Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Another utter failure from Muuse Ooyaaye after pressure from Soomaali people and international community. I guess few doolar lagu quudin jiray laga gooye, hence this. Soo dhawoow walaasheen Naciimo Qorane. I hope inay caafimaad qabto.
  2. One more step of not being relied on Dubeey (Dubai). Straight from Jabbaan now. It is a small step and encourages other international companies to open their own offices in Soomaaliya. I hope they hire more Soomaalis. _______________________________ Shirkadda baabuurta ee Toyota oo xarun ka furutay magaalada Muqdisho Shirkadda baabuurta ee Toyota ayaa 27 sano ka dib waxa ay Soomaaliya ka furtay xafiis ay leedahay Toyota. Toyota Soomaaliya ayaa waxa ay soo maraysaa Shirkadda SKA. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xariga ka jaray ayaa sheegay in ay qayb ka tahay maalgashiga shishiiye ee Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in ay wadaan in alaabaha Soomaaliya loo iib geeyo suuqyada caalamka halka maanta Soomaaliya wax loo soo iibgeeyo. Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayuu wasiirku ugu warramay Muqdisho. Xigasho: Calanka.com
  3. Yaa, Xabashi, don't compare countries with a gobol. If you want to include a gobol. then add Oromiya and Amxaara regions as well.
  4. LoL, waa iiga hor maftay. Saadaasheyda wey soo baxday again.
  5. I will give other Xabashi sycophants - who could be envious of Madoobe now - in the next three to four weeks to line up in Adisababa. We will see, Rabi hadduu idmo.
  6. Xataa bil ma gaarin this thread and Axmed Madoobe crossed the line. Awguuriyo maala dhahaa. The least expected one of the four stooges. From a high-ranking member of Barbaarta to Xabashi prison in Adisababa to high commander in Xisbul Islaam to 'madaxweyne' ku sheeg maamul gobolleed to a major Xabashi stooge in unprecedented political moves in a record ten years.
  7. The guts of this Xabashi marti. Xamar is our capital, and every Soomaali is free to live there, free to express his political views unlike the notorious Gulag that is Adisababa. You think you can divide us with your dog-whistle, clan-baiting political post. And speaking of constitutions being written on worthless papers, tell that the one that was written by Senaawi and his regime in 1994 that is as useless as a discarded baby's diaper.
  8. Waa runtaa, Duufaan. Most of it has to do with their world-famous airlines, specially Emirates, being a hub. You know we can ban them from our airspace when we re-start our air forces that are currently being trained in Turkiga.
  9. Yoonis, this is why I was and still am always against federaalkaan baas. Soomaaliya and Soomaalis didn't choose this when C/qaadir Soobe and his political party were an ardent advocate of federalism in 1950-60s. Soobe's urur reprsentatives even went to Qaramada Midoobay in New York in late '50, giving a speech at the UN, advocating federal system for Soomaaliya's upcoming independence. They believed Maay and Maxaatiri federal states. Soomaaliya rightly didn't follow this when we gained our full sovereignty.
  10. I blame Farmaajo bringing this mentally unstable person out of some unknown suburban of New York to Soomaaliya's national political scene in 2010. Taariikh soo jireen kulahaa. Where were they, Imaaraadka, the years between 1991-2012, save 1993-1994 when they came with the international forces as many others did? Maseer ay Turkiga ka qaadeen ayee Soomaaliya u soo galeen in 2012, otherwise they would still have watched us die daily in abaaro and other masiibooyin, had not Turkiga entered Soomaaliya in 2011. Also why is this dude accusing dowladda dhexe taking a side? When did Soomaaliya take sides between Reer Khaliijka? Dhex dhexaad haddii laga ahaado maxaa ka qaldan, same route Cumaan, Suudaan, Kuweyd and others, have taken. Imaaraad is a bully, only trying to bully those countries that are recovering, like Liibiya, Yeman iyo Soomaaliya. Why don't they go after Cumaan or Suudaan? They can't dare that. We are sovereign, we can and will do whatever we want to do. Countries more powerful than Imaaraad qamiisweyn tried to subdue us, but failed. Marka ma iyagaa u daaheenaa. Eniwey, dadkaas qamiiska weyn doolarka haa soo xaabsado, koley meesha waxba kuma haayee. Those so-called 'madax' maamuleed failed before in Oktoobar, 2017, when they tried to show unity, creating an alliance. Whatever happened to that political alliance formed in Kismaayo? They will fail again, no doubt.
  11. Suudaan and Soomaaliya have had historical relations, especially after 1969, when Jacfar came to power in Suudaan. They always offered Soomaali students scholarships, rainy day or not. Soomaaliya had four primarily countries who helped us in our challenging years between 1991-2011. Those were Suuriya, Suudaan, Bakistaan and Maleysiya. Soomaalis didn't need any visa to enter in those countries.
  12. Just another meeting by maamul goboleed oo Imaaraad qamiis weyne lacag loogu cuno. Whatever happened to shirkii la isku biirsaday ee Kismaayo ka dhacay back in Oktobaar, where the so-called 'madaxda' maamul goboleedka had an alliance. It failed miserably and this too will. Axmed Madoobe wuu isqarinaayaa, one because of his recent eye surgery in Nayroobi oo waxba ma arko, but also ceebtiisa luu sii kordhinaayaa. From Barbaarta, to Xisbul Islaam to 'madaxweyne' maamul goboleed to this. Ceeb looma dhinto. Others, like Gaas iyo Shariifka, are shameless, as always, jeebkooda u daran kuwaas, mana buuxsamo. Ka soo aruursada the naive Imaaraad any doolar you can get, but meeshii gurbaanta lagu tumi lahaa la iska rabaa.
  13. The Gabre junior in Waqooyiga - Berhe Tesfaye - is expanding, opening their latest franchise (err, xarun) in Burco. Unbelievable, xataa gambasho ma jirto, maalin caddeey.
  14. Galbeedi, we knew this and more, though. Soomaaliya hore ee u socotaa, that is why Hibo Nuura, Farxaan Xiddig iyo Nakruuma prefer to live in Muqdisho now than in Mareykanka, Ingiriiska iyo Kanada respectively. Meesha waxee arkeen inay soo iftiimeyso. I really hope you will check it soon yourself.
  15. Holac, soori widaay, but if my 16 years experience of SOL membership taught me anything, topics like this will inevitably get ugly. Marka I have to close it for the sake of SOL's rules.
  16. Riyadii waa laga soo baraarugay.
  17. Holac, I am surprised you don't know. Google Makhtal Daahir.
  18. U turjun hee micnaha ga' iyo jiq laga wado dadkaan qowdhan iyo qald... waayee.
  19. He was kidnapped by Kenyans in Dhoobleey, Soomaaliya, his first country. And they then transfered him to Nayroobi. What passport he had or not is not the issue. The old government of Kanada wasn't really serious about his release since that government was led by a right-wing anti-Islam leader, even though his own foreign minister at one time tried a little bit since Bashiir last lived in his constituency in Ottawa. Anyway, I am glad he is free since Xabashi elites cannot stand anyone with Makhtal name.
  20. Maka qaleynaa oo ga' maka siinaa? Laakiin runta waxmagarato aan ogahay ee karbaashtaa ee maxaa sameynaa marka. Arag odeygaas wareersan oo leh xalay waa seexan waaye markee Imaaraadka ee u gurbaan tumaayeen laad kaga toosiyeen riyadee iskaga jireen
  21. Warkaan hadduu run yahay, aad ayaan ugu faraxsanahay. Kanada wey ku sharaf beeshay arrinka ninkaan, gaar ahaan dowladii macangaga ahayd ee Stephen Harper.
  22. I hadn't seen a calaacal like this since, well, Maarso 8th, when a certain man by the name of Muuse Ooyaaye dumarka ka wada ooysiiye. Aah, dowladda Qadar Xamar ayee basas ka dajiyeen. Aah, Xamar ayaa laga farxiye, aah Xamar doolarka lagu qabtay halkaan laga qaaday. What the... Odeyga hoosguntiga ayuuba dhigan rabaa.
  23. I guess Moorgan got bored in xaafadii Hurlingham in Nayroobi. Odeyaasha Soomaaliyeed ereyga 'retirement' waa in la baraa, kuna dhaqmaan.