Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,651
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Kuukaayada tabar uma heynin inay xadbeenaadka ka gudbaan markii horeba. Qalad iyo gaf weyn ayee ahayd. Wax dhib ka ahayna lagama dheefin. Warbaahintooda iyo siyaasiintooda dood kulul ka dhex bilaabatay oo ah inay ciidamada ka joogo Jubbada Hoose kala baxaan. _________________________________ Orange party demands KDF troops withdrawal from Somalia to save lives The Orange Democratic Movement ( ODM) wants the Government to present the country with a road map for the withdrawal of Kenyan soldiers from Somalia. ODM said in the aftermath of the second terror attack since the Government launched the war on terror, hundreds of Kenyans have continued to lose their lives, a situation the party said is getting out of hand. ODM acting leader Anyang’ Nyong’o demanded that the Government should table a road map for a secure Kenya and a stable Somalia. The Opposition party also demanded a plan which expedites the training of Somali forces to take charge of their country and for accelerating Somalia’s economic development, particularly through infrastructure that gives Somalis a stake in achieving a better future. “We are forced to ask again: When are our troops getting out of Somalia? What is the game plan for our exit? Where is the road map for a secure Kenya and a stable Somalia?” posed Prof Nyong’o in a statement sent to newsrooms yesterday. The party asked why Kenya was still unable to rally development partners to stabilise Somalia claiming that it was part of the plan when the Kenyan troops moved in to the war-torn country. “It is our position as a party that as a country, Kenya has done its bit in Somalia and we have suffered enough for it. We are forced to demand once again that the Government presents us with a road map for withdrawal of our troops from Somalia,” said Nyong’o. The Orange party said Kenyan troops seem to be staying in Somalia without realising the full costs and are now paying for it, noting that families have lost bread winners and loved ones and the Kenya Defence Forces is not coming to their aid. Nyong’o claimed that despite losing loved ones in the terror attacks, the Jubilee regime has remained tight-lipped as the crisis gets worse. He questioned what the top brass in the military and Government were getting out of Operation Linda Nchi when the country is under attack day in day out because of its presence in Somalia. “While we recognise the courage and professionalism of our military that have made Somalia a much better place today, we also know that Somalia still has persistent insurgency to deal with and it continues to be a magnet for international terrorists,” he added. He said Kenyans are increasingly feeling that they are on their own on security at a time other indicators like cost of living are equally bad. Xigasho: The Standard (Nairobi)
  2. ....a women’s only bridal shower (where shaash saar and all took place) ahead of a mixed reception. Shaashsaar, unlike bridal shower, takes place seven days after the wedding ceremony. Waa toddobaadbaxa, to celebrate the bride becoming a 'wife.' In the old days, pre-civil war, both of them, the new husband iyo xaaskiisa guriga kama bixi jirin these seven days.
  3. Ma hoteeladaa la guurinaa, mise saraha, mise guryaha? Wax caqli galaayo la rabaa. Intee loo guurinaa waaba haddii la guurin karee? Ma'ogi waxa loogu soo horjeedo in Nayroobi ganacsi lagu lahaado, Soomaaliyana lagu lahaado. Dukaamo badan alaabtooda Xamar u soo martaa, taas aan ogaa. Sidee Shiineeska adduunka daafadiisa 'Chinatown' ugu leeyihiin ayee Soomaalida Islii ugu lahaan kartaa. Kambaala wey ku leeyihiin ganacsi bilow ah, Koonfur Afrika wey ku leeyihiin mid biloow ah asagana. So is Koonfurta Suudaan. Soomaalida Islii meelna uma socoto, dhaqaalo badan ayaa ku jiro meeshaas. Iskaga dhaqaaq caqli gal ma'aha, waana sidee cadowgooda kula tartamaayo ganacsiga rabaan, Hindida iyo Kuukuuyada.
  4. The next day, we were supposed to visit the Lido beach (yes, it’s named after Kampala’s Lido beach on Lake Victoria because of UPDF influence). Badowdaan yaa ka jaahil bixiyo ereyga 'liido' micnahiisa iyo meesha uu kasoo jeedo. Wali iyadoo ka timid dal aan bad iyo xeeb lahayn. Qof walba wariye iska sheegto.
  5. Cunug yar oo lix bilood jirto ayaa shalay u geeriyooday daryeel la'aan markii hooyadeed laga waday oo sadex beri ku xirneyd saldhigga la isku aruuriyo ee Kasaraani. Hooyadii markee gurigeeda kusoo noqotay ayee u timid gabadheeda oo lix bilood jirto baahi iyo silac u dhimatay. Eebbe ha u raxmado. Waxaa la yiri askarta xoog ayee ku kaxeeyeen hooyadaas, iyadoo waliba u sheegeyso inay cunug bilooyin jirto heysato kana soo tagtay. Ma'ogi xaafadeeda inay daris la'aan ka jirtay oo dadkii dhan la wada raafay, see kale lagu ogaan waaye cunugtaas. Isla shalay gabar kale xaamilo ah oo ka mid ahayd dadkii laga raafay Islii laguna haayi maalmo meeshaas Soomaalida lagu aruuriye ee Kasaraani. Markee silac iyo xaasidnimo ugu haayeen, xanuunkiina ku batay ayee saacadihii u dambeysay sii daayeen. Ayaandarro, ilmo mataano oo meyd ah ayee dhashay markee isbitaalka tagtay, iyadiina dhiig la'aan ayee basteed la tahay.
  6. Soomaalida Islii sida askarta Kuukuuyada u kala gadeysay tobankii beri u dambeeye: Haddaa gurigaaga joogto oo laguugu soo galo = 1,000 ilaa 6,000 kun oo madaxfurasho ah. Haddii banaanka laguu soo saaro, oo looriga lagu galiyo = 7,000 ilaa 10,000 kun. Haddii xabsiga lagu geeyo ama u dhawaatid = 15,000 ilaa 25,000. Qiimahaan waa maalmihii u horeeye see suuqa ahayd. Dad aad iyo aad u fara badan ayaa bixiye laaluushkaan baadka ah, qaarkood dhowr jeer bixiyeen maadaama marba koox cusub u soo galeyso: saldhexe, fiidkii, aroortii - xiligee doonto ha ahaatee. Qof ay dhaafaayeen malaha: waayeel, dumar, gabdho iyo carruur. Bukaano jiifo isbitaalka Soomaalida ee Madiino kala baxeen, bukaano daawooyin iyo faleebooyin ku suran. Waxaa maqlay dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa ka raaye fuleyaashaan. Sar lix dabaq ah oo weyn ayee galeen sagaal saac habeenimo (3 am) iyagoo labaatameeyo ku socdo. Dhalinyarada sarta dabaqa u koreeyo ayee deganaayeen. Intee soo socdeen ayee nalkii iftiiminaaye qeybtooda damiyeen oo waa wada mugdi. Mid sharci fiican heysto ka furay irida, inta kale sooma bixin. Bannaanka iyagoo taagan dhaheen aawey dadka kale degan. Wuxuu yiri idinkaa hore u wadateen oo kaligey joogo. Haddaa shakisantihiin waa soo fiirin kartiin. Kor ka qeyliyeen iyagoo bannaanka taagan, lehha hala laga soo baxo, hala soo baxo. Yaa u soo baxaayo. Habeenkii xalay tagay waaye inay galaan guri wada mugdi ah, labaatan hubeysan haku socdaan ama konton. Ma haweystaan fuleynimo darteeda. Haddee tooshash wataan xataa uma maleynaayi inay galaayaan. Laakiin mar mar kuma cafinaayaan oo maalintii soo noqdaan.
  7. The Dagoretti North MP sensationally claimed that Dule was an admirer of the late cleric Sheikh Abubakar Shariff Ahmed alias Makaburi after naming his son Abubakar. Waxaan ayaa xildhibaan sheeganaayo. Kuukaayo mentality. Tuugnimo lee u daran iyaga.
  8. Qofka bilaabay this thread, meeshaan waxaa u joogtaa inaa maalin walba aflagaadeysid Soomaali miyaa? Fadlan, jooji these hate-filled posts of yours. This is a moderated forum haddaadan ogaan wali.
  9. Cali Ameerika waxaa u daran 'go home' waraaqda ah uu bixiyo oo $60 aan ku ogaa iyo baasaboorka dadka u baahan oo qiimahiisa joogo $100. Dadkaan masuulnimo micnaheedee qalad ka fahmeen, hungurinimo u daran maadaama dadkaan dulisan in ganacsi laga sameeyo la rabo.
  10. Aad iyo aad heybada iskaga qaaday. Aamusnaantiisa ameeba habooneyd. Qof ku qanacsan dulmiga Soomaalida Islii lagu haayo u egyahay. Dadka soo baracakay iyo hantidooda Nayroobi ku nool ayaa si shaqsiyadeed u dhibaayo maadaama mar walba ku haayo 'qaxootiga' ha naloo soo celiyo. Hala celiyee intuu geynaa, ma minankiisa la qarxiyo mar walbaa. Gartiisa waaye xaaskiisa iyo carruurtiisa Istanbuul ayee qaxootinimo ku deganyihiin oo Islii ma degano. Labawajiilahaa taacun maxaa dhahaa.
  11. Aawey geedihii iyo dhirtii? Mar meel saan camal la dhisaayo, dhirta darbiga hareerihiisa lagu beeraa iyo gudahaba si meel lagu harsado loo helo, bilicdana u soo saarto. Saldhigaan (koley meesha saldhig kuma qornee, oo xarun ku qoran) waxaa loo dhisay "burcadbadeedda." Intee kan dhisaayeen Reer Galbeedka inay isbitaal ama iskool badalkiis ku dhisaan u roonaa, laakiin "burcadbadeed" u daran dadkaas.
  12. Sawirada waxaa ka muuqdo xoghayaha safaaradda Soomaaliya ee Turkiga. Safaaradda Soomaaliya in ogolaansho laga soo qaato marka hore wey haboontahay.
  13. Meesha maafiya aa ka taliso. Qof xuquuqdiisa lagu tumanaayo.
  14. Awkoombe, Awkuuku, Sooraan, Saado Cali, Barakoow Buuloow, Qamar Harawo waxee ruwaayadahooda ku sameynaayeen sideedameyadii. Ar Soomaali maxee dulqaad badneyd waayadii hore.
  15. When tuugii weynaa ee Shariif Xasan hamigiisa u shaqeyn waaye oo shacabka kacdoon ku qaadeen, forcibly removing him from Baydhabo, he sneaks his brother (waa isku hooyo) who declared himself madaxweyne the day after his brother was forced out from Baydhabo. Dad doortay ma jiro, ergo ma jirto. Idaacadaha ka yiraahdo madaxweyne aan ahay madaxweyne laguma noqdo. Knowing kacdoonkii walaalkiisa Baydhabo loogu saaray forcibly, I don't think this madaxweyne ku sheeg and politically irrelevant will last a week in Baydhabo. N.B - Dadka Reer Koonfur Galbeed la dhahaa. Baay, Gedo, Jubbooyinka, Shabeellaha Hoose iyo Bakool wada degaan.
  16. Gayism is not shooting innocent kids in the head in their mother’s laps In 'gayism,' there wouldn't be kids to begin with. Nor would mothers exist either.
  17. Waa Shariif Xasan. Ninkii Sakiin u bixiye been kama sheegin. Tobankii sano u dambeysay fidno abuur u joog ayuu ka ahaa siyaasadda qasan ee Soomaaliya. Maantana dadkii iyo deegaankii magacooda ku qaraaban jiray ula soo noqday sakiintiisa, asagoo rabo Reer Arlaadi inuu iska horkeeno, weyna u socon weysay, ugu dambeyna lafihiisa kala cararay Baydhabo maanta. Eebbe ha u raxmado wiilka dhalinta ee u geeriyooday maanta dhaawacii shalay kasoo gaaray markii bannaanbaxyaasha guriga Shariifka ee Baydhabo inay galaan isku dayeen, ilaaladiisana xabbado soo riday ku dhaawacay wiilkaas 14 jirka ahaa, maantana u geeriyooday.
  18. Odey dhaqameed Marka iyo agagaarkeeda kasoo jeeda ayee ahaayeen. Eebbe ha u raxmado. Maanta lagu duugay deegaanka Lambarkonton (KM 50). Siyaasad ayaa ka dambeyso xasuuqooda and it is not Barbaarta.
  19. Dhagaxtuur, u sheeg. Laakiin gadaal ka gaal iyo reer kooyto wax walba see hadda tahay inay waligeed ahayd moodaan. Taas anaa indhaheyga kusoo arkay. Dad waa weyn banooni laami weyn ku ciyaaraayo taas waligeed kama dhicin Xamartaa aqaanay. Barxadaha caanka ahaa ayee aadi jireen. Waagii waayo waayada ahayd ciyaalka ka yar 12 ayaa laamiga ku ciyaari jiray, taas oo kaliya ahayd hal xili -- soonka xiliga afurka oo baabuur iyo dadba midba socon oo ciyaalkana dadka afuraayo seenan u dhibin guryaha kasoo tagaan. Laamiga markaas kushuneeto ku wadi jirnay ama banooni ku ciyaari jirnay inta afurka ka dhamaanaayo oo dadka soo baxaan.
  20. Muuqaal wacan laakiin mootooyinkii Xamar lagu wadan jiray kontomeeyadii iyo lixdamaadkii ayee soo celiyeen. Shuud. Kuwa Daljirka Dahsoon laamiga hortiisa dhagaxaan dhigtay oo banooniga ku ciyaaraayo (1:35). Indha adkaa, waaba dad waa weyn waliba. Reermiyi.com/kooyto
  21. Maadaama diyaaradda Turkiga soo qaadeyso meydkiisa, Xamar ayee kasoo dajinee. Marka salaadda janaasada lagu tukado waala sii galbin karaa meydka oo meesha reerkiisa rabaan lagu duugaa, waana saa filaayo inay noqoneyso ama u dhaceyso. Eebbe ha u raxmado marxuumka.
  22. Intee jireen dadkaan inta iyo meelaha kale isku heys heysto markuu ku xanuunsanaa isbitaal Jarmalka ku yaalo toddobaadyadii lasoo dhaafay oo uu gurmad weydiisanaaye dowladda Soomaaliya. Isbitaalka lacagtii lagu daaweynaaye wali in laga rabo filaa reerkiisa ee kee run ka tahay haku kaalmeeyaan taas.
  23. Tim Horton iyo kuwa kale sugeynaa. Markaan magacyada la bililiqeysto kuwa caalamka loo soo jeestay.
  24. Waagaa dalkaan imaaday dugsiga sare waxaa isla dhigan jirnay magacyadaan hoos ku qoran kuwa la dhaho oo isla ciyaalka iskoolka u bixiyeen: Afsiil, Laxwase, Tacbaan/Sakaraad, Afloow, Dhimbil (markii dambe Abtigiis maadaama gabar marka bareegga ah uu shukaansan jiray, taasoo waliba uu abti u ahaa). Kuwa kale inaa iloowaa jeclahay. Xaafadeena Xamarna dhalinyaradaan ayaa deganaa oo ugu caansanaa: Cabdicasiis Madaxeey Qaloowqaloow Abaloota Cumar Galeey Ismaaciil Dooro Mahad Huunyo Buunshe Cabdi Sanbuur Xuseen Afeey Wardheere Dhuub Shooble Axmedeey Aalkolo Maxamed Faruureey Amad Jiiji Cali Aash Caloow Isbaryoon Cuti Niinoow Abuunyoow Jameyka (muxuu shukaansi dhameeye. Mid walba qatar ah suuqa Bakaaraha u socoto waala sii dhaweyn jiray. Marka lasoo noqonaayana mid kale lasoo dhaweynaa. Habeenkii Jimcaha mida ugu fiican lala balamaa). Rabi ha u raxmado inta geeriyootay.