Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. malistar2012;939633 wrote: C/llaahi Maxamed Cali (Sanbololshe ? info on this guy xiin In other pertinent words, qabiilkiisa inaa ogaatid soo ma rabtid? Waa Reer Hiiraan oo Ingiriiskana mudo badan ku noolaa saa jeclahay. Haye ma kugu filantahay intaas. Sanadkii 2009 wasiirka nabadsugidda ayuu ka noqday dowladii Cumar C/rashiid.
  2. STOIC;939403 wrote: It's a wrap..they definitely attending this meeting.This not only illustrate how the power of Britain has influence but also how ill informed this clueless foreign minister is..someone tell him people are not ******.History needs to document the death of Somalieland by our senile leader.The struggle to liberate Somaliland from Somalia politics has failed.Nothing can pursued me to believe from today that Somaliland is indepedant.This unilateral approach to the Somaliland foreign policy by silanyoo has fAiled it's people.It should be noted that the train is stoping next in Mogadishu.As far is known the train is not making anymore stops but going home.In short the foreign policy of Somaliland is one for the academic lecture halls dissection.Now let me hear the spinmasters tell us the weight of importance in attending a meeting chaired by Somali president....someone lend me a blue flag War sujuugii wuu macawiis dhigtee yaa u ceeb astura.
  3. Finally, madaxweyne fahansan muhiimada ay leedahay dhirta iyo deegaanka. I hope inay wax ka qabtaan dad geedihii talaalka Xamar caan ku ahayd maxaa kaa kale u jaraayo markee daarahooda qaabka daran dhisooyaan amd dib u dhis ku sameynooyaan. Meel dheer ha laga qabto kuwaas.
  4. Cambuulo, cunto ayaa ka hadleysaa ee Islii waxaa ku arkeysaa wiilal dhalinyaro ah qabo fanaanadaha Xabashada ee xulka banooniga (especially after the recent African Cup tournament in Febraayo). Ama kuwa Kiinyaatiga. Not that only, waxee kale gishtaan arm bracelets caagaga ah ee calamada Kiinyaatiga iyo Xabashada ka sameysan. Shuud.
  5. Qof baa isku dhex yaacay. Waraa, if you smoke/inhale this qashin or other qashimo, taas anaga nooma taalo. Just don't troll the thread.
  6. Haddaan shiisho qurunkeeda laga hortagin tan ayaa soo socoto (mise weyba joogtaa maba soo socoto, xaalka waa saasee):
  7. Why would anyone 'like' wixii shalay ka dhacay ? Acuudi bilaahi, dad jiran ayaa Soomaalida ka buuxo, cuqdad la jiifo.
  8. Internetka faa'idadiisa ayaa badan, wax isku dhowna ma'aha. Xiriirka qaraabadeena oo daafaha dunida ku sugan ayuu aad u sahlay.
  9. Maxkamadaan jidgooyo badan ayaa hormaro before you enter its premises. Jidka banaanka xataa labada dhinac waaka xiranyahay, the only vehicles allowed in are permitted ones. Alas, however, these perimeter checkpoints are manned by unprofessional jaadcune men. Then they are other checkpoints before the gate and after. It is a sprawling building. Eebbe ha u naxariisto inta marxuum gacan ka gardaran dishay.
  10. Qof ayaa micnaha 'reer miyi' u gambisay. Reer Miyi, for your information, waa dad diin iyo dhaqan leh and far from being a woman who engages in xaaraan activities.
  11. Last Monday night, they shot at the feet and legs wiil Soomaaliyeed oo da' yar -- around 17 -- aan aad u aqaanay. He was far from being in a gang, maba yaqaano waxaas. He came back from Nayroobi in mid '2011, after spending there seven years of his childhood. He was born in Toronto, but Nayroobi loogu waday in uu diinta iyo tacliinta aasaaska ah kusoo barto. He was shot purely because of his Soomaaliness and just as at this thread indicated. They asked him if he lived in that 'neighbourhood.' Haa ayuu yiri, they started shooting, fifteen shots fired overall. They would have shot any Soomaali, boy or a man, ay arkaan that night, because dad aargudasho wato ayee ahaayeen.
  12. My tuulo is better than your tuulo, version 2.0.
  13. "Dhulkaan dhul Banaadir waaye. Dhul banaan ma'aha. Anaga dad ma dhacno, dadna ma xoogno. Ilaaheynaa ka cabsaneynaa, aadan kama cabsano. Haddii dhulkeena noola yimid, haddana waxaa dhiman in gurigeena nagala baxsado." Run weyn ayuu sheegay odeygaas. Saan si ma'aha walaahi.
  14. Guryihii qadiimiga ahaa oo qarniyada dhisnaa oo dadkii lahaana joogo ayaa maalin caddeey la ootay, la boobay. Yaab iyo nuskeeda. Haddee Xamar saan kusii socoto Soomaaliweyn wey ka tashan doontaa inay xarunta ummadda Soomaaliyeed sii ahaato.
  15. At 1:12: Lugahaa dhuubta Baridaa yaraata Naasahaa weynaada
  16. Eebbe ha u raxmado marxuumka gumeystaha dilay.
  17. Soomaalinimadii in loogu baxo ayee istaahilaan kan waxaan ku hadlay, kan waxaan soo qoray, kan waxaan SOL kusoo gudbiye iyo kan la eedeynaayo maamul goboleed gumeysi u shaqeynaayo rabo in uu sameeyo. Kuligood isma dhaanto Soomaalinimadii iyo Soomaaliyaba dhulka dhigay, kuna sii jiidaayo ilaa iyo maanta.
  18. Daqane;937010 wrote: Waa wareey. Hoteelkaa Xamar ka deganaa ka muuqdo sawirka, Barwaaqo. Waa kaas midabka gaduudka u dhow marsan dhanka bidix. Waliba balcony soo soke ee kore ayuu ahaa qolkeyga, meesha Horyaal ku qoran korkeeda. Jidkaas meesha ka baxana waa Via Liberia.
  19. Hooheey, Soomaalaay hurudooy Cadoow ku helyeey hurudooy Halyeeyadaadii hurudooy Haad baa cunaayee hurudooy Haama la saaraa hurudooy Hayin sidiisa hurudooy La hoggaamiyaa hurudooy Maxee Soomaali isbahdishay.
  20. Daa'uud Waraaqle, we got the hints. Fine, so when is the expected date?
  21. Defeated by whom and by where. And in the process do you agree "they" were "victories" in the beginning, hence "defeating" your "lot" in the beginning. Much confused? There is not any one single group that is defeated in protracted Soomaali civil war. We are all defeated, hence that is why you are in Ottawa and I in Koronto.
  22. Maanta libaaxyada Soomaaliya waxee iskugu imaadeen badankooda Jubbada Hoose, agagaarka Afmadoow. Meeshaas miyigeeda libaax kama weyneysid, though in declining numbers.
  23. LoL. I can almost imagine the conversation between you and that guy with the hat in the first picture. He is the security guy at the main gate. He doesn't allow any vehicle/open camera in without permission After much hassles, he did for us, though. I took the pictures while I was inside the car, that is why the pictures look amateurish. Maamulka isbitaalada Xamar ma ogola kaamira lala galo if they don't know you. They think inaa hay'ad ka socotid or hay'ad u geyneysid videos/images oo aad lacag ku cuneysid, claiming that you represent the hospital. Waala iska shakisanyahay. Too much shaki.
  24. Isbitaal Banaadir still looks decent. Waa isbitaal aan ku dhashay, so I had to see it. Dad private ah ayaa maamulo, however I am glad it is in its original structural shape.