Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Wasiirka madaalaha ee ugu waxqabadka badan. Mahadsanid wasiir Mudane Beyle. Rabi hadduu raali ka dhigo in the coming quarters there will be more revenues into tax ministry because of new airspace fees and the just implemented goods and services tax.
  2. Somalia’s Ministry of Finance Raises over $42 in Domestic Revenue in Three Months The Ministry of Finance of federal government of Somalia has marvelously succeeded to collect the highest revenues in a single quarter of a year for the first time since 1990 when Somali central government was toppled. Abdirahman Beileh, the minister of finance said the ministry raised millions of dollars in domestic revenues following successful efforts to increase the sales taxes and other tax incomes. The government launched high engineered tax collection campaign in 2018 as part of efforts to win billions of dollars to pay international debt relief. Mr. Beileh said the revenue is up to historic levels as reforms also were ongoing at a steady pace. “Held the High Level SMP Committee meeting @MofSomalia today with @AmbGamal and his team from @MoPIED_Somalia Partnership is central to our progress. We will & must build on our national progress together #Somalia,” Beileh said in a twitter post. Adding “Honoured to have discussed fiscal progress with @SomaliPM @MofSomalia offices today. Revenue is up to historic levels for quarter 1 & reforms are ongoing at a steady pace. Much has been achieved & more will be going forward #Somalia.” Recently released European Union report has commended the government’s work to raise revenue for the country to get debt relief. The report says the government has so far collected 42.5 million in domestic revenue since the beginning of this year. EU noted that the amount is the highest revenue collection in a single quarter ever recorded in recent history. According to the Ministry, the domestic revenue was up to $141 million in 2017 from $110 million in 2016 as some progress was made last year to improve the revenue. The tax agreements have been reached with airlines and telecom companies, and an income tax exemption for parliamentarians has been reversed last year, giving the government more revenue. The government is struggling to pay its external debt of about $5.2 billion, according to the IMF. Somalia has not made a service or amortization payment since civil war broke out more than 25 years ago. Xigasho
  3. Alcarabiya??? Imaaraad and Sacuudi-created propaganda arm dalal isku direyso. False news.
  4. Horusocod, horumar iyo horseed Soomaaliya - guul Soomaaliya iyo Soomaalidaba.
  5. Tallaabo, since when did you become a dying breed of hardcore secessionist? Liintii waalasha maa lagu soo dhandhansiiye. I still have hope for you, unlike kuwa kale marqaansan. Every inch of Soomaaliya Soomaali ayaa leh - that includes Berbera, Buuloxaawa iyo Aato. Unlike dying breed of hardcore secessionists, we don't differentiate deegaanada, badda iyo hawada Soomaaliya. Kuligooda anagaa wada leh ee meel goof ah ha isku oodin. Dhulkeena Rabi ayaa noo weyneysiiye ee meeshaa rabtid ka daaq.
  6. Yoonis, ishaa ka tuurtay. Xabashi bot thinks inuu bootadiisa naga dhaadhacsiin karo.
  7. Danjiraha iyo dowladda aad iyo aad ayee ugu mahadsanyihiin. Onward and forward - horusocod, horumar iyo horseed Soomaaliya.
