Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. "Yaanan nagu qasbin inaa hadda hub qaadno..." Sarihii caanka ahaa dowladii lahayd -- sida hoteelada Jubba iyo Curuba, xaruntii gobolka Banaadir ee hore -- oo degmooyinkaas ku yaalo oo wali burbursan maxaa laga rabaa kuwii dadka rayidka lahaa. Gardarro iyo maag waaye. Degmooyinkaas la bartilmaameystay Shibis, Shangaan, C/casiis, Xamarjajab iyo Xamarweyne wax kale lala damacsanyahay maadaama maryooleey guryo iyo dhulba midba ku lahayn xaafadaas. Dadkii Xamar dhisay, ilbixiye ayaa degnaa xaafadahaas.
  2. Of course, otherwise he would have been vilified like Dear Leader Mugaabi had he redistributed the stolen natural wealth, especially the lands and farms, as Simbaabwe did.
  3. Been badanaa dadkaan. Awdheegle dadka ku dagaalamaayo ma'aha dadka kor ku qoran. Xataa ma kala yaqaanaan dadka dego Shabeellaha Hoose iyo toddobadeeda degmo. Afgooye, Awdheegle, Daafeed (Wanla-weyn), Marko, Qoryooleey, Kunturwaareey iyo Baraawe waaye degmooyinka Shabeellaha Hoose. Intaas degmo kala reer degan, inkastoo lix ka mid ah isku jufo kor yihiin.
  4. Safferz;990997 wrote: "Fake" Mandela Interpreter Was Charged With Murder, Rape, Kidnapping The saga of the "fake" sign language interpreter at Nelson Mandela's memorial continues to grow stranger and darker: One day after Thamsanqa Jantjie, the interpreter, told reporters he was hallucinating during the ceremony, South Africa's eNCA reported that—over the past 20 years—Jantjie has been charged with murder, rape, theft, and kidnapping. According to eNCA, Jantjie was charged with rape in 1994, theft in 1995, housebreaking in 1997, malicious damage to property in 1998, and murder, attempted murder, and kidnapping in 2003. Most of the charges were dropped after authorities ruled Jantjie mentally unfit to stand trial, and he was only convicted on the 1995 charge of theft, though it's not clear how much, if any, jail time he served. Making Jantjie's history more mysterious: When eNCA found the court file for his 2003 murder and kidnapping case, all of its contents were missing. The eNCA said they put their report together in less than 48 hours, raising further questions about the background checks performed by the South African officials in charge of security at the memorial. There were murderers and world criminals on that stage. And it wasn't this poor guy who had a panic attack.
  5. thefuturenow;990734 wrote: I pray that this is not true. galbeedi;990774 wrote: they had one single seat, go research them. they never got elected from Baardheere or Bakool. There seat was Afmadow district. look I do not mind if any competent Somali becomes prime minister regardless of his tribe . What I am against is a proxy militia backed by Kenya taking stake in the affairs of a nation rising from the destabilization of the neighboring countries. Nonsense. I can at least recall Maxamuud Maalinguur for one. Another xildhibaan was elected from Baardheere, a prominent SYL member. This Xalane person is Reer Xuddur, not clanwise but community-wise, same with Nuuradiin Aaden Diiriye, whose name keeps coming in this process. He is another Reer Xuddur/Waajid.
  6. thefuturenow;990734 wrote: I pray that this is not true. Waa macquul oo dhici karo. The other day I was reading the 'required' credentials of ra'iisul wasaaraha cusub from madaxtooyada. It seemed it was an official document and one of the top requirement expected from anyone seeking this position was s/he 'must not' have any conflict or enemity with neighbouring countries (read: Xabashida iyo Kuukaayada). Saas ayaa noo dambeysay Soomaali haddaa nahnay, and some are happy to be subjects of Xabashada iyo Kuukaayada than in mid Soomaali kalo u taliyo in midnimo iyo walaaltinimo.
  7. Since I am a good body reader, waaba ka shakisnaa ninkaan, suu gacmaha u dhaq dhaqaajinaaye si nooc kale u ekeyd. Then I thought perhaps he is not understanding some of the accents of the speakers. Shaqo sahlan ma'aha to simulteneously interpret with gacmahaaga with all that noise and those dignataries right next to you and without no prior briefing of the speeches.
