Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. I don't know why Reer Sool didn't claim Xaabsade. Wait a minute, there was a Xaabsade in Sool so need to claim another one.
  2. I guess the BS Caydiid Junior u sheegay tolkiisa ayaa aaminsantahay. I guess the propaganda is strong for he couldn't believe his mooryååntii bililiqo ku nool ragtags being kicked from Koonfur Galbeed deegaan, tails between their legs. All those weapons armed by Eritareeya and foot soldiers consisting Oromo's OLF did not help. They were still kicked out. This was also the beginning of the end of iljeex occupation of others' deegaano. Here is the days mooryååntii Caydiid Junior were kicked from Baydhabo. Look how bad state they left the city and its sad residents.
  3. And if this Sacuudi lashing was directed at Mareykanka, would American passport holder Mudane Farmaajo's goverment issue this same statement condemning Mareykanka? Ma moodi.
  4. Dowladda inay faraha la dhex gisho muranka ka dhex aloosan Sacuudiga iyo Kanada kuma habooneyn. Soomaaliya ma quseyso, inkastoo dowladda ka tahay dhaqaale raadis dhanka Sacuudiga. Sacuudiga siyaasad qalafsan oo qaabdaran ayee sanadahaan u dambeeye ciyaaraayaan, being empowered by seemingly by the Zionist in the White House. I can see Orange in the White House's fingers in this manufactured diplomatic crisis, especially Sacuudiga's disproportionate response. If only this strong Sacuudi lashing was directed at the occupiers of Alqudus. But they are silent when it comes to them. They can only bully those that are allowed by the White House. _____________________ Jaaliyada Soomaaliyeed ee Kanada oo ka hor-timid go’aankii dowladda Soomaaliya Khamiis, Agoosto, 09, 2018 – Soomaalida ku dhaqan dalka Kanada qaarkood ayaa si xoogan uga hor timid go’aankii dowladda Soomaaliya ay isku barbar taagtay dowladda Sacuudiga oo khilaaf dhinaca Dibloomaasiyadaha uu kala dhaxeeyo dalka Kanada. Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay garab taagan tahay dalka Sacuudiga islamarkana ay ka soo horjeedo fara-galin mar-naba lagu sameeyo arrimaheeda gudaha. Kanada ayaa ka dalbatay dowladda Sacuudiga sii deynta haween walaalo ah oo u dhaq dhaqaaqa xaquuuqdaha aadaha kuwaa oo lagu kala magacaabo Rayf Badawi iyo Samar Badawi, taasoo siweyn uga carreysiisay Boqortooyada Sacuudiga. Jaaliyada ayaa sheegtay in go’aankan ay qaadatay dowladda Soomaaliya uu yahay mid lagu deg degay, iyaga oo sheegay in Kanada ay marti-galisay tiro badan oo Soomaali, loogana baahnaa dowladda Soomaaliya ku ixtiraamto dowladda Kanada sida wanaagsan oo ay u soo dhaweysay dadka Soomaaliyeed, mar walba-na ka fiirsato go’aammada siyaasiga ee la xiriira arrimaha dibadda oo ay qaadaneyso. Qaar badan oo ka mid ah xubnaha golaha Wasiiradda xukuumadda Soomaaliya ayaa iyagu heysta dhalashada dalka Kanada waxaana ka mid ah Wasiirka arrimaha dibedda Axmed Ciise Cawad oo soo saaray go’aan-kan lagu taageeray Sacuudiga. Xigasho
  5. Haa, waa inaa ka fiirsano, saaxiib. While in Islii in the past years, I used to correct some extended Reer Abti who hailed from Soomaali Galbeed. They innocuously used to say 'Itoobiya' this and that, even though some were even ONLF supporters. I used to tell them Soomaali Galbeed dhaha, sometimes getting funny faces at my corrections.
  6. Yaa Tigrey, since Oromos supposedly usurped power and dethroned your dear leaders, you have been making loud rumbles, at times seemingly agreeing with Soomaaliweynimo.
  7. I used to see online comments by some Reer Sanaag claiming Shaatigaduud originally coming from their deegaan. Hadduu maqli lahaa lee.. Anyway, is that why you are looking for Shaatigaduud in the video?
  8. Galbeedi, saas kama wadin. Waxaa ka waday Soomaaliya as a sovereign nation can protect its people, wherever they are. It can also advocate and lobby internationally. I know Soomaaliya maanta wey liidataa but saan ma wada ahaan doono waligeena. Oromada, however, don't have their own ethno nation u dooda. Xabashi, Tigrey iyo jiniyo kale ayee ku dhex jiraan.
  9. Hadal heynta ugu weyn waa deegaanka Soomaali Galbeed maahmahaan. Waxaa la yaabay anagoo wada Soomaali ah inaan isticmaalno ereyo iyo magacyo kale ay ula baxeen deegaanadaas dad aan Soomaali ahayn. Sida 'Kilinka Shanaad,' sida Jijiga for Jigjiga, sida 'Dire Dawa' for Diridhabo (same way it is Baydhabo, which tells you it is a Soomaali word in its originality). Waxaaba ugu sii daran kuwa Soomaalideena ah haddana yiraahdo 'Soomaalida Itoobiya.' Yaxyax weyn ayaa ka qaadaa markaa maqlo kuwaas. You wouldn't find Oromo right-wing extremists calling Adisababa its name. It is always Finfine for them. The re-liberation of Soomaali Galbeed needs to start with its names. Haddaa isticmaaleyno magacyada kuwa heysto isticmaalaan marka waxee u dhigantaa inaan ogolnahay inay iyaga leeyihiin.
  10. Why all those sudden cabsi-based fears from Oromada in the last few years. Oromada iyo Soomaalida waa isyaqaanaan ee maxaa cusub. Also they are not some kind of monolith group as some of us are portraying them to be. They are far more divided and disunited than Soomaalis could ever be. If Xabashada and Tigrey ruled them for decades because of their division and internal squabbles, Soomaalida oo dal weyn leh wax ee ka qaadi karaan iska yar. Again we need to separate Oromada. They are Booranta iyo Soomaali Aboowda who are far more closer to Soomaalida than into other Oromo. Millions of them are Muslims, too. We just need a little strategy iyo midnimo baaxsan ee waxba yaanan la iscabsiin.
  11. I hope this barbaar goes far. I have had a nephew - sister's son - who played for all Chelsea and England youth teams. Since Chelsea accumulated all those youth players and acquires superstars, it wasn't easy to get into the senior team. So they sold him in 2017 to that Chelsea sister team in Nederland, Vitesse.
  12. The title of the video could have just changed a single word and be called, "Daawo Soomaali qabsatay Nayroobi iyo dhaqanxumada ay ku hanjabeen" about how Soomaalida u qabsatay Islii. Some Kiikuuyo might have thought that I am sure.
  13. Saan maa ka daacad ah dadkaan? Intee ka keenaan kista yar ee jaadka ku gataan? Some poor distant cousin baraf Yurub ku dilay wuxuu soo diro maa cooskaas lagu cunaa?
  14. Dabroow, if Kismaayo was ruled by one from Cabuudwaaq than the current one from Qabridahare, you certainly wouldn't have minded if one like Cabdi Ileey fled from parts of Wardheer to Hiiraale-ruled Kismaayo. No?
  15. Considering what is happening in Soomaali Galbeed today, i thought the title was about Cabdi Ileey. Oh, maan, I was ready to sharpen my faas iyo tooreey to whoever wrote that if it was about Cabdi Ileey.
  16. Is this for real? Are sane Soomaalis defending tuugii weynaa, the Tigrey stooge Cabdi Ileey? I cannot believe this. Nothing, no one will be worse than the stooge's leadership in Soomaali Galbeed. He and his loyal Liyuu militia dantooda ayee fiirsanayaan, for they know what they had done to Reer Soomaali Galbeed in the dozen years years they mercilessly ruled. Xasuuqii, kufsigii, jirdilkii iyo barakicintii. It is better to be under the occupation of cadowga you know than kan kula dhashay haddana kula dhaqmaayo si ka saxariir badan Xabashada. Cabdi Ileey dad badan ayuu gaalshire ku aruuriee in the 12 years maanta markiisa waayee madaxa hasoo qooysto. His Tigrey masters won't save him, for they are as powerless as he is now. We can also see how desperate they are using their biggest stooge and his ruthless arxandaran militia for the final stand in order to weaken the new prime minister. I hope Cabi Axmed gives them a thorough beating because for the future wannabe stooges in Soomaali Galbeed ha arkaan their sycophancy will never save regardless how completely they followed for years. They will be discarded just as a used diaper.
  17. He is in Burco. Does tolka insurance liability protection coverage extend to Burco vicinity? Does his tol even live in Burco?
  18. How long until they come after him? Next two to three days, I guess. We will see. Maxee meesha cagajugleyn iyo xayiraad ka socotaa.
  19. Daahir, this is a very unfortunate episode. Jarmalka football establishment were always anti-Mascuud from the get go. 'Doesn't sing the national anthem' or 'lazy and doesn't track back' and those stupid, unfounded excuses. Eniway, even though I am disappointed of Mascuud's premature retirement (there is a chance he could be back) and my support of Jarmalka is 50% off, I still support xulka Jarmalka because I have always supported them since 1990.
  20. I hope the current wasiirka maaliyadda, Md. Beyle, himself becomes one sooner. He seems to understand his wasaarad and the wider monetary policies. I don't think any before him since 1990 understood what wasiirka maaliyadda did.
  21. Galbeedi, ha aaminin waraaqdaan baaqa ah that is filled with grammatical and spelling errors. I don't believe it. Haddee run tahay wasaaradda arrimaha dibadda Jabuuti ayaa soo saari lahayd baaqa ama daljirahooda Muqdisho u fadhiyo, not an unsigned statement by a lowly disgruntled embassy employee, even if one wants to believe.
  22. All those 'dekedo' haddee dalka iyo dadkaba faa'ido u leeyihiin weyba fiicnaan lahaydba, deegaan walba haku yaaleenee. They are all for imports, from cheap and environmentally-bad goods from Shiinaha via Dubeey to daawooyin dhacay and the likes. They even import geedo, dhir, ubaxyo, shamiindo, bulkeeti - almost everything under the sun. Nothing to export, except the environmentally disastrous dhoofinta dhuxusha dalkeena nabadguuraa ka dhigtay and exotic animals, sometimes over-exporting xoolaha dhedigta u badan.
  23. Qeybta labaad waxqabadkii iyo taariikhdii Maxamed Siyaad Barre: