Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,651
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Spinning shaqaaqda meesha ka dhacday. Dad sugi la' Baydhabo dagaalo ka dhacaan. Xaasidnimo heerkaas gaarsiisantahay. Well, keep habaarkiina. Shaqaaqdaan waxee u dhaxeysay ciidamo booliis iyo kuwa militariga oo wada deegaanka ah. Nothing to do with maamulka Koonfur Galbeed. Ciidamada booliiska kontarool u taalay meel garoonka Baydhabo u dhow ayee canshuur ma ku amreen inay bixiyaan gawaari qalab waday oo ciidamada milatariga la socday. Ismaandhaafid kadib ayee xabadaha isku fureen. Dad tababaran oo asluub leh ma'ahee.
  2. Fad ama ha fadina waa la idin fadsiin. Labawajiiliyaasha inta ku daac daacsan jiray every day, 'federalism this, federalism that' ku haaye. You wanted federalism, you wanted Soomaali disunity, you wanted qabyaalad boob wax ku dhisan, you wanted each minion Adisababa u kala dhuunto complaining the the other minion madaxweyne ku sheeg - well, well, who is complaining now? Teyda waa xalaal, tiina waa xaaraan. Such a blatant hypocrisy. Awalba faradheer waa lagu ogaa, bilaa xishood la'aantooda. Dadkaan danahooda ayee dhisteen, aayahooda u talinaayaan. If any maamul could be xalaal and legitimate, it could be this, whose almost every malaaq, ugaas and suldaan of Koonfur Galbeed participated. Ku xigeenka guddoonka Golaha Guurtida waa ugaas kasoo jeedo Jubbooyinka oo ah Reer Olol Diinle, kan kusii xigo waa suldaan kasoo jeedo qabiilka Cabdiraxmaan Ibbi ka dhashay. Madaxweyne ku xigeenka waa Reer Garbahaareey. Every so-called maamul goboleed or not claims lands they never rule, never ruled, including dowladda dhexe, yet shameless folks are only questioning this new dowlad goboleed claims. Are they scared of the new winds of change? Well, better get on since been beentii hore ay dhamaatay. Since I am personally against anything federalism including this, however I can't stand labawajinimada bilaa xishoodka ah. Shameless.
  3. Haa, be a paparazzi, waliba Soomaaliya sii aad, gaar ahaan Xamar. Try even taking some sawiro of empty walls, for example. You will immediately hear from a person from no where complaining why did you take his sawir and adding, 'War sawirkeyga tirtir'. If that doesn't work, threatening you, 'Ma tirtireysaa haddadaan mise...?' You only took a picture of an empty wall, remember. He is not in, not even close by. Waa dad shaqo la'aan ka badatay. It happened to me too many times.
  4. Once again dhulkii Muslimiinta laga dhacay lagu tartamayaa. Qirim (Crimea) waa dhul Muslim ah boqolaal sano maamuli jireen reerkii weynaa ee kasoo jeeday Jingis Khaan.
  5. If you watch closely, they are deliberately blurring astaanta Soomaaliya, the coat of arms, on the Soomaali football jersey the young man, who is being interviewed, is wearing in the first minute of the clip. Yaab badanaa, astaamihii xataa wey dhibeysaa. Yaab iyo nus. They didn't blur the adidas corporate logo on the same jersey.
  6. I hope inay bixiyaan kuwaan ay shaqada ka heshay dental benefits. Sida kale awguuriyo walaasheena.
  7. <cite> @Tallaabo said:</cite> In Somali clan classification, bullshitter belongs to the clan Afkiimaal and the liar belongs to the clan Beenmaal. Bullsh!tter = afmiinshaar. Liar is plain old beenaale.
  8. Wax walba aasaaska laga bilaabaa. Qaraxyadaan, madaafiicdaan iyo weeraradaan Xamar kusoo batay sanadkaan si loogu hortago marka hore aaska hoose ha laga soo bilaabo. Maxee ku kala duwanyihiin wasaaradaha nabadsugidda (amniga) iyo arrimaha gudaha. Waa isku dhex yaac, laba wasaaradood oo hal shaqo isla wato waaye oo aan xiriir ka dhaxeen. Maxaa nabadda la sugaa hadduuba salkii hoose wareer ka taaganyahay. Jagooyinkaan ama wasaaradahaan kala qeybintooda waxaa loo abuuray in dad lagu qanciyo, qancis dad gaar ayaa laga hormariye nabadsugidii dalka guud, gaar ahaan Xamar.
  9. When will Hawd be liberated from Xabashi occupation horta? I mean Hawd was part of "British"-colonized Waqooyi Galbeed until 1954. They were forcibly given to Xabashada, not in a referendum. So Hawdka 'xadka lasoo xiraayo' kama mid aha miyaa? Oh, I forgot Soomaali iyaga lee isku booteen karo, iyaga lee isku maqan, when the real 'master' occupying a whole Soomaali junk meesha joogo la iska indhatiro
  10. Fiinaa wiito soo dhaweyn iyo sii dhaweyn lee ha lagu jiro. Maba laga daalo miyaa. Beri uu dhoofi doonaa, beri dambena sidaan camal loo soo dhaweynaa, with all madaxda sare dowladda, all madaxda sare ciidamada iyo booliiska goob joog wada ah. Waxee noo sheegeysaa inay dowlad meesha shaqo ku heynin if all of them saan maalin walba u soo dhaweyaan nin maalin walba dhoofo.
  11. Almost five million dollars a month lagu siiyo and no strings attached. Walee Turkiga wey isku deyday inay Soomaali fahansiyaan daljecelbimada micnaheeda. Laakiin dad daljooda arkin, kaliya u daran jeebkooda ayaa dalkeena hormuud u ah. Sababta ay u joojiyeen waxaa u maleyaa inay keentay bankiga dhexe fiasco in late last year. Waa lagu ceeboobay taas.
  12. No body blew up garoonka Muqdisho. They blew up dad masaakiin xoogsato ah oo shaah meesha ku gadaaye ama ku cabaaye. And far from garoonka.
  13. No body blew up garoonka Muqdisho. They blew up dad masaakiin xoogsato ah oo shaah meesha ku gadaaye ama ku cabaaye. And far from garoonka.
  14. Tuugadii ugu weynaa waa Reer Giriig who without a justification copied our word for water - biyo. They call it 'bio'. Yea, biology, bio this and bio that too.
  15. Writing these kind of reports waxee noqotay a yearly mashruuc for Nayroobi-based 'monitoring' team. In a certain time each year they will write from their cushy apartments in Nayroobi and claim outlandish accussations with zero evidence in order to justify their well-paid jobs with minimum work. Some Soomaalida always fall for these kind of amateurish reports because it justifies what they already wanted to believe, mostly for qabyaalad reasons.
  16. The one you vehemently believe and defend day in and out on SOL in Waqooyi Bari consists only Bari and Nugaal and a bit of Mudug, yet claims the whole of Sanaag, Sool and Mudug. Yet in your mind, this 'is it practical' question never occured to you, did it? Anyway, this six gobol federation is not new. It started in '50s. C/qaadir Soobe and his urur (HDM) ayaana ka koow ahaa who believed this. It was called Alta Jubba, the historical lands that were united and shared Afmaayga iyo dhaqan hoosaaadkoda u gaar ah, not qabiil unity. Before Talyaaniga came, those lands were ruled from Luuq (Garaadyadii) iyo Afgooye. Labadaas meel boqortooyadii ka talineysay, who were rivals sometimes, ayee u qeybsaneyd goboladaan. Their lingua franca was Afmaay. Do I however believe this? No. I am against federalism, every aspect of it, especially instituted clan federalism. It is wrong for Soomaalida iyo Soomaaliya. Laakiin I can understand malaaqyada's position. If Axmed Madoobe can claim Luuq, Saakoow, Kismaayo, Baardheere, Bu'aale iyo Ceelwaaq, yaa u diidaayo iyagana inay claim gareeyaan Afmadoow iyo Dhoobleey.
  17. Maxaa ku dhacay kuwii dadka la siiye sanadihii 2007/08. Kaararkaan camal ayee ahaayeen.
  18. When is Ciyaaraha Addunka? That is the only event I follow. Who watches and follows winter Olombigada than the insecure nations such as Kanada who can only appear to themselves big - if any - in a non-major event like this. Their media aad u buunbuuniyo this event. They are non-existent in real major sports events like World Cup and the real Olympics in the suntime.
  19. Libaax, soori, magacii waa kan waala badalay. Kuwa Soomaalida ah xataa sida 'isbitaal' loo qoro ma yaqaanaan.
  20. Eebbe ayaa ugu baryaa inuu janadiisa fardowso ugu bishaareeyo adeerkeen C/risaaq Xaaji Xuseen. Halyeey ayuu ahaa dadkiisa iyo dalkiisa si siman u wada jeclaa, Soomaliweyna mabda' adag ayuu ka heystay. Halyeeydii hal hal u siibteen. In fara ku tiris ah ayaa hartay filaa oo hal gacan lagu tirin karo. Suu yahay caafimaadkiisa Maxamed Abshir. Warkiisa dhawaantaan ma maqlin.
  21. What is he now? Boon beeso helay oo laba beri ku dhameynooyo? Ferrari kulahaa.
  22. Turkiga aad iyo aad u mahadsanyihiin laakiin isbitaalka in magaciis laga badalo ma'aha. Digfeer haloo daayo. Waxaa la rabaa in ra'iisul wasaaraha Turkiga loogu magacdaro isbitaalka. Magaciisaba Soomaalida ma karaan.
  23. LoLing at 'net worth' iyo 'salary'. Taloow yaa u maleysaan who googled these terms?
  24. Taloow saxarada ma iska dhaqdaa mise it too went out of the window. Tan waxba igama galinee gabadhaas yar ay dhashay Eebbe ha tusiyo jidka toosan markee korto.