Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. H&M is my dukaan. It is the best dukaan out there.
  2. Runtii, Che, what is so 'great' about kunka shilin ayaa sawirkeyga ku yaalo (she is lucky haddeeba nasiib u heshay, though islaan kale la sawiran), Manchester City ayuu once hal game u ciyaaray iyo Ina Wariiri.
  3. Meelaadan waligaa arkin waa iska dacaayadeen kartaa. If only you had seen. Ask Yaabane asagaa arkee. Waxaaba i soo xasuusisay markaa dalalka kale tago oo dadka qaarkood i weydiiyaan intee ka imaatay, markaa ku jawaabo 'Toronto.' Waa wareey, meel shidan ahaa lasoo boodaan. I can barely imagine their reaction if I instead said Minnesota. Lord.
  4. Minnesota waa laga tarxiilay. Poor Yaaabanoow, still wanting to go back yaah.
  5. How old were you back in 2000? You said you are 19 years old now. Now minus twelve years, hmm... The only logic you are not getting is this: Galeyr waa shaqsi xor ah, reerkuu doono haka dhashee. He thought he had a chance in guddoomiyaha baarlamaanka and he run for the seat. 'Undermining, destroying' and whatnot is all in your head. He doesn't represent anyone but himself. Get this marka.
  6. I heard some of them. They are not great, either. The only 'great' person in this list I can attest to is Asli Calansida.
  7. So by running guddoomiyaha baarlamaanka seat equals 'destroying' goboladaas Waqooyi Bari? What kind of logic and linkage are you trying to make?
  8. MMA, he should have done that in the beginning it would have been welcomed, but he tried to undermine a whole 1 out of 4.5, that was no appreciated and I am afraid it is not only the Puntland camp he has soured relations with. Undermine how? Sadexdaas kursi sareyso iyo kuwa kaleba qof walba oo Soomaalida ah, reerkuu doono haka dhashee, in uu qabto xaq ayuu u leeyahay. Qof ama reer kuraastaas madaxeed gaar u yeelan karto ma jirto. Kuwa iska dhaadhacsiiye inay kuraastaas qaarkood gaar reerahooda u leeyihiin, ma awoowgooda ayee ka dhaxleen?
  9. We were 22 siblings. Eebbe mahadiis, we never felt anything but loved and loving one another as siblings. Now being scattered around the world, we visit one another and we are happy. Plus our parents would never worry about biil, government pension iyo waxaas. Dadkiina qurbaha ku daac daacsanaayo, calooshooda u buuxdo micnaha awlaadka badan waalidiinta Soomaaliya iyo Afrikada kaleba joogo u dhalaan ayee dad ilooway iska dhigaayaan -- it is the future retirement plans and benefits. Runtii Reer Galbeed iska doon doon intee isleeyihiin maxee iyagiiba isiloowi doonaan. If you don't like ciyaal, then don't have. Let those who have them have, ma idinkee biil idinka sugooyaan.
  10. Galeyr in uu isku sharxo madaxweynimada fiican. It isn't too late yet. Let him keep pissing some certain folks.
  11. MURAAYO NUUR & BINTI JEYLAANI OO NOLOL CUSUB AY UGA BILAABATAY MAREYKANKA KADIB MARKII LAGA DAWEEYAY XANUUNNO HAYEY Axad, Oktoobar 12, 2008(HOL): Muraayo Nuur Cali iyo Binti Jeylaani oo iyagoo xanuunsanayay laga waday Dalka Soomaaliya, isla markaana la geeyay Dalka Mareykanka si xanuuno hayay looga daweeyo ayaa lagu soo waramayaa in xaaladdooda caafimaad ay wanaagsan tahay, ayna nolol cusub uga bilaabatay Dalka Mareykanka. Muraayo Nuur Cali oo hadda dhowr iyo toban jir ah waxaa iyadoo 6 sano jir ah kufsi fool xun u geystay nin ku sasabtay lacag duuduuban oo uu gacanta ku heystay xili ay reerkeeda dukaan wax uga soo iibineysay, kaasi oo si qasab ah u xoogay, kadibna isu faruuray. Binti Jeylaani iyaduna waxay hayay markii Mareykanka la geynayay xanuun ka dhashay Buro afka kaga soo baxday oo aad u weyneyd, taasi oo Dhaqaatiirta ku sugan Dalka Soomaaliya ay sheegeen in aan gudaha Dalka Soomaaliya waxba looga qaban karin. Haddaba waxaa la is-weydiin karaa labadaas gabdhood ee dhibaatada caafimaad darro qabay yaa geeyay Mareykanka, sideese ku heleen daweyntaas. Dadaalkaas waxaa sameeyay oo isu xil-qaamay Cabdi Muuse Maaxaay oo ka mid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Mareykanka Haddaba si aan wax uga ogaano xaaladda labadaas gabdhood waxaan wareysi la yeelannay Cabdi Muuse Maaxaay oo ku sugan Magaalada Rochester ee Dalka Mareykanka, wareysigii aan la yeelanayna waxaa uu u dhacay qaabkan: HOL : Waxaad ka warantaa xaaladda Muraayo Nuur Cali kadib markii xanuunnadii hayay looga daweeyay Dalka Mareykanka?. MAAXAAY : Muraayo oo Runtii ahayd Gabadhii ugu horeysay ee aan halkan keennay xaaladdeeda waa ay wanaagsan tahay, caafimaadkeedana meel wanaagsan ayuu marayaa, waxay dhigataa Fasalka 6aad, iyada iyo Aabaheed halkan ayay ku nool leeyihiin, sharcina waa la siiyay. HOL : Muraayo markii halkan (Somalia) laga wadayay waxay qabtay shock kadib markii uu dhibaato u geystay nin aan damiir lahayn oo ku kufsaday Magaalada Muqdisho, hadde sidee tahay niyaddeeda?. MAAXAAY : Alxamdulillaah, Muraayo moral-keeda aad ayuu u dhisan yahay, maalinba maalinta ka dambeysa wuu isa sii bedelayaa, dadka wey salaameysaa, ragga wey salaameysaa, caafimaadkeedana waa heer sare, saxarada oo aysan koontarooli karin shalay maanta waa ay koontarooleysaa, kaadida oo aysan shalay koontarooli karin maanta wey koontarooli kartaa, waa la daweeyay, mustaqbalkeedana waa fiican yahay, waxaan rajeyneynaa in haddii ay guursato mustaqbalka uu Alle Ubad siin doono. HOL : Maaxaay, waxaa ka warantaa gabar kale oo waxaa jirtay la yiraahdo Binti Jeylaani, taasi oo iyadana Afka Buro weyn kaga taalay, taasi oo intii aan la geynin Mareykanka sawirradeeda lagu baahiyay Website-yada, xaaladda Gabadhaas ka waran? Mareykanka joogtaa maanta.
  12. Hate or love him this man reinvented himself many times, but this time so far the plain is leveled and the man with the best clan coalition will be the new leader. Wrong. Qabiil waa dhamaaday. The man with the best $$$, who can pay top dollars to the vast majority of the new xildhibaano, ayaa helaayo and for now Shariifka is. The other Shariif was the closest, but he is not competing now. Some of these xildhibaano invested and paid dear in their seats in order to get the best dividends from it, qabiil iyo waxaas shuqulkooda ma'aha. Days like Siteembar 10th (selection day) is what they are there for, who will pay them the most. Eebbe ayaa Soomaali u maqan.
  13. Aaliyyah;863135 wrote: salaax iyo salaxid wa kala mid. Qof hadii meel lo salaxo waxa lola jeeda loo diyaariyo. Reer Qardho ma somali kale bay ku hadlaan Babababa, yaa salaam. Aaliya saan u kala taqaano ereyo Afsoomaaliyeed isma dhaheynin. Qatari cadiim iga dheh. Ninkii magacii Siidka watay ayaaba u qabeysay, Afsoomaali bareysaa. Laakiin waa iska hal erey isku meel kasoo jeedo, waana isku dhawaadaan micno ahaan. I thought salaaxid was a Reer Koonfur lingo, though. Banooniga noo salaax nooh maanta dhan dhahaan.
  14. Waa kir iyo kud. Is the Dutch spelling and pronunciation 'kud'?
  15. Here. I hope it is not too technical and troublesome for you. But why all this hassle? Why don't you simply use Skype? I don't know neither since I never used them.
  16. Apophis;863341 wrote: Let's just hope he settles all his plane rental bills before he leaves otherwise the country will be extra broke. Pay your bills bruv! The guy with the best profitable business in Soomaaliya, especially in Xamar, these past few years is the owner of diyaaradaha yar yar ay hor iyo gadaal u raacaan. He keeps very low profile. He is doing that for a reason.
  17. Che, it is beyond sad. Maxaa our sisters kaliya ku imtixaamay the 'converts,' siiba kuwa madoow? Are Soomaali sisters the only Muslim ones out there. Kii xabsi kasoo baxaba oo soo Muslimay, gar yar soo sameystay, surwaalkana soo gaabsaday gabar Soomaali soo raadsanaa, as though xadiis sheegaayo in loo qoray iyaga kaliya. Go find Bakistaani, Hindi, Suudaani, Boosniyaan, Oromo, Turki, Carab sister. Maxaa ku imtixaamay Soomaalida kaliya. But of course laguma imtixaaminee, but our sisters diintii qalad ka fahmay oo kii 'wadaad' iska soo dhigaba mooday Muslim toosan, iskuna dhajinaayo. Xataa meher ma bixiyaan, because 'diinta' wey ogashahay. Soori iyo yarad haba sheegin.
  18. Gabdhaheena qaarkood oo degan dalalkaan Galbeedka waxee noqdeen kuwa ugu sahlan si sahlan lagu guursado by non-Soomaalis. Years ago, probably in 2000, I think, at a Soomaali masaajid in Toronto. At the masaajid, there was a big muxaadaro, a huge gathering of Soomaalida. Last day of muxaadarada, after the end of a break, a convert walked to where wadaadada were seated at. He talked to the moderator, told him that he is a Jameykan convert and is seeking to marry a Soomaali 'sister.' And since there is a huge gathering, he might have a chance to find his future wife right on there. He requested if the moderator can announce it on the public speaker so the everyone can hear it. The moderator was a bit reluctant. However, he didn't want to offend him and briefly mentioned his request. That was it. He thought it would end right there. Unfortunately, it didn't. After the muxaadaro, to the big surprise and chagrin of the wadaado, there were notes passed to them at the office, with names and telephone numbers on them by the Soomaali sisters. The notes were for the converted dude who was seeking to marry a Soomaali sister. They all planned to marry him. Without even seeing him. Without even knowing wuxuu yahay. But the wadaado were wise men who believed in Soomaalinimo. They discarded the notes. Maxee kugu taalaa hee, the converted dude got wind of it. He went to the office, hungry and accusing wadaadada being 'racist' and whatnot. He stormed out and left masaajidka. Marka some of our sisters dhulka ayee isdhigeen, diintana qalad ka fahmeen. But many of them wey ka shalaayaan in the end markee guursadaan dadka sidaas camal ah.
  19. Isra, was this your 11th anniversary of SOL today? Out of the blue soo booqatee.
  20. Jasiira, sideedamaadkii Xamar Hoteel Taleex - Juun, 1990. Heesaayaasha muuqdo: Sahra Axmed, Tubeec, Maandeeq, Shankaroon Axmed
  21. If Shariifkaan succeeds with this, Jawaari meesha in uu sii joogo wey ku adkaanee and his influence will get weaker and weaker, which to begin was non-existent among his clan. Dad aan reero qabiil ahayn ayuu mideeye, meaning folks from Koonfurta Galbeed are mad. They are really mad at Jawaari, as though he personally did something against them, conspiring with others against them. The new xildhibaano from Koonfurta Galbeed did not vote for Jawaari, only the few xildhibaano in his clan did. Jawaari is getting his support from his clan in Buurhakaba and that is it. He is soon becoming like Cabdi Muuse Mayoow, the ostracized SDM leader who led Caydiid Sr. to Koonfurta Galbeed in early '90s. Some are already accusing no wonder they share same clan, as though their clan itself is blame. Shariifkaan no doubt will use this leverage. And it is sad, of all people Shariif Xasan leading still.
  22. to all the children above while you children bicker in cyber space let me teach you a lesson first of all there has never been and never will be an entity called 'soomaaliland' in soomaaliya. its fictitious entity created by qurba joog folks who were trying to use it (snm) as political leverage to gain power which later became 'soomaaliland' which ended in utter failure and the founder of this 'soomaaliland' rubbish c/raxmaan tuur [was] caydiid's new best buddy.... now people dont confused political ellites from abroad (and few confused souls) who want want power and money and what the reall locals want.... soomaaliya [represents] peacefully every city and every major town par one in its terrory no one is forced to be soomaali whether be boorame or jilib or anywhere else soomaaliya has convinced almost everyone to come on board except the goosashadoon folks in hargeysa and we are in advanced negotiations and nominating xildhibaano in the new baarlamaan and soon other wasiiro will be nominated... we know why this snm and later 'soomaaliland' failed in these regons its simple the locals told them to take hike even the admt that much. so dont insult the people of hargeysa, burco, berbera and countless others with this snm clap trap that was invented in hotel room to milk blood money from fellow clan members Now we are talking.
  23. He thinks Xamaris 'Burtuqiiska' inay kasoo jeedaan. Reer Xamar, Xamariga, Banaadiriga, Burtuqiis kama soo jeedin, ee Yeman iyo Iiraan kasoo faractameen, qaarkoodna Soomaali isirkooda ahaa oo adiga kaa Soomaalisanyihiin. The so-called 'Burtuqiis' kasoo jeedo aad moodid waa Barawaaniga and they are not Burtuqiis descendants, either. It is a complete rubbish myth. Burtuqiiska never landed or lived in Koonfurta Soomaaliya. Soomaalida repelled against them the few times they tried to land in Baraawe and other environs close. Some Barawaanis, aka Reer Baraawe, Reer Cumaan wax u galaan faracooda, same like some who can be found in Sansibaar and Bambaasa nowadays. So familiarize these terms with yourself: Xamari = Reer Xamar, Banaadiri Barawaani = Reer Baraawe
  24. Sayid*Somal;863117 wrote: MMA - what do you call these people - instead of describing them? Yaryarkeena Ciyaal Xamar ayaa isku naqaanay. Dadka ku dhashay kuna koray Xamarna Reer Muqdisho la dhihi jiray. Dadka Xamar deganaa Reer Xamar lama dhihi karo maadaama Reer Xamar reer gooni ah loogu yaqaano Koonfurta, gaar Xamar.