonites, evangelised by missionaries on the Juba river in southern Somalia." What the... Goormee diinta ka saareen dadkaas oo tageen. Who are those 'missionaries' on the Jubba river?
  11. Originally posted by Ilka-dahable: that is good news i knew pirates are beter than fake wadaado You might have a point.
  12. Labadaan Shariif socodkooda iyo gaaf wareegooda dunida is getting ridiculous. Tuugsi iyo qaaraan doon haddee yihiin hal qof ha baxo, ha usoo tuugsado. Kii kalena Landhan uu joogaa, kuwaana Ugaandha iyo Kuweyd gaaf wareegoyaan. Sheekadii uu C/qaasin bilaabay wadaan, gaaf wareeg around the world. What are they collecting? Airmiles?
  13. Originally posted by Fu-Fu: LooL Nune the wet look is not a good look on her ... im super excited. and a part of me reallllly likes that picture. Wah, waxaan kacsi wey dhaaftee, duqa, see camalkaa. Waligaa bajaq isku kaadisay ma arkin miyaa? Waxaa la dhahay, though, markee xaragada iyo dareenka kacsiga saa'id ugu bato gabdhaha, yacni markee ciyaarta socoto, oo cirka maraayaan kaadi ee isku celin karin kasoo daadato, ee duqa maxaa ka jiro arrintaas maadaama aad ku ildheertahay arrimahaan. Run ma'ahoo? As I said, waxaa la dhahay ku maqlay, ee ha i weydiin saa ku ogaaday. _______________ u makin me hungary yaa Malika, all dat and no green ugaali at all Aabahey isoo xasuusisay. Maalin tan guriga ka shaqeyneysay booyaasta ayaa ugaali ee qado ahaan u karisay loo geeye. Intuu fiiriye, taabtaabtay yiri, "Walaaguun mee haayeen?" Calaa kuli xaal, uultimo wuu cunay, oo wuuba jeclaaday. Sawaaxiliga soortooda tan miyaa uu dhahay, yaa ogaado hoos wuxuu ugu daray balaayo dad kakan badan.
  14. I already wrote that, Samagaab. Samagaab iyo Samakaab kee saxsan horta. Does 'kaab' word exist, and if so what does it mean?
  15. Originally posted by Suldaanka: Very funny. From Sareeye Guuto/Sergeant to Generale . He skipped all these ranks Lieutenant, Captian, Major, Lt. Colonel, Colonel, Brigadier and jumps straight to General rank. For my understanding, I think sareeye guuto is brigadier general, not sergeant. And the article refers to him sareeye gaas, which is even a higher rank, being major general.
  16. Qeybo kamid uu ka wadaa inay 'dadkiisa' degaan in those gobollo. Waxaa la yaabay dhulka Soomaaliyeed ayuuba Itoobiya ku sheegay. Xabashi na badbaadisay uu leeyahay. Yee badbaadisay exactly? Who, whom...? Dadka ka qaxay dagaalada ka dhacay Waqooyi dhul Soomaaliyeed u qaxeen, oo dhulkooda ah Xabashina xoog ku heysato. Tan labaad Mingiste axsaanimo iyo bini'aadenimo uu ugu sameeye iska yar, wuuna ku faraxsanaa Soomaali isdileyso, asagaana soo hubeeye jabhadaha. Tax sadexaad aan ku celiyee. Haddee axsaan u sameysay Xabashi moodayaan ma'oga miyaa in isla Mingistahaas rijiimkiisa ahaayeen kuwa shaley rusheynaaye Boorame iyo Hargeysa, oo maati ku laaye? Taas mala isiloowsiiye?
  17. Islaamaha si fiican ugu dhameysay, xataa baatigooda uma dhaafin.
  18. Waaw. Maskiinta. Talaal waligeyba waa necbaa. Hadn't had one since '96. Eebbe ha naga qabto cudurkaan hargab doonfaareedka ee buun buuniyaan.
  19. They should have done this long ago and is loooooooong overdue too. Time to relocate from the cushy villas of Westlands and comfy beds of Parklands of Nayroobi suburbs. Kii cabsanaayo, especially non-Soomaalis, haka tago shaqada. It is usually Soomaalis who do the dirty work and risks, being sent to dangerous places and towns which they can't refuse not to go, yet paid poorly.
  20. Originally posted by Jacaylbaro: quote: sleeping in an unacceptable position (Japan) I wonder what is this "unacceptable" position ???
  21. Originally posted by J11: Ninkaan Sheekh Abuukar la dhahaa. Qofta la ciyaareysana waa xaaskiisa. Cajalo badan ku jiraa in youtube, kuwa waa hore ah iyo kuwa hadda ah. Ruwaayadaha Dubeey iyo Jabuuti lagama waayo. Inta ka asagoo Max'ed Saleebaan Tubeec la ciyaaraayo. [starts in 2:00.] Inta waa laga daawan karaa oo Dubeey xaflad ah ka ciyaaraayo. They are still kicking.
  22. Horta Soomaalida see ku noolaan lahaayeen without internet ku wada xiriiraan? Waxaa ka hadlaayaa dadka walaalaha ahaa, asxaabta ahaa iyo dariska ahaa kala firiray, oo shanta gees adduunka ku kala nool see ku xiriiri lahaayeen. Kasoo qaad hadduu dagaaladda dhici lahaa, lana soo wada qixi lahaa in '70s. Sheekada telefoon qaali ah iyo old mail service noqon lahayd. Wararka Soomaaliya bishii hal mar la maqli lahaa. One positive outcome would have been less fadhi ku dirir gatherings around. Shabakadaan ayaa waxaas ka aqristay iyo waxaan kasoo arkay ma jiri lahayn, though the usual hardcore fadhi ku dirirists would have gotten a way to spin the news.
  23. Another madax luxid comment from this simpleton. S: Madaxweyne, waxa jira shir Nairobi lagu soo gebogabeeyay oo uu Garaadka Beesha Sool oo k ahadlayna uu sheegay inay dagaal kala hortegayaan Somaliland ama Is-maamul gaar ah loogu samaynayo ay qaadayaan, adigu arrintaa sideed u aragtaa? J: Horta, Somaliland maanta ma ay abuurmin, xadka ama maabka Somalilandna waxa la sameeyay 1884 oo cidna laga baryi maayo. Inagu (reer Somaliland) waxaynu degenahay Itoobiya oo soonkaa (Hawd) ciddi inagagama badna, Jabuuti ciddi inagagama badna, taasina (muranka Sool) waxay la mid tahay anigoo idhaahda xad baan u samaysanayaa oo waxaan jeedayaa Reserve Area oo aan soo goynayaa. Markaa ogow inaad dagaal u diyaar garawday, Somalilandna waxay jirtay Soomaaliya oo aan jirin. Ragga siyaasiyiinta ah ee Nairobi ku sii yaacaya waxaan leeyahay Nairobi waa halka lagu miiqo boqno-goynta Somaliland ee ay fadhido qawlaysataha wax ku maasha magacii Soomaaliya. Markaa ragga reer Somaliland ee Nairobi ku yaacayow haddii aydaan waxoogaa qurbaan ah (kharashaad ah) ka doonanayn ka jooga. Haye hee, hadduu xad beenaadkaas sameeye gaal ka yimid jasiirad fog dhisay sanadkii 1884 wax iyo riyo u magacdaray Dhulkii Soomaalida, ha ogaado ninkaan madax isku sheega ah inay Soomaali jirtay, wada midnimo ahaana ku noolaayeen, bilaa xad beenaad. Dhulkii Hawdka ahaana Xabashada uu siiye. Waa wareey. And the irony of it all: He accuses others of xad beenaad sameysanaayo ama goosanaayo, a lie he himself tells to believe in. Soomaaliya ha necbaada ama yuu necbaan, laakiin ha isku sheego inay Soomaaliya jirto, jiri doontana.
  24. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay xaaladda Koonfurta Soomaaliya iyo Somaliland, isla markaana wuxuu baaq u jeediyay Madaxweynaha dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya, Shariif Sh. Axmed. ______________ S: Waxa jira in xukuumaddiina lagu eedeeyo inaad dawladda Itoobiya u dhiibtaan dad ka soo jeeda Jabhadda ONLF ee ka dagaalanta gobolka Ismaamulka Soomaalida, arrintaa maxaad odhan lahayd? J: Taas waxba kama jiraan. Waxa jirtay in aanu mar xidhnay in labaatan ka badan – annagu kamaanaan warqabinee, halkan bay soo mareen, waxayna malaha toojar gareeyeen ( ciqaabeen ) wiil ugu yaraa, markaa inankaas baa sheegay, anaguna inay ciidan hubaysani na dhexmaraan ma ogolin. Midda kale, Itoobiya waxba yaan afka lala dhicin, waxaanan u taageersanahay maalintii la i xaaqayay iyadaa ina taageeraysay oo saldhiga ina siisay , markaa ninna taas uga habran maayo. Xigasho Wuu isiloowsiinayaa filaa ama iska indhatiraayaa duqeyntii, rusheyntii iyo xasuuqii Xabashada u geysatay Hargeysa iyo Boorame. Saldhiga la siiyeyna maxee tahay, ma'aha miyaa dhulka Soomaaliyeed la heysto meeshaas? Balaayo madax isku sheeg ah.