  8. Safferz;990679 wrote: Michelle Obama was not unhappy during Nelson Mandela 'selfie', photographer insists AFP photographer who took picture of Barack Obama, David Cameron and Denmark's Helle Thorning-Schmidt, insists Michelle Obama had been smiling only moments before Michelle Obama's stern expression during a picture of David Cameron, Barack Obama and Denmark's Helle Thorning-Schmidt at Nelson Mandela's memorial was captured "by chance" and she had been laughing only seconds before, according to the photographer. The photograph of the Danish prime minister's "selfie" with President Obama and Mr Cameron featured on front pages around the world. While the trio looked delighted to be at the memorial in Soweto, the US first lady looked distinctly unimpressed in the background. However, it was a misleading image capturing a natural and relaxed atmosphere, according to Roberto Schmidt, the AFP photographer responsible for the snap. "Anyway, suddenly this woman pulled out her mobile phone and took a photo of herself smiling with Cameron and the US president," he wrote in a blog for AFP. "I captured the scene reflexively. All around me in the stadium, South Africans were dancing, singing and laughing to honour their departed leader. It was more like a carnival atmosphere, not at all morbid. "The ceremony had already gone on for two hours and would last another two. The atmosphere was totally relaxed – I didn’t see anything shocking in my viewfinder, president of the US or not. We are in Africa. "I later read on social media that Michelle Obama seemed to be rather peeved on seeing the Danish prime minister take the picture. But photos can lie. In reality, just a few seconds earlier the first lady was herself joking with those around her, Cameron and Schmidt included. Her stern look was captured by chance." Around two hours into the four-hour long ceremony to remember the former South African leader, the president and two prime ministers posed for a picture on Mrs Thorning Schmidt's mobile phone, prompting criticisms that it was unprofessional at such an event. Some took to Twitter to voice their concerns over the behaviour. James Armitage wrote "What morons take a 'selfie' at a memorial service? Oh yeah that's right, Barack Obama and David Cameron." Sarah McDermott accused David Cameron of having "zero class or decorum." Later photos show Mr Obama swapping seats with his wife Michelle, fuelling claims that she was annoyed with his behaviour. The picture was taken after President Obama paid an emotional tribute to Nelson Mandela, describing him as a 'giant' of history and encouraging world leaders to follow his example. Yea, yea, nice excuses. There wasn't only one single photo from this scene. There were plenty of others, including some video screengrabs that shows it is more than one bad scene.
  9. Maxaa ka qaldan sawiradaan? Maxee ganfuurka u taageysaa. In other taken pictures from this scene, her facial expressions seem much worse. Maseer dumar ma sahlano runtii. She would eventually sit between the two after she found a chance while he was giving the speech.
  10. Cadale;990152 wrote: LOOOOOOOOL WTF somali women should stay in the kitchen. Ps.. MMA, ninyahow ereyga ''eesh caleeg'' waa afka habraha, ninka raga afkiisu waxaa kama so baxaan waa iga tallo. Haye, magacyadaada hore kugu haboonaa ee iska soo cesho. Mise Reer SOL u beenguur isleedahay. Teeda kale 'WTF' jiil jiilka aan qaangaarin ayaa isticmaalo ee iska yaree, haddii wax la isku sheegaayo.
  11. Cadale;990152 wrote: LOOOOOOOOL WTF somali women should stay in the kitchen. Ps.. MMA, ninyahow ereyga ''eesh caleeg'' waa afka habraha, ninka raga afkiisu waxaa kama so baxaan waa iga tallo. Haye, magacyadaada hore kugu haboonaa ee iska soo cesho. Mise Reer SOL u beenguur isleedahay. Teeda kale 'WTF' jiil jiilka aan qaangaarin ayaa isticmaalo ee iska yaree, haddii wax la isku sheegaayo.
  12. Another gloomy, dark stain on Soomaaliweyn iyo Soomaalinimo. Gobanimo halyeydii u soo halgamay, naftooda u huray, maalkooda iyo mustaqbalkooda u huray Soomaaliweyn, waxmagaratadaan ayaa ka dambeysay.
  13. Mascuud Osil Mascuud Osil Mascuud Osil Mascuud Osil. Ciyaaro Ingiriis saan sanadkaan u fiirsado awal uma fiirsan jirin markaa Toronto joogo, waxaana ugu wacan ninkaas aan kor ku qoray. Difooso Arsenal numero uno ayaa kuu ahay maanta. What do hardcore Arsenal fans chant? Oh yea, COYG!
  14. Cunugaan Gaarisa buunbuuninaayo ma'oga miyaa inay Soomaaliweyn wada dhistay meeshaas, gaar ahaan dadkii kasoo qaxay Koonfurta Soomaaliya. Suuqa Gaarisa ku yaalay sanadkaan askartii Kuukaayada gubeysay dadka dukaamada u badnaa lahaa Soomaalida kale ayee ahayd oo kasoo tilaabsaday xadbeenaadka. Marka haddee hormartay Soomaali dhan ayee u hormartay, inkastoo horumar muuqdo aanan ka arkin ka ahayn kuleel iyo bacaad.
  15. Waxaan xan miyaa mise waa siyaasad cambaareyn? Qoftaan ebidkeey ma arkin, qoftee ka hadleysana Heblaayo Waris kuuma aqaani. Eesh caleeg. Marwo gurigeeda iska fadhiso ahayd ayee tiri ee fadlan iska fadhi gurigaaga.
  16. There were some others who were political prisons for decades that were freed at the same year Mandheela was. They were freedom liberators too, some spending as long as Mandheela himself in same harsh prison. Hal qof sheegi karo magacyadooda maku jiraa inta? Of course not. Reer Galbeedka ma buun buunin dadkaas. I for one will await this 'outpouring grief' from Reer Galbeedka media when Castro stops breathing as well.
  17. You are part and parcel that perpetuates this negativity. Waxba ha ismoodin wax kale.
  18. Yaabane, Gaalkacyo micnaheeda sheeg haddii lagu dhaho maxaa dhihi lahayd? Soomaali badan magaca si qaldan u micneeyaan. Waxee moodaan in magaca loogu magacdaray Oromada. Saas ma'aha. Gaalkacyo = Geelkacyo. Ereyga gaal magacyo badan oo qabiilo iyo meelo loogo magacdaray ayuu wataa, waana geel sida hore loo dhihi jiray. Laasgaal meesha la dhaho oo Waqoiyi ku taal waa sidaas oo gale.
  19. Aabahiisa waa mudane marxuun Aaden Diiriye. Nin sharaf badan ayuu ahaa, lixdamaadkiina xildhibaan Bakool laga soo doorto ahaa. Guriga ayuu imaan jiray, duqa ayee saaxiibo weyn ahaayeen.
  20. Awkoombe oo mar Gaalkacyo kasoo noqdaa la wareystay. Waxaa la dhahay Awkoombe ka waran Gaalkacyo, roob maka da'aaye? Awkoombe wuxuu ku jawaabay: "Adi haddaa roob ahaan lahayd maka di'i lahayd?"
  21. Haatu;987693 wrote: ^Very nice. It seems clever, rich folks will in the future live there and commute to Xamar. Laakiin waa dhul dowladeed meesha la dhistay, dowladna ma bixin, a haphazard community la iska dhistay without official planning. Some of the lands is owned by jaamacadii Gaheyr, other lands by Lafoole.
  22. Only in Mareykanka, lambar #1,002 and counting. Within a year waxaan la isku dagaalaayo obsolete ayee noqonaayaan and qashinka ayee ku daraayaan. The ugly side of American materialism. In addition, they don't need those stuff. But they are still buying (in credit probably) in the name of 'great sale'
  23. Only in Mareykanka, lambar #1,002 and counting. Within a year waxaan la isku dagaalaayo obsolete ayee noqonaayaan and qashinka ayee ku daraayaan. The ugly side of American materialism. In addition, they don't need those stuff. But they are still buying (in credit probably) in the name of 'great sale'
  24. Hawdian;988656 wrote: Good example This one is for you Kaluun . OGOW reer waleweyne dont care for brotherhood iiska illow reyyoda . This above statement means dont talk about my country aka Koonfuria . Do you get the message. Intaa qabyaalad qurunkeeda ku dhex rafaneysid oo aad baraneysay waxaa kaaga haboonaan lahayd adigoo Afsoomaaliga baratid. Afsoomaaliga ku dadaal barashadiisa intaadan qabyaalad ku waalan. Waxaa kor ku qorayna B iyo T, aan ku celiyo mar kalee, midba kama aadan fahmin.
  25. Hawdian;988656 wrote: Good example This one is for you Kaluun . OGOW reer waleweyne dont care for brotherhood iiska illow reyyoda . This above statement means dont talk about my country aka Koonfuria . Do you get the message. Intaa qabyaalad qurunkeeda ku dhex rafaneysid oo aad baraneysay waxaa kaaga haboonaan lahayd adigoo Afsoomaaliga baratid. Afsoomaaliga ku dadaal barashadiisa intaadan qabyaalad ku waalan. Waxaa kor ku qorayna B iyo T, aan ku celiyo mar kalee, midba kama aadan fahmin.