  8. Dowladda Soomaaliya Dacwad Culus ka gudbisay Imaaraaadka & Saldhiga Milateri ee Berbera Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta oo ku saabsan saldhig milateri oo Imaaraadku ka dhisayo magaalada Berbera u gudbiyay Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya xarunta Q/Midoobay Abuukar Cabdi Cismaan ayaa qoraalkiisa ku sheegay in tallaabada Imaaraadku qaaday ay halis ku tahay midnimada iyo qaranimada Soomaaliya, isla markaana amniga gobolka dhibaato ku keeneyso. Waxay dowladda Soomaaliya ka dalbatay golaha ammaanka ah ee Q/Midoobay inuu qaado tallaabooyin wax looga qabanayo xad-gudub ay ku sheegtay inay Imaaradka Carabta ku sameeyeen shuruucda caalamiga ah, madaxbannaanida Soomaaliya iyo cuna-qabateyntii hubka ee saarnedy Soomaaliya. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa soo koobaya warbixintaasi. Tallaabadan ayaa tii labaad ee dowladda Soomaaliya u qaado inay dowladda Imaaraadka ka dacweyso ururrada caalamka, iyadoo hore qoraal ku saabsan shirkadda DP World u geysay Jaamacadda Carabta. Arrintan ayaa lagu tilmaami karaa inay tahay go’aankii ugu adkaa ee dowladda Soomaaliya ka qaadato Imaaraadka Carabta oo faragelin weyn ku haya dalka Soomaaliya. Xigasho
  9. No one abdicated anything. Madaxweynaha dhigiisa Kiinya ayuu la hadlay, darbigii laga dhisaayana soohdin beenaadka waala joojiye. Read on. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xiisada Beled-Xaawo Arbaco, Maarso, 28, 2018 (HOL) - Mas’uuliyiin iyo saraakiil ka kala tirsan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan ku yeeshay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari, ayaa isku afgartay in la joojiyo dhismaha darbiga dowladda Kenya ay ka dhisneyso xudduuda. Labada dhinac ayaa isku afgartay in la soo celiyo degenaanshihii, islamarkaana la joojiyo darbiga Kenya dhiseyso, inta xal laga gaarayo tabashooyinka ay qabaan dadka reer Beledxaawo. Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed ayaa sheegay in shirkii dhacay uu ku soo dhamaaday is afgarad, isla markaana uu xigi doono shir kale oo ay yeelan doonaan Xukuumadaha Soomaaliya iyo Kenya. ‘’Waxaan isku afgarannay in la hakiyo dhismaha darbiga ilaa iyo inta ay arintan ka wada hadlayaan madaxweynayaasha labada dowladdood ee Soomaaliya iyo Kenya’’ ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Gedo. Isku duwaha ammaanka Gobolka Waqooyi Bari Maxamuud Saalax ayaa sheegay in la dhameeyay arrimihii ka dhashay xiisada, isla markaana wax kasta laga heshiiyay, isagoo ugu baaqay shacabka Mandheera iyo Beledxaawo inay soo celiyaan walaaltinimadii iyo xiriirkii ka dhaxeeyay. Xiisada ka taagneyd Beledxaawo ayaa cirka isku shareertay, markii gawaari cagaf cagaf ay leeyihiin Kenya ay burburiyeen guryo ku yaalla xaafado ka tirsan Beledxaawo, halkaasoo godod laga qoday. Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maalmo ka hor dhex maray wada hadal khadka taleefanka, waxaana xiisada ka taagan xuduuda u saareen guddi, isla markaana isku afgartay in la hakiyo dhismaha darbiga ee ay xiisada ka dhalatay. Xigasho
  10. Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay sarkaal ka tirsan Aqalka odayaasha Mareykanka Talaado, Maarso, 27, 2018 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay Sanator Jeff Merkely oo ka tirsan Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha iyo Sanatarka ayaa ka wadahadlay arrimaha bini’aadannimada ammaanka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada. Jeff Merkely ayaa Madaxweyne Farmaajo u muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in Soomaaliya mar kale ay dowladnimadeedii soo noqoto, waxaana uu ku bogaadiyay dowladda Soomaaliya dadaalka badan ay ku bixinayo sidii loo soo celin lahaa ammaanka guud ee dalka. Jeff Merkely waxaa kale oo uu dowladda ku ammaanay hufnaanta dhaqaalaha isaga oo tusaale usoo qaatay warbixinta hey’adda Lacagta aduunka iyo Bankiga ay ka qoreen hanaanka maaliyadeed ee dalka, waxa uuna sheegay in ay tahay wax lagu farxo dadaalka ay dowladdu muujisay. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Soomaaliya lagu garab siiyo dagaalka ay kula jirto argagixisada Alshabaab, taas oo furo u ah horumarka iyo xasilloonida dalka. Xigasho
  11. Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku qaabilay xildhibaan aqalka sare ee Mareykanka ka tirsan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay Sanator Jeff Merkley oo ka tirsan Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha iyo Sanatarka ayaa ka wadahadlay arrimaha bini’aadannimada ammaanka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada. Sanatar Jeff Merkely ayaa Madaxweyne Farmaajo u muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in Soomaaliya markale ay dowladnimadeedii soo noqoto, isagoona ku boggaadiyey dowladda Soomaaliya gaar ahaan Madaxweynaha dadaalka badan ay ku bixinayo sidii loo soo celin lahaa ammaanka guud ee dalka. Jeff Merkley waxa kale oo uu Dowladda ku ammaanay hufnaanta dhaqaalaha isaga oo tusaale usoo qaatay warbixinta hey’adda Lacagta aduunka iyo Bankiga ay ka qoreen hanaanka maaliyadeed ee dalka, waxa uuna sheegay in ay tahay wax lagu farxo dadaalka ay dowladdu muujisay. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Soomaaliya lagu garab siiyo dagaalka ay kula jirto argagixisada Alshabaab, taas oo furo u ah horumarka iyo xasilloonida dalka. Xigasho
  12. The other professor (or as I call him Fudeed Xanaaqle) is back to Minnesota, too, in this month. Probably his pension run out. Eniwey, my prediction giving them maximum of three months came true. Labadoodaba sadex bilood ka yar ayee meesha ka soo tageen.
  13. How is Xuddur near the so-called 'border'? Xuddur is not close to Xarar, where the real Soomaali border supposedly ends.
  14. Turkiga got lucky they escaped from the jaws of EU, whom they were very eager to join for a long time. Not anymore. Imagine what would have happened to them had they joined EU. Baalasha ayaa laga rifi lahaa mar hore sida Giriiga.
  15. Eebbe ha u raxmado marxuum Maxamed Siyaad Barre, hana u dambi dhaafo - aamiin. Dadweyne wada jiran oo bukaan ah ayuu isku haaye as it is being proven by in the last 27 and so years. Alloow kuu naxariiso. And this is coming from me, whose family Siyaad Barre have affected more than any other SOLer on here.
  16. I didn't watch the clip, but if it says what the thread alleges, then maxaa cusub? Isn't he Feysal Dhurwaa's brother as Dhurwaa himself claimed that they are closer to him.
  17. I got 10/12. I misclicked one, so it is really 11/12. Not bad.
  18. I see Aaden Madoobe iyo xulafadiisa want him to be back as a guddoomiye baarlamaan. Maba shiixayaan. Ra'iisul wasaare Kheyre wax badso wax beel amee ku dhacdaa. Mid pro-Shariif Xasan, pro-Xabashi, pro-Imaaraad ah hadduu kursigaas ku fadhiisto instead of Jawaari wuu ka shaleyn doonaa.
  19. Waa runtaa. Can you just imagine what happened in Rwanda for three and one week in the year of 1994. Rabi ayaa og sidee isku galeen. You can't also imagine wixii ka dhacay Kiinya 2007 post-election on that year. Soomaali wey isdishay, wey isgumaaday, wey isxasuuqday 25 sano iyo ka badan laakiin wali iimaankeena waa jiraa (at least the majority).
  20. I remember when this came out. I thought Reer Galbeed media were exaggerating and didn't believe much. In retrospect now, waa xoolo xun dadkaas waligooda reer miyi iska ahaa. What was their culture before maalka ee heleen? Baadiye? Waa Reer Baadiye badar ka dhargay aanan noole u naxeynin, sokeeye iyo shisheeyaba.