-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
AMISOM TO LEAVE SOMALIA IN 2016 – ENVOY
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
If it ever happens, ciidamo magaca Qaramada Midoobay huwan ayaa lagu badalaa. Same ciidamo, different koofiyad. Ugaandha already sent dozens of ciidamo 'Qaramada Miidobay' ah in Xamar, 'protecting' QM offices, QM personnel and such. I don't even think they sent. They just changed their koofiyado and their repainted their military cars. -
And again, if proponents of this fantasy federalism were honest enough and not be against the unity of hal degmo alone, marka maxaa been la iskugu sheegaa. How can it (fantasy federalism) even unite gobollo kale kala jaan iyo jini ah. Yaab badanaa. Yes, yes, yes, fantasy federalism would 'organically' unite Soomaaliya as a whole. Yea, yea, let's start it with Gaalkacyo.
-
<cite> @DoctorKenney said:</cite> I don't understand how some people STILL want Somalia to have a centralized administration?!? I mean, when have Somalis EVER in our history have a centralized administration, before the Italians came into our country? The 1960-1991 period was the ONLY period when Somalia was governed by one Administration, and it was an abject failure so why would we try it again? A United Somalia can only grow organically from several federal States who willingly choose to participate in it. It can't be forced upon us, like the way it was forced upon us in 1960 when the Italians and British left. So why are you against the unity of Mudug and Galgaduud, as per the constitution dictates and as it agrees into this federalism fantasy of yours. Sheekadaada waa la jiifiyaa banaan, la joojiyaa banaan. And if you do think this federalism fantasy is not imposed into Soomaalida, waa riyooneysaa. What is Kiinyaatiga planning in Jubbooyinka. What is Xabashada's plan than but to have a bantustan obedient states in Soomaaliya or to remain perpetual competing states. Laheystiyaal isheysta. This fantasy federalism of yours is already failing before it even takes a single step. It is already creating too many hostilities before it is even implemented. It is already drawing interclan wars before so-called states are even created. If it weren't Barbaarta-controlled regions in Koonfurta, there would have already being clan wars and back into to the dark days of '90s, only names changing. Barbaarta is the only reason it is not happening that now in Shabeellooyinka, Baay, Jubbooyinka, Gedo and Bakool. And if this so-called federal state in Bari u hanjabeyso dowladii dhexe Soomaalida dhan ka dhaxeysay, what do you think if there were more of it, proxies controlled by Xabashada and Kiinyaatiga. What power would dowladda dhexe have then. Runta maala isku sheego. Interestingly, Xabashi-occupied Soomaali Galbeed is a 'federal' state, but Ileey and his co. never defy any Xabashi policies towards to that land, including separating Dirirdhaba and Xarar out of Soomaali Galbeed region. if a Soomaali government maamuli lahayd Soomaali Galbeed and did exactly like that, you won't need to know what would have happened. Why? Soomaalida iyaga lee iska adag, but the moment a foreign controls them, they are very obedient.
-
The same reason as the Zionist terrorists who leave from Mareykanka and other Galbeedka countries to go to Falastiin to murder innocent civilians. Horta why doesn't CAIR try to prosecute them for war crimes and crimes against humanity? I know no Zionist-controlled Reer Mareykan judge will allow to proceed the case go further, but at least it will be bring more mainstream attention into this issue.
-
Between 1978 and 1987, 30 shark attacks were documented off of Mogadishu’s famous Lido Beach. All but two were fatal. Wiil aan adeer u ahay ayaa ku jiray dadka uu cunay ama ku goostay xeebta Liido libaaxbadeedka. It was in mid '80s, probably 1986. Ma xasuusti shaqsi ahaantiisa, laakiin geeridiisa ayaa maqli jiray. Eebbe ha u raxmado. It was also why ciyaalkeena xaafadda yar yar in late '80s, we used to go to Iskool Bulusiiya beach to swim. It was much safer and water much shallow. There was also a jamal barrier, which we the boys assumed after the jamal being very dangerous, libaaxbadeed-infested and deep. Also my sister used to take us in her car in early to mid '80 to Jasiira beach every other Friday until she moved to Liibiya in 1985. Oh, how I missed anagoo wada badan iska buuxino her little car with nothing but towels and shorts.
-
Interior of the museum. Exterior of the museum. Soomaaliya's national museum. The interior picture was taken in late '80s. Those artifacts were shown were hundreds of years old. The museum itself would have been a century or so old by now, I believe. I hope to dear Eebbe someone somewhere out there saved those artifacts.
-
<cite> @galbeedi said:</cite>No excuse. Reel hebel baa hub laga dhigayaa iyo waxaas. Kan isku sheegaya gudoomiyaha xisbiga nabada ee hadana difaacaya warlordhada, Mr. Célaahi sheekh Hassan is done as a politician. Kan 'guddoomiyaha' ururkaas sheeganaayo, waa C/llaahi Sh. Xasan, Cumar Filish and this Daaci dude were all former mooryåån commanders under the Muuse Suudi Yalaxoow's former stronghold of Wadajir, the very same place now this Daaci dude want to continue to rule, as he did in the past five years, even xataa markii laga qaaday guddoomiyaha degmada. So no wonder Cumar Filish and C/laahi Sh. Xasan, former comrade mooryåånimo in arms with Daaci, are siding with this very tuug. Yalaxoow might soon speak too, who knows.
-
Qof intaas oo hub iyo kuwa kale qarsan magaalo madax dowlad la aqoonsanyahay ka taliso loo ogolaan karo inuu hubkaas ku heysto ma jirto. Ama hubka dhig ama xoog lagaaga dhigaa. Waa isku waardiyeyaa kulahaa. Waardiyenimo my back. Mooryåånimo fiinaa wiito ma soconeyso. Shantii sano u dambeysay xoog ayuu ku heystay degmadaas Wadajir, dadka deegaankaas degana baad ku haaye, isbaarooyin mooryååntiisa u dhigan jireen ama canshuuro baad ah ugu qaadan jiray guryahooda. Waa mid kamid ah tuugadii ugu weynaa Xamar ka jiray sanadihii u dambeysay. Eey eey dhalay. Asaga iyo guddoomiyaashii hore degmooyinka kale isbiirsi tuugnimo ku dhisan ayee sameysteen bilooyin kahor, inay qalalaasaha Xamar ka jirto sii badiyaan, si jagooyinkooda loogu soo celiyo. Daacigaan should also be charged with the murders of whoever died in today's raid. In taas loogu haro ma'aha. Fuleynimo ugu cararay meeshuu deganaa, xataa mooryååntiisa ka cararo. Ma'ogi waxee u difaacayaan nin saas ugu cararaayo aananba kala jecleen daryeelkooda. Jidkee mareen Qanyare, Yalaxoow, Max'ed Dheere, Ilqeyrte, Bashiir Raage, Caydiid Yariisoow, Cismaan Caato iyo baandadooda kale waa in la marsiiyaa ninkaan iyo kuwa la mid ah damacsan Mooryåånimo 2.0. Kuwaas ka awood, maleeshiyo iyo dhaqaalo badnaa wey quusteen, maxaa u yaalo mooryåånkaan sanadihii u dambeeye soo baxay marka.
-
Is Geeddi against Quraanka lagu dhaqmo iyo shareecada? Tartama, tartama uu ku haayo maxee tahay. Iyadoo shareecada lagu dhaqmaayo ayee ururrada tartami karaan. Wuxuu u hadlaayaa kan maanta Masar xoogga ku heysto la dhaho Siisi camal. Xaaji Yaasiin wuxuu soo qaatay lixdameyadii bilowgeeda sababtii baarlamaanka waagaas jiray shareecada u qaadan waaye laakiin wax faahfaahin ah kama bixin sababta. Xildhibaanada waagaas jiray shareecada ma diidaneen ee habka loo mari lahaa iyo xiliga la qaadan lahaa isku qilaafsanaayeen. Sida ay isku qilaafsanaayeen habka loo qori karo Afsoomaaliga ayee iyagana iskugu qilaafsanayeen goorta la qaadan karo shareecada iyo xiliga. Badankooda waxee qaateen arragtida ah in dib loo dhigo maadaama dalka madaxbannaanimadiis cusbeyd oo wali salka dhigan. Soomaalida waagaas jirtayna reer guuraa ayee iska ahaayeen waxba qori karin, waxna dhigi karin. Marka arrin sahlan ma ahayn. Hadda kahor dood BBC ka baxeysay lagu falaqeeye arrimahaan oo xildhibaano waagaas ku jiray baarlamaanka ka hadlaaye.
-
So they unwittingly 'discovered' these aayado, right? When Allah desires to guide someone, He expands his breast to Islam. When He desires to misguide someone, He makes his breast narrow and constricted as if he were climbing up into the sky. That is how Allah defiles those who disbelieve. (Quraanka kariimka 6:125) [A]ll those who follow My guidance will not go astray and will not be miserable. But if anyone turns away from My reminder, his life will be a dark and narrow one … (Suurada Ta Ha: 123-124) This is exactly why cibaadanimada is extremely stressed in Quraankeena suuban. It saves one's soul. It connects one's soul to its Source, its Mighty Creator. Human beings' souls/spirits are more like a computer software. The soul constantly needs software updates (cibaado) to ward off vice temptations (viruses). These vice temptations -- be it drugs, alcohols, guilty pleasures and such -- diminishes one's soul's to the point of no return. These temporal vice pleasures also bring what the human soul cannot handle properly without a Divine connection and guidance: Depression, anxiety, restlessness, misery, gloominess, stress, panic attacks and ultimately always being a pessimist. You name them. Humans cannot stop feeling 'guilty' even if they don't believe in a true Creator who created them. Why does one need to feel 'guilty' if one doesn't believe its Creator? To whom is one feeling guilty to? To the government? To the parents? To their spouses? To their 'morality'? and what 'morality' and whose 'morality'? They don't even know, yet they are still feeling guilty. Atheists are a prime example. They can't rid of this -- the feeling of guiltiness about all those vice temptations, including drugs and alcohol. That is why they have those secular rehabilitation centres. It is not enough since because it is purely secular, only saving the body and not the soul itself, which they don't believe to exist. That is why most are in relapse or in very restlessness, always worrying about something. The soul constantly needs undisturbed and direct connection to its Creator. Otherwise it gets thirsty and emptiness, which will eventually cause suicide or suicidal tendencies. Eebbe ha naga haayo. Gaal lama yaabi oo daroogo iyo qamri isku daldalaayo laakiin waxaa la yaabaa Soomaali qaangaaray asagoo maankiisa saafi yahay daroogo iyo qamri inuu isticmaalo bilaabo. Qamri waa biloow. It won't be enough with shaydhaan whispering. Xashiish is next. Won't be enough, the unseen whispering says. Then comes the heavy ones. Still not enough. Nothing will be enough for the whispering shaydaan until one's soul is destroyed in no point of return. No much of money, no material possessions unimaginable will save one's soul. Nothing since the soul itself is empty vessel.
-
Holac, that is the most sensible loogu bixi karo arrimaha jira. I am not into federalism, never believe it is a Soomaaliya's problematic solution, laakiin haddii loogu bixi karo dhibka yaalo, then by all means toban iyo sideeda gobol ha ismaamulaan. Qabiilada isla degana wey kala qeybsan karaan. It is much easier ku kala qeybsadaan awoodahooda than sadex iyo laba la isku geeye israbin. Look at our Kiikuuyo neighbour in Kiinya. Iyagoo waliba kala qowmiyado iyo diimo kala duwan heysto ayee diideen federalism, instead opting out to leave the regions essentially as it was, just subdividing it more to create three or more 'counties' instead of one region. It is essentially unfederalism. They rewrote their constitution and giving more powers to those new counties. It is much, much better, waliba iyagoo kala qowmiyado iyo diimo kala duwan heysto. Anagana we are trying to create more united clan regions in the name of so-called federalism, which would immediately bring more problems than it would solve since there are no clear and defined clan boundaries. Waxaa na heysto since 1990 sheekadii ahayd: Insanity: doing the same thing over and over again and expecting different results.
-
Tayyip Erdogan elected as Turkish President
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to DoctorKenney's topic in Politics
Hambalyo dheeraad ah Mudane Rajab Tayib. Abaal weyn ayuu Soomaalida kaga mudanyahay. Joog oo jir. -
Isqabqabsigaan ma dhamaanaayo. Maxaa ka qaldan gobol walba oo ka tirsan 18 gobol hore u jiray inay sameystaan baarlamaankooda, "madaxweynahooda" iyo guddoonka baarlamaankooda. Maadaama Soomaali ka dhamaan la' anigana "madaxweyne" i dhaha, marka gobol walba guddoomiyaha gobolkooda ha loogu waco "madaxweyne," hana la siiyo awood xoogahoo dheeraad ah. Taas ayaa ugu sahlan. Waxaan kale la isla daba yaacaayo dhib kale lee keeneysaa, xalin meesha uguma jeedi.
-
Guddiga Maamul u Sameynta Gobolada Mudug Iyo Galgaduud oo La Isku Mari Waayay Kulan lugu doonayey in lugu dhiso guddiga dhismaha maamulka gobollada Galgaduud iyo Mudug ee dhawaan Muqdisho looga dhawaaqay ayaa isfahan waa ku dhammaaday. Shirkan ayaa ahaa mid lugu doonayey beelaha degga labada gobol ee la doonayo maamulka in loo sameeyey in laga soo dhex xulo xubnaha ka shaqeynaya dhameystirka maamulka, balse qabka wax loo qeybiyey ayaa waxaa ka soo horjestay qaar ka mid ah beelihii ka qeyb-galay. Ergooyinka dhismaha maamulka ayaa kulanka kaga dhawaaqay sida ay beelaha u kala heleen xubnaha ka shaqeynaya dhismaha maamulka, waxaana qeyb-tooda ka saluugay qar ka mid ah beelihii ka qeyb-galay. Guud ahaana 25 xubnood ayey sheegen ergadu inay ka soo shaqeyn doonto dhameystirka maamulka,waxaana beeluhu xubnaha u kala heleen, sida hoose: Beesha **** waxaa ay heshey 15 xubnood. Beesha **** ee gobolka Galgaduud waxaa ay heleen 3 xubnood. Beesha **** ee Mudug degta waxaa ay heleen 2 xubnood. Beesha **** ee Mudug degta waxaa ay heleen 2 xubnood. Beeshs **** ee Mudug degta waxaa ay heelen 1 xubin. Beesha **** ee Mudug degta waxaa ay heleen 1 xubin. Beesha **** ee Mudug degta waxaa ay heelen 1 xubin. Ergadu marka ay shaacisay guddiga markiiba waxaa dhashay buuq badan oo sabab u noqday in shirka la isku fahmi waayo, ugu danbeyna lugu kala kaco. Isfahanwaa inuu shirka ku dhammaado waxaa sabab looga dhigay labo arrimod oo kala ah: in qabaa’ilada ka socday beesha **** ay isaga baxeen shirka iyagoona sheegay inay caddaalada ka fogtahay qabka ay ergadu u qeybisay guddiga maamulka soo dhisaya. Waxaa ay soo jeediyen in hab siman loo dhiso maamulka oo aysan cidna sad buuxsan maadaama la is degmooyin le eg yahay, balse haddii ay taas imin wayday ay ka laaban doonan qorsha maamulka gobollada Galgaduud iyo Mudug lugu dhisayo. Maamulka oo la Rabo in loo Bixiyo MUGA Qodobka labaad ee la isku diiday ayaa ah sida uu noqon doono magaca maamulka gobollada dhexe ee Mudug iyo Galgaduud,waxaana dhinacyadii shirka ka soo qeyb-galay ay soo bandhigeen ilaa afar magac oo ay koox walba doonayso in maamulka uu yeesho. Ximan iyo Xeeb oo maamusha qeyb ka mid ah dhulka maamulka loo sameynayo,waxaa ay soo jeediyen in magacooda loo bixiyey,sidoo kale maamulka Galmudug oo koonfurta Gaalkacyo ka arrimiya ayaa iyaguna soo jeediyey in Galmudug loo bixiyey maamulka. Kooxda saddexad ayaa iyaguna soo jeediyey in maamulka loogu magacdaro Central State, halka kuwa ugu danbeenaya oo ay dowladda faderaalka la sheegay inay la socotana ay soo jeediyen in loo bixiyey magaca cusub ee ah MUGA oo looga jeedo Mudug iyo Galgaduud. Arrintan ayaa sababtay in shirka la faarujiyo oo lugu kala dareero, balse waxaa la sheegay ergada ku howlan dhismaha maamulka inay wadaan dadaallo lugu doonayo in lugu xaliyo khilafka ka tagan xubnaha maamulka soo dhisaya iyo magaca uu yeelanayo maamulka. Isfahan waaga ka taagan dhismaha maamulka ayaa la sheegay inay caqabad weyn nodon doonto,waxaana horay maamulka ugu soo horjestay dowlad Goboleedka Puntland oo ka talisa inta badan gobolka Mudug iyo Ahlu-Sunna Wal-Jameeca oo qeybo ka mid ah gobollada dhexe ku sugan. Si kastaba waxaa ay u muuqatana in arrimo badan ay hortaagan-yihiin Mudug iyo Galgaduud inay maamul noqdan,lamana garan karo dhismaha maamulka halka ay ku biyo shuban doonto iyo qabka uu u dhammankaro khilaafadka hareeyey. http://www.ishabaydhaba.com/?p=61751
-
Waxaan habeenimada si shirqool ah loo weerarooyo dowladda ayee ka wada tirsanyihiin, waa xildhibaano, waa ciidamo saraakiil ah, waa xubin ka tirsan wasaaradaha jiro iyo kuwa kale ganacsato waa weyn. Iyagoo sidaas tahay ayee hubka ka ganacsadaan, hubkaasna ay ka gadaan kooxaha kasoo horjeedo dowladda ay ka tirsanyihiin inay jirto. Hub kalena guryaha ugu duugan oo ay sugayaan ama rajeynoyaan in lagu noqdo sidee ahaan jirtay kahor 2006. Qorshahaan inay bilaabato sanadkii 2009 ayeeba ahayd amaba kahor. Barbaarta dadkaan camal ma baryaan, habeenimo si qarsoodi camalna uma weeraraan. Maalin cad ayee hubka ugu dhigi lahaayeen bilaa baryo la'aan sidee ugu dhigeen 2006.
-
Ahmed Haabsade Is Back in Garowe
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
If there ever was a true calooshiis u shaqeyste, this old man fits it nicely, waliba bilaa xishood la'aan. Maalinba meel ka xaab xaabso. And if anyone is a follower of this man, ayaandarranaa. -
SOMALI FM MINISTER NEW SONG! TO THE YOUTH...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to djibsomali's topic in General
How many so-called ministers, xildhibaano, ambassadors, et cetera in this current government hold foreign passports horta? It is the majority and the most influencial posts. This is a serious issue. They can easily be influenced and pressured. Name in point is Jawaari, the speaker of baarlamaanka, a citizen of Norway as well, which wants to acquire access to our ocean, in cahoot with Kiikuuyada. They called him into Norway in the past month, pressuring him to change his tune regarding baddeena difaacideeda. He did. Two thirds of the ministers who hold posts in this current government also hold foreign passports, including the very prime minister himself, a Canadian. And this foreign minister, a Reer Mareykan. The information minister is Swedish. The deputy speaker of parliament is British. So the defence minister, another British. Finance minister is American, I believe. The infrastructure minister is another American. The transportation and aviation minister is Canadian. The three most influencial posts of ambassadorship are all held by Canadians -- danjiriyaasha u fadhiya Kiinya, Mareykanka iyo Itoobiya. The former prime minister, Shirdoon, a Kenyan passport holder, is barred from entering Kiikuuyo land because he didn't kowtow to sell our ocean when he was holding that post last year. He lives in Xamar, not by choice, but by necessity now. If he wants soo caragadisto, which the foreign passport holders usually are, he now instead goes to Imaaraadka (Dubeey). The ones who cowered to that Kiikuuyo bullying and sold out our ocean rights lived in luxuries hotels and vilas in Nayroobi. And they were and are being rewarded to influencial posts by this regime. They are Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, Gaandhi iyo Geeddi. Cumar C/rashiid is danjiraha Mareykanka now, Gaandhi will soon be the Canadian one and Geeddi to the Ingiriiska post. Eebboow. This is a serious issue. -
Why Etobicoke North Ward 1 laakiin? Meeshaas Soomaalida waxaa ugu badan Hindida iyo Bakistaamiinta iyo wixii kale. Etobicoke North Ward 2 ayee Soomaalida ku badanyihiin si xad dhaaf ah (Dixon, Albion, Woodbine, Scarlett). But I guess since Ward 2 is controlled by Ford family in the last 15 years si sahlan looguma dejin karo. Also some Soomaalis blindly support this alcoholic and drug addict mayor and his brother, who is the current, but departing, counsillor. She could have more votes in this ward, though. Anyway, I will try to vote for her, if it could be done, even though I don't live in the ward she is a candidate for.
-
Dhaanto in Soomaali Galbeed is revived by the tyrant Xabashi stooge, Iley. In order to make the occupied Reer Soomaali Galbeed (and wider Soomaali community) more zombie and not caring the reality we are in. He invested heavily in this, promoted more heavier. Telefashinkiisa nothing kasoo baxo but dhaanto and more dhaanto. More bands about dhaanto and dhaanto. This is mindless, mind-numbing proud Soomaalis who u halgami jiray dadkeena iyo dhulkeena. Xataa waxee iloobeen the centre and biggest cities of Soomaali Galbeed. The mind-numbed Soomaalis think it is Jigjiga now. It was Xarar. It was Diradhaba. Now those cities are 'federal' states, controlled directly by Xabashi regime and populated by more and more non-Soomaalis. Not many Soomaalis know or realizing this. Jigjiga ayee ku waasheen. Soon Jigjiga too will go the route of Diradhabo iyo Xarar. It will be 'federalized.' Soon the new centre will be Dhagaxbuur. The former pro-independence, now under the cahoot and paid of Xabashi sycophant, like Nimco Dareen and this Aar Maanta, sadly fell for this.
-
Baliis, spread this around. A boycott app against the Zionist, terrorist, racist occupier entity. Gaar ahaan Reer Yurub: Give a second consideration when buying produces like these: Timirta, oranjada, liimo balbeelmada, saliidda oolyaliifka (olive oil). They could all originate from the terrorist entity, sometimes wey isqariyaan, deliberately mislabelling it to originate from Qubrus (Cyprus) or Bortuqiiska, so that they can't be boycotted. Know and investigate around.
-
The Trouble makers of Somalia are joining together.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
<cite> @Mooge said:</cite> well said mohammad. this is a phantom state which is rejected by everyone. However, you are an ardent supporter of the father of them all pipe dream states: Axmed Madoobe's mirage based in Afmadoow iyo Kismaayo, later town depending solely with Kiikuuyo tanks support. He doesn't even control Jubbada Dhexe iyo Gedo, the gobollo he claims. At least Mudug and Galgaduud kuwa saxiisay control more lands than Axmed Madoobe's figment of the tolka imagination. -
While Palestine Burns ,their Arab brothers are on Vacation.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Adam's topic in Politics
Soomaali waa laga naxaa, qof ama qoys walba oo la dulminaayana waa laga naxaa. Waa diinteena suuban waxee fareyso. Reer Falastiin ku dhawaad 70 sano ayee dulmi iyo xaqdarro lagu haayaa. Dadka Reer Falastiin ka naxeynin, dadka ku doodda Soomaali ka hormarsiiya, they are usually the qabyaaladist bunch oo wadnahooda madoobaaday, oo Soomaali ka naxeynin, iskaba dhaaf qof kale la dulmiyo. Iyagaaba dulmi ah ama wax dulmiyo